Phantom wallet sida meme coin logu gato Iyo Jupiter loo istacmalo😍🔥

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • Telegram
    t.me/+Lcls6GO-...

Комментарии • 40

  • @abdihakinmahamud1176
    @abdihakinmahamud1176 14 дней назад +2

    thanks Zakariye aboowe ruuntiii courses aan lacag ka bixiyaye wax aan ka baran baan youtubekaaga ka baratay Alle haku barakeeyo bro.

  • @MohamedAhmed-hv4vh
    @MohamedAhmed-hv4vh Месяц назад +2

    Thanks bro waxbadan ayaad tartay dadka xiiseeya arimahaan,

    • @ZakariyaAcademy1
      @ZakariyaAcademy1  Месяц назад

      🥰

    • @MohamedAhmed-hv4vh
      @MohamedAhmed-hv4vh Месяц назад

      Wax badan ayaan raadiyey xogtaan, kuwo afkeena ku hadlo, iyo kuwo af qalaad kuhadlo, intaba sidaan hagar la aanta ah, wax usharxa waan waaye, Millions followers uqalntaa, go forward bro

  • @abdilaahinuur3831
    @abdilaahinuur3831 Месяц назад +1

    Uztaaad thnk soo kordhi waan ku sugaynaa sida dayley loo treade gareeyo na tus

  • @horseedfxacademy3979
    @horseedfxacademy3979 Месяц назад +1

    Waa cashar aad u fiican waad mahadsantahay ustaad Zaki

  • @MohamedDiriye-i9v
    @MohamedDiriye-i9v Месяц назад +1

    Shukran ustaad wax badan ka fa idnay

  • @MaracaddeBashir
    @MaracaddeBashir 17 дней назад +1

    thnks zaka bro well parepared walhi mashallah

  • @luqmaanyare8978
    @luqmaanyare8978 10 дней назад

    Wlo zaki adiga oo training qadnya ino soo dub ❤

  • @Adensulub
    @Adensulub Месяц назад +1

    mahadsanid ustaad zakariye ustaadad waxa cashar nooga soo samysaa sida phantom wallet lacag looga dirsado to baninace iyo sida dex waxa looga gato

  • @muzamilcade7752
    @muzamilcade7752 Месяц назад +1

    Ustad zakariye mahadsanid cashirada nucaan ah nosoo badi sida memcoinka macquul ah ee ee suuqyada waaweyn la keeni doono sida loo gato sida pepe iyo doge coin wadada ay soo mareen oo kale

  • @muzamilcade7752
    @muzamilcade7752 Месяц назад +1

    Meme coinska cusub trade kaliya miyaa u gali kartaa mase invest ment waa ku sameen kartaa markoo cusub yahay

  • @abdiwahidmohamedibrahim5253
    @abdiwahidmohamedibrahim5253 Месяц назад +1

    Ustaad zakariye Sdkle waxa noogu so xajisa sida telegram botts ka loogu trade gareyo ado mhdsan 🙏

  • @abdullahilugey2678
    @abdullahilugey2678 21 день назад

    Ustaadii anoo phantom ku dhax jiro aan coin ka gatay orca dhaxdiisa waana ii shaqeyn wayay

  • @cabdicazizahmednur5309
    @cabdicazizahmednur5309 Месяц назад +1

    ustaadi zakariye walletka metamaska mar muuqaal noga soo samey qaabka wax looga iibsado adoo raali ah ustaadi

  • @sadexfoole807
    @sadexfoole807 Месяц назад +2

    sakariye macalin adoo mahadsan waxaa nooso samaysaa sida botska telegramka looga trade gareeyo looguna xirto phontom wallet

  • @IsmiihalFaaya
    @IsmiihalFaaya Месяц назад +2

    LacagTa ugu yar inte la dhigi kara solana photon wallet

  • @suhaymashidane3411
    @suhaymashidane3411 27 дней назад +1

    Ustaad USDT mausodirsan kara phantom wallet anigo isticmalay solano network kadib phantomka dhaxdisa solano ugu badalana

  • @abdullahilugey2678
    @abdullahilugey2678 Месяц назад +1

    Ustaad Trust wallet aan lacag eth ku shubay waxne kuma gadan karo waana dirsan wayay maxaa sameyaa bro

  • @DaadaDddd
    @DaadaDddd Месяц назад +1

    Wllkow exchange evc oo solana iiga dhiga phantom wallet eh iisheg pls

  • @sadkiuu2
    @sadkiuu2 Месяц назад +1

    Zakaria talk metamask sidan oo kale plz

  • @Salaadmaxamedsalaad
    @Salaadmaxamedsalaad Месяц назад +1

    Wll exchange htx layirahdo Soo bar kasoo hada plz

  • @galbow1
    @galbow1 15 дней назад

    thanks