Islii Waxaa Joogo Nin Halsano Gudaheed 9 Cunug U dhashay | Sh Abdrisaq Jiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 янв 2025

Комментарии • 145

  • @shugrisheekhmohamed8533
    @shugrisheekhmohamed8533 5 дней назад +17

    Subxanallah gabadhaha hais dhawraan ragu waa waraabayaal

    • @maxamedabas4756
      @maxamedabas4756 5 дней назад +2

      xalaal saaye walal maxa layska dhowraya Ana dadka ugu fcn 7 maraya 30 jirna ah 🎉

    • @Cadar49
      @Cadar49 5 дней назад

      @@maxamedabas4756guurka iyo dumarka ilaahay kaga baq xalaal waxba laguma raadiyo ee masuuliyad ayaa laguugu xisaabin

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 4 дня назад

      Gabdhaha waxa looga faaiideysanaya daruufta nimankaani iisaan iyo islam midna maahan wa cawaan Ergi dixile

    • @AhmedIsse-g3b
      @AhmedIsse-g3b 3 дня назад

      @@khadraali8373 Naagaha waalid iyo Wali la'an rabo in laiska fuulo, duruuf majirtee, xalasha aya ladaba maray, Rag iyo dumarka waxba hakala saarin, qof Allah kabaqayo duruuf kuma dilobo ayado xalal jirto.

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 5 дней назад +2

    Ammiin Allah ha dayaco kuwa gabdhaha iyo ciyaalkooda ku ciyaara.

  • @halimaabdirahman7888
    @halimaabdirahman7888 5 дней назад +6

    Ha habarin ani xitaa waan ishilmamay amiin ban dhahay ilahow no haday raga somali

  • @raginaelmi
    @raginaelmi 5 дней назад +3

    SubhanaAllah haweenkii Soomaaliyeed oo geela iyo fardaha laga dhiibi jirey ma saas bay raqiis u noqdeen! Nimanka Soomaaliyeed waxa ay ka fakaraan waa nasg uun inta umada kale hormar gaareen.

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 5 дней назад +13

    Allahu Akbar
    Allahu mastur cawraati wa’aamin rowcaati 😭😭😭😭💔💔💔💔
    Hablahoow qiimahiina garta oo ka fiirsada guurku waa culus yahey waqti adag ayaa lagu jiraa

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 дней назад +2

      Wasn't yaabanahay swtii 4 unlo baneyay
      Ma aha guur e waa tumasho ma aha caqli gal
      Gabdhaha somaliyeed nin 1xaasle ka ordaan ma mid 17 ama 86 kkkkkk
      Waa tumasho naagaha allaah hasoo hadeeyo iyo ragaba

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 5 дней назад +1

    Gabdhuhu wax ha bartaan ha shaqeystaan, ha isku tashadaan subxaanak yaa cathiim

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 5 дней назад +4

    😂 sheekh jiir waa loobaahan yahay waxyaabo xasaasi ah ayuu baraarujiyaa❤

  • @sulemanali2019
    @sulemanali2019 5 дней назад +1

    Inaa lillaah wa inaa eleyhi raajicuun

  • @OsobAhmed-d1c
    @OsobAhmed-d1c 5 дней назад +3

    Inaalilaahi wa inaaa eleiyhii rajicuuun

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 5 дней назад +1

    Waxan maqlay shiicada ayaa taqana wax gurlagu shegay oo sacado ama malmo ah. Subxanallah. Xasbunallahi wanicmal wakiil.

  • @AbiyeAhmeddoofarweeye
    @AbiyeAhmeddoofarweeye 6 дней назад +9

    Naagaha bilaa caqliga ah halaga dhaansado.

  • @duceysane3322
    @duceysane3322 5 дней назад +1

    Maasha allaah

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane 5 дней назад +5

    Meeshan naaguhu ku ba een waa xagee subxaana laaah

    • @Amina-d3b
      @Amina-d3b 4 дня назад

      Nairobi abaayo waa meel waalatay oo waxaad arkaysaa nin reer le oo hadan maalintii naago qarsada gabdhaheenu qiimohoodi hoos bay u dhigeen alle ha ina sugo

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 2 дня назад

      ​Waa dumar qaxootiya oo dhibta iyo baahida ay qabaan loogu samaynayo abuse

  • @mohamednour644
    @mohamednour644 5 дней назад

    Waa baarqabkii dumarka

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 5 дней назад +1

    WLHI NIMAN BILAWALBO NAAGA QUDBO SIRO KU GUURSANAA JIRO

  • @AbdiazizHassan-uw9qd
    @AbdiazizHassan-uw9qd 5 дней назад +1

    Waa garanay lakiin adiga 100 maguursatay

  • @AnabMohamed-t8m
    @AnabMohamed-t8m 5 дней назад

    Amiin yaa rabi amiin yaa rabi

  • @MaryamCarafat
    @MaryamCarafat 5 дней назад +2

    Naa hays dulayninae qiiimo isu yeela qaalinimadiina muujiya
    Gabdhaha soomaaliyeed sidaa ma again jirin

  • @adanibrahim9402
    @adanibrahim9402 4 дня назад

    Amiiiin

  • @Xaswawa-rz2et
    @Xaswawa-rz2et 5 дней назад +4

    Waa maxay muhiimadda sheekadan?

    • @sadiyosharaf1318
      @sadiyosharaf1318 5 дней назад +1

      Muhiimadu waa inay gabdhaha ka fiirsadan nimanka guur usoo doonta waayo la iskuma aamini karo
      Nin naagtu arkaba guursanaya

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 5 дней назад

      @sadiyosharaf1318 Ninku Ilaahay baa U baneeyey guurka xalaasha ah hadii uu awood U leeyahay ee yaa ka reebi karra hadii uu awood U hayo rabitaana ku jiro?

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 5 дней назад +3

      @Xaswawa-rz2et waa ku ciyaaris, haddii 4 guur kaa xumaadaan la garay, laakiin 22 iyo 15 guur ayaa iga xumaaday. Caqlin gal maaha, qofka ayay wax ka khaldanyiin. Ilaahaybaa ii banneeyay ayuu qiil ka dhiganayaa, hablaha ku cayaaraya uu bikro jabinayo kolba, dabadeed furayo.

    • @11naa44
      @11naa44 4 дня назад

      Qudbo siro wa xaraan

  • @DooGeeye
    @DooGeeye 5 дней назад

    Wlhi kuwaas sheekhu ka sheekaynayo waaa laandheerayaal😂😂

  • @baashiabdi9882
    @baashiabdi9882 6 дней назад +7

    Sheekhow intaadan wax sheegin soo diyaari hadalka

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 5 дней назад

    Allahuma Amiin

  • @abdinasirabdillahihajiibra9170
    @abdinasirabdillahihajiibra9170 5 дней назад +2

    Awoow ma wada dhubahantaa kuwaasi

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 5 дней назад

    : والله لا يستحيي من الحق
    برك الله شيخنا قل الحقّ ولو كان مرّاً
    KA NAXOW NAFTA WAA
    SOMAALIDU QUDHUNKEY HUURSADAAN
    HADDAAN LA SHEEGIN SIDEE WAX LOO SAXAA

  • @Mohamedabdimalik72
    @Mohamedabdimalik72 4 дня назад +1

    War ninku isqaawin unaf adkaa
    Muxuu habeen nool wax arkay acuudu😂😂😂

  • @cagtakahooscadaawahasoomaa5735
    @cagtakahooscadaawahasoomaa5735 5 дней назад

    Wadaada qaar waxaa jira qaar waxyaalaha fajisada ah inay ka hadlaan jecel, kana sheekeeya wax kasta ceebaha dadka iyo wax kasto

  • @abdirahmanmahamed8737
    @abdirahmanmahamed8737 5 дней назад

    Shiikha ugu beenta badan Nairobi

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 5 дней назад

    Cajiib

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 5 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @MahmouttaliInaali
    @MahmouttaliInaali 5 дней назад +2

    Sanadkii waa in ninku dhalaa 10 ciyaal. Waaa ciidankii qaranka bari iyo hiilwalal. 100 million somali sanadka 2100 waa in van gaarno hadii kale gunimo baynu ku jiri waligeen.. 100 Milyan somali mustaqbalka dalkaa yaga difaaci

    • @Rageedi-z3i
      @Rageedi-z3i 5 дней назад +4

      Inta nool ina la badbaadiyo aya ka roon inti inan kale la Dhali laha . Inti joogtayba sidi bahala isku ugaadhsanaysa marka maaxad sheegi

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 дней назад +2

      Kkkkkk
      Inta joogtaba ba ayeey ka yeeraysaa dhiig daadanaaya gaajada qaxa rafaadka

    • @munaxasandahabo7331
      @munaxasandahabo7331 5 дней назад

      Anaga hadaan dumar nahy waanu joojinaynaa dhasha maxabaddaanu udhalaa wiilasha

  • @beautiful1423
    @beautiful1423 3 дня назад

    Hasbunallah wanimal wakeel 😢😡😡😡

  • @Pkolom-114
    @Pkolom-114 5 дней назад +1

    Waxbaan Qofsiiyay qofkana waxuu ku ciyaarayay dumar adeer maxaa ugu caawisay Qaladka waad kula jirtaa

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 5 дней назад +1

    Shiikhu muxuu la qayliyaa
    Xikmad maaha qayladu dad waayeeloo xanuunsan baajira codkaaga deji caqliga hagalee

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 5 дней назад

      Adiga codka iska gaabi.
      Waa fiicantahay gabdhaheena in looga Digo kuwa mustaqbalkooda Ku cayaaraya .

  • @SheikhRagow
    @SheikhRagow 5 дней назад

    Subxanalah😢

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 5 дней назад +2

    War cuduradaa so batay ee is ilaaaliya gabdho. Raga iska baada inay cudur qabaan iyo inkale intaydan guursan.
    Ragowna sidokale

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 5 дней назад

    Janraal jiir maskixiyan ma qumana meel walba joog iyo wax walba kawaran

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 дней назад

      Fashika maaka diday kkkkkkkkk
      Allaah ku jeedaa hadaa kuwaa kamid tahay

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 5 дней назад

    Tolow waxasoo dumara ma shiidalbuu ka badhayay yaab

  • @guulSO250
    @guulSO250 4 дня назад

    War naga aamus wad ka xuntahy ninka libitiisa u qir miskinow hadaa adi ku sari weydey

  • @Garane2020
    @Garane2020 4 дня назад

    Naagihi aya aad u bataay oo dunidi qabsadaay

  • @ArahmanHasan32-ub9jw
    @ArahmanHasan32-ub9jw 6 дней назад +1

    Sidee

  • @SheepSaalim
    @SheepSaalim 5 дней назад

    FAAN BADANAA DAANYEER MIYAA

  • @D5SSC
    @D5SSC 5 дней назад

    armuuba adigabyahay qof ka waxaad sameeyey???😢‼️

  • @MaryamCarafat
    @MaryamCarafat 5 дней назад +1

    Mushkiladu nimanka ma aha ee waa gabdhaha diintoodii katagay ninaysan reerkoodii LA ogayn see uguursanayan
    Haday qaali iska dhigaan qaali bay noqonayaan

  • @ilyasali6229
    @ilyasali6229 6 дней назад +6

    Sheekada waxbaa ka qaldan.
    Gabdhaha layska guursayo dadkooda iyo ehelkooda away. Nimankan qiyaanada ku guursano mad soo bandhigtaan magacooda iyo astaantooda so ay bulshada uga digtoonaadaan. Arinta waa in so fiican loo baaro, dembiilayaashana lasoo wada qabto.

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 5 дней назад +1

      Weydii 4.5

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 5 дней назад

      Wadaadkan isaga ayaaba u kaalmeeya kuwa Dumarka ku ciyaaraya!

    • @AbdishakurFarahtoor
      @AbdishakurFarahtoor 5 дней назад

      😂​@Madaxey-r2f

    • @hassanabdullahi3366
      @hassanabdullahi3366 5 дней назад

      Islii ma taqaanid baan u maleyni. Somali meeshi ay jirtay ka imaatay baa isugu tagtay. Tusaale gabdho Galkacyo iyo Xamar ka imaaday oo guri isla kireeystay, waalidkood tuuladi ay ku dhasheen ogasoo tagay miyuu waalid ka warqabaa. Tan u roon marki la guursado bay waalidkeed u sheegeysaa, maalmaa la qabaa waana laga soconaa. Markas bay leedahay ninki waan isfahmi waynay oo waan kala tagnay. Waalid miyaaba war u haaya meeshi lagu guursaday?

  • @DooGeeye
    @DooGeeye 5 дней назад

    Naagahaan se iyagu maxaa falay😮😮

    • @AhmedIsse-g3b
      @AhmedIsse-g3b 4 дня назад +1

      Nio whi ilahay wadadas kuuma furo, wey fududahay hada uso jeesatid

    • @DooGeeye
      @DooGeeye 4 дня назад +1

      @AhmedIsse-g3b saas miyaa, aaamiin sxp mahadsanid.

  • @millioneer3287
    @millioneer3287 5 дней назад

    Malaha asaga iska hadlaya jiir

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 5 дней назад +1

    war wxa waa beentiiiiii

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 5 дней назад +1

    Naagtii 87aad aa 😮😮😮 ninkaa naag ayuu ka dhargay 😂😂😂😂

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 5 дней назад

      Kkkkkkk
      Runma aha diinte u ogol kkkkkkkkk
      Waa tumasho

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 5 дней назад +1

    Waxaas wadaada ayaa musuul ka eh sidii orgi ari Heley in loo kufsado dumarka sub xaana lah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 дня назад

    Naagihii Soomaaliyeed waxay noqdeen
    Xeero dariiq taalo oo ninkii soo maraba Fadhaalka darsado

  • @feysalarif5188
    @feysalarif5188 5 дней назад

    War nio tan kowadan kariwaysanahaye intee wax kakentaan😂
    Training inan radsado waye

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 5 дней назад +5

    Subhanallaah please sheikh jiir iska hubso hadalada.aad dadka usheegaysid.tankale diiniyan ceebaha muslimiinta waa la asturaa dhankasta

    • @Ahmedinho2022
      @Ahmedinho2022 5 дней назад +1

      Ceeb ma ahan waxaan. Dumarka hala ilaaliyo yaana lagu dheelin

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 5 дней назад +1

      Wlhi wa Xaqiiqo Nairobi niman bilwalbo naag cusub qudbo siro ku guursanaa jiraa

    • @AbdiWasac-v6s
      @AbdiWasac-v6s 5 дней назад +1

      Ceebtu waa in uu magaciisa sheego

    • @marwaadan7906
      @marwaadan7906 5 дней назад

      Jil dhan oo dumar ah baa xaquuqdooda lagu xadgudbayaa markaasa leedahay ceebaha wala asturaa war umada mel kafariso

    • @warsanismael7739
      @warsanismael7739 5 дней назад

      Waxaad qarsataa wey ku qarsadaan

  • @HibaadHibaadhabane
    @HibaadHibaadhabane 5 дней назад

    Dadka hablaha dhalay miyayna eegayn raga aysiinayaan hablaha baagaroonkiiisa 😢

  • @Amiin-m2n
    @Amiin-m2n 5 дней назад

    Qofka ma ceybeyn hee

  • @LibanAhmed-d7u
    @LibanAhmed-d7u 5 дней назад

    Shabeel naagood🤐

  • @Jalwoboy2024
    @Jalwoboy2024 5 дней назад

    Sheeqaan Wuxuu sheegayo wax badan baa si ka’ah !! Sabab?
    12 Bilood iyo 9 Caruur Xisaab ahaan macquul maaha?
    Sanad Walba sheeko aan macquul ahayn sheegaa!!
    Allah Aclam !!

    • @abdayomohamed9896
      @abdayomohamed9896 4 дня назад

      Nin 87 Nago qaboo xita Hal bil ah uguyaran 50 cunug way udalan kran😂😂😂

  • @jamamaalim4079
    @jamamaalim4079 5 дней назад

    Shekadan hadan ku sameyay odoros waxay lamid noqotay oo kuku iyo Marshalle xisaab adunka dhan sixi wayay ayaan saxay no 9iyo lanbar 6 aya wax saxa lawayay waa taas oo kale marka waa idinka rali galinaynaa

  • @MuniraMohamed-fr1og
    @MuniraMohamed-fr1og 5 дней назад

    Naagihii waa qiima dhaceen dumarow aynu is qabsano uf

  • @AWMUSSE
    @AWMUSSE 5 дней назад

    "isku dugsi aan ahayn" layne raga lama xasdo waryaa.
    Halagaa noolaado shiikh Xaasidoow.😂

  • @abuusufyaanislaamkakor8592
    @abuusufyaanislaamkakor8592 5 дней назад

    Odagaan rag dhergay ayuu kasheekeeyay waana ka xunyahay war adna qaraabo oday dumarka faraha ayeey kabateen raaxeeyso una raaxeey

    • @AbdikariimWarsame-m3q
      @AbdikariimWarsame-m3q 5 дней назад +1

      Zxb kuwa loo raxaynayo lagana raxaysanayo walashaa ma ku jirtaa

    • @FarhanomarAffey
      @FarhanomarAffey 5 дней назад +1

      Wankuwata sxb hakajawabo suashaas​@@AbdikariimWarsame-m3q

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 5 дней назад

      ​@@AbdikariimWarsame-m3qabsolutely 😂😂😂😂😂

  • @lailafarah2575
    @lailafarah2575 5 дней назад

    Why
    Adiga u caawin jirtay

  • @AHMEDAbdi-sl9mm
    @AHMEDAbdi-sl9mm 5 дней назад

    Jiirow adigabo soo taad gabdhi ka reebatay Aabaheed ayado dhoofeeso benlow

  • @husseinyoutubeofficial4008
    @husseinyoutubeofficial4008 5 дней назад +1

    Mida ubaxa wa istarkuribax

  • @AlisSalat-yo5gd
    @AlisSalat-yo5gd 5 дней назад

    Mishan maxa kajiro talow wax ifahamsiya bl

  • @HasanBashir-su8kw
    @HasanBashir-su8kw 5 дней назад

    Ninka uma banaano in uu asoo afar qabo isla markii uu furay mid ama kabadan in uu guursado gabar cusub illaa in cidada ay kujirto gabadhii hore asiguna waa uu kujirayaa cidada! ❗️

    • @JJAbdi
      @JJAbdi 5 дней назад

      Kkkkk intee wax ku baratay sxb cidada ujeedka laga leryahay magaranysaa

    • @waaqicichannel
      @waaqicichannel 5 дней назад

      ​@@JJAbdi😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Nina cidu magalaaa
      😢😢😢😢😢😢 wlhi waan ilmeyay dumarkii rawiis bey noqdeen ragina duli ayey noqdeen bal eeg afadan
      Isbuuc kasta mid muu arosa
      Hdana fura

    • @HasanBashir-su8kw
      @HasanBashir-su8kw 4 дня назад

      @@JJAbdi Ninka waqti waxaa jirta uu inta gabadhu cidada kujirto uu isna sugaayo oo uusan guursan karin ❗️muhiimadu waa in aad adigu wax barataa ❗️
      Hadaan kuu sharaxo waxa weeye Ninka gabadha uu furay inta ay cudada kujirto waxay lamid tahy xaaskiisa oo Ninkale maguursan karo asiga ayaa kulaaban kara ficil ama qowl ayuu kula laaban karaa (waa mas'alo laisku khilaafay qowl iyo ficilku).
      Sidaas daraadeed markuu asoo afar qaba mid furo inta ay cidada kujirto waxay kuxugun tahay in uu afar xaas qabo! Oo mid afaraad uma banaana inta tii afaraad cidada kujirto❗️
      Weliba aan kuugu daree waa laisku Hal xiraa leystaa marka uu Ninku cidada galo😄

  • @mohamedabdirahman3706
    @mohamedabdirahman3706 5 дней назад

    9 cunug a year means 9 marriages in first 3 months of the year so like at least 9 marriages every 3 months… 4*9=36 marriages !!
    Sheikh adding lots of cusbo to his sheeko!!!

  • @MohamedMursal-nb6nm
    @MohamedMursal-nb6nm 5 дней назад

    Wayab

  • @AliFanax-bs6uj
    @AliFanax-bs6uj 5 дней назад

    Sax waaye ceebta islamka waa in la asturaa sheekha wuu ku fudadey

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 5 дней назад

    wxa somalida loo halagay waa sinada eey baneeystan iyo dulmiga

  • @D5SSC
    @D5SSC 5 дней назад

    adigaba dayuus kale ah 😢 maad dacweyso oo sharciga la tiigsato??

  • @Aishaabdullahi-gj7lf
    @Aishaabdullahi-gj7lf 5 дней назад +2

    Astaqfirulah

  • @darasadmedia.8599
    @darasadmedia.8599 5 дней назад +2

    Shiikh Jiir wuu iska camirtaa marwalbe qisooyin saana oo sal iyo raad lahayn buu sheegaa. Bal 4 ilaa 5 waala gartay xaguu joogaa qofka 60 naag kabadan guursanaya 🤔

    • @sulemanali2019
      @sulemanali2019 5 дней назад

      Waxaan u fahmay inuu nimankaasi furayaan gabdhihi muddo kooban gudahod kadibna midkale aroos la,aan guursanayaan

    • @amalidiris9641
      @amalidiris9641 5 дней назад

      anaga aragnay Konfur guurku ma xisabu leyahay ila kenya masafo ba ka jira.marka qof u gursan kara ana arkay 30 jir iri 17 ban so gursaday kadib sed ku gursatay markan iri 4ta dagmo o muqdisha ayan u gurin jiray mid sanad igu gadhayna malayn hada 25 naag bu mara,marka sheikh ma adu warka usheegay lacag kaga raba.kuwa dumarka masafaysta unbatahan fila on halal iyo xaran midna an garanayn

  • @shimyalawy4924
    @shimyalawy4924 5 дней назад

    😮

  • @CmaalikmohaCabdi
    @CmaalikmohaCabdi 5 дней назад

    Lacag ayd siisay macnahedu wxay thy adiga ayaa caawiyey

  • @MohamedEk-se8oy
    @MohamedEk-se8oy 5 дней назад

    Kan yaa naga shabiyo 😂😂😂

  • @النهضةالمجتمع
    @النهضةالمجتمع 6 дней назад

    Iska hubso sheekow warkan
    Waxad la baxday mxad noogaa sheegi

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 5 дней назад +2

    2 shiikh anigu ma jecli codkooda waa qayliyaan si bilaa xikmada shiikhan iyo maxamed idriis kaasi wuxuu dheeryahay miiskuu garaacaa

    • @yussufahmed136
      @yussufahmed136 5 дней назад +3

      Ina fahanto ayu raba marku miska qaracayo wanjecleh labadhabo

    • @halimamohamed9074
      @halimamohamed9074 5 дней назад

      somalida runta waynacbyiin labaduba ana jaceel ilahay shiyuukhdeena hainodaayo amiin

    • @Bashi-h8w
      @Bashi-h8w 5 дней назад +1

      Sheikh mahamed Idris Xafiduhuallah waa nin leh Darren wadaninimo kana qiiraysan dhibka iyo dayaca wadankeena haysta .
      Maanta hadii qori u qaato difaaca dalkiisa waa xaq miis la garaacay ayaad Ka hadlaysaa.

    • @IbrahimAli-i1n3h
      @IbrahimAli-i1n3h 5 дней назад

      Muximada inad xaqa faxanta wye inad necbante micna malex ileen nabigaaaa Alle baa lacayee 😢.

  • @nuuremohamud4311
    @nuuremohamud4311 5 дней назад +1

    Sheekh Jiirow afkaaga iyo dhagahaaga isma maqlaan miyaa? Hadii aad ku taakuleysay dembiga qayb baad ka leedahay ogow midaas.

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 5 дней назад +1

    Cudur buuqeybinaayaa furuq hele

  • @MahmouttaliInaali
    @MahmouttaliInaali 5 дней назад

    Dadka la rabo inay bataan somalida kiinya Maha sababto ah waa umad qaranka somalia kasoo horjeeda daba dhilif weeye... bal fiiri wuxuu ka hadlaayo wuxuu isku sheegi wadaad wuxuu rabaa dabar go a somalia..dofaar weekend Maha sheikh kani

    • @hassanabdullahi3366
      @hassanabdullahi3366 5 дней назад

      Horta inta aadan anaga naga hadlin umaddaas aad la rabtid in ay battaan oo is dilaaya wax ka dheh. Maanta somalia meelkasta qabiil qabiil baa la isku dili hayaa. Muuqaalada murugada oo laga soo duubaaya aan la fiirsan karin. Kenya somalida joogta waxkasta oo ay yihiin waa dad isnabad geliyo. Qaranka aad sheegtay cid kasoo horjeedda ma jirtee idinka dhulkiinna nabad ma ugu wada noolaan kartaan?

    • @hodanmohamud4288
      @hodanmohamud4288 5 дней назад

      Maxaad badineysaan sidii xaar ayaad meel walba uga tagteen

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w 5 дней назад

    DUMARKII BAA QIIMO BEELEY EE CUDURO HAIDINKU RIDEEN NIMANKAAN WAALAN

  • @hodanmohamud4288
    @hodanmohamud4288 5 дней назад +1

    Naag iyo nin waxba la isma dhaamo hoostey ka waasheen

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 5 дней назад

    Kuwa diin ayaa laysku xukumaa leh warkaan ugeeya wax aan guur u aqaan iyo nin ilmo kudhalay Guurkaas.😂

  • @qadiijoaxmed2513
    @qadiijoaxmed2513 5 дней назад +1

    Sheqow hal saac ayabo argnay alow na astur😅

  • @kafally741
    @kafally741 5 дней назад +1

    Sheikhow jiir Adiga dadkaas ayaad saaxiib la tahay. Marka ADIGANA noocaas uun baad tahay. I had difficult to believe all nonsenses you telling people. Shame on you.

  • @farahmohamedhassan4377
    @farahmohamedhassan4377 5 дней назад +1

    Beenlow tuug ah.

  • @Wholecarpet
    @Wholecarpet 5 дней назад

    Cid kuceyne maleh dumarka le loxisbaya jahilnimo

  • @mustafaaden736
    @mustafaaden736 4 дня назад

    Aamiin