Horey ayaa loo sheegey in siyaasiyinta soomalida maanta yihiin DHILOOYIN ha iga raali ahaadan dumarka oo dhan.. siyaasiyinta soomalida hadba qofkii lacag siiya ama ay dantooda ka arkaan ayey raacan ama aadan.... SOOMALIYA ceelna uma qodna cidna umma maqna.. SOOMALIYEY Wadankiina ilaashada
MW. Xasan wuxuu Dibira weyne areenada kaga tuuray K.O, saaxiib Pushiland waxay rabtaa in ay xambaarsato awooda dowlada dhexe wali ma is garab dhigtay dastuurka dowlada dhexe ee kan ay xar xariiqatay Pushiland.
Yaaaa xoooolo wadanka WAA federal cid laga maarmo majirto teedakale dowlada xamar fadhisa waxaa dhisey Puntland xoog feer Iyo faralaab Meesha ku geysay iyadoo villa soomaliya LO Iyo ARI Ku xirnaayen. DASTUURKA waa in AFTI dadka Soomalida loo qadaa ma aha kooxwalba iney wax hadasho. Already Somaliland wey go'dey, Puntland wey Ku xigtaa, jubbaland wey ku xigtaa, koonfur galbeed wey Ku xigtaa...... xasan guurgurte waxaa loo dhaariyay inuu wadanka isku hayo
SHAACUUROW CAQLIGAAGU WAA ID LIITA MIYAADAN MAQLAYN HESHIISKAN WAXAA SOO GAADHAY AFAR DOWLAD OBOLEED DAWLADA PUTLAN QAYB KAMA AHAYN WAXA AY DAWLADA PUTLAN DIIDAY IN LAGA WARAYSTO WAA MUHIIM BALSE XILDHIBAANKA ODHAN WAAYAYAAMULKII AANU METELAY QAYB KAMA AHA HESHIISKAN SIDAAD DARAADEWD WAXAAN LA SOO MUNAA QUSHOONAYNAA MAAMULKII AANU METELAY INAANU GOLAHA KEENO AMA AANU KU RAACNO KAASI XILDHIBAAN NOOMA AHA EE CIDA UU WAX U ANSIXIYAY AYUU U YAHAY NOONA IMAN MAAYAAN NAMANA METELAAN KUWIINA XANAAQSAN KALA SAARA DENI IYO WAXA MEESHA YAALA CADHO ALLE HA IDINKU DHACDEE
Puntland uma baahna runtii federal hadaan federal ku ubaahnen dolad kaligeed baynaqon Puntland kudayo kudayoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ khaatumo ku dayoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ssc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@MohamedBarrrow-mh5gg dowlad somali ku mideysan tahey ma jirto aniga dowladdeydu waa puntland reer somaliland dowladdoodu waa somaliland reer KGS waa KGS marka haddii tan Abgaal ee kaaraan iyo war dhiigley meel ka baxsan aan xukumun aad ka hadleyso waxaa tiraahdaa taayada
Awoow soomaali wee isracade mesha kama jirto reer hebal waxaana somali dib u dhigo waa Oday gowal ka imade rabo reer hebel inuu ku dhaqo somali taas wee dhamate 🥵🥵
waxa la isku haysto waa waxa ay puntland ku dhaqmaysay 26 sano waana midka sababay in 25 sana ka hor meeshii ay joogtay ay joogto mid hada dastuurka ay ansixiyaana baarlamaankuna waa mid madax ka nool ah sida puntland oo kale mana ahan mid hada soomaaliya ka shaqayn kara waayo dawladu kama taliso wadanka oo dhan mana laha awood ay dalka ku wada maamusho waxa xasan sameeyayna waa mid uu dalka ku kala fogaynayo
Nin ay habeen iyo maalin waa caytameysaa dadkaan maba aha dad aqlaada ka dhintey oo muslinadooda ayey shaking galineysaan,maxaayeeley ,Alle waxuu kaa xaaratinimeeyey qofka cirdigiisa iyo sharaftiisa iyo maalikiisa intaba ,marka Alle ka xishooda oo ha caynina Madaxda wadanka .oo isku xishooda.
MADAXWEYNE XASAN SHIIQ WUXUU YIRI LAANGAAB LOO JOOJIN MAAYO TAREENKII DAWLADA SOMALIA WAA DHAQAAQAY GAROOWE HADII AY MEEL GAARI KARTO HA GAARTO PANTULAND WAA NAAG HINAASE KU DHACAY OO RABTO IN MASAARIIFTA LOO KORDHIYO MA JIDHO MEEL PANTULAND U SOCOTO GAROOWE NAMA DEEQDO GAAJO AYAA KA JIDHA PANTULAND AWELBA WAXAAN ISKA AHAYN DAD PANTU AH OO TIRO YAR MUQDISHO WAA IN AY NAGA DHAAFTAA DHIBTA DENI WAA CEYRINEYNAA
Somalia hadaan laga qaban qabilada ku heshiyey in hadii iyaga dantoda aysan ku cesheeyn ay hor is tagan wax kasto federal ah o dan u ah Somalia putland hadi ay wado 12 sano looma dhamo ilaa 2012 ilaa hada waxa qabaa fikrada ah in putland shacab keda cod loo qado in ogol yihiin iyo iney didan yihiin dasturka la dhameystiray kadib mamulka putland waxa la gudboon in xildhibanada matalo iska baxan ku noqdan putland dood dambe ma jirto waayo wa les fahmey
Nadam dorasho heshiis uma bahno tasturkey ku talla in codka shacabka lo celiyo tashi uma bahno tuugo 33 sano codka shacabka oo arkayan waqtiga dorashada tendhadhii xalane dhexdeda shacabko arkayen lacagta codka lagu radinayey meqa i sineysa codkeyga haddan ku siiyo xildhibano la baryayo tuugo lalama tashado
Deni iyo Biixi dhibkooda si fudud ayaa looga gudbi karaa. Waa in xiriirka loo jaro Dastuurka na la dhammeystiro in teey naga maqan yihiin. Waliba xildhibaanada matala labadaas maamul Dib loogu celiyo runtaa soo bixi laheyd beentuna wey dhammaan laheyd tan labaad Muqdisho waa in ay ugu horeyso haddiiba lakala go, aayo halakala tago hadaan la heshiineyn
M.ashaah wasiir C.wahaab maxmed Ahmed guulayso wasiir hadaan shacabaka jamhuuriyada Qaranaka puntilan waa nagu ma tashaa guulayso laandheere laandheera dhalay💪💪💪🇺🇿
Ninka Ree puntland wax sharciya bu shegaa kuwa kale indho❤cadayskii Muqdisho wadaan
Xasn Sheekh.. Abgaaal ayuu xukumaa qof kale ma xukumo.
Horey ayaa loo sheegey in siyaasiyinta soomalida maanta yihiin DHILOOYIN ha iga raali ahaadan dumarka oo dhan.. siyaasiyinta soomalida hadba qofkii lacag siiya ama ay dantooda ka arkaan ayey raacan ama aadan.... SOOMALIYA ceelna uma qodna cidna umma maqna.. SOOMALIYEY Wadankiina ilaashada
Warkaaga waa sax dibira weyne xildhibaanadii reer Pushiland ee uu kaligii soo xushay markay Barlamaanka tageen telefonaday ka dansadeen.
Siyaasadu malaha SAAXIB joogto ah waxeey leedahay DAN joogta. Hadey telephone ka dansadeen waa sidaas. Teedakale xasan guurgurte waxaa habooned inuu dadka isku wado madamaa soomaliya cadow geesaha ka taagan yihiin
MW. Xasan wuxuu Dibira weyne areenada kaga tuuray K.O,
saaxiib Pushiland waxay rabtaa in ay xambaarsato awooda dowlada dhexe wali ma is garab dhigtay dastuurka dowlada dhexe ee kan ay xar xariiqatay Pushiland.
Yaaaa xoooolo wadanka WAA federal cid laga maarmo majirto teedakale dowlada xamar fadhisa waxaa dhisey Puntland xoog feer Iyo faralaab Meesha ku geysay iyadoo villa soomaliya LO Iyo ARI Ku xirnaayen. DASTUURKA waa in AFTI dadka Soomalida loo qadaa ma aha kooxwalba iney wax hadasho. Already Somaliland wey go'dey, Puntland wey Ku xigtaa, jubbaland wey ku xigtaa, koonfur galbeed wey Ku xigtaa...... xasan guurgurte waxaa loo dhaariyay inuu wadanka isku hayo
Sax waye midna Daniyo udiidaya midna Hassan anaga yaa namatala wayabay
mareexan kaluundi ah ayaan la yaabanayne hada ma majeeten ayaa ku darsoomay,walee daarood rag adag ayuu rabaa
Hassan maha Madaxweyne QARAN wa nin Qabiil iyo Musuqmasuq boob iyo bililiqo usocda DASTUURKI QARANKA WUXU KA DHIGAY MID RER LEYAHAY.
Hasan sheikh madaxweyne uma qalmo aniga puntland in Somalia ka fogaato😂I bleach it
Wasiir dadkan inaa hor fariisato wa ceeb
Wasiir Mohamed abdiwahab awoowe waa ku salaamay well done 👍 👍👍👍👍👍👍👍 waa kugu kalsoonaya aftatanimada iyo fariidnimada waxa igu ka danbeeysay muqdisho 2022 kkkkk ntaadan ku laaban puntland aniga London ka I mid waxa tahay libaax gartaa wan ah waana kugu lasoonay hadaan nahay qurba joogta puntland 🙏🙏🙏🙏🙏respect 🙏
Wasiir adiga saxan. Q
Aniga waxaan taageeray in loogu yeeto hogaamiyaal Raga maamulada maamulo waxayba is modeen madaxweyne
MARKA DASTUURKA LAGA DOODAAYAY XAGEE JIREEN BARLAMANKA ANSAXIYAY SOOW AYAGA KAMA MID AHEEYN 🇸🇴💪🏽
Congratulations federal government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪💪
Shalay xasan shiikh waxuu lahaa koox madhamaystirikarto isagoo ula jeeday Dawlada federal ka ah
Puntland wa isku filantahay dowlad nimada Puntland wa muqadaas Hassan shiekh wax leyahay taastuurkaga taastuur dameer alle haka dhiigo dameerkiyow
Anigoo Puntland waxaan aamin sanahay in Dani uusan umada habaabin isagoo dantiisa oo kaliya fiirsanaya. Musuq maasuqa shacabkaa ku rafaadaya
Xasansheqmaxamud
Siyasiga somaliyeed wali mamdigisa siyasadeed wan fahmilahay xita uummadan masakiinta uu tanasule ku ma jiirto madaxisa yare ee so lacaagh doontey 😢
Awoodaha maamulka Soo lama kala saarin, dastuurka in wax Laga badali karo waxay ku cadahay qodobada 132 ilaa 137 ayeey ku cadahay
Haa laakin dastuur ka in shaati laga tosho oo uu hal qof sida asaga uu ku joogi lahaa uu ka dhigto dastuur ka kuma qorneen
Horgal cusub
Congratulations government of somalia Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪
SHAACUUROW CAQLIGAAGU WAA ID LIITA MIYAADAN MAQLAYN HESHIISKAN WAXAA SOO GAADHAY AFAR DOWLAD OBOLEED DAWLADA PUTLAN QAYB KAMA AHAYN WAXA AY DAWLADA PUTLAN DIIDAY IN LAGA WARAYSTO WAA MUHIIM BALSE XILDHIBAANKA ODHAN WAAYAYAAMULKII AANU METELAY QAYB KAMA AHA HESHIISKAN SIDAAD DARAADEWD WAXAAN LA SOO MUNAA QUSHOONAYNAA MAAMULKII AANU METELAY INAANU GOLAHA KEENO AMA AANU KU RAACNO KAASI XILDHIBAAN NOOMA AHA EE CIDA UU WAX U ANSIXIYAY AYUU U YAHAY NOONA IMAN MAAYAAN NAMANA METELAAN KUWIINA XANAAQSAN KALA SAARA DENI IYO WAXA MEESHA YAALA CADHO ALLE HA IDINKU DHACDEE
Bodlan. Goanka aykagarti. Dowlada. Xassan. Sheq. Maxamud. Goan. Sahwayye. Dani. Goankis. Wasah. Wankurasanahay
Nuux Birjeeb,ma wuxuu doodnoo gelinayaan dad jilaya wax been ah oo an ka jirin puntland oo u gogol xaaraya xildhibaanada iyo wasiirada burcadka dastuurka ah oo dalka laga mamnuucay,Nuux Birjeeb Tilaabo halaga qaado
Puntland uma baahna runtii federal hadaan federal ku ubaahnen dolad kaligeed baynaqon Puntland kudayo kudayoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ khaatumo ku dayoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ssc ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hadii la yari doorasho la qabto, dadkuna ha codeeyaan, muxuu Dani u hortaagan yahay? Waa tuug calooshiisa ushaqeysanaya
Wasir odayaal isafgashtay ayaa kula dodaya lkn waad garatay hadi eey doda barixii la hayeen wax bey ahaan laheyd
Qola fariin dirsaneysa kkkk
Maashallah, waa sax in dastuurka la dhammeystiro, waayoo dastuurka waxaa ka mas'uul Dowladda.
Dasturka dowlada masuul kama ahan ummada oo dhan ba ka masuul ah dowladu wey fulisa qawaaniinta ku yaala.
Dowladda waa tee ma tan kaaraan
Taada ka hadli maayo, laakiin Dowladda Soomaaliya ayaan ka hadlayaa iNAAD fahamtay ayaan rajeynayaa.
@@MohamedBarrrow-mh5gg dowlad somali ku mideysan tahey ma jirto aniga dowladdeydu waa puntland reer somaliland dowladdoodu waa somaliland reer KGS waa KGS marka haddii tan Abgaal ee kaaraan iyo war dhiigley meel ka baxsan aan xukumun aad ka hadleyso waxaa tiraahdaa taayada
Puntland, waa magac somali ay leedahay. Dalkana waa 2 gobol oo midoobay, waana Hargeisa & Xamar.
Waan Hubaa in ay 2duba aad u qaldanyihiin oo ay yihiin Digtatooriin Saldanad Boqortooyo isku haysta yihiin No no no
Pushiland pushiland pushiland🎉🎉🎉🎉🎉
Masaida masayda masayda
Congratulations Mr prime minister Masha Allah very much keep it up good work 💯❤️🥰💪💪
Maxaa laga laga dooda
Wadankiba dasturkii oo aan rali laga aheyn oo umadii xaqa u laheyd la yiri waxbo laga weydin Mayo
Xage lagu xukumayaa
Thanks shaacur
Thanks for what walaal?
@@Keenadiid. xildhibaan shacuur waxuu metela shacabka waana ku mahadsan yahay hadalkisa keynadiid
Shildibaanada Ku matalaya putlan xaqma ,uleeyihiin wax aandowlada putlan Iyo danugujirin ama dustuurkeeda Ku jirin inay iyagu go,aankeeda gaaran iyagoon Kala Tashan dowlada
MA JIDHO IYO WAA JIDHAA WEYSKU QABAN JIDHEEN PANTULAND HOOYO MA AHAN EEDO WEEYE BEENTA DHAAFA ETHIOPIA AYAAN RAACNAY HADII XASAN DIIDO IN UU YAHAY AABAHA FEDERALKA SOMALIA
Saxib qoralka wa salad dowlad maamul inaad isla meel dhigto wa ku qaldantahay
Anaga dasturkas maba tager sanen sababto ah anaga aqli malehen ergadas mahayn ergo nadifa caloshod ushaqeyste iyo qab qabla qorten anaga kan ha nagala qeyb galiyo moryanka dasturkis marabne
Xildhibaan shacuur waa doqonimadaan waxa uu kuwaayay xildhibaanimdiisii hore maba oga waxa la isku hayo nuux muusena waa caado qaate layaqaan
Muxuu ahaa waaba mid xiolo ah
Awoow soomaali wee isracade mesha kama jirto reer hebal waxaana somali dib u dhigo waa Oday gowal ka imade rabo reer hebel inuu ku dhaqo somali taas wee dhamate 🥵🥵
waxa la isku haysto waa waxa ay puntland ku dhaqmaysay 26 sano waana midka sababay in 25 sana ka hor meeshii ay joogtay ay joogto mid hada dastuurka ay ansixiyaana baarlamaankuna waa mid madax ka nool ah sida puntland oo kale mana ahan mid hada soomaaliya ka shaqayn kara waayo dawladu kama taliso wadanka oo dhan mana laha awood ay dalka ku wada maamusho waxa xasan sameeyayna waa mid uu dalka ku kala fogaynayo
DAWLADII AYAA BUDHBUDHAY PANTULAND AYAA ISKU XAADHAY MA JIDHO MA DHICI KADHO PANTULAND WAA ISKU XAADHAY AWOODII AYAA KA SAADHAY PANTULAND WAA ISKU XAADHAY ETHIOPIA AYAA NAGU XAADHAY
Walaahe enaan darood lojojeneyn
Dowlad Damujadid baa jirta ee lojojin mayo oo dasturka sameystatey socon majo
Ma saan buu wasiir diin oyo cadalad ku yahay subxaanalaah
dhiiya cab ayaa tihiin waxad dii dantihin hormarka shacabka somaliyed balayo idin qaaday 😂😂😂😂
ANAGA OO AH CIISE MAXAMUD AYAA JECEL DASTUURKA MADAXWEYNE XASAN SHIIQ WAA GEESI MA JIDHO WAX PANTULAND LA YIRAAHDO GAROOWE NAMA DEEQDO YAA RABI MUQDISHO YAA RABI MUQDISHO YAA RABI MUQDISHO WAA JANO WAA JANO WEEYE BOOWE AAN RUNTA ISKU SHEEGNO
Waa beentaa naguma meteshid muuq -disho muuq-disho muuq-disho qarax ayaa lagu dhamaadé uma socono
Puntland miyaa la doortay mise dowlada somalia maxey wax ku diideysaa?
Even to hell we are with you Deni. Not only to Ethiopia, but to hell.
Ku dayo Puntland, kala harimeyno, meesha doonto inoo kaxee!
Xasan doorashadii dani wuu marsaday dani oo ka caraysa xasan goroowe ugu tagay isagoo wata sharciyo federalka ah dani waa diiday xasan wuxuu qabtay shirkii m.gaboleedyada dastuurka looga hadlay dastuurka dani waa ka hor yimid xasan loo joojinmaayo ayuu yiri dani dib ayaa loo doortay gagol ayuu fidiyey xasan waa diiday dastuurkiina wuu bedalay
VIVA PRESIDENT MAHMOUD AL-MAXRUUZ THE FIRST PRESIDENT OF SOMALIALAND
dani asaga ayaa dhahay ol olahiisa mxaa ka mid ahaaa
Markii Xasan dastuurkii budhbudhiyay.
Yaan cadho la kadhkadhnay
😂😂😂😂😂
Waliyal cadifad inta meel iska dhigno inta aan dani iyo hasan shiiq ukala garqadin labadona qilafka udhaxeeyo ma tastuurka oo kabilawday misa dana shaqsi beey isku hayaan
Aan sidii xildhibaan shaadh u hadlee wasiir abdiwaahaboow buufi cayayaanka oo ku gaardi hhhhhh😂😂😂😂
Lacagtii xassan dhiiqo ba garowe soogaarty. Pan VOA
Nin ay habeen iyo maalin waa caytameysaa dadkaan maba aha dad aqlaada ka dhintey oo muslinadooda ayey shaking galineysaan,maxaayeeley ,Alle waxuu kaa xaaratinimeeyey qofka cirdigiisa iyo sharaftiisa iyo maalikiisa intaba ,marka Alle ka xishooda oo ha caynina Madaxda wadanka .oo isku xishooda.
What's this
waxa ay dowlad walba oo timaato Dani jidka ayuu u taganyahey..ee iska qabta
MADAXWEYNE XASAN SHIIQ WUXUU YIRI LAANGAAB LOO JOOJIN MAAYO TAREENKII DAWLADA SOMALIA WAA DHAQAAQAY GAROOWE HADII AY MEEL GAARI KARTO HA GAARTO PANTULAND WAA NAAG HINAASE KU DHACAY OO RABTO IN MASAARIIFTA LOO KORDHIYO MA JIDHO MEEL PANTULAND U SOCOTO GAROOWE NAMA DEEQDO GAAJO AYAA KA JIDHA PANTULAND AWELBA WAXAAN ISKA AHAYN DAD PANTU AH OO TIRO YAR MUQDISHO WAA IN AY NAGA DHAAFTAA DHIBTA DENI WAA CEYRINEYNAA
Kaasina wuxuu ahaa mid masaydii somalia ah oo markii aderkii kaaraan dhaafi waayey cadho karaarey oo is yiri isku dhig reer puntland
Waxaa layaab ah waxa dadka somaliyeed ka maqneeyn ee putland kaliya kamaqan oo dowlad kasta mucaarad ugu yihiin 🤔
Maamul goboleedyada qaar wey ka aamusanyihin sida jubaland soomaliland marka dastuurka looma dhamo
Somalia hadaan laga qaban qabilada ku heshiyey in hadii iyaga dantoda aysan ku cesheeyn ay hor is tagan wax kasto federal ah o dan u ah Somalia putland hadi ay wado 12 sano looma dhamo ilaa 2012 ilaa hada waxa qabaa fikrada ah in putland shacab keda cod loo qado in ogol yihiin iyo iney didan yihiin dasturka la dhameystiray kadib mamulka putland waxa la gudboon in xildhibanada matalo iska baxan ku noqdan putland dood dambe ma jirto waayo wa les fahmey
Dadka ree puntland waa gob ee kuwa horjooga hada ayaa qaldan
Kkkk sheekoole.
Wasiir mooryan ah weeye
Hawiye miyaa?
Gorgortanaka Qabiileeysan ee caqabada ku ah shacabada ku ah waa Dowlad gbld yada Diidana horumarka iyo jiritaanka shacabka soomaaliyeed Diidan inaan dowlad fadaraal oo dhameystiran Maqaamka gblk Banaadirna la dhameystiro Ee u kala dhuumanaaya cadawga iyo jaajuusta Kenya iyo dawa dhilifta itoobiya runtiina arintan waa arin 5ta soomaaliyeed oo hishiis ah Dunidana hishiis la ah Daaqsigana hishiis ku ah farxad iyo Jameel kunool xushmad iyo jaceel iyo ayagoo isku muujinaaya iqlaaqdana Lazaro iyo kala dambeyna iyo ladagaalanka qawaarijta arxanka daran iyo maafiyada kooxda ugus CBB
Meesha kasadhey reer puntland wa magaafeyasha Somalia sababto ah argagixisada iyo dhiibaatooyiin katagan dalka kama khaybqatan isla markasnah waxay rabaan in meelana loo dhaqakhiin tasina dadka iyo dalka somaliyed uma bahana
Argagixisada maadaa dhulkeeda uga xoreeyey markiise adiga wiil kula mid ah kugu adoonsanayo gurigaaga xaggee ku maqneyd
Shacuur adiga SAA uhadlaya wax lama waydiin karo
sax sax
Dood putland wado wa interest mohamud saleman wato ma ahan mid masiir somaliyed ah
Somali aan maxamuud saleebaan aheyn miyaa jirta
Wasiirku sida geeljiruhuu u hadlayaa.
Shaacuur iyo faysal doodoodu wa mid sax ah wa caqli saliim ah putlaan xildhibaanada ayaa matalah
Xildhibanada Hassan sheikh Musuqmasuqay anaga nama matalan Adigana wa ogtahay
Nadam dorasho heshiis uma bahno tasturkey ku talla in codka shacabka lo celiyo tashi uma bahno tuugo 33 sano codka shacabka oo arkayan waqtiga dorashada tendhadhii xalane dhexdeda shacabko arkayen lacagta codka lagu radinayey meqa i sineysa codkeyga haddan ku siiyo xildhibano la baryayo tuugo lalama tashado
Jacfar.kuukay.dayuus.wuxuu.yidhi.khamiisku.sunne.maaha.yaanladhageysan.markuu.waramayo.american.ayuu.ismoodey.isaga.oo.qaxoonti.ah
Aqoon yahan kulahaa waa wax mayaqaan feysal dhuuni raac hala xiro tuuga xassan munaafiq buu lacag kasoo qaatay lugu arag feysal dowonoow kkkkkkkk
Punland maxa tahay niyow
Dani waxa u rabo kaliya socon mayaan horta rer puthland ha qanciyo kadib faderaal wax ka sheg lkn shacabki pudlan ku dhiban hadal Kuma yaala
Majeerteen waxey xaq u leeyihiin u doodida xuquuq daarood ee maqaan. Oromo afsoomaaliga baratay ogaadeen raisulwasaaraha daarood ma qaadan karaan..
Ogadeen wuu ka badan yahay war yaro munafaqiin ayaa tihiin 3 jeer ayaan ka badnahay oronad aad sheegayso sorta dani uu daba kaga jiro uu lee yahay heshiis ila gala uu baryayo
Majeerteen waan ognahay waxay cuqdad ka qadeen markii ogadeen raysul wasaare loo doortay waligiin maseerka wala idin ku aqanay tuugo munafaqiin marka kalena waxad dhahdan walala nahay tuugo walalo ma mihin hana sheegaNina nima sheegane
3 dowlad baan lee yahay jubbaland Somali galbeed iyo waqiiyi galbeed jigjiga garisa kismayo anaa xukuma cidna ilama dago munafaqiin idiin ma baahnine afka qaniiska la idin wasa qaniis yahay dhaqanka xun dhilo yinka somaloa waa majeerten tuugo abahiin was
Deni iyo Biixi dhibkooda si fudud ayaa looga gudbi karaa.
Waa in xiriirka loo jaro Dastuurka na la dhammeystiro in teey naga maqan yihiin.
Waliba xildhibaanada matala labadaas maamul Dib loogu celiyo runtaa soo bixi laheyd beentuna wey dhammaan laheyd tan labaad Muqdisho waa in ay ugu horeyso haddiiba lakala go, aayo halakala tago hadaan la heshiineyn
Dani waa saqiid xun weyan marga fiidnad joji marga
𝐁𝐁𝐁𝐁😊
kkkkkkk
Waxaan falaqeyn ma ahan ee waa durid
𝑨𝒔𝒄
Wcs
Puntland waa naag maseersan iyo idaha agoon.
Bal moqdisho nabadka dhiga amisonta ka saara safaaradihi waa idinka qarxeen lakiin pl waxay haysataa 1700 kilometer oo nabad ah.