Sayid Maxamad Cabdulle Xasan | Gabaygii : Gudban ( Gaal-leged) | Qoraal iyo muuqaal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 62

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +16

    Labada gabay ee gabayada syidka ugu muhiimsan,waa Gudban Gaalo lagad,iyo Jiinleey,qalbiga ayaa ku xanuunayo,sida gaalo iyo cawaankeeda ,waa soomaalidii la socotay,soomaalina wuu la hadaly hadday wax qaadanayaan,soomaalibaa garabkiisa ka baxaday gaalo ayay u garba guubeen,raximahullaah.

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +10

    Asvwtb ilaahay ha unaxariisto Sayid muxaned ,iyo Aw-Daahir Af-qashe,iyo Daraawiish oo dhan.aamiin.

  • @ahmedomar5409
    @ahmedomar5409 Год назад +1

    Alle hakuu naxariisto, somali hadey sayidka wadadiisa raaci laheyd maanta duligaan kumey jirteyn.

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 3 года назад +8

    Ragii Goobtaas ku la.dahay e u sayidka u barooortay o u Tuducyada qaar ku sheeG waxa ka mida
    Xasan axmed mire xasan Gaaguf
    Xeyd aadan galeydh
    Xirsi waal maxamuud canshuur
    Aw aadan seydh
    Iyo xaaji maxamuud dhari
    Sido kale waxa ka mida aha ragii u sida gaarka u ugu baroortay uguna Murugooday
    Beeynax aadan galeydh o sadex wiil u dhalay gooobtaas kaga baxday
    Muuse jaamac maxamed muuse taagane o isna afar wiil u dhalay halka lagaga dilay Dagaalkaas
    Allah u wada naxariiso Ragaaas iyo Hogaamiyahoodi Geysiga aha e Sayid mohamed aaamin

    • @sooyaalkasuugaanta8664
      @sooyaalkasuugaanta8664  3 года назад +1

      Aad baan kaaga mahad celinayaa walaal sida wacan ee aad noola wadaagtay taariikhdan.

    • @dabiyobiyo9880
      @dabiyobiyo9880 3 года назад

      @@sooyaalkasuugaanta8664 adiga mudan wll

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 3 месяца назад +2

    Cajiib, wallaahi waan qoslay weliba waxaa iga qosliyey tuducda ah { Hadaan garan gunnaan siinlahaa goor iyo ayaane }
    Bal kawarrama mujaahidkaas qarniga mootan wuxuu kahadlayey oo uu nooga digayey in ay maanta naheeystaan!!!

  • @Axmednuur160Nuurdeew
    @Axmednuur160Nuurdeew 5 месяцев назад +2

    Masha Allah abawaanka guuuuuuul iyokaramo guuuuleyso ilahy naxariisto 🤲🤲🤲

  • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
    @AbdulaahiMukhtaar-f1m 3 месяца назад +1

    Alow unaxariisto halgama soomaliyeed alaha unaxariisto

  • @warsame254
    @warsame254 8 месяцев назад +2

    Allahayow garacdii gaalada ahayd sayidka dhibtay kuwa awoowyo ay u yihiin baa anigana i daba socda!

  • @a-b9206
    @a-b9206 3 года назад +8

    halyeey somaliyeed godka lagugu janee daa in abidkaa amiin yaa rabi

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад +5

    Allaah ha unaxariisto janada allaaha kawaraabiyo amiin ya bari guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👍👍🦁🦁💕💕💙🤍💙💯💯🥰🥰💪💪👌👌🤲🤲🦁🦁👍👍👑👑💓💓💓🔵⚪️🔵♥️❤️💗💓

  • @tomjames8181
    @tomjames8181 2 года назад +2

    Waa gabay murugo iyo calool xumo ah!

  • @badriabdifarah5454
    @badriabdifarah5454 3 года назад +9

    Nin tolwaayay.

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud4846 10 месяцев назад +2

    الله يحفظك

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 года назад +4

    Waad mahadsan tahay sida aad ugu qorteen shaashada,jzkhauran.

  • @cabdiwahabmaxamud6549
    @cabdiwahabmaxamud6549 2 года назад +3

    M.a ee allah unaxriisto

  • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
    @AbdulaahiMukhtaar-f1m 3 месяца назад

    Gabayga nin aqli le
    Fahmi karaa allow unaxariisto

  • @garaadamiin2058
    @garaadamiin2058 2 года назад +2

    ogawaw allaha kuu naxariisto

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Месяц назад

    Gabay gaan waxaa ku xusan qabiilada somaliya diidan iney degto 150 sano kadib wali wey diidan yihiin heshiis iyo dowlad

  • @deeqomohamed2303
    @deeqomohamed2303 2 года назад +1

    Ilaahow qabrigaaga rowdatul minriyaadil janna kaaga dhig

  • @younustolkey7995
    @younustolkey7995 2 года назад +1

    Af somaligan wuu adagye wlh
    Intan aqane wu dhafe

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 Год назад

      Ma dalka dibadiisa ayad joogta saaxib? Sool imaw adigaa baraniye

  • @jamaalcabdilaahi1110
    @jamaalcabdilaahi1110 6 месяцев назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 9 месяцев назад +1

    Sayidku wuxuu ahaa al-shabaab ilaahaybaa umada ka qabtey.

    • @sooyaalkasuugaanta8664
      @sooyaalkasuugaanta8664  9 месяцев назад

      Wa ra'yigaaga Sayidkuso wuxuu ahaa Ilays Soomaali oo dhan gobeeyay inta gaala raaca ahayd maahane oo uu la diriray

    • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
      @AbdulaahiMukhtaar-f1m 2 месяца назад

      Adaykula tahay halgama soomaliyeed buu ahaa alaha unaxariisto

    • @kenediddirie8406
      @kenediddirie8406 2 месяца назад

      Sida nag dhali weede ebahe wil siye ingiris dhaladow xaage ka dhunkada awoowga ma gabayga raagi tiriye minutes ka mid yahe?

    • @AbdulaahiMukhtaar-f1m
      @AbdulaahiMukhtaar-f1m 2 месяца назад

      Ciyaal nimada iskadaa nin kaa wayn gu baas kaa wayn soomali ku maah maahdaa taariikhda diwwAN LAGU QOray maduugowdo taariikh baa lagahaya halgama sayid

  • @iali8540
    @iali8540 Год назад

    Isagoo baxsad ah ayuu Sayidku iimey ku bakhtiyay .

  • @abdulkadirahmed5488
    @abdulkadirahmed5488 29 дней назад

    Waxaan Dib udhagaystay 2025
    Muqdisho

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 года назад +1

    Walaal, gabayga dardaaran isna qoraal sidan oo kale ma noogu samayn?

  • @DarbiAlbaab
    @DarbiAlbaab Год назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ good good

  • @bookhaxmed6583
    @bookhaxmed6583 9 месяцев назад +1

    Daraawiish waxey aheyd musiibo umada soomaaliyeed ku habsatay.

    • @kenediddirie8406
      @kenediddirie8406 2 месяца назад

      Somali o dhan ba darawish aheed xaage uga hadhe

  • @deeqomohamed2303
    @deeqomohamed2303 2 года назад

    Dhammantoot

  • @MG-vq2mn
    @MG-vq2mn Год назад

    Eebow anaa kaga gar leh ee guusha ha i seejin....al aankan sidaas yay gaal u daba taagan tahay Somaliyi..VERY SAD!!!

  • @maxamedcabdullahi7275
    @maxamedcabdullahi7275 10 месяцев назад

    Dadka Af-Soomaliga ku xeel dheer AWR GABRAAREED MAXAA LAGA WADAA? makuu leeyahay sidii AWR GABRAAREED MIYAAN GULUBLOO ROORAY

  • @Jaamacbshe
    @Jaamacbshe 7 месяцев назад

    Abwansoo maaliyeed oo lamida majiro ilaa had

  • @omerali8332
    @omerali8332 2 года назад

    dee waad khaldaysaaye qoraalka iska hubi

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 Год назад

      Halkan kusoo qor wixii khalad ah oo ad ku aragto saaxib

  • @hanadmaxamuud
    @hanadmaxamuud 11 месяцев назад

  • @AwaleGadid-ij1dh
    @AwaleGadid-ij1dh 9 месяцев назад

    Haye

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 Год назад

    Haday galallaan uma gadomene
    Ereyga galaallan micnihisu wamaxay

  • @xirsiamaan
    @xirsiamaan 2 года назад

    waxba kama jiraan waa riba iska cad. nin cali geri ah oo 10 laga dilay ka barooranaya miyaa noqday Wadaadkii Maxamed Waal. Maxamed Waal weligii ma gabyin . gabayaagu xataa waa sheegayaa inu yahay oday weyn. ma 1904tii ayuu ina cabdulle xasan oo 35 jir ah ku faanay d'a weyn?
    waxba kama jiraan gabaygan waxa tiriyey ninkii Colwad Seed Magan oo c ali geri ahaa.

    • @jamalfaisal1724
      @jamalfaisal1724 2 года назад

      Ma garashay kaa tahay kkkk

    • @ahmedk5064
      @ahmedk5064 2 года назад

      Horta wa iga suaal ee sayidka waqtigisi ma recording codka lagu dooba aya jiri? Qof garana gabayada sayidka aya kuley laga dobi

    • @jamalmohamed8766
      @jamalmohamed8766 2 года назад +1

      Xaare Sayidka sanadkii 1859 buu dhashay 1921 buu dhintay

    • @mfayz980
      @mfayz980 2 года назад +1

      War niyahow anigu reer Cali Geri ahay
      Hadana Gabayga Sayidka baa tiriyey
      Cidna kuma haysato

    • @muktarmohamud937
      @muktarmohamud937 Год назад +1

      ​@@jamalmohamed8766 1865 ayu dhashay

  • @DaudAbdiMohamed-l1m
    @DaudAbdiMohamed-l1m 13 дней назад