Beesha Habar Awal Oo Taageero Xoog Leh U Muujisay Xisbiga Waddani

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 65

  • @abubakarabdirahman2871
    @abubakarabdirahman2871 2 года назад +13

    Somaliland waxaabad moodaa maanta inay dulqaadka Cirro halkaas ku joogto runtii, cirro aad buu u dulqaatay, options kasta oo xal lagu gaadhayo waa aqbalay si aan qalalaase ummadeed iyo dhibaatooyin u dhicin.

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 2 года назад +9

    TALO FROM AWDAL SOMALILAND
    doorashadu waa in aydhacdaa November/13/22 hadii kale wixii dhaca waxaa masuuliyadeeda qaadaya muuse biixi waayo wixii siyaad bare loola dagaalamay ayuu soo celinayaa haduu haysto kalsooni shacab haqabto doorashada oo haqaado calafkiisa Garxajis in badan ayaan ka ilaalinay kursiga tuur oo aan dhamaysan ayaan shirkii Boorama katuurnay, Dagaalkii marya aloolka ayaan isugu tagnay doorashadii 2017 oo uu helay Cabdiraxmaan ciro ayuu muuse boobay ama loo boobay waxaan ku nidhi again reerkii Garxajis ducoqaata way xishoodeen ducadiina way qaateen waa reerbalaadhan oo Laandheere ah oo dega sanaag sool togdheer maroodi jeex ilaa Doolo iyo gobalka Jarar 🇪🇹 Ethiopia Waxaa kadhashay lixle,Axmed mire,mohamed Ali, Haragwaafi, koodbuur, A Tuur,iyo Qaarkaloo badan wadankaba iyagaa qabtay dulqaadna allah ayaa siiyay waar muuse yuuna ina waalin oo yuuna inagu dirin Maroodigaa (Garxajis) anigu walaahi ma ahi reerkaas ee gartaan qaadayaa Somaliland in ay jirtaan rabaa waxaan diidayaa dulmiga.muuse wado احدر xisbiyadu waa sharci ilaa December doorashaduna waa November/13
    Bal eega dadoow cajiib Sharcigu wuxuu siinayaa in wadani ucud iyo Kulmiye galaan November/13 waayo waxay haystaan shahaado aan dhicin teeda teedakale hadaanu nahay Darafyada Marka dad ladulminayo maxaa naloo xasuustaa oo loo yiraa isaaq weeyi sadexda xisbi waa ku xumayn again. (Garxajis)
    kalmaduse waa sax (كلمة حق يريدها باطل)
    Anigoo reer awdal ah ayaan leeyahay doorasho hadhacdo November/13 waxaan u kala codaynaynaa reer sheekh isaxaaq because waxaan diidayaa in anaga naloo adeegsado dulmi lagu wado Garxajis oo uu muuse wado
    وقوله تعالى: {وَلاَ يَجْرِمَنَّكُمْ شَنَآنُ قَوْمٍ عَلَىۤ أَلاَّ تَعْدِلُواْ} أي: لا يحملنكم بغض قوم على ترك العدل فيهم، بل استعملوا العدل في كل أحد، صديقاً كان

    • @waaberi1
      @waaberi1 2 года назад +1

      Exactly barteedaad dhigtay

    • @mahamedaxmed6817
      @mahamedaxmed6817 2 года назад +1

      Mhdzanid Zxp from dhalinyarada garxajis

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 года назад +4

    3daa oday ee taajaradu ilkaha ka riday miyaa awal oo dhan ah kakakaak waar wadani waa wareeray!!!!

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 2 года назад +4

    Xisbiiga wadani waa anagoo reer hebala ?

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 2 года назад +3

    Waa in yaroo qadaadiic xirsi siiyay. Waa huuhaa

  • @nkm3449
    @nkm3449 2 года назад +2

    Subeer awal 4 beedhi qaate oo markii hore wadani aha ma matalaan ee ummada beenta ka daaya.

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 2 года назад +5

    Xilibaan hore oo ah mid aad dhaqankiisu u liito , wax uu dhalinta uu ugu yidhayo waxba kama jiraan ciisa muuse kuma aaminayo subeer daayo deerayahan baan ku raacayn war lacagta qadada ha siisan dadka waa la qaybinayaaa ,aqada yaa kaa bixiyay

    • @mahamuodjoof7090
      @mahamuodjoof7090 2 года назад

      Hadaa siilkaaga uraya gee. Indha haaga oo shan ah baad arki doonta dhiloy

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 года назад +3

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland isla markaana ah gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mud. Muse Bixii Cabdi wuxuu hore u sheegay inuu u taagan yahay ilaalinta sharciga iyo ku dhaqankiisa hadii dhaliile jirtan waxaanu u hawlgalaynaa inuu sharcigu cid walba ka sareeyo.
    #VIVA_SOMALILAND.

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад

      Sharcigu ma mudo kordhin xaaran ah ii ansixiyaa sharciyow xaal qaado

  • @user-horo
    @user-horo 2 года назад +2

    Balo idin dhufsatay calooshooda ushaqaystayaal qado yar lagu soo ururiyay waa layaqaan cid aydin matashaan majirto subeer awal 10 qawlaysato ahi ma matali karaan,ururadii way furanyihiin waanay tartamayaan,sadixda xisbi ee cusub ayaa doorashada m/waynaha ku tartami doona kii codka ugu baddana wuu guulaysan kii kalena wuu iimansan doonaa,cod qasab ahi majiro qof qasab ahina majiro m/Wayne muuse biixina wuxuu kursiga uga kicidoonaa m/Wayne lasoo doorray inta ka horaysa waa m/wayne jooga

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 года назад +2

    Maasha Allah tolkay Illaahay Ha idin xafido Aamiin Aamiin Aamiin

  • @updimuze9428
    @updimuze9428 2 года назад +5

    15 nin miyaad habar awal oo dhan ku sheegeysa
    H.awal kulmiye ayey wataan
    No more cirro dhukur

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад +2

    Iska hadlawwww ina igare waxwalbawaad waaa ku hadlaysaannnnnkuwani awalba odeygani wadani ayuuuu kujirayyyyyy

  • @anwarcabdi7504
    @anwarcabdi7504 2 года назад +4

    Habar awal ma matashaan umada somliland anagaa xaalka siinayna danta umaduna Kuma jirto Ciro Ito xirsi oo masaajidka yidhaa aqalaa lanaga dumiyey

  • @hassanabiib8590
    @hassanabiib8590 2 года назад +4

    Ceebta kadaaya beesha afar qof mamataalan beesh subeer ceeb looma dhinto lama arag qof laxashka saaran oo layidhi ceebaa udhintay

    • @nuraqallib9103
      @nuraqallib9103 2 года назад +3

      Waar beesha habar awal illaahay ayaa abuurtay ee muuse ma abuuranan inta caqliga lehna xaqbay uleeyihiin in ay wadanka wax kabadbaadiyaan oo muuse laqabto

    • @khadramohamed9849
      @khadramohamed9849 2 года назад +2

      @@nuraqallib9103 👍👍👍👍🌹🥛

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 года назад +1

    Waa Ismaciil yare iyo suldaankii

  • @liinaali1910
    @liinaali1910 2 года назад +3

    Ader masajid ka ciyaarta ka daaya subeer awal ciro khasare raaci mayane mad Lacalq tudhahdan gaboose geesi madheerran ciro Islantan xanunsan naga daya warkeda ciro asaasaq uf uf uf uf ba lagu yidhi gabalka wa dhacey

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад

      Muuse xaar
      Muuse saqajaan
      Muuse iimaan laawe
      Mudo kordhin watuu eeda yaahuu

  • @maxamadawwal7097
    @maxamadawwal7097 2 года назад +2

    Umada beenta halaga daayo

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 2 года назад +1

    TAGERADA HABAR AWAL ,XISBIGA WADANI KA HELAY, YAA KA DAMINA INAAN HABAR AWAL NASABKEDA LAGU CAAYI KARIN

  • @abubakarabdirahman2871
    @abubakarabdirahman2871 2 года назад +2

    Somaliland waa nabad, arrinkana waa la dhammanayaa idamka Alle.

  • @crashiidjaamac4158
    @crashiidjaamac4158 2 года назад +3

    Xaraan baynagatahy inaan wadani codsiino hadiii aan nay habarawal

    • @saynabSr
      @saynabSr 2 года назад

      Maya eh hadaad tahay reer ordaaye

  • @aminselmi8378
    @aminselmi8378 2 года назад +2

    Liares Habar Awal never support CIrro and Hirsi.

  • @skaba6390
    @skaba6390 2 года назад +1

    Kkkk mucaaradkii oo shaad kale soo xidhay

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 года назад +2

    Wagar waar afartan subeer awal ma matasho

  • @djamacmahdi8721
    @djamacmahdi8721 2 года назад

    Masha Allah Guul iyo Gobonimo Somaliland

  • @xikma9748
    @xikma9748 2 года назад +1

    Maantay cadaatay naagihii garxajis idinkusheegayay hunguri baa idinka hadlinaya ciraa shilmo idiinbalan qaaday heeryadood cunayaal

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 года назад +1

    Lacagbad ku hsdlaysan cida qaldani waymuqata

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 года назад +1

    Waar burburiya dalka magicinba arimihi farmaja lafulinaya

  • @iskaandarahmedali5265
    @iskaandarahmedali5265 2 года назад +2

    Cirro wa madaxweeyne qabil, wadankan 3 xusbii umu bahno iyo qabyalad, waxad mooda wadan diib-uusosocd...!! Dadkuuna wa qabiil iyo jahiil...siyaasiyiin iyo mangaab qabyalad dadkkoga Kaga fa-ideeysanaya aya meeshan haystaa...!!

  • @ismacilsaleban7845
    @ismacilsaleban7845 2 года назад

    manshaalahaa raganimo wadanimo manshaalahaa

  • @housseindjibril3618
    @housseindjibril3618 2 года назад +1

    HORAA LOO YIDHI OO LAYAAB MA LEH
    ( GEED WALBA IN GUBTAA HOOS TAAL)
    NACAS WAXAA KA SII LIITA NINKA MAANTA U HAYSTA IN LA JOOGO 1994
    WAAR DADKU MAAHA KII SHALAY LAGU DAGAY TOLAYDEE SHALAY IYO DORAAD JIRAY
    DALKU MAAHA KII SHALAY BEEL WALIBA HUBAYSNAYD
    DAWLADDU MAAHA TII SHALAY
    BAYLAHDA AHAYD EE BEERKA DHULKA
    KU HAYSAY,
    DAWLADDU MAAHA TII SHALAY
    CUDUD AAN LAHAYN EEN CIIDAMADU MIDAYSNAYN . CADAWGA GUDAHA IYO
    CADAWGA DIBADABA EE LIDIGA KU AH
    JIRITAANKA NABADGELYADA IYO SYSTEMKA DAWALADNIMO EE TACABKII IYO DHIDIDKII SHACABKA
    LAGU DHISAY WAA IN LA TIRTIRAA
    NAAGTA AAD QABTONA JA NOQOTEE

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 года назад

    Waxani waa siyaasad ee ha ku waalanina

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 2 года назад

    Kuwani waa lacag doon...Waxay ruxanayaan Biixi inuu wax usoo tuuro, waad arki doontaan iyagoo kasoo horjeestay Cirro haddii Biixi siiyo lacag ka badan tii ay ka qaateen cirro....

  • @fahiima9374
    @fahiima9374 2 года назад

    Magaciin Ba'a

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 2 года назад

    Waxaad soo bandhigtaan xisaabta aad xidheen ee reer kasta la siin doono

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 года назад +2

    JAARSADA ( BEESHA AWAL) WAA IN 30KA KIILOOMITIR EE AY KA DEGAAN SOMALILAND LAGA SAARAA,, OO LA TUSAA ITAALKOODA

    • @abdiadenomer6409
      @abdiadenomer6409 2 года назад +2

      doqontay iska aamus

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 2 года назад +1

      Yaanad sidaadii buurta fuulin

    • @abdisaed6327
      @abdisaed6327 2 года назад +1

      Kaalay soo dhoofo ka saar adigu

    • @bilana289
      @bilana289 2 года назад

      @@mukhtaarmaxamed8526
      Ilko dheer adigu buurna ma haysatid sidaadi baad isku xaari
      Buurta laandheeeraha kora buurta Daalo maadigaa heli kara xafaja yahay

  • @axmedcali1009
    @axmedcali1009 2 года назад +1

    I agree with the above old men

  • @fahiima9374
    @fahiima9374 2 года назад

    Xirsi suul cawro ayaa ku soo shubtay

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 2 года назад

    Waar mudaharaad ma jiro ee iska fadhiista dadka ha waalina umada yaan la boobin. Si kale wax haloo xaliyo
    Saw dad kale hadana dhiman maayaan subxaanalaa kursigu idin cun soomaalaay waa wax ma shaqaystayaal ah soomaalidu inay dagdag ku taajiraan ayay rabaan
    Umadana uma daneeyaan markay mudo nabad helaan waa inay zero ku celiyaan.

  • @aliabdi3005
    @aliabdi3005 2 года назад

    Odayaashiisoomaaliland.maha.waxbaakasinoqday.runtahasheego.cidaqaldan..hacuryaaminina.dhalinyarta.wadanka.eecadawgakadifaacilahayd.dalka.gu.m.yaha.baarlamaanka.dhagaysa

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 2 года назад

    Maxaan cuna aya is uruursatay

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 2 года назад

    Waar dokan garxajis isrscay xildhiban iyo musharax ba

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 2 года назад

    Tv dhan ba wuxu soqadanaya magac qabiil aar somaliya mx kuudiiday wxkale oo yara maldahan

  • @qawaraxdahir7772
    @qawaraxdahir7772 2 года назад +1

    Been wayna

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 года назад

    Kuwani waa habar awal waddanii.. habar awal waa qaran...

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 2 года назад

    Noolaada Allah Albar waa awalkii xalaasha ahaa ee dhameelka cunin

  • @hassanhmohamed9640
    @hassanhmohamed9640 2 года назад

    Dhaadhaan waa kuwan oo kale…..