Sidee Memecoins loo iibsadaa!
HTML-код
- Опубликовано: 31 янв 2025
- 🔔 Subscribe for More Awesome Content! 🔔
👍 Like this video if you enjoyed it, and comment below with your thoughts.
📺 About This Channel 📺
Janalkan waxaad ka heli kartaa warbixino kusaabsan Teknoolojiyadda iyo ganacsiga, sida koorsooyin bilaash ah iyo warbixin kale oo badan kusoo dhawaaw markale.
🔗 Follow Me on Social Media 🔗
📘 Facebook: / ccaseer
📸 Instagram: / ccaseer
💼 LinkedIn: / cabdiraxmaan
🎵 TikTok: / cabdiraxmaancaseer
📣 Join Our Community 📣
Become part of the Cabdiraxmaan Caseer's family! Connect with us on our social media platforms and join our Discord community here: discord.com/caseer
💌 Contact Me 💌
For business inquiries, please email me at abdirahman@caseer.blog
✅ Don't forget to like, comment, subscribe, and turn on notifications!
Ustaad dhiqo ayad dhexda u dhigtay dadka aan Aqoonta dheer u lahayn memecoin, sidaas uma Fududa fadlan haku degdegina ee si fcn u barta intaydan bilaabin.!
Waad asiibtay kalmada
Alle hakaa abaal mariyo wll
Inta wan isla fahany ee siden ulabaxa lacagta faa iidada 🎉🎉🎉
Ustaadow luuqaan soo eeg oo tan wax kasoo duub
Ustaad Mahadsanid sida loo gato waad inoo sheegtay sida sell loo dhaho lacagtaadana aad ula soo bixi karto ama aad binance wallet kaaga ugu ceshan karto soo sheeg
Waa mahadsan tahay aad baan kaaga faaiiday ❤❤ guuleyso waana kugu soo biiray cilmigaagana nooga faaidey macalim 🙏🙏🙏
Part 2 so samee wll sida trade lo galo plz
Ustaad waa jeclaaan laheyn in aad Dhanka Crypto noo soo weeciso adoo mahadsan.❤❤❤❤❤
Mahadsanid ustad
Mahadsanid noo soo badi casharada ka hadlaya crypto currency ga
Gulayso sir
Mahadsanid wllo
masha allah abdi csir wax badan ayaan ka fahmay/bartay videogaan ee codsi video kasoo sameey sida photonka looga tradegareeyo iyo sida lagu kala garto memecoinska scam_ka ah iyo kuwaan ahayn aadbaa u mahadsan tahay waana ku salaamaa waa deeqdeeq from mpss
Ustaad meeshaaas waaa meeel aaad u qatar bdan 99 scamrs ayaa kubadan
Mahadsanid wadaagista! Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?
Mid kasta ma gmail cusub io account cusub baa gashanaa tusaale binance account iyo photonhal account maku istcmaali kraa
Part 2 sida trade lo galo so sameee wlll
Lacag binance taal ma mid aad wali wax ku gadan ba mise mid aad wax ku gadatay xitaa waa cadi zxp
Macalin add home screen oo isoo qoraa marka Connect wallet aan dhaho
Ustaad ustaad waxaad yara ka cadaysaaa photon wallet iyo private keyga miyaad ka wadaa in la copy gareeyeyo .
mise phonton private key -giisa,iyo phantom private key aan sare ku soo dhaafney wweye.
Mida kale qaabkoo u haboon in loo copy gareeyee,hada waxaad moodaa in aad copy to whatsapp aad tiri ,miyay ka haboonayn in caadi loo qorto .
WIF meme coin miyaaa
Aad baad u mahadsan tahay, waxaad soo raacisaa Video kale oo sida la iskaga iibiyo ah lacala haddii aan wax ka faa´iido oo aan rabo inaan ka baxo oo aan iska iibiyo si xoogaagi aan la iiga ceshan
EVC plus ayaan haystaa sideen u iibsada cions kan
Macalin inaan malgashto crypto ayaan rabaa lacag badana mahaye coin ke igula talin lahayd inaan iibsado
walal ka so hadalbinance demo trader qofka raba inu trader noqo sidi u igu baran laha lacag maacmiil ah oo an xaqiiq ahayn
Kuwa kale sidee loo iibsadaa saaxib muqaal dhan kasoo samee
Sxb sidee wallet waan ku wareernee Edahab am Evc loogu wareejiyaa
sxb adoo raliya phoyon oi wax nooga taataabo thnxs
Hadii aan hada Bilaabayo Aanan Haysaan Wax Lacag crypto ah Lkn Lacag dollar Aan haysto Sidee anigu ugu shuban karaa Anoo sarifle marin
P2p ayaad ka gadan kartaa ama qof aad sxb tihiin haduu jiro wuu kuusoo diri karaa
Ustad trade kan so badi
Bybit ustaad sida koin looga iibsado kasoo hadal waa barmaamij faaido le weyaan dad badan haka faaidaystaan ❤
Lk dexscreener hada so dajista codeka so copy dhha kadib swap dhha macqul somah an
Waxaa ka horeeya signal hel ama treds baro
Ustaad soo bade casharada ku sabsan crypto
binannce sida lacagta loogabaxo soo dhig
Ilaso hadal hadad doonayso si fudud ood lacag ku samayso ana tijaabiyey wlhi beenna maaha just 10 dollar ku bilow oo 3 days ku samay $200
Ustd qaabka loo trade gareeyo mrka gadato video kaso samee
Waxadna ku sodartaa qabka binance lacagta loogu soo shubto
Adiga ma iibsatay?
Fadlan markle
Wll meme coin xaran weye sow ma ahan
Soobadi
ENG. aada umahadsantahay abaalkagina janno
Xaram weye meme
so bade
Oo soo xaraam maahan meme coins ka?
Haa 💯
Fadlan dadka dhibka ka daa oo ilaahay dartii uga baq dhibaatada aad dadka soomaliyeed gelinaysid adiga oo views raadinaya ma memecoin ayaad dad ku boorinaysaa marka koowaad waa coins xaaraan ah 99% marka labaad waa wax qofkasta samaysankaro oo been abuura marka saddexaad waa la isku dhacaa haddii aan lagu dhicina weligaa faaiido kehelimaysid in ay hoos kula aado mooyee intaas oo khasaare ah maxaad dadka ugelin midda kale boqolaal coin oo xalaal ah projects leh qiimo badan ayaa jira kuwaas keliya hadaad dadka lawadaagtid ma maxaa dhib kujira aadba iska daysid qashinkan.
Saxib mahadsanid, commentigaan oo kale ayaa radinayay, aniga maanta lee bilaabay crypto currency wax ka ogada hadaadan adiga ahaan lahaan waa lay dhici lahaa, dadkan views ayaa waalay kama fikiriyan xitee wax ay gudbinayan samaynta aan ku yeelan karto aanqiradooda, xeli adag ayaa lagu jiraa ilahay ha ina amaansado.
@zaki143 wlhi dadka somalida ah ee yidhaahda cryptocurrency ayaan naqaanaa waan kayaabay waa dad ilaa xad juhalo aad moodid oday ahmed aadam layidhaahdo ayaan arkay wax daacad ah oo cryptocurrency kujira inta kale waa dad aan xaaraan iyo xalaal ukala soocnayn sidoo kalana dadka meel aysan ka soo kabsan karin madaxa ugelinaya waxa aan kayaabay waxa ay dadka udhibayaan memecoins ayay ummad dhan hantidoona in ay geliyaan kula talinayaan hadda wiilkan videoga duubay mar hore wuxuu ka mid ahaa dadkii buunbuunin jiray coinkii la odhanjiray Hmstr anigu cryptocurrency waan aqaan qof aan talo siinayo mid naftayda ka sii talo wanaagsan siiyaa waxaan ku idhaahdaa cryptocurrency ugu yaraan basic ka baro weliba meel sax ah oo xaaraan iyo xalaalba kuu kala sheegaysa kabaro haddii kle xaraana waa lagu gelin lacagtaadana memecoin ku dhacaya lagu gelin doonaa sidan oo kle.