Jabuuti oo nasiib-darro ku tilmaantay hadal ka soo baxay Muuse Biixi

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 июн 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 13

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 дня назад +5

    SAAB TV MAXAAD U SOO XIGATAAN WARKA CADWAGA EED U BUUN BUUNISAN SAAB TV WAA DOQANTII XADHIGII LAGU XIDHI LAHAA XUSULADA KUBSIDATA ILLAA WARSKA XAMAR BAAY BUUN BUUNIYAAN

  • @mohammedhassanaidiid3213
    @mohammedhassanaidiid3213 3 дня назад +2

    Saabtv iyo mmtv iyo qaar kaloo badan waxan oo shegaya Afkaa kaa hadlaa

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 3 дня назад +2

    Maxaa hadaa safaarada biyaha iyo leydhka looga goostey taa maad kawarantid wariye Huwan

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 3 дня назад +2

    Waa xaqiiq inay jabuuti tahay cadowga somaliland,waxaan leenahay ha loo diyaar garoobo difaaca colaada ay hurineyso xukuumadda jabuuti,waa in geeyo ciidamada somaliland xuduuda jabuuti.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 дня назад +6

    JABUUTI BEENALEY

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 2 дня назад

    Abagaadhe samaale waxay go'aan ku gaareen wixii soomaali ku abtirsada in la colaadiyo.

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 3 дня назад

    Jabouti waa munafiqiin hoosaasin ayey wadan
    Reer Jabouti yow Jabhad ayaad analysts
    Somaliland na jabhad ayey hubaynaysaa
    Muuse waa geesi idinka horeey

  • @user-ln7dh7sk7s
    @user-ln7dh7sk7s 3 дня назад

    Kkkkkkkkk beenti dumarka oo kale weeyi wan ku jecelahay

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 3 дня назад +2

    Muse cidwalaba waaye nacadaye umadi wuu isku diraye oo jabuti iyo somali oo dhan cadaw ayu kaa dhigtaye reer lasconod tabashdoodi xabad iyo cabudhiin ayu ugu jawabaye cidanki talo xumadiisa ayu ku hayaye bilod ilaa huwan oodhan isa soo arusadeen wax aan qabyalad iyo caye ahayen iyo balan xumo iyo cabdhin maa hayo

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 дня назад

    JABUUUTI MANTAY CIINDAQAYSA WALE GUUUSHII SHACABKA SL IYO ICTIRAAF KOODII BAA ISASAARANN GELAANA QALINKA KU DUUGSYAAA XADAKLA HALA XIDHO JABHADAHA CANFATANA SALDHIGYO BALAADHAN HALOO FURO BAL CODII DHULKU LA GO.O AYNU ARAGNEEE

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 3 дня назад

      Dhulkoday laga dulayan canfrt dhexdoodu namaqaado lkn soomaaliland yay soo faro galin uun hadikale anaguna waanu aargoosan

    • @Halgame334
      @Halgame334 3 дня назад

      @@happyahmad9689 Waxad KAHALAYSO GARAN MAYO MAN FAHMIN JABUUTI CANFARBA ASAL AHANBLEH. HALALA XOREYO CANFAR DHULKOODA..sl waajiba sa