"Xoghaye Bookh Waxaan Leeyahay Adiga Iyo Aniga Waa Qofka Cod Ka Keena Gabiley ..." Shabcaan Ismaciil

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 69

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 9 дней назад +3

    Mansha allah allah ha ku xafido waad mahadsantay ka tvga la soo horfariistay Mari cawlan baa meel lagu tuuray oohin uun baa u dhinayd

  • @banadir5032
    @banadir5032 9 дней назад +2

    Shacbaan waa ilma xalaal fariid dhiigle maansha alah tabaaraka laahi

  • @museali8972
    @museali8972 9 дней назад +2

    MASHALAH GEESIYAD GEESIYAD DHASHEY GUULEYSO

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 9 дней назад +1

    Waa duni a kheer Zaman waa markaye nocano kale masirka umada ayee kahadalan siysad gacama kaa dhaqo

  • @abshir1974
    @abshir1974 9 дней назад

    Kalsoonidu walaahi waa qaali mana aqaan qoftan lakiin way isku kalsoontay 👏

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 10 дней назад +2

    Sanadkan 2 ba waxba shaqayn mayaan
    S.N.M baa ahaa iyo abti baaa lay hahy
    Muusow ku shaqayn mayso

  • @Farahjama-r3d
    @Farahjama-r3d 9 дней назад +1

    Kkkkkkkk in aad isfaaniso in lagu faaniyaa ka fiican subxanallaah

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 9 дней назад +2

    Shabcaaneey waad ku qaldantay calanyar in aad ku mashquusho.
    Dadka hakala fogayn ee ee cidaad doonto taageer
    Afxumadana joojiya manta cadawbaa inagu wareegsan.

  • @Janagale10
    @Janagale10 9 дней назад +3

    Muuse miyaanu ahayn kii qaranka somaliland jebiyey isagii inaddeerkii Nuux baasto alleylehe waa leydinka badbaadinayaa wadanka

  • @Yoo-g5n
    @Yoo-g5n 10 дней назад +1

    Subeer awal. Buyuur

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 9 дней назад +1

    Guuuuuuul somaliland geeeeesi yaash ❤

  • @amounali640
    @amounali640 9 дней назад

    Assalamu caleikum habaryaar ALLAH SUBXANA HUWA TACALA kaa baqdaa qaabyaladaa jojiyaa. ALLAH haa idine xifdiyo

  • @SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf
    @SafiaNOURABDILLAHI-ok4cf 9 дней назад

    Machaala noolow ❤❤❤❤

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 10 дней назад +3

    Reer wadani hayna daba gurguurtaan ee hogaanka u haya oo bal hor socda markay waxay sameeyaan ay garan waayeen ayay suldaan daa'uud ay soo kalifeen kuna yidhaahdeen waar cod mahaynee bulshada noo xujee oo dheh hadaad cabdiraxman ciro dooran waydaan waan idin habaarayaa bal si aanu cod u helno?halkaasay marayaan reer wadani.kkkkkk

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 8 дней назад

    Geesiyad.inader❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 9 дней назад +1

    Maashalaha noolow inaadeer waliba jaar baynu nahay adigu ima taqaanide

    • @GUUL-t2m
      @GUUL-t2m 9 дней назад

      Ma guriga kaari koonahaa...😂

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 9 дней назад +1

    shabcaaneey free girl matahay mise marwad tahay wad quruxbadantahay fariid baadtahay wa nag laguursado. fromBoston usa darwiish

  • @najaahadam6795
    @najaahadam6795 10 дней назад +1

    Man sha allah hore usoco indra

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 10 дней назад

      Hhhh waa jajabar hhh waa kooxda sahra hoosta ka halgan🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x 9 дней назад +1

    Geesiyad geesiyad dhashay u jawaab faqashta. Hiwanta faadumo. Way dhaleen huwantu

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 7 дней назад

    Gabiley markasta kulmiye ayaa ku badinaya laakin walaahi muuse biixi inaanu dorasho ku gulaysaneyn waa cadahay taas

  • @HassanSharif-k9d
    @HassanSharif-k9d 9 дней назад

    Fariid ❤❤❤

  • @MahdiSheikhAadan
    @MahdiSheikhAadan 9 дней назад +1

    Adigu xiligii sariirtaad ku jirtaa siyaasada intaad ka baxdo raaxayso huuno

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 8 дней назад

    Naagihii wax wasa markay waayeen siday qaad u cunayeen ayuun bay siyaasad ku waashaan iyadoon xaarkii iska soo bi in

  • @MegaSacad
    @MegaSacad 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 9 дней назад

    NAAGTANI SACAD MUSE IYO CIISE MUUSE MIDNA MAAHA . WAX KALE AYAY SHEEGTAA OO ILMA MUSE AH LAANGAABKA AYAA UGU AFQADHMUUN BOOKH SOO JB GABILEY JOOGA MAAHA ADIGU YAAD TAHAY ? 😂😂😂

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 9 дней назад

    Dhillo Abaarso maxaad yeeli karta huuno

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 10 дней назад +1

    Supet.awal power laandheere laba goormadax kanoqday somaliland

  • @mustafecabdi3470
    @mustafecabdi3470 9 дней назад

    Mansha allah geesiyad qaran

  • @MohamedAhmed-or6pq
    @MohamedAhmed-or6pq 10 дней назад +2

    Inaader madax sare

  • @inshamediaisha6321
    @inshamediaisha6321 10 дней назад +2

    Kulmiye ana u codeyey iskuna reer nahay.laakin walalhi in anan cod siinayn.maya .indho la an kuma tagerayo.haa hadi kulmiye qof kale la keeno

  • @awalederia9601
    @awalederia9601 9 дней назад

    Waa munafaqadii oo 7 jiirsatay ee Qudhmiye qaranku Badbaado ayuu u bahanyahay degdeg ah

  • @kobciyeTV
    @kobciyeTV 10 дней назад +1

    Viva awdal somaliya

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 10 дней назад +2

      Viva awdal, Somaliland- reer awdal way hadleen, calanka Somaliland meesha lagusoo daabacay 💚🤍❤️

  • @HOOBAAN-fi4rh
    @HOOBAAN-fi4rh 10 дней назад +1

    Ninka soo qoray hadii aad dooranwaydaan CABDIRAXMAN cirro waan idin habaarayaa ka noqo arrinkaa habaarka waayo xaq uma maaha habaarkan aad meesha keentay ummada waa qalad aad iyo aad gashay

  • @MumtaazCapdirahmaan
    @MumtaazCapdirahmaan 9 дней назад +1

    Shabcaan.barihoraa.iskugukeendambaysay.inaabti

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 10 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warss11
    @warss11 9 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 10 дней назад

    Doqontani fahiima quuje ayey daawatay cuqdadu waata calanka yar kuu gaysay

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c 9 дней назад

    Adiguba Islaan Aad tahay ee cibaadayso

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 8 дней назад

    Khaniisin.husra.harti

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp 8 дней назад

    Kusoco.inader.yusra.harti

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 10 дней назад

    Adiguna xishood inader.may ahayn in aad inanku.calan uu sito.aad ka jarto kana rumaysan mayno.asagaa yidhi iga goo muuxidheen haduu jarayoo qofka ka kulmiye jarayaana waa ina gumeed ina gumeed dhalay adna waadiga qirinaya in uu taalatigaaga ahaa😅

  • @Cajabo
    @Cajabo 10 дней назад

    Kkkkkkk kulmiya waa cigaal shiilad no more Kulmiya muuse taariikhdasu waa gojacade

  • @warss11
    @warss11 9 дней назад +1

    🏆🏆🏆🏅🏅🏅🏆🏆🏆

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 9 дней назад

    Naf ma lihid hadaad muuseba amaansyso

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 9 дней назад

    Kulmiyaa ku wasaa somhaa dhiilo

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 5 дней назад

    Hilibku ceeb maha hadaanad hilib having dharigaba dabka lama saaro

  • @AhmedAli-fz7fj
    @AhmedAli-fz7fj 10 дней назад +3

    Well done ❤❤❤

  • @XamseDahiir-u3t
    @XamseDahiir-u3t 10 дней назад

    Inan yar gacan uu xidhanyy inaad ku mashquusho wala hanwayy raali hakaa noqdo calanka wadi

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 9 дней назад

    DHILO . HILIBKAAGA ISKA QALO YAA SHARMUUTO

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 10 дней назад

    Waar kan bookhu.miyuu waalan yahay dee wakuwa maayirka cuqdada kaqaday

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 10 дней назад

    maxa dhakh nabiga baaratay

  • @Yoo-g5n
    @Yoo-g5n 10 дней назад

    Laan dheerad banana degtay geesiyad subeer awal

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 10 дней назад

    Madax sare celimuuse waa awal faraha badan

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 10 дней назад

    Bahal cuqdadaysan ayaad tahay aduu hadaad celi tahay baqal fardo ladaaqday baad tahay maxaa godob kugaliyay😂😂😂😂😂

  • @umm123
    @umm123 10 дней назад

    Yaa adiga ku yidhi ma dhimanaysid, naftaad u tudho naag wanbaa tahay isaaq dhexediis ha iku dirin, ummadii kale ayaad ka dhexe baxdeen labadii qabiil ee idinla dagayay way idin naceen way idika tashadeen, idinku hays cunina, beenlay cid idin rabtaa ma jirto.

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 10 дней назад +1

    Hhhh tani waa jajaban ta muse hooley qolka uga furay abaarso lacagaha usoo shaqaysa inagumed urasa weeye hhhh fadumo aadan waa marwo sharafleh🙏🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiaskari1640
    @cabdiaskari1640 10 дней назад

    Wajaale.wanaagsanyda

  • @khadarismaciil8975
    @khadarismaciil8975 10 дней назад

    Afsomaaligu habaar kaga dhacay gabadha waxay kul leedahay maydadka dhaq weelkuunbaa la dhaqaa

  • @danjire7605
    @danjire7605 10 дней назад +1

    Shabcaan Ismail si xarago leh ayaad u tiraabtay..

  • @alijamaa921
    @alijamaa921 7 дней назад

    Qabil.come