Waayojoog"Ibraahin Koodbuur ayaa kugu yidhi Markaad 40 jir gaadho ayaa Reerkiina loo yaaba" Muxsin3

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 окт 2024
  • Waayojoog" Dadku waxay yidhaahdaan Ibraahin Koodbuur ayaa kugu yidhi Markaad 40 jir gaadho ayaa Reerkiina loo yaaba" Halgamaa Muxsin Aw cali Q/3aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Комментарии • 16

  • @shacbanaden9274
    @shacbanaden9274 3 дня назад +1

    Dadka qaarbaa buka oo ka dhimanaya sunnada nabiga scw

  • @maqademaqade7361
    @maqademaqade7361 3 дня назад

    Maxamuu khaakh(maxamuud maxamed xuseen cali khamriile)
    Alle ha u naxariisto

  • @Shucaybjamac55
    @Shucaybjamac55 2 дня назад

    Wllhi tarikh snm waan oyay runta waxa ahay geesiyo alle ha Unaxariisto dhamnto yaa raabi 🤲🤲🤲🤲

  • @abdiali3365
    @abdiali3365 3 дня назад

    Naasirow kaama hayno Faysal xabaal mariwaa iyo muse cabdi dable

  • @QoraneAbdilahi
    @QoraneAbdilahi 3 дня назад +1

    Dhabtayday kaga baxday 😂😢😢😢rag qli ayeey ay ahaayn manta doqon ayaa hadlasa oo odhanaysa dalkani dagaal ayuu ubaahanyay waa aduun aabihii wasay 😢

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 3 дня назад +1

    Muxsinoow imika ma ictisaam baad ku biirtey ?
    Dalku dib u xorayn kale ayuu u baahanyee, waa laysku dul noolaadee !!
    Kkkkkkk

    • @QoraneAbdilahi
      @QoraneAbdilahi 3 дня назад

      Malintaa hooyadaa maxay xabad u ridi wayday mantoo aan xoriyad haysano maridi karnee hooyadaa waxay ka cabanaysaa ma kufsibaa mise dulmi kale cafimaad kaaga hadii aad ilaashan kari waydo adaa yiqaan dadkana xumaanta kalabax dhilo ayaa ku dhashay

    • @cabdiaskari1640
      @cabdiaskari1640 3 дня назад

      Wadani iyo huwanta ayaa laga xoreynayaa cadaw cadaw dhalay

  • @RobertRodriguez-l7h
    @RobertRodriguez-l7h 3 дня назад

    Schiller Bypass

  • @abdirahmaanmahamed4357
    @abdirahmaanmahamed4357 3 дня назад

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 3 дня назад

    Gadhkan waynu waa maxay ?

  • @maxamuudtimojilic2310
    @maxamuudtimojilic2310 3 дня назад

    Muxsinow baabuurkii idaacadda faqashta ka badbaadiyey ee lacararay miyaanu ahayn cabdi cali Khaliif iska rogadii Toyota ahayd? Midda kale saraakiisha snm ma inta reerkiinaad ka tiqiin mise keligiin baa dagaalamay? Waa cunsuriyad waxaad ku sheekaynaysaaye jooji edeb darrada beenawaas yohow.

    • @Shucaybjamac55
      @Shucaybjamac55 2 дня назад

      War waxa walba xuman hakaso. Saran waa tarikha ee reer kaliyamaha èe waa SOMALILAND odhan

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 19 часов назад

      ​@@Shucaybjamac55Maya Taariikhda SNM cid bay gaar u tahay Somaliland inteeda kale ma wada khusayso

    • @faysalabdillahi6556
      @faysalabdillahi6556 15 часов назад

      Waar meesha wax iska rogo ihii ma joogin ee Jiibka ayaa qaaday Iddaacada maalinta