Galka Baarista Tacadiyadii Sayidka iyo Dilkii Sh. Aweys Al Qaadariya, Duulaakii Koontur Galbeed.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 13

  • @illintir
    @illintir  5 лет назад +4

    Maxaad ka Aaminsantahay Sayidka?

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 года назад +1

    sheekh aweys biyoole asagaa u guuray ee talyaani ma dejin meesha idaajaa halaga saxo taas

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 года назад

    sheekh aweys nin lamid ah somalia masoo marin, aduunka dhan aalaga yaqaan caalimul islam,

  • @socdaal
    @socdaal 4 года назад +1

    Sayedka waa bashar nala mid ah oo khalad waa uu ka dhici karaa balse uma malwynayo qof la mid ah in uu somali ka dhashay aqoon diin, suugaaned iyo mujaahid gaalada aad u nicib oo islaamkane jacel wala nuzaki cala allah axad ilaahay qabrigiisa ha waasiciyo asaga iyo intii taagertay oo garabsiisay.

  • @143-k1d
    @143-k1d 2 года назад

    sheekh aweys khaadiriya oo ahaa sayid kana saalaxiya oo ahaa waa ahlu dhariiqa 2daba

  • @bishaarshafeec6897
    @bishaarshafeec6897 4 года назад +2

    Candha dogble markaan dilnaybuu cirku noo d,ay
    Uways in ay daraawishti dishay wax qarsoon maha Kan leh talyaaniba dilay waa mid wareersan

  • @Qiso_Qalbitaabad
    @Qiso_Qalbitaabad 5 лет назад +1

    Meelaha qaar waxaa kuu muuqanaya in uu Sayidku ayaa wadaad Mayal adag

  • @somfunny9076
    @somfunny9076 5 лет назад +2

    Waxa uu ahaa libaax cagta mariyay wanlawaynta afkooda ayuu garan waayay reer Baydhaboodka cagta ayuuna marin jiray waxa uu garan waayo

    • @alikasim7213
      @alikasim7213 5 лет назад +1

      Sheikh Uways Dir buu ahaa Raxan weyn Mahayn

    • @ethanmaalan8658
      @ethanmaalan8658 Год назад

      Awoowgaa cunsuriga markuu lagu dhameeyey meesha inoow Sheeq Awees diley makuu sheegin miyaa cidaada. Ilaa Baladweeyne orod lagu geeyey. Cida maku fuuleen naceybka aad u qabtid muxuu yahay?

    • @AlinoorSheikhAli
      @AlinoorSheikhAli 3 месяца назад

      Naarta wad isku arkeysin. INA AFMARIYOOW