"Waxaad moodaa Hogaamiye-kooxeedyo cusub oo Daarood ah in ay soo baxeen oo..." Cali Cosoble.
HTML-код
- Опубликовано: 23 ноя 2024
- ISKA JIR XAQUUQDA VIDEO-GAN WAXAY U DHOWRAN TAHAY SHABELLE TV. HA ISKU QAADAN
Si aad mar walba noola socoto fadlan subscribe, share, like and comment.
/ @shabelletv5037
Adeer Xassan dhiiqo oo Ayax Waa Moryaan Madaxweyne Noqdey Waana in Xassan diirato dalka Somaliya laga badbaadiyo
Anaagaa hadda ku leh xamar danbe somalia laga xukumi maayo
CALI COSOBLOOW LAGUU CAAYIMAAYO BEESHA XAWAADLE BALSE OGOOW XASAN DABADII NOLOL AYAA JIRTA FEDERAAL WAA LAGA GUURAYAA WAA CONFEDERAL KUBISHAARAYSO
Ninkan waa daroogayste caadiya. Gurguurte maxuu ka shaqeeyaa asaga. Gadisley dhul noqday.
ASC ina cosoble, Raadi gobolkii Hiiraan ee xasan xaabsade Xabaalaha ku daray.
Mooryaantii miisankii baad ubugtaaha Dowlade kamaduwana orode Tuuladaadii lagaacayrsadaye mooryaane puntlande waa Dowlade Dani iyo Axmade waa Dad iyo Dalka leh ee mooryaantii miisankii Xamare ee Dadka miisanijirteene baakulaabanaysaane
Waxaas oo kale ayaa sheeganaya siyaasi waa xawaadle laangaaba markaasuu puntland u hanjabayaa maxaad kaqaban kartaa laangaab yahow
Musiibada Soomaali heysato waa MD Xasan sheekh maxaa yeelay wuxuu rabaa inuu dowlada kuwado Tuugis. Dowladnimadu tuugis laguma wado ee awood baa lagu wadaa Dowlad nimo❗️
Adeerkaa xasan shiikh baa hogaamiye kooxeed cusub ah niicda jooji
Shalay markay farmaajo ka hor imanayeen, maxaad u oranweydeen waa hoggaamiyayaal Daarood ah.?????????
Xasan shiikh isagaa ummadda kala geeyey, wax walba yiri ; loo joojinmaayo, waakaa dastuurkii shaadhka ka tolanayo.
Deni, A Madobe and Muuse Biixi are warlords.
Far kaligeed Fol Madhaqdo. United Soomaali Lands is the Key to African Unity 🌍🇸🇴✍️🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐪🏊📐
Dani iyo Ahmed madoobe ha ku waseen dameer dameer dhalay
Adigay kuu darantahay hadii dawlad la waayo daayeeryahow
Habeen iyo maalin gurigaagii baa gubanaya wuxuna la gubanayaa dawwlad la'aan
Adiguna Daarood baa kuu muuqda dadkaagiina dhamaa
Caqli xumadiisa doorasho Qof iyo cod shalay Farmaajo xasan iyo asaxaabtiisa weeyka diideen maantana wixii shalay Farmaajo aad ka diideen maanta mala idinka yeelaalo ee Teendhada imaada
Muxuu rabaa muqdisho in nagu gumeysatan anakaalih iyo wacasimadi somaliya meel mawada galan ee horta qabyalada idinka iska daya markas an iskugu imano somalinimo
Kan waa fadlan ku shubo Xawaadle waa ceebeeyey
Ninkaan qabiil ayaa ka buuxa , kama hadlaayo xasuuqii isaga iyo tolkiis xamar ka geysteen.
Ina adeerkiis xasan garguurte waxa uu suubinaayo.
Yaab waaye dadkaan.
Yaa isgaaray.
Dad hore dhiig galay ayuu abaabulaayaa
Qurmoon,qabiilayste uray.
Walal darood hau gafin kuwan beesha,darood ma ma thalan wadama shesheye ayey mathalan
Cosoble Xassan ayaa ka dhex hadlaaya .
U sheeg Xassan Teendhada ha iska xaadiriyo
Xagee Dowlade Ka Jirtaa ma Vila soomaaliya oo kaliya Xagee Xuntaane Tuuladaadii waa lagu Karbaashaa intakalana Itoobiyaan baa ku haya oo kaa wardiyeeya AS Xagee Qof iyo Cod ku Qabanaysaah , puntlande waa Xor Dani waa libaax dadkiisu Waa Rabaane waliba waa Boqor Boowe
Dani oromada uun baa taageersan nafar somali ah ma taageersano caacda nagala tag , dasatuur garawe lagu mal maluuqey masii shaqeynayo 400 kun shacabuyad ah baad tihiin oromo doorasho qof iyo cod baa la qaban ninkii diidana waa la madax garaacayaaa
@ibraahimmahamud5148 hhhhh waariyootay dastuurka garoowe baa shaqeeynaayah hadiikale somaaliya Dowlad jirimeeyso xasan dalxaraashe dastuurkiisa meal uu ka sheeynayoh majiroh xasan 4 sano nabad kuma dhameeysanayoh
Waaruun arinkaanwaaionoqnoqdey doowlad awoodleh marabaan dadkaqaarooukalafhashey hawiye iyo daarood hawiyeiyodaarood waaalagabadanyahay imada kale.ayaakabadan dorasho qof.iyo cod ah waaloogabadinayaa labadaareerwadanka hAlagaqabta codnahalagureebo❤
Waaaaw waa libax wax fahamdan cosoble madaxwene guuleeyso
Xasan qabuur
Daarood hadiiba haawey soo hadal qaadayaan daarood wuu ceeboobey
Hawiye mooryaan qabuuraha cashuurah
Cosoble adigu baana mahid tana mahid raga daarood dhulkodi joogan kaba qaada xun oo jaadala Ayaada ahaye bax jaadkada Sweden 🇸🇪 furo jaahil diin iyo Maadi aqoon ragaasa dadkoda hogaamiyan
War heedhe ninkan qeylinaayo waa Cali wajios oon Diinta waxka aqoon war Nimankaas Darood iska dhaaf ee tan Xamar ka taagan xal u hela waala rafadsanyahay iska dhaaf nimanka Daarood ood shegeyso xamar kaliya xal haloo helo
.maskiin. maskiin dhalay xawaadlaad tahay abaal baa kugumaysta markaas baad puntland afqarmuun kusoo taagaysa adiga iyo oramada aad sheegaysid kaalaya waa laydin wasayaa
Xasan ka warran xasan ayaa hoggaamiya kooxeed ah haddaad run sheegaysid hawiyenimo ayaa Ku qaaday
Hogaamiye kooxeedka ugu wayni waa xasan gurguurte
❤❤❤❤❤❤runsheeg.ceebsheeg
What about xassan guru guru and musa sudi
Guuuuul daarood
Baastaryohow Xasan Tuugaa haggaamiye kooxeed ah iyo Adiga oo yaqaana kufsi iyo dhac bes
WAXAA TAHAY MORYAN XARAMI AH
EEY EEY DHALAY BAA TAHAY NACAL TULLAH TUUG TUUG DHALAY BAA TAHAY NACAL TULLAH
Hotel. Miraj. Oo. Dubai. Kuyal. Wahanti. Qaran. Somali baleh. Abahana. Wu. Dhacay. Horta. Soceli
Mudane Cosobleh
.v Good point.🇸🇴🌍✍️
Cosoble wlhi runtu ka hadley lkn runta ma jeclin hadan nahey soomaali wey dhibta bal ega dadka ceytamaya war cey wax ku qadi meysane runtu yeysan idin dhibin dorasho qof iyo cod wan galeyna inti is ogol bana qabsaneysa e goblkina iska heysta
Wll hadad run shegayzid maxad uga dideen farmajo marku rabay qof & cod
Dani💪👑🇸🇱👬👭👫👫👭👬👭💝👨❤️👨👩❤️👨👨❤️👨👨❤️👨 Adeere puntlande waa katashataye Mooryaane Xabaaqote oo Qaxiyaye Reer Aakhiraadkii Marka Fadaraale waa katagaynaa konfadaraale baanu Qaadanaynaa
Majeertee. Isku raaci maayo in ay dani oo hogaamiye kooxeed ah marka riyadaas way soo dhamaatay
@@abukardhaay8360hhhhhh hawiye mooryaan xabaalaha xamar ku faagta
Hawiye aqlimajirodamerahaiyagawaiskumid
Cosoble runta ayuu ka hadley sababto ah ............
Cusoble waa wacal daarood xawaadle hawiye maaha waa wacalo
Muqdisho unnukaa Leh loo noqonmaayo
Cali Cosoble Cowska ayuu daahaa warkiisa waxba laga soo qaadi maayo waayo wixiisu niiko waa dhaaftay nin macno ku fadhiya malaha
Rerkaas daarod halo dulqaato wax badan bay ino dulqaaten rajadas manta la haystana iyaga keenaye
Waa run waa hogaamiye kooxeedyo
Maashaa Allah mudane MD Cosoble dhab ka hadal aya tahay run sheeg ah. mahadsanid
Warya. Culusow. Waxa. Uwato. Farmajo. Ka. Dhowa. Balagadiday. Waxalagudiday. Waxsomali. Usimantahay. Ken
Run sheeg lama jecla ilaah hanaga qabto inta dhibka wado
Caaaaaaaaaaaac
Dani waa Madaxwayne xukuna dhulkiisii Axmade waa lamide ee Idinka iyo Xasane Xagee Xuntaane soomaali hadaye Burburto Adaye kuu Dartahaye waayo Xagee Xuntaane mooryaane aan waxbareebayne
Mooryaan madax noqotay dawladnimadii Waa la bili liqaystay ibaaro
War. Amus. Adigu. Darodna. Ma. Ahid. Hawiyena. Matihid. Caydidgarlehcali mahdinagarleh. Duf. Kubax
Mooryaan 1991 dadka xasuuqay batahay
Adeere puntlande Itoobiya Kama Duwana Dadqalatada mooryaane Adigu boowe Katahaye Adeere intaade Daaroodka kadishahe Itoobiya Kama Diline Xoolahana Ka dhacdeena Itoobiya Kama dhicine Hadeerna imadahseene Awoodbaadan lahayne
Dani iyo Axmade waa Dowlade kamaduwana Aduunka Kaladanbaye baakajirta Ee mooryaantii Dadka miisanijirteene ama Xabaalaha Qodanaysa kamajirto Qarax kamajiro isasooxalita oo Horta Xoraysta magaaladiina
Daarood waa dad qalato
WADANKAAN EEBE KASOKOOW ❤SYL❤AYAA XOREYSEY HADANA BARLMANKEENA AYYABADBADIN DOONO INTA U TAGAN SOMLNIMO
Qabiiil tv maad kuqorataan unsubscribe baa kusamenayaah tv qabiil ka shaqenayooo
Doqon xawaadle
Odaygan sida u hadlayo miya Somali xal u hayo war umada kan cml ha keynin wadsi kala fogeyne shacabka odayashan waxay u shaqeyan shisheeye
xassan madharge ayaa hogaamiye kooxeedka hawiye action group ah maa runta sheegtid mooryaanimada iyo bililiqada ayaad goaansateen inaad waligiin waddaan
XASAN WAA ISBAARIISTE😂 KWRRMA O TUUGO AH MXAA LA OOYEYSAAA OROD XAARWIYE THY AAMIN
Dilara adiga meshan oromo kaa tahay oromo somalida iney is ku dirto rabtaa xarami tahay
Xawaadli goormee ka koraayaa uhadalaka hawiye hawiye kuwii guryihii dowlada dhexe daaqadaha kala bixi jiray hawiye dowlinimada waxba kama oga inag saas u hadlaayo xawaadla ahay gaariga laga soo raro boosaaso canshuur cayiman aa laga qaadaa hugaamiyaasha hawiyo waa waraabo waxna maxeeriyaan ee waxaan leeyahay daaroodoow raali naqda afayanimadaan xawaadle xiligii dowladii maxamad siyaa sidaan eey ugu hadlijireen miisaan layaqaano kuma lahan hawiyah miisaaniyad eey wadaa gaan xawaadle waa uun gurbaan
Cosoble waad innad hadalka xaal ka bixisa Hogaamiye kooxeed daarod
hashish kii miyaa u saaran ma hadey daarod noqdeen malintii farmaajo ka soo horjeeden u sacbineyseen ma mudulood ahayeen 😅😅😅😅
DAAROODOW CABTOOYGAAN XAWAADLE MA MATALO EE OGAADA
Horta kuwan Hawiye miyay Waalanyihiin Mise waa Doqomo. Sawtii ay Umadda somaliyeed horteeda ku qaateen Distoorkii Daarood soo qortay. Xoosh jibriila u soo Malmaluuqay. Inaalilaah.
War. Hawiye maahide wax lahar
Adiga iyo sanbalooshe hawiye waa yaqaan cidaad tihiin
Waxaa tihiin hashii maqaarkeeda nacday
Oo midkale raacday
Waxaa tihiin
Daarood ismaaciil
Ninkaan kenya ayuu degan yahay waa inla wasaa oo lasoo tarxiilaa. Oo hawiyihiisa loo keenaa degdeg..asagaa qabiil bilaabay..
Fiiri yaa udiiday kuwa ka maqan inay qayb ka galaan.doorashada cod iyo qofk ha guuleysato
MORYAN XARAMI YAHOW TENDHADA AFISIYOONI ISKA SOO XADIRI AQLIGA DAMERAHA HA INOOLA IMAN. WAXAA TAHAY MORYAN XARAMI AH AAN DAMIIR IYO AQOON ANAN MIDNA LAHEYN
Wax somali la dhoho ma heysane mooryaan baa tihin
Waar alkooliistahana ma Xasan Sh. baa soo direy wax yar u tuurey?
Hadii sharcigaan iyo Dastuurkiibaa dadka iyo dalka kalahagaayey lalaalo cidkasta waa hogaamiye kooxeedyo xasan sheekh iyo muumul goboleedyaduba waa hogaamiye kooxeedyo
Adiga kaalay hooyada wase puntland wax ka qaad adiga iyo itoobiyada aad sheegaysid puntland waa wasaysaa
Ar somaliyeed
Kan yaa wareystey arka caqliga ayaa katagey xoogaa lacag ah ayuu xassan shiikh ka rabaa
Fadlan ku shubo
Waydii odayga. Xasan shekh aya didaan doorashada
Xabagle jaanis uma hayaan pl and jl
Mooryaanyohow maxaad haysataa oo lagaa helayaa? Kan iyo Muuse suudi waa isku caqli.
Wixii hirshabeel jeebka ku aruursadey markaasuu caruurtooda joodari u iib weydey
Garashada gaabani yaraan iyo wayni mldna maleh
ISKU DIYAARI QORAY IYO QOF
Maskin. Lita
Mudanaha waa mahdsantaha
Daarood la,aan ayaa dalka ishan u yeeshay, nin aan daarood ahayn oo waddani ahi ma jiro,daarood oo kaliya ayay waddanka taladiisu ka go,daa inta kale waa kutiirsanayaal aan gaar u istaagi karin,rumeyso ama khiyaali isku maaweeli
Marna waxad ledahay waxa saxan axmed madoobe iyo dani marna waxad ledahay waa hogamiye kooxeedyo marku farmaajo jogay waxad laheyd axmed iyo dani waa dad wanag san dalka bad baadiyay mantana sidan ayad uhadleysa kebad saxan tahay shaley iyo manta😂
Waa cabsan yahay .awalna caqli umadhalan .dad dal aami gaari Karin ayuu wax kadheegsyaa dhulkoodi dhidtsy
Waxaa uu kasoo jeega baledweyne waxaa kataagana waa lasocotaan .isbasrooyin .wax barakax iyo kalaqaybsanaan .kuwa kawaran dheh .adeer console ..he was up normal at that time .drunk man has no mind to talk the future .
unless you are too blind or too tribalistic, the man is voicing his opinion to which he's entitled to and further more he left the seat as hiraan president as one term president, will Ahmed or deni do that,? if you prefer a different country other than somalia Somalia then you are free to leave and form a different country
@abdikadirahmed9540 He is irresponsible and inconsiderate. If we want to unite Somali people, then this kind of people has to stay away from politics. I don't support Deni since he is a foreign agents just like HSM, who is also a foreign agent. We have to expell Aidsopian and Emarati agents first so we can move forward.
Daarood hakafiirsado axmed iyo daney
Ok
Dowlad nimdu cidii diidan waa in lagu dabaqaa sharciga Dowlad nimo aysan ahayn kursiga ha iskaga tago Xasan sheekh.
Xamar ma istahisho in caasiimad logu yeero waayo waa magalo qabil sheegto xassan soo farmajo ogu hanjabi jiray xamar unuka leh war xamar wall laga raari caasimada
Horta ma leweydiyay
shacabka Somaaliyed o ku nool gobolkasta
waxay rabaan? Xaq ma aha kox yar in eey waddanka eey curyamiyan oo dib u dhigan horumarkii u waddanka higsan lahaa.
Qof ku haduusan xishoonayn waadhib😢 isha uu deni ku arkayo iyo madobe xasan maku arki wayay😊
Wlahi waa runtaa waa cajiib dadka nucan ah ayaa raba in uu umada wax usheego
Halka aad taagan tihiin waa boos qaldan
Horay usocda👍🏽
Dani iyo madoowe waa laba hogaamiye kooxeed bilaa damiir ah dal iyo dadba in ey iibsadaan raba waa mooryaan aan xishooneyen awaamiirtana addis abab ka qaato wlh dowladnimadaba hala waayee aniga waxaa aaminsanhy labadan nin in cagta lamariyo shabaab ayagaa ka sharbadan waa dad aan dal diin dad midna dan uheyn
Doorasho qofka iyo Cod meel ha kaga dhicin, xaar kiina cuntan
Orod biyaha ISKA muus
Tuugsade putland joodariga lagaaga soo aruurshey
Nin dhulkiisa iyo dadkiisa ku ekaadey maxaad ka rabtaa eebow ,xoogna la iskuma xukumi Kareem.
Somaliya Muqdisha looga taliyaa waana looga talinaa caalamkuna iyaduu yaqaan madaxweyne Hassan Shiikh waa madaxweyne aan dhicin sababtu waa muqdisho.
ILAA GORMAA??
MUSE SUDI KA WARRAN MUJRIM YAHOW
@@mohamedahmedmohamed54
Ilaa aad cabaadka joojinayso
DANI AXMAD WAA DHIBAATEE😂 ILAAHOW NAGAQABO😂
Kkk
Run sheeg waa ceeb sheeg
Canadamerkaninkicabowasan