3 bilood kubaro luuqada english-ka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 145

  • @AsmaAbdirisak
    @AsmaAbdirisak 2 дня назад +4

    Ilaahow igu kaalmee barashada quraanka kariim xifthigis iyo norwegiga iyo ingelish iyo yaa rabbi yaa rabbi yaa rabbi aamiin yaa allah ii sahal aamiin

  • @AbdinourMohamed
    @AbdinourMohamed 5 дней назад +15

    Waa laga fiican inaad been dadka ugu shekayso, Saxibayaal Orahada ah englishka bil, 2,3 Ayaa luqada lagu baranaa wlhi waa been, Luqadu wxy rabtaa in lala nolaado ee maaha waxqti camiyan io bil hebel baan active noqon fadlan katigtonaada dadka wxz veiwska kusameeya. Aniga Wxa lanola luqada dabcan aan dhagyzn jiray baran jiray ilaa hadna aan barto mudo laga joogo 2.5 kahor Alx hda Sida ugu fcn waan ugu hadli karaa, dad bdna wan oga fa'ideyay. Mrka luqadu wxu rabtaa inad nlshada o dhan kuhareerayso🙏🙏🙏🙏
    Cawan Hadan si khaldan uhadlay, Ama hdlkyga ad dhbsty, Wxn Lahdlyaa qofwalbo aqriyy qrlkyga 🙏🙏🙏🙏

    • @ayaanmahad9239
      @ayaanmahad9239 5 дней назад

      Haa waa ruun wax 3 bilood iyo wax laa midaa lagu barnkro ma aahn waa inaad nolsha qabaya kamid aah kadhigataa

    • @BushraBashiir-t3j
      @BushraBashiir-t3j 3 дня назад

      That's really true

  • @sulthanawil
    @sulthanawil 7 дней назад +8

    I decided last month to start my English studying journey and I have been learning since first day of this year also i immerse my life in English although im better than more

    • @Hogaanka252
      @Hogaanka252 7 дней назад

      How could you see if we make group which we practice our learning🤝

    • @sulthanawil
      @sulthanawil 6 дней назад

      @ not bad but there’s a problem from environment bcs of we shall speak somali and that will challenge our system

    • @nimcoismaaciil6452
      @nimcoismaaciil6452 5 дней назад

      Hadaynu islaharano kawaran😢

    • @MACHADKABRIGHTON
      @MACHADKABRIGHTON 4 дня назад

      good for you

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 7 дней назад +15

    Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto waxna hala barto
    ❤Luuqadduna waa furaha aqoonta iyo horumarka

  • @Soonayaal
    @Soonayaal 7 дней назад +4

    Thanks ustaad🎉

  • @qadabmaxamedxasan
    @qadabmaxamedxasan 7 дней назад +4

    Maasha allaah cabdiraxman horay usoco waxaa sookordhisay barnaamijyo wax kuoolah oo dhalanyarteen kamaqnaa thanks

  • @mohamed.Black8029
    @mohamed.Black8029 7 дней назад +1

    Thanks ustaad jazaa akalaahu kheyr sida mar walba aad noola soo wadaagto (value content)
    Runti wx badn baa ka fa'iidnay

  • @Abdiyare2050
    @Abdiyare2050 7 дней назад

    Jazaakalaahu kheyran ustaad Abdirahman Caseer👏🙏

  • @RidwanSulaymaan
    @RidwanSulaymaan 7 дней назад +4

    احب اعمال الى الله ادومها وان قلا

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 3 дня назад

    Thanks wllo ❤❤❤❤❤❤

  • @FartuunAbdulahi-mw8nb
    @FartuunAbdulahi-mw8nb 7 дней назад +1

    Thanks sida quruxda badan aaa inoo caawisat

  • @maxamedraage1359
    @maxamedraage1359 6 дней назад

    AdA u mahadsantahy abdirahmaan aada ugu wareray barashada English taladan aad a ugu bahna wanad ku Mahadsabtahy macalin

  • @Eiluo
    @Eiluo 7 дней назад +1

    Thanks bro wlhi jadwalkan waa her sare .

  • @engismailtech148
    @engismailtech148 7 дней назад +1

    Mahadsanid Macalin

  • @Maxamed.deeq24
    @Maxamed.deeq24 7 дней назад +34

    I am ready 24/01/2025✍️

  • @abdikadirmohamoud907
    @abdikadirmohamoud907 6 дней назад

    mahadsanid sxb caseyr

  • @mohamettUpdullahibezza1003
    @mohamettUpdullahibezza1003 7 дней назад +2

    insha allah inuu ilaahey ii fududeyoo oo ku gulayto baan rajayn isoo duceeya zxipyaal

  • @makaabdukhadir8071
    @makaabdukhadir8071 6 дней назад +2

    Document ragi aawi hee ustd qeer allah ku siiyee

  • @mohamedabdullahi3082
    @mohamedabdullahi3082 7 дней назад +1

    Mahadsanid sxb

  • @AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt
    @AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt 7 дней назад

    Thanks Ustaad

  • @faysamohamed-hp9pn
    @faysamohamed-hp9pn 2 дня назад

    Insha alllh 30/01/2025

  • @zeynabshoble5226
    @zeynabshoble5226 6 дней назад

    Mahadsanid ku jeer

  • @ahmedjey7998
    @ahmedjey7998 7 дней назад +2

    Zxpyal iso duceya inu ilahay i fudediyo❤

  • @nimcoismaaciil6452
    @nimcoismaaciil6452 5 дней назад +1

    Ducmaentiyadii aad lahayd wan idin so dirayaa awey ustaad

  • @Abdisalam-Mohamed-Ali
    @Abdisalam-Mohamed-Ali 7 дней назад +6

    Arinka 2aad aad ka hadleesid ustaad waxn ku darsanayaa waxaa jiro apps loogu talagakay in aad practice ku sameeso adiga oo lakulmaaya dad faro badan oo luuqada ku hadla, waxaan apps kan isticmaalayaa mudo sand io bar ah.
    Magacyada appkska: hellotalk, hilokal.
    Aad io aaad bey kuu caawinayan in aad hesho dad aad la practice gareeso luuqada, mrna hdii aad barato waxy nqon doonan appskan kuwa aad daily ugu isticmaalka badantahy

  • @shuayb01
    @shuayb01 7 дней назад +6

    Nio haa sax anka gaalo maanijin filim ee naago aan astornayn kujiraan madaawan karno wainaan daawanaa marka kuwa kartoomada ah❤

  • @fadximuhumed4795
    @fadximuhumed4795 5 дней назад

    Kaama hayno ustaad

  • @AminaFarax-k8q
    @AminaFarax-k8q День назад

    31/1/20/25. Jimce. 1/8/1446. Shabcaan. Ilaa 3bilood kadib. Ookubeegan 30/4/20/25

  • @MACHADKABRIGHTON
    @MACHADKABRIGHTON 4 дня назад

    mashallah

  • @ceeblacali-z8h
    @ceeblacali-z8h 5 дней назад

    insha aalah waxan rajay 4 bilood kabacdi ina soo laabto commentigan anoo sifiican meel iskaga saarey

  • @Imabdi9
    @Imabdi9 6 дней назад +2

    Im already take a decision rn the history is 25/1/2025 to learn English and Arabic English 2month Arabic 2month insha Allah I will come back this video after learning new language bye bye 👋

    • @smartman111
      @smartman111 6 дней назад +1

      😂😂😂 ma isla baranaa numberkaaga WhatsApp so qor😊

    • @hodanhimilo7072
      @hodanhimilo7072 6 дней назад

      Igu soo dara 😂​@@smartman111

  • @FartuunXasanCali
    @FartuunXasanCali 5 дней назад +1

    Aaway appka aad ka hadalayso wll

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n 3 дня назад

    i guess reading books is beter then watching movies

  • @AbdimajiidMohamed-q5f
    @AbdimajiidMohamed-q5f 6 дней назад +1

    25/1/2025 insha allaha wan bilabaya. Yan islabarana aan kuwada shekesana luqada English markasta wada hadleno aniga diyar

  • @MohaanFaysal
    @MohaanFaysal 7 дней назад

    Ready

  • @MohamudCabdi-t5l
    @MohamudCabdi-t5l 7 дней назад

    Mahadsanid ustaad anigu waxan bilabay 1/1/2024 ❤🎉

  • @RidwaanFarahmohamud
    @RidwaanFarahmohamud 6 дней назад +2

    Ya isla barana conversation isla sameyna

  • @EpraahimAbdullahiabdi
    @EpraahimAbdullahiabdi 7 дней назад +3

    Website meesha Ku maadan soo qorin

  • @Ibnuissa-t8g
    @Ibnuissa-t8g День назад

    Kwrn hadaan ahaay qof aan waaxbo ubelaynin

  • @NASRIAHMED-vv6ci
    @NASRIAHMED-vv6ci 3 дня назад

    Ustaad aaway linkigii

  • @MohamedFarah-mg3kq
    @MohamedFarah-mg3kq 5 дней назад +1

    Oo wixii oo bal qaad ah ma wuxuu kusoo gabagaboobay Linki ayaa idinsoo dhigi dona. For every action they are Must be an opposite equal reaction. Igadheh

  • @Ahmed-Shaakir
    @Ahmed-Shaakir 3 дня назад

    Qorshaheyga 1aad ayaa ah sanadkaan 2025 in aan ku hadlo bartana sharciydiisa

  • @ismaildirie
    @ismaildirie 7 дней назад +1

    Qof aan aheyn beginner ee xogaa hor luuqada u yaqaan daawo macalinta amanita ama foreigner teachers qaar baa xataa cascade PDF leh

  • @ayanleadambordage8742
    @ayanleadambordage8742 7 дней назад +1

    Ustaad website kii wax laga baran lahaa meyay

  • @zeynabshoble5226
    @zeynabshoble5226 6 дней назад

    Inteen ka heleynaa links ❤

  • @NimcoBadal-u3x
    @NimcoBadal-u3x 5 дней назад

    yaa isla baranaa

  • @Axmedkhayre555
    @Axmedkhayre555 7 дней назад +2

    Muqaalka xiga carabiga kadhig

  • @ibraahimmaxamed7440
    @ibraahimmaxamed7440 7 дней назад

    Aaway document sxp adoo mhdsan

  • @XalaneMaxamad
    @XalaneMaxamad 7 дней назад +1

    Thanks

  • @bahjomursal7023
    @bahjomursal7023 6 дней назад

    app ka vocabulary ga noosheeg

  • @Muqdishaawi_boy
    @Muqdishaawi_boy 7 дней назад +3

    Side lo bartaa english wuxu noqday ciwaan views lagu helo imisa qof baa maalinti soo dhigta yaab😂

    • @abdirahmaanali24
      @abdirahmaanali24 7 дней назад +1

      waa fahantay

    • @hassankahie6139
      @hassankahie6139 7 дней назад

      Isaga la qaatay sxp wuxuu ku siinaya wado aad ku hormari karto hadaaf cad cad ah

  • @NajahBashir-h4x
    @NajahBashir-h4x 5 дней назад

    The only thing I have a problem is preposition do you have any solution that teacher and specially abstract nouns and abstract ideas when you describes 😢?

  • @ilhaanmoha4884
    @ilhaanmoha4884 5 дней назад

    1/22/2025❤

  • @Mohammedaabdullahi-yl7zj
    @Mohammedaabdullahi-yl7zj 6 дней назад

    Aaway dicomantiga ustaadi

    • @Imabdi9
      @Imabdi9 6 дней назад

      Meesha descriptionka kafiiri broo

  • @LayloWarsame-n6s
    @LayloWarsame-n6s 7 дней назад

    Wixii arabic bartey haifaideeyaan chanel ay kabarteen

  • @Amiiraquruxx
    @Amiiraquruxx 7 дней назад +2

    Website awey wllo😢

  • @abdullahidhanaandhanaan4305
    @abdullahidhanaandhanaan4305 6 дней назад

    Waxaa tahay madaxa khiyaaliga. Wax walba waxay leeyihin advantages and disadvantages.

  • @Naji_gurey
    @Naji_gurey 7 дней назад

    2024/ ayaan balan qady hada waa inan tiyadeyda ka dhabeya ❤ hada diyar ayan ahy jadwal tosan ayaan sameysana i.a

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 6 дней назад

    Luqad waqti ayee qadanee dadka ha sirin views raadis yee kaa noqon

  • @sagalgeelle2863
    @sagalgeelle2863 5 дней назад

    Wllo Link halkeed Laga heli karaa

    • @BarreAbdizafin
      @BarreAbdizafin 3 дня назад

      drive.google.com/file/d/1Yc2OWlrGcR-4hMbDsn-KKxtxJ9Gvl4Hu/view?usp=drive_link

  • @nimcomukhtaar2265
    @nimcomukhtaar2265 6 дней назад

    Iam ready 26/1/2025

  • @Hibomohamed-nm4sg
    @Hibomohamed-nm4sg 6 дней назад

    Sidee

  • @Safaanasiman
    @Safaanasiman 7 дней назад +3

    Website aa way

    • @Mohamett-b
      @Mohamett-b 7 дней назад

      Ma isla baranaa

    • @Safaanasiman
      @Safaanasiman 7 дней назад

      @Mohamett-b haa

    • @Mohamett-b
      @Mohamett-b 7 дней назад

      @@Safaanasiman kaliya waxaan ku hadleena english OK

    • @Mohamett-b
      @Mohamett-b 7 дней назад

      @@Safaanasiman halkee kala soo hadlaa

    • @roblehdaher4732
      @roblehdaher4732 7 дней назад

      Website aa waye

  • @MariaMohamed-t8p
    @MariaMohamed-t8p 6 дней назад

    Wax ma arkin away 🥺🥺

  • @MohamettMohamett-p3i
    @MohamettMohamett-p3i 6 дней назад

    Insha Allah I will come back this comment after 6 months

  • @abdilahiqorshe6353
    @abdilahiqorshe6353 7 дней назад +1

    Wuu degi waayey ma jirta cid la degatay

  • @CabdixaafidIimaan
    @CabdixaafidIimaan 5 дней назад

    decomentry ga aaway

  • @AbdiazizHogaad
    @AbdiazizHogaad 7 дней назад

    One day i speak English fulnance

  • @CnajiibCnajiib
    @CnajiibCnajiib 7 дней назад

    How do I learn my English

  • @munacalicali976
    @munacalicali976 7 дней назад

    Plz iga cawiya meesha lagal sodagayo mahayo anigu waa iso bixi ladahy

    • @BarreAbdizafin
      @BarreAbdizafin 3 дня назад

      drive.google.com/file/d/1Yc2OWlrGcR-4hMbDsn-KKxtxJ9Gvl4Hu/view?usp=drive_link

  • @SuweydoAbdisalan
    @SuweydoAbdisalan 7 дней назад

    Carabiga ka so hadal

  • @faysamohamed-hp9pn
    @faysamohamed-hp9pn 2 дня назад

    Iduceya inaan English barto 😂

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 3 дня назад

    Somali been badana xishood daranaa. English Lix bilood ku baro ku laha. Adiga horta English si fiican ma u taqaan? Waxaan hubaa inaad waxba meesha ku hayn haddi imtixaanka TOEFL ama IELTS lagaa qaado inaad 10% keeni lahayd.

  • @darasadmedia.8599
    @darasadmedia.8599 7 дней назад +2

    Wlhi sxb English waankaa badiyaa oo Afka Soomaliga iigama duwana waayo dal English luuqadiisu tahay baan kudhashay balse waxaan layaabanay waxaad bulshada kuwaanineyso iyo dhaqan bi iska aad meesha lasoo feera wayntahay 😔
    Bal ufiirso wuxuu leeyahay: luuqadaada English ka!!!! Waryaa luquadeenu English maahan wee waa Soomali cawaanyahow mardambe waxaas yaana lagaa maqlin ma wasaarada dhaqanka UK baa tahay qof Soomali ah baa tahay 😔
    Nacalaa feerahaaga baaldiga ueg kuyaal afkayga Hooyo baan 7 sano shcll ugu jiray asna English baa madax maray

    • @KingzakariyexassanCumar
      @KingzakariyexassanCumar 7 дней назад

      Qofka laiska caayo wll horta caadi iska dhig dad bdn Aya jiro rabo luqada in eeey barataan luqada waxeey ku qoranatahay aqoon bdn Marka labarato laka faideyso waaaye

    • @SACIIDLEO
      @SACIIDLEO 7 дней назад

      Dhibka ku heysto muxuuyahay hort
      Adina laguuma wadee meel naga fariiso

    • @darasadmedia.8599
      @darasadmedia.8599 7 дней назад

      @SACIIDLEO dhaqan bi is nimadaan layaabay dad hda baadiye kasoo orday oo xaraan ah baa tihiin barina khaniisyo noqonaysaan hdaad maantay dhaqankiina katagtaan. Luuqadaada Englishka iyo umadaha kale dhaqankooda dhexgal muxuu ula jeedaa soow liid nimo maahan? War wlhi English sharaf kuyeelan maysaane dhaqankiina ilaashada baqtiyow luuqadaha waala battaa balse qof maran lama noqdo

    • @darasadmedia.8599
      @darasadmedia.8599 7 дней назад

      @@KingzakariyexassanCumar luuqada inla barto sxb ma diidani waana wax hagaagsan lkn ninkaan hdlkiisa ufiirso umada kale dhexgal gaalada dalxiiska kutimid aad lasheekayso luuqadaada English ka kor uqaad, dhaqamada dadka si hoose udhexgal waxaas uuka sheekaynayo waa wax liidnimo ah, iyo dhaqan bi'is nimo ee barasha luuqad maahan Allaw yaa ogaada asaga xitaa marka dadku qoslaan buu laqoslaa ee waxba kama yaqaano.

    • @SACIIDLEO
      @SACIIDLEO 7 дней назад

      @@darasadmedia.8599 nio adaa aqonyshan 1 dheh ani luuqadaan inaacilmu kuraadsadaarabaa ee calaacalka igaladultag 5 luuqad shisheeyas. Bartay faaido maahinee dhibna Ma arkin video gaaan kuugu ma socdde danyeeelo

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 дня назад

    Beenaale

  • @bushroMohamett
    @bushroMohamett 6 дней назад +1

    Thanks