Cosoble war u qaba yara puntland dadka ku nool harti iyo majeerteen iska daye jilib ka mida majeerteen ba 30000 ka badan hadi la tira koobo intanba lagarin majeerten bari iyo mudug ilama hartina warkodaba da
Ninkan magaca aabihiis Ilaahay ha u naxariisto buu ku ciyaarayaa Caliyow adaa is keenay oo caqligaada iyo garaadkaadaba waa na tustay talo aan ku siiyo dhulka ku wareeg oo soo kala baro teeda kale D5 dhulka mapka ee 7 ah 2/3 ayagaa degan Ilaahay ha ku caafiyo
Waxaan maqli jiray hees tiraahda (bukaan socodka liitaa Dadka waa ku badan yahay) Ninka qirsan in galbeedka Baladweyne oo asagu u dhashay inaan doorasho laga qaban karin oo Puntland inuu wax u diidi karo ku tookhaya. Reerka uu ka dhashay ee xawaadle dadka soomaaliyeed badankiisu waxay maqleen intii ka dambaysay 1990s ama intay soo baxday ereyga( 4.5).
NINKANI WAA RUN SHEEG DAAROOD WAA DADKA UGU YAR SOMALI DAAROOD WAXAA KA BADAN INTA KU NOOL DEGMADA KARAAN EE CAASIMADA MUQDISHO DAAROOD WAA DAD HADAL BADAN LAAKIIN TIRO IYO TAYO YAR
Insha allah bro waad galaysaan doorasho qof iyo coda anigu soomaaliland ban jooga doorashodii 4ban ka qayb galay anigu 1 mar gole degan 1 doorashooyin barlaman 2 doorasho madaxweyne idinkana sido kale wan idin rajaynayaa inad gashan 🎉
Hada ma waxaad leedahey Daarood Somalia ma dagana adiga oo og 4ta gobol ee somalia uugu weyn in ay dagaan Bari,Gedo,Mudug 2/3 iyo sanaag 2/3 hadalkaas iswaadajia ma Hiiraan iyo Shabeelada dhexe ayaa Bari la tar tami kadha
Yaa ku yidhi wariyaha waa Daarood?? Tan kale ninkan xagee madaxweyne ka yahay?? Yuu uu yahay? Damiirkan tuuladiisi beledweyne ayuu wax ka qaban waayay soo muxuu Puntland ka sheega xooloho?
Calow laandheere imisa daarood ah ba 1991dii wabiga iyago nool ku tuurtay. Dad ka badan 2 millions oo dumar iyo caruur daarood ah oo xamar kaso qaxay bay xawaadluhu wabiga ku gureen 1991dii.
Former hirshabelle president Cali cabdullahi cosoble waxa uu kahadlaa Waa siyaasad run hasheego been hasheego taas asaga ayeey gooni u tahay lkn waxaan ku taageersanahy in uusan nin cabsado oo fulaynimo hadlo uusan aheyn
Ibni aadanka ma jececla runta ninkan waxuu ka hadlaayo waa xaqiiq jirta balse dadkii waxeey moodaan in jano lagu galaayo reer hebel cili cabdullahi wax run ah ayuu sheegay❤❤❤❤❤
Meeshii nabad ah oo halaga dhiguu leeyahy war ninkaan been ba xasan u sheegayaa hasan shiih waalaya war raas caser iyo raaskabooni cod malugu dhogi karaa
Wacaye mucarada xasn la mucRadayo wa labo mid wa masayr aiyassaded yacni gusha iyo tarikhda u galayo ayey u didanyihin wa masayr aiyasaded kuwana wa hanolanina e ahabab haku babiyo anka takhaluso tas wa kadhidhiyey dalxoreyw inti alw kabaqaysana wey ku tagaren inti masayrsanna wey faqleynayan sida kuwa sixran
Moryane cosoblow ciida ceebobi waa moryanta grub hirab ee afhayeen ka ad u tahay oo daad xoora iyo degaan nabada miidna an haayn ee argagixisadu ka taaliso ee bundlan 1000km bad nabad ku caaweni adigoo ciid ku wardiiyeen oo qof iyo cod waa u diyaar ssckatumo tukaraaq ila buhodle iyo celgabo waa nabad buhda oo lug iyo baburta ad ku mareesid nabad gaalyo junbaland gaado oo dhaan waa nabad meelo cobaan bay joogan argagixiso kismayo deganada ku dhow waa nabad buhda 3 tayda mamul ee darood 14 million waa darood ciida fashimeeso tiiro ahaayn iyo nabaad gaalyo laan waa moryanta grub hirab oo 3 million an gadheen ay casimaadu asturaysoo daadna u liito ee xawadle waa daad wanagsan oo dhaqaan somaliyeed ee nucaaga iyo sanbalolche ba moryane grub hirab ka gaaday sharaftodi ee umaada ka xishoo
Xamar baan taabsaday oo aan joogaa baa caqligiisu ku salaysan yahay Wuxuu yiri dadna mudolood buu ka yaqaan dalna madina Waa sidii un Wuxuu yiri raxan wayn baa dadka u badan oo maxaa kaa quseeya haday u badan tahay ma cusbay ku siin maantay raxanwayn
Ma hasan shiikh maa u hadleysaa war siyaasi wax kama ogod indhool miyaa tshy tuug xaeadle tzhy oo taageereyaa war asaga iyo afigaba kuma rabnee hawiye taacad ah nookern
Daalim xawaadle yaa buntiland ka badan ninka si sax wax loo qaybsado diidan yaa laangaab ah hawiye haduu laundered yahay oo uu daarood ka badan yahay maxaad u diidaan in doorasho cadaaladih8 dhacdo oo ula carareysaan talada dalka maad si saxa doorasho u qaabadataan beenta dadka kadaaya kaalaya qofwalbaa deegaankiisa Sanduuq hala dhigo hala arko cida badane beentiin weeye deegaan iyo dadba laydinka badane been yaad dooneysaan in aad wax ku heshaan
Degmooyin ma aha walaal, oo tas qaabka hadda cid walba way ka dharagsantahay. Shacab ahaan ayaa badan? Shaki kuma jiro in 4.5 taas reera badan oo wax ku helo ay ceeboobi xataa hawiyaha ku daro. Degmooyin ahaan Darood baa u baacad balladhan walow Jubaland lawada daganyahay. Tira ahaan ani maqabo Darood inu isaaq ka yar yahay laakin Raxanweyn iyo Hawiye ba ma gaadhayaan markii laga hadlo intii jamhuriydda Somaliya la yidhahdo. Tirokoopkii gumaysiga dib ugu noqo. Dad badan oo intaa aan so sheegayba ahayn baa xaqooda heli haddi hal qof iyo cod la aado. Marka Degmooyinka laftirkeed maxa lagu saleeyay? waa wax yaalaha ay wax u saxmi laayihiin. Haba ahaatee dagmooyin haddi wax lagu helayo tiradana waa in wax lagu hela sii isku dhafsan. Sidaas Daarood haday Raxanweyn kaashadaan unbay wax noqoni. Hawiye haddu Raxanweyn kaashado sidoo kale. Saami qaybsi dhab ah baa soo bixi oo beela badan oon la magacaabin baa soo bixi. Ku cimri qaata Ethiopia waxa ka dhacay! Siday doontaba ha noqotee hal iyo qof ha la aado Xamar xatta. Oo nidaam laguwada qancayoo oo cadaaladu ku jirto haddi laisku raaco, qabyaaladdana laga gudbo baa wanaagsan. waayo isqabqabsigaan ma dhammanayo haddi kale, juhala unbaan ahanaynaa. Eebow naga sar tan oo dad Islaamka ku dhaqma oo dhab ah naga dhig. Qiyaastaydu laftirkeed inay beenowdo ayaa surta gal ah.
Hooyafa was war asagaba leelekase xaeadle haeiye ma ahs buntanlande kiisa reer baadoyaha ah miyaa codeeyey war toqonkaan hassan shiikh difoosa u ah war nin haeiyo ah oo aan eheyn tuug waa rabnaa in la doortey
400k ba codaysay ba tiro ka dhigaysa somalilamd 800k ba codaysay oo 30sano codaynaysa . Marka codayn iyo tirada dadka waxba is kama quseyaan .dad waligood aan wax doran aqoona inay 400k codayso ader ceb maha punland 5million ba ku nool hadda run rabto
Good job mudane ali c. Laahi cosoble😊
Aad iyo aad waa xaqiiq waayo arag xalaal ah mahadsanid
Cuqdada iyo Xiqda waa waxaade lajaahwareerteene orda Gabdhihiina iyo Hooyooyinkii iyo naagihiina ka xoreeya wiilasha shaabuuga laladhaco PuntlandeGuule iyo Gobonimo 💪🇺🇿💪💯👭👭👭👑💯
Hhh Waa Dameer Xawadle Ah oo Hawiyaha Ka Sii Liita🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waxaa la yiri Dammeeraha waxaa ugu haraanti badan mida ugu foosha xun! Ninkan iyo Sanbaloolshe Hawiye saynta ayaay kaga yaalaan oo xitaa Murunsade ayaa ka mudan, haddana sidan ayaay u hadlayaan!!!!!
Malaha nin adun joga matihid
Dhul xawadle waa xor shababna majogan
Anaga dadka dariska xoreyno yaadku qaldoysa
Putland aye shabab jogan xabsigi bososa ku wii weraay oo maxabista kala baxay sow dacish mahenoo
Puraha galgalo sow dacish iyo shabab so majogan
Xawaadle wuxuu kamid yahay 11 beelood.oo wada dego gobolka yar ee Hiiraan xurnimo ka jirtana ma jirto.
@@Madaxey-r2f war xawadle hawiye.ba.maaha.waa urur samaale🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun, war bal qofkaan odaygana ah ee maran dadbuu mar masuul u ahaa, cuqdada iyo naxaliga kugu jira ayaad ka hadashay
Sory sxb runta waa qaraar iska aamus waa xogogaal ku dhashay dalka qabyaalad mayaqaano ninkan waa asalka xalaasha hawiye
HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUD DOORASHO QOF IYO COD AH MADAXWEYNE KU SOCO GUUL IYO GOBANIMO KU SOCO MADAXWEYNE ❤
Cosoble war u qaba yara puntland dadka ku nool harti iyo majeerteen iska daye jilib ka mida majeerteen ba 30000 ka badan hadi la tira koobo intanba lagarin majeerten bari iyo mudug ilama hartina warkodaba da
doqonsanaa odaygaan
🇺🇿💪🇺🇿💪🇺🇿💪🇺🇿💪 waxaa ku Xumijiraye oo aadandiidayne Cali Yuusuf iyo keenidii waligoode BOQORTOOYO👑
Cali yusuf waligii hiran maxukumin tarikhdana baro
@@mohamedamin2994 Cali Yuusuf Buulo Barde ayuu canshuur ka qaadi jiray. Buulo Barde Hiiraan soo ma aha? 😂
Ninkan magaca aabihiis Ilaahay ha u naxariisto buu ku ciyaarayaa Caliyow adaa is keenay oo caqligaada iyo garaadkaadaba waa na tustay talo aan ku siiyo dhulka ku wareeg oo soo kala baro teeda kale D5 dhulka mapka ee 7 ah 2/3 ayagaa degan Ilaahay ha ku caafiyo
Cimrigan iyo cinradan iyo waqtiga lajooga iyo waxa u ku hadlaaya, walee Somali goor dow ma hagaageyso.
MAXA HADAD BADANTIHIN MAXA IRIR SAMALE IYO OROMO NAFTA LAGADAYAYA
Beelaha keliya oo si xun u ceeboobaya waa Beelaha Hawiye waxaana raacaaya Beelaha Daarood ,,,, labadaa qowmiyadood ayaa 35 sano Somalia la degi la'dahay .
Waxaan maqli jiray hees tiraahda (bukaan socodka liitaa
Dadka waa ku badan yahay)
Ninka qirsan in galbeedka Baladweyne oo asagu u dhashay inaan doorasho laga qaban karin oo Puntland inuu wax u diidi karo ku tookhaya. Reerka uu ka dhashay ee xawaadle dadka soomaaliyeed badankiisu waxay maqleen intii ka dambaysay 1990s ama intay soo baxday ereyga( 4.5).
Ninkaani masasuu dad hogaamiye ugu ahaa inalilahi wa inaa ilayhi raajicuun
Wa sax hadii one man one vote la sameeyo 0.5 ayaa noqonaaya dad badan
USA
Waa geesi qaran wiilkan
Hawiye Doqonteeda iyo Caaqooda waxaye ku hadaaqaane waxaye Guryahooda Nacaybkeeda loogahadlo baldoqonkaa dhagaysta
Xawaadle hawiyaba maaha hawiyana waxay leeyihiin Xawaadle maaha hawiye hadana iyagoo sidaas ah bay mar walba siyaasiyiintoodu cuqdad daarood meel la soo fadhiyaan hadii ragani naf leeyihiin dadkooda bay xorayn lahaayeen ee aad ha ugu xiiqin kuwan !
maashaa alllah waa nin soomaali kala yaqaano
Meel dadkeeda qarax kudhamaaday buu wxuu kuma saleenaya dad 30 nabad ahaa waxas aniga ma aminsani lakin bdorashada soo in nabad lahelo sookama horeysa muqdisho kamirada laxiran layahay sidee loo qabtaa dorasha qof iyo cod
Dr cali cabdulaahi cosoble waziir hore
Abihiis baa waziir 20 sano soo ahaa
Awoowgii baa waziir soo ahaa
Qof soomaali ah oo sadex jiil waziir soo ahaa ma jiraa oon isaga aheeyn
Muusan caay tamine cayda daaya
Haleeys tiro koobo caay ma aha .
Khamrana cali ma cabo
Cabsi cabsi waaye doorashada madaxweyna
Masha alah Laya cizak gesigena cosople was ku mahadsantahay sida u cadeysey runta iyo sida runta xasanshekh sidafd ugarab istagtey geainimada xasiliye xasan shekh r
NINKANI WAA RUN SHEEG DAAROOD WAA DADKA UGU YAR SOMALI DAAROOD WAXAA KA BADAN INTA KU NOOL DEGMADA KARAAN EE CAASIMADA MUQDISHO DAAROOD WAA DAD HADAL BADAN LAAKIIN TIRO IYO TAYO YAR
Ninkaan qabiil yaan loogu jawaabin ee island indha tira cabtooy waaye isaga iyo ku lamidka ah hadal yaan lagu qasaarin
MUDO KORDHIN MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUD WAA MADAXWEYNE XAQ AH OO WADA JIDKA GUUSHA UMADA SOMALIYEED MADAXWEYNE KA RUMEE DOORASHO QOF IYO COD AH MADAXWEYNE KA QABO WADANKA DAD TIRO YAR OO HADAL BADAN
Waa inaa doorano madaxdena heer federal iyo gobol hadii kale waa jug jug meeshada joog weligeed.
Insha allah bro waad galaysaan doorasho qof iyo coda anigu soomaaliland ban jooga doorashodii 4ban ka qayb galay anigu 1 mar gole degan 1 doorashooyin barlaman 2 doorasho madaxweyne idinkana sido kale wan idin rajaynayaa inad gashan 🎉
Puntlande waa Dowlade Dhulkee Xukunta ee orode isasoo xoreeh Cabdulaahi yuusuf ayaa miisaankii qofka lasaarijiraye iyo Bacdii kunasiibso iskudilaysedne
kkkkkkk 400.000
@@aliahmedsheikhdoon11291700km o dhul ahah 1900 o bad o xoriyad ah 😂 ooy hee condom shabaab
PUNTLAND WAA 3.5 WAA SADEX BOQOL IYO KONTON KUN OO QOFOOD INCULIDING RAXANWEYN QAXOOTI AH DAAROOD WAA MAINORATY LIITA OO TIRO YAR MADAXWEYNE XASAN SHEEKH DOORASHO COD IYO QOF AH MADAXWEYNE SOO AFJAR BEENTA DAAROOD
Fadlan hadaad wareeysaneysiin wareeste dadka soomaali nimada wax ku dhisa oon dhibaato warkoodu dhilineen oo gobanimad a ilaalinaya
Cali iyo aabihii waxay siyaasadda Somalida hormood ka ahaayeen 70 sano, waaladnimada ka sakow Cali iyo aabihii waxay ahaayeen saaxiib. Hadalkiisa ah qof iyo cod waxa diidaya dad ay 4.5 ugu badinayso oo ka cabsanaya inay ku fashilmaan diiwaangelinta ka horraysa qof iyo cod, waa hadal xaqiiqada ku qotoma. Waxa jira reero aan Somalia (proper somalia) deganayn oo 4.5 ku haysta xildhibaano ka badan kuwa ay haystaan qabaail tiro badan oo degaan doorashadoodu Somalia tahay, waxaasina waa dulmi cad.
Hada ma waxaad leedahey Daarood Somalia ma dagana adiga oo og 4ta gobol ee somalia uugu weyn in ay dagaan Bari,Gedo,Mudug 2/3 iyo sanaag 2/3 hadalkaas iswaadajia ma Hiiraan iyo Shabeelada dhexe ayaa Bari la tar tami kadha
@@baremohamedismail hala yaabin waa xaarwiye ooyaye
@@baremohamedismail Ethiopian KU baden Yihiin.. sanaag iyo Mudugo WAA Lagaag baden yahan
Alle kabaqa daaya caayda ninkii badan gurigisaa lagaarkayaa
Dameerkaan waxa wareysanaayo oo ogolaansho wareysi siiyey aya qaldan .mideeda kale dameerkan reerku kadhashay maceshan karan miya wa garac meel walba qabiilada ku aflagaaddeye.
Indheer garadkii Hawiye waa kuwaas iyo siyaasigoodii
Xaqiiq
Daarod 9gobol ayuu deegaya ma qorax sobaxaysa ayaa sacabo lagu celiya waanin jiran haisku dhererin nin aaden gaarayn
ILAAHEY NAARTA HAKU FOGEEYO CABDILAHI YUUSUF KUMUU IMAAN MUQDISHO XIININYO DAAROOD WUXUU KU YIMI AWOODA DAWLADA ETHIOPIA MAANTA DENI HAKU YIMAADO MUQDISHO AWOOD DAAROOD WAA ISKA BEEN IYO QIYAALI
Weriyuhu waa daarood wuu ka xanuun sanayaa xaqiiqada madaxweyne cosoble inuu cararo ayuu rabaa😂😂😂😂😂
Yaa ku yidhi wariyaha waa Daarood?? Tan kale ninkan xagee madaxweyne ka yahay?? Yuu uu yahay? Damiirkan tuuladiisi beledweyne ayuu wax ka qaban waayay soo muxuu Puntland ka sheega xooloho?
Adeer mooryaane maxukumayso Fadaraale wax ka ahayne marabno waayo mooryaane lagumadarsankarno hadana Konfadaraale baanku dhawaaqaynaah
Kan xawadle ma ahan waayo cuqdad punland buu qabaa dadka reer hiraan ee xawadle wax xumaan ah nagama dhaxeeyo
Waa runtiis waaleysdulmiyay daaroodka laftiisa isdulmiya harti dhexdooda isdulmiya waxaas in lagabaxaa
Calow laandheere imisa daarood ah ba 1991dii wabiga iyago nool ku tuurtay. Dad ka badan 2 millions oo dumar iyo caruur daarood ah oo xamar kaso qaxay bay xawaadluhu wabiga ku gureen 1991dii.
Raxanwayn ma wuxuu uqabaa hawiye war reerka aga ka hadal
Koonfur dawladnimo makaso dhawa inta sida ay u fikiraayso
Former hirshabelle president Cali cabdullahi cosoble waxa uu kahadlaa Waa siyaasad run hasheego been hasheego taas asaga ayeey gooni u tahay lkn waxaan ku taageersanahy in uusan nin cabsado oo fulaynimo hadlo uusan aheyn
Ibni aadanka ma jececla runta ninkan waxuu ka hadlaayo waa xaqiiq jirta balse dadkii waxeey moodaan in jano lagu galaayo reer hebel cili cabdullahi wax run ah ayuu sheegay❤❤❤❤❤
Meeshii nabad ah oo halaga dhiguu leeyahy war ninkaan been ba xasan u sheegayaa hasan shiih waalaya war raas caser iyo raaskabooni cod malugu dhogi karaa
Odayaashan noocaan ah baa aduunka asaageen Nagareebay xirfad kale malaha aan qabyaalad aheyn iyo ikudir bulsho😢
Wacaye mucarada xasn la mucRadayo wa labo mid wa masayr aiyassaded yacni gusha iyo tarikhda u galayo ayey u didanyihin wa masayr aiyasaded kuwana wa hanolanina e ahabab haku babiyo anka takhaluso tas wa kadhidhiyey dalxoreyw inti alw kabaqaysana wey ku tagaren inti masayrsanna wey faqleynayan sida kuwa sixran
😅😅😅😅 Ninkan doqon waadhaafay waxan oo kale baa soomaali madax u ah Somalia waa 18 gobol 10 kamid ah daarood baadegen 😅😅
Uqdad gaamurtay ahaaa
RAHAWEYN WAA DADKA UGU BADAN SOMALI UGU DAACADSAN
Allah kabaq
Shìnbìr baa codķeed ciday geedna caynkimirabixi cali console waaciyey
Waa runtiis
Waa cawaan wax uu ogyahay ma jiraan
Somalidu waxay tidhaahda layligu biyaha kashiisa ku jiruu kadidaa waxa waxlayaabo ah in cali cosoble maanta ka hadlo laandheeri iyo waxa miyuusan markaynu nimaadno beeshisa kaliya ninkii madax weynenimada looga qaaday 11ka bilood langabnimo awgeed inaad manta waxa ka hadasho kuumay eekayn cosoblow
Hiiraan maahee baladweeyne kaliyaa ka dad badan puntland
Laandhere hawiye adeero guulayso🎉
Hhhh Dameer Adoon Hawiye Futo Madobe🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Goorma xawaadle hawiye noqday??
@XayaatAbdi324 hhhh de dhawan bay noqden 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Oil soo qaado ina keen qolka madow
@@awiladen7814
@@XayaatAbdi324
Adu gabadh baatahay salan ayan kusaray 👋
Xoolo xoolo dhaley awalba caqliga hawiye ja aheed akhas caleek
Moryane cosoblow ciida ceebobi waa moryanta grub hirab ee afhayeen ka ad u tahay oo daad xoora iyo degaan nabada miidna an haayn ee argagixisadu ka taaliso ee bundlan 1000km bad nabad ku caaweni adigoo ciid ku wardiiyeen oo qof iyo cod waa u diyaar ssckatumo tukaraaq ila buhodle iyo celgabo waa nabad buhda oo lug iyo baburta ad ku mareesid nabad gaalyo junbaland gaado oo dhaan waa nabad meelo cobaan bay joogan argagixiso kismayo deganada ku dhow waa nabad buhda 3 tayda mamul ee darood 14 million waa darood ciida fashimeeso tiiro ahaayn iyo nabaad gaalyo laan waa moryanta grub hirab oo 3 million an gadheen ay casimaadu asturaysoo daadna u liito ee xawadle waa daad wanagsan oo dhaqaan somaliyeed ee nucaaga iyo sanbalolche ba moryane grub hirab ka gaaday sharaftodi ee umaada ka xishoo
Kan Ugaaskiisi baa habaaray, cuqubaa ku dhacday. Beeshiisii Xawaadle buu meel cidlo ah soo dhigay oo uu barqo cad Abgaal ka iibiyey
Langaab ban ahay oo waliba Raxanweyn arirey eelay wiiq ah lkn laandherow maxad idheertahey bal adunka u sheeg hala qoree
Kani waa bahal dhuntay oo xanuun kabuuxo
Amaa xawaadle uu gugun dhabe ka qaataa
Xamar baan taabsaday oo aan joogaa baa caqligiisu ku salaysan yahay
Wuxuu yiri dadna mudolood buu ka yaqaan dalna madina
Waa sidii un
Wuxuu yiri raxan wayn baa dadka u badan oo maxaa kaa quseeya haday u badan tahay ma cusbay ku siin maantay raxanwayn
Yaa ku yidhi ciraa la doortay.
Kan oo kale waa laa wasaa nacala nasabada aabihii iyo hooyadii ku yaal
Xawaadle u caayimayno nibkaan waa guulwade xun oo daciifa oo qalbiga ka buka oo kaba qaada xaawadle oo dhan 100 kilometer oo isku weere ay degaan dadka puntland waa 1500 kilometer mj kaliya dega cali console gondhob weeye soo wada bax
Imika ma ka dhabbaa hadalkani mise waa isyeelyeel
Ma hasan shiikh maa u hadleysaa war siyaasi wax kama ogod indhool miyaa tshy tuug xaeadle tzhy oo taageereyaa war asaga iyo afigaba kuma rabnee hawiye taacad ah nookern
Hadii Puntlande yartahaye iyo Hadaye Badantahaye waa Dowlade Calanleh Adigu Xagee ku Faantaye
DHEGEYSTA BUQ IYO MURAN LOMA BAHAN A 2 JUBO GOBOLKA UDEMOYINKABADA 8 DEGMO WAGADO GALGUDUD DEGMO AYANKULYAHAYMUDUG BOQOLKI 8O TAN ANALE SANAG BOLKI 70BATAN AYALEYAHAY BARI ANALEH TOGDHER DEGMO AYAN LEYAHAY NUGAL IYO SOOL INTA ISUGEE SOMALIDAKALE WAXAGE MURAN
Cosoble Wax Badan Buu Ogyahay Hadii Cod La Qaado daarodka Ku Nool Somalia 600.000 Gaadhi Maayan kkkk
Hh somaalidi gabigoodaba cuqdad daarood ba kudhacde
Ciiil qabe ah
Alla run badanaa
Darood wa afar qod
MOORYAANKAN WAALAN OO JAAHILKA AH BEEN IYO FAAN BADNAA
waa noocee khamriga uu cabey tolow oo xumaantiisa banaanka keeney mise waa nacasnimo noocaa u baxdey
Daalim xawaadle yaa buntiland ka badan ninka si sax wax loo qaybsado diidan yaa laangaab ah hawiye haduu laundered yahay oo uu daarood ka badan yahay maxaad u diidaan in doorasho cadaaladih8 dhacdo oo ula carareysaan talada dalka maad si saxa doorasho u qaabadataan beenta dadka kadaaya kaalaya qofwalbaa deegaankiisa Sanduuq hala dhigo hala arko cida badane beentiin weeye deegaan iyo dadba laydinka badane been yaad dooneysaan in aad wax ku heshaan
Hadalkiisa ma miisaana
Caqliga Cali nin caqlileh baku dhalley lakiin adugu magacagu Cali caaq maxad katahay xawadele dhexediisahay
Dad cuqdadeysan baa illaahey wax nogudarey subxanallaah
Waxay Ku yiraahdeen dhaladaadii waa diyaar haddii aad youtupe ka soo muuqatid adiga oo daarood iyo puntland wax ka sheegaya. Iska hadal inan gumeedow cidna kuu jawaabi maysee😂😂😂😂😂.
Cali cusuble boqol kii boqol runta ayuu ka hadlaay lkn runta waa qaraaar hadaal kiisa waa dhab qofkii diidan loo joojimaayo
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklllllllkkkkkkkkkkk cosoble nin wax badan og buntuland boondhere ka badan
Siyaasi meeqamkaas le Oo ilaa aabihii siyaasada ku jiray
Oo ka doqon san ama cuqdada intaa le eg qaba ma arag
Reerku meel uunbay ka daadinayaan 😅😅😅
Qof waynooo, maran, mahabona ,indadka la horkeno,
Alkooliste kasta heyska hadlo ileyn waa tanoo kale isaga xaggee laga dooran Beledweyne sanad kasta biyaa qaada oo waa laga qaxaa
Hawiyow hadad somali ubadantihin maxaad udiideen in dagmooyin wax lagu qaybsado oo aad ugu dhagten 4.5 xiligii hore ee xasan dhiiqo
Degmooyin ma aha walaal, oo tas qaabka hadda cid walba way ka dharagsantahay. Shacab ahaan ayaa badan? Shaki kuma jiro in 4.5 taas reera badan oo wax ku helo ay ceeboobi xataa hawiyaha ku daro. Degmooyin ahaan Darood baa u baacad balladhan walow Jubaland lawada daganyahay. Tira ahaan ani maqabo Darood inu isaaq ka yar yahay laakin Raxanweyn iyo Hawiye ba ma gaadhayaan markii laga hadlo intii jamhuriydda Somaliya la yidhahdo. Tirokoopkii gumaysiga dib ugu noqo. Dad badan oo intaa aan so sheegayba ahayn baa xaqooda heli haddi hal qof iyo cod la aado. Marka Degmooyinka laftirkeed maxa lagu saleeyay? waa wax yaalaha ay wax u saxmi laayihiin. Haba ahaatee dagmooyin haddi wax lagu helayo tiradana waa in wax lagu hela sii isku dhafsan. Sidaas Daarood haday Raxanweyn kaashadaan unbay wax noqoni. Hawiye haddu Raxanweyn kaashado sidoo kale. Saami qaybsi dhab ah baa soo bixi oo beela badan oon la magacaabin baa soo bixi.
Ku cimri qaata Ethiopia waxa ka dhacay! Siday doontaba ha noqotee hal iyo qof ha la aado Xamar xatta. Oo nidaam laguwada qancayoo oo cadaaladu ku jirto haddi laisku raaco, qabyaaladdana laga gudbo baa wanaagsan. waayo isqabqabsigaan ma dhammanayo haddi kale, juhala unbaan ahanaynaa. Eebow naga sar tan oo dad Islaamka ku dhaqma oo dhab ah naga dhig.
Qiyaastaydu laftirkeed inay beenowdo ayaa surta gal ah.
Caliyow xawaadle hay badanyihiin sidee hal habay caato ugu qabsaday
Hooyafa was war asagaba leelekase xaeadle haeiye ma ahs buntanlande kiisa reer baadoyaha ah miyaa codeeyey war toqonkaan hassan shiikh difoosa u ah war nin haeiyo ah oo aan eheyn tuug waa rabnaa in la doortey
Waa latahy odayga
Odaygani cuqdad daarood ayaa haysata subhannallah 😢 walahi anoon daarood ahayn ayaaba dareemaya walahi 👎🏼 Kani hala’baadho maaha Xawaadle waa Orom uraya oo Somali shewganaya Walahi shicibow halaga shakiyo odaygan hana labaadho fircadiisa walahi maaha asal xalaal ah InshaAllah ilaahaybaa soo kashifi bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Waa jiran tahay
aad iyo aad wale runta ayaad ka hadshay
Dowlad qabiil laguma noqdo.
Somaliya uma baahna madaxwene qabiil ku yimaada. Haddii uu ku yimaado qabiil waa inaad filataa cadaalad xumo iyo musuq.
Dundida waxaa siyaasiga lagu doortaa maxaad soo qabatay iyo maxaad qaban doontaa
Cuqdada intaa le'eg xawaadle laguma aqoon
Run sheeg waa ceeb sheeg 400k ayaa rabto ineey Somalia oo dhan u afduubnaato
Lo'odaba iyadoo kun sacaada hal qof baa caraabiya 400k waa badan tahey ee 100 qof ayaa loo afduubnaan ee ka waran dameerkiiyow
@@wadanihashim1934maxaad laxanaqaysaa dorosho qof iyo cod ah. in aad ku ceebobbay saan waad ogtihiin
400k ba codaysay ba tiro ka dhigaysa somalilamd 800k ba codaysay oo 30sano codaynaysa .
Marka codayn iyo tirada dadka waxba is kama quseyaan .dad waligood aan wax doran aqoona inay 400k codayso ader ceb maha punland 5million ba ku nool hadda run rabto
400k hooyada bay wasaan hurdana ku diiday bal taas ka waran mooryaanyahow futada madow leh isbaarada ka korin xaar ku noolka ah.
Wallee darood waa nasab dad gob ah anoo hawiye ah baa u qursan
Caliyoow qofku xagee ka codeyn karaa halka uu dagan yahay
Inta madax madow iyo Majeerteen ayaa siman.
Nacas nimada nacaybkaa ka badan puntlaan sadex tuulo ayaa laga qabtay
Iidoor land samaroon ciise madhibaan iyo iidoor oodhan ba ka codeeyey😅😅😅😅😅😅😅😅