Part 1: Dhalashadii Sayidka | Booqashadii Xaramka | Sheekhii Usoo Dhiibay Dariiqada Saalixiyada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 59

  • @QAAMUUS
    @QAAMUUS  3 года назад +1

    Saaxiibada ku taxan TAARIIKHDA DARAAWIISH ee i soo waydiinaya qaybaha hore ee taxanaha waxaad dhammaantood ka helaysaan PLAYLIST-ka marka aad booqato waxaad eegtaa qaybta TAARIIKHDA DARAAWIISH halkaasi ayaad dhammaan qaybaha ka helaysaa oo isku xiga.

  • @raji6644z
    @raji6644z 4 года назад +6

    Alle ha unaxariisto sayidka janada firdawsa Alle hadhaxdhigo😭😭

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 4 года назад +5

    SAYIDKA allaha unaxariisto isaga iyo daraawiishtiisiiba

  • @sulubxaawo9752
    @sulubxaawo9752 4 года назад +3

    Msha.allh sxb halyay somaliyeed ayad tahay qabiil iyo mamul iyo gobol midnaba kuguma filna somalinimo aya ku deeqda mhdsnid

  • @amiincnasir9389
    @amiincnasir9389 2 года назад

    Sayidka wuxuu ahaa geesi. Allaha unaxariisto amiin amiin amiin

  • @nuxurshow
    @nuxurshow 4 года назад +6

    Mashllh waan filayaa in qeyta labaad ay kaxiiso iyo camaasad badnaan doonto qeybtan

  • @NajmaMaxamed-dk2kh
    @NajmaMaxamed-dk2kh 7 месяцев назад

    Daraawiish waxey aheyd sidii al-shabaab oo kale ilaahaybaa umada ka badbaadiyey.

  • @mohamedabdullahi6736
    @mohamedabdullahi6736 4 года назад

    Allah ha unaxaristo sheikh Mohammed abdile xasan almijahid sayidka wuxuu ahaa nin asago dhalinyaro ah kubilabay jihadka geska Africa her ad usareysana ugarsiyay sherecada islamkana somalida siwangsan ubaray ad ayuna uyaqanay dinta islamka waxana jira kutubo dini ah oo asaga gacantisa kuqoray wuxuna kudhintay da da 56sano jir libax libax dhalay ayuu Allah Allah ha unaxaristo sheikh Mohammed

    • @omarserbiya2007
      @omarserbiya2007 4 года назад

      ALA JECLIYAA DADKA SOO HALGAYMAY EE SHUHADADA AHAA SXB

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial 4 года назад +4

    Wcs mahadsanid zxp qali ✍️✍️✍️✍️✍️✍️✍️❤️

  • @EngMukhtaar-q4i
    @EngMukhtaar-q4i 4 месяца назад

    Sayidku waxa uu ahaa geesi muslina gaar ahaan ummada soomaaliyeed alle haw naxariisto waxaanu dagaalamyey baadilka gaaladda waana soomaalay waa laga baxayaa insha allaah maalmaha adag lkn taariikhda ilaashano dhamaanteen

  • @cabdifataaxmacallinmuxumed2409
    @cabdifataaxmacallinmuxumed2409 2 года назад

    Mahadsanid qaamuus media

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 года назад

    Alle ha u naxariisto Daraawiish

  • @abdifatahmohamed4401
    @abdifatahmohamed4401 4 года назад +1

    Allh hawnaxariisto

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 4 года назад

    Qaamuus aad baad udadaashay jazaakallaahu khayra. Waxaa ilaquman inaad isticmaalin erayga Jab, waayo Daraawiish maysan Jabin bale wey Guuleysatay. Guusha ugu wayna waa in Gaaladi isaso bahaysatay ay wadanka Soomaaliya kahaluuleen iyagoon dantoodi gaarin. Dadkii oo Muslimiin siduu ah iyo nimcadii wadanka taalay ooy awoodi waayeen inay taabtan wax yaroy xadeen ma'ogiye.

  • @abdirashidlohos9166
    @abdirashidlohos9166 4 года назад +1

    Waad mahadsan tahay brother

  • @suhaylaaadam5356
    @suhaylaaadam5356 4 года назад +2

    Horay usoco wll guul baan kuura jeeyey inshaa allaah

  • @Salwaas716
    @Salwaas716 4 года назад +2

    Somali guull

  • @ibrahimhamid8244
    @ibrahimhamid8244 2 года назад

    Halganki sheekh xasan barsane uu la dagaalamay gumaystaha so diyaari walale

  • @abdirahman6734
    @abdirahman6734 4 года назад +6

    Qaamuus sxb magacaaga iyo halka aad joogto? Nala wadaag fadlan

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад +1

      Walaal Magacaygu Waa Maxamed

  • @berya-samo5227
    @berya-samo5227 4 года назад +2

    Buugaas wali waan aqrinayaa.

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 4 года назад

      Wll subscribe igucw

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад +2

      Mahadsanid walaal Abdinasir Nur. Inta aan nasiibka u helin buuggaasi iyo buugaagta kale ee Daraawiish laga qoray ayaynu halkan ugu gudbin doonaa taariikhdaa si ay uga faa'iidaystaan.

    • @nasriabdirahmaanelmi8485
      @nasriabdirahmaanelmi8485 4 года назад

      @@QAAMUUS
      Zxp buuga magacii mase heli karaa

    • @maxamedilkacase7179
      @maxamedilkacase7179 4 года назад

      @@nasriabdirahmaanelmi8485 waxa la yidhaa taariikhda daraawiish iyo halgankii sayid maxamed cabdille xasan

    • @abdihafidaadan7284
      @abdihafidaadan7284 4 года назад +1

      Buugeeweeye wllo

  • @hothanhothman910
    @hothanhothman910 4 года назад

    Maansha Allah

  • @commandomohammedismaacill872
    @commandomohammedismaacill872 4 года назад

    Wllo tariikhda sayid anaa awooweygy iiga sheeg keyey rer talexna ahye tarikhda qeyb baa khald

  • @husenyusuf1063
    @husenyusuf1063 4 года назад +3

    Taloow buugaa yaa ii sheegi kara meel aan ka helo ama PDF yaa ku haya plz.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад

      Husen Yusuf walaal maan arag isaga oo PDF ah waxaan arkay uun isaga oo Hard ah.

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 4 года назад +4

    Wllo halkaas aan kuu saxee sayidka awoowgii xasan waxaa dhulka nugaal uu ku yimid waxaa geel qaaday ama dhacay reerka uu ka soo jeedo ow xasan oo waxay geela ka dhaceen ama ka qaadeen beel dhulbahante ka mid ah oo la dhaho beesha khayr cabdi ama QAYAAD jifida CISMAAN KHAYR weliba raaska REER ALLOW MAGAN oo culimo ahaaa, kadibna reerkii geela laga qaaday ama laga dhacay iyana way weerar tageen waxay ku duuleen reerihii geela ka qaaday ama ka dhacay waxayna geel farabadan ka soo qaadeen ragna ka soo laayeen reerkii waxayna geela ku soo ka xaysteen wiil yar oo duleedka geela agjoogay waxayna nimankii keeneen geelii iyo wiilkiii yaraaba degmadii markiii hore geela laga dhacay ka dib nin culimo ahaa oo degmadaa dugsi quraan ka dhigayay ayaa nimankii ka codsaday in wiilka yar ay daayaan oo uu isagu iska korsado qur'aankana baro shekhii wiilkii yaraa waa loodayay sidii ayuuna wiilkii yaraa ku barbaaray wiilka yarina waa XASAN oo ah sayid Maxamed awoowgii.
    Nimankuna sidaas ayay nugaal ku yimaadeen ee nugaal umay soo guurin.
    Qofkii aan aqoonow intaa taariikhda ku darsada.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад

      Mahadsanid walaal #Daakir

    • @omarserbiya2007
      @omarserbiya2007 4 года назад

      Shuhadadii sayidka alaw unariiso walee tarkh ayuu noga tegay

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад

      Waa qiso izoo jiidatay runtii

  • @abdinoor7022
    @abdinoor7022 3 года назад

    runtii sheekoyinkada aadban oga helaa

  • @abdibadri4402
    @abdibadri4402 3 года назад

    Mohamed. Almahdi iyo mohamed seeylici liibiya ah
    labaduba sayid mohamed ba u noqdey sheeikh kana cilmi badnaa labaduna dawlad bay dhaliyeen laakin sayid mohamed abdulle Hassan culumadi Soomaalida oo qabiil ah ayaa ka hor timid raaci waydey waaxyar mooyeee

  • @abdinasirabdukadirfarah8624
    @abdinasirabdukadirfarah8624 4 года назад +2

    #Qaamus walaal intee kaalasooxariiraa adigoo Mahadsan.

  • @omarserbiya2007
    @omarserbiya2007 4 года назад

    DADKA SHUHADADA AH WIXII DHAWAC KU AH KAFOGOW ARINTANI QABIIL MA AH WA QIYAM JIRITAAN FADLAN ILAALI WIXII TABANAYA QABYALAD UMAD SOO JIRTAY AMA TARIKH SIDA UGU WNAGASN UNBA LOGA WARAMA

  • @mohamedjacayl1815
    @mohamedjacayl1815 4 года назад

    Sxb wax kasta qaybta 1 waad ayaad uga tagtA

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  4 года назад

      Mahadsanid walaal Maxamed. Insha Allah qaybta xigta galabta la soco. kamaanu tagin.

  • @adamhirqal2983
    @adamhirqal2983 4 года назад +3

    Wuxu halleeyey mooye wuxu hagaajey la ma hayo

    • @abdiheybe3820
      @abdiheybe3820 4 года назад +1

      Adiga abahaa ma murtadiintii galada ingiriiska la socotay miyu ahaa

    • @adamhirqal2983
      @adamhirqal2983 4 года назад

      @@abdiheybe3820
      Maya, anaa ba jirey, waxaan dhahay ka war celi ama afxumada baraha bulshada ka dhaaf

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад

      Waxaa dhibane u tahay Taariikh hore Duli yahow Awoowayaasheen suuqyada New York io London baa lagu beecin lahaa.
      Tankle Sayidku Wxuu naar dhadhan siiyey Gaaladii iyo Soomalidii Dooda ku bixisay in Ingiriis dowlad yahay.
      Tankle Yaa soomali xukumi kara Iyada oo aan la layn?
      Nio Alle ha u wada naxariisto Dhamaan Dadkii soomaliyeed ee aragtida yaraaa io Ninkii aragtida fogaa ee Sayid Maxamed

    • @adamhirqal2983
      @adamhirqal2983 3 года назад

      @@ahmeddanan4618
      Shaydaanka iyo naagaha uu ku adeegan jirey meel ay libin ka soo hooyeen bal sheeg. Faan iyo sooyaal aanad isir u lahayn ha sheegan

    • @ahmeddanan4618
      @ahmeddanan4618 3 года назад

      @@adamhirqal2983
      Hhhh dhaadhaanow Gaal dawo ma lahane Soo tuu Dhulba qabsaday ingiriisna xanuunjiyey Talo waxay izagu aruurtay inay Duqeeyàn Hindi Keenayati Xabashai Talyaani Ingiriis Waxaaaz oo dhan ninka dhulka afka u galiyey ku darsoo Adiga waxaa dhibane u tahay gaala raacdii Sayidku Naarta dhadhansiiyey bal maanta yaa yaqaan Dadkaaz dooda ku bixiyey in ingiriis dowlada yhy koofilna kabaha loo qaado Doofarkana loo qali. Waxaa intaaz igala qosol badan In ingiriis adiga Awoowayaashaa ku yiri Libaax ma dili kartaan mas iyo abeeso ma dili kartaan oo xitaa ceelashii masas inatay ka buuxsameen uu ingiriis yari Qurbaan sameeya Alle ka barya inuu ka tago masku ceelka.
      Ingiriis waxa uu kaga dan lahaa waa in uu Shaki galiyo muslimiintaaz caqiidadooda.
      Taariikhda wax ka zoo baro Naafa yahya Baga weeye in la laayo Duliga gaala raacda ah

  • @abdifatahmohamed148
    @abdifatahmohamed148 4 года назад +1

    Masha Allah