Xildhibaan Mahdi Guuleed "Gogosha Garoowe ee uu dhigay Madaxweynaha Puntland waa labo Arin..."

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 55

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 9 месяцев назад +2

    Viva xildhibaaaan suldaaaan Mahdi guuleeed Viva all Somalia

  • @AbdiGarre
    @AbdiGarre 9 месяцев назад

    Mahdi guled asalkiisa wa xabashi etiobia ah warkiisa wa cadeystay

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 9 месяцев назад

    Viva mahdi guuleed Somali dhab aha weye 🙏

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 9 месяцев назад +2

    Mahdi gogosha deni waa ka xunyahay soomaali dadka isku dira weeye

  • @nomadstar5454
    @nomadstar5454 9 месяцев назад

    Kaas taleefonka iyo ciyaarta ku jira meesha ka saara ama kursiyada gadaal ha la fariisiyo.

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 9 месяцев назад +2

    Waxaan parlaman maaha,telephonka ayey ku hadlaayaan maba fhageysanayan khudbadaha.
    Dawladooduna waa saas
    Isma dhaanto iyo dhasheed.
    Ilaah ayaa u maqan dalkaan, dadkaan iyo diintaan 😢

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 9 месяцев назад +2

    Doqon villa somaliya maamul gobaleedbii eh dastuurka noo fura oo noo keenaa waa nageeyle kale shimbirayaaloo heesa ayey kuwaan xamar ku hayaan madaxdana yaa noo hadlaayo oo na taageersan xisaabta noo buuxin karo ayey mashquul ku yihiin wadanka waa uu kale kale gu doonaa ishaan u jeedno

  • @hawahassan8569
    @hawahassan8569 9 месяцев назад

    Tastuur labedelo marabno dalkeni iyo badaheeni aya qiil qiilkujire mashquli danakale aya laga leeyahay

  • @warsameyaasiin2981
    @warsameyaasiin2981 10 дней назад

    Gogosha cida dhigtay baa wax lagawaydiinayaa

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 9 месяцев назад

    Idoor waa Uun idoor Oromo. Kuli Hoosteey islawadda ogyihiin Muqdisho burburka Soomaaliya Unbeey Ujoogaan.

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 9 месяцев назад

    LAHEYSTE XABASHI CIIDAGALE DHALEY FAQASH QUDHUN DHALEY CAADA QAATE .

  • @asxaabi
    @asxaabi 9 месяцев назад

    ISAAQ SIDAN NACAS UMA AHAAN JIRIN, KANI WAA KILLINKA 5 AAD EITHOIPIA WAA OROM XABASHI BASAAS AH

  • @muktaromer5529
    @muktaromer5529 9 месяцев назад

    Xili aan wadajirka loo baahnayn baa jira weeye macnaha Mahdi guuleed. Wadajirka hadii lagugu khiyaamo oo lagugu dulmiyo looma baahna. Runtaa weeye

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 9 месяцев назад

    Mahdiyow kuwan wanaag ha ka sugin !
    Dhuuntay u go,een.
    Xasan shiikh iyo kuwan ilaahay dalka iyo dadka ha ka qabto.

  • @musaomargeddi7787
    @musaomargeddi7787 9 месяцев назад

    Barlmaanka xurbuu noqday qofwalba sixur ah ayuu fikirkiisa ucabiraa laakiin xiligii farmAjo wuu afduubnaa

  • @OoLl-i6c
    @OoLl-i6c 9 месяцев назад +3

    Mahdiyow catar Puntland ladhaho aa kuu marsan,ma is ogtahay? kkkkkkkkkkkk

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 9 месяцев назад

      😂😂😂😂😂 Meey iska furto.

  • @abdifarah9528
    @abdifarah9528 9 месяцев назад

    Benale danaysta Ayatahay kursigisa ilashada Ayatahay ka xamar kula joga Ayanad war uhaynin

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 9 месяцев назад

    Runtii khatar ayaan ku jirnaa.
    Wax kale ayey ka hadlaayaan

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 9 месяцев назад +1

    BEENTA ISKADAA YAA CIIDA GALE GARXAJIS HUNGURI WAYNAAA

  • @mahamedibrahim6569
    @mahamedibrahim6569 9 месяцев назад

    wadahadalada somaliya iyo hargaysa ama isaq dhe
    somalia waa dhul somaliyeed e ssc and Awdal state waa somalia ee hargaysa waal halkee😅

  • @yusufsamatar1374
    @yusufsamatar1374 9 месяцев назад

    Wax Somali laan la dhoho ma jirto ee waxaa iiddoor laan ee runta sheeg mahdiyoow . Hargeysa oo ingiriis addoonsan jiray ayaa addoonsigii u xiistay ee runta u sheeg iminkana oromo ayayba ku abtirsadeen

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 9 месяцев назад

      Wax somaliya la yidha hargeysa kama taliyaan kamana tali karaan ee ilaa israaiil xitaa dantayadu ku jirto waanu galaynaa idinku is hagaajiya failed faqash state somalia

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 9 месяцев назад

    Alle kudoori waar afqarmuunkaaga.kala tag Hadraawi wadahadalkaa aad ku bariiseen.jirtay suuqaasi.wuu.soo xidhmay

  • @AxmadTamaan-ln4bz
    @AxmadTamaan-ln4bz 9 месяцев назад

    Waxaad tahay wait caabud kitaabka been ugutaabtay

  • @abdifarah9528
    @abdifarah9528 9 месяцев назад

    Midnimana wad ka hadlaysa Adiga iyo kuwa kalaba Dani hiina Ayad kashaqaysatan mid nimo Bena Ayad wadan

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 9 месяцев назад

    Orod dadkaadi afti ka keen markaa dastuurka noo keena ugu shub meeqa saney sii socon dalkaan hod ayaa laga tuuraayaa

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 9 месяцев назад

    Mahdi guledow magaladadiidi ad kaso jeday matagi kartide maxa xala

  • @CabdulaahMaxamad
    @CabdulaahMaxamad 9 месяцев назад

    Horta cunugan meega dabadiisa fadhiya maxuu qabtaa wan garan laa ahaye wayo xildhibaana maahee waxuu isoo xasuusiyey wiil yar aan dhalay oo akram ladhaho oo dhibloowa oo mararka qaar dugsiga loo diro ayaa sidaas u yara cir ciyaara

    • @AbdinasirAhmed-r4b
      @AbdinasirAhmed-r4b 9 месяцев назад

      Waa nin wadani ah dalkiisa jacel wana xildhibaan qaran e xumey ayad is leeedahy lkn alle ayaa u gar gaaray

  • @Hbs-c4m
    @Hbs-c4m 9 месяцев назад

    Dadka adiga sow maskuline ka ihid 10 yrs raserwasaaro ixogoo hadalkada ma diiwan gali mobil pay 🇸🇴🥶🥶🥶🥶👁️👁️🗣️💰☑️✍🏿🤳🏾 dadka

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 9 месяцев назад

    Mahadoow dhibka jiraa soow ma kiinino barlamaanka aad ka tirsan tihiin oo aadan madoowe hoggaamiyo
    Go.aan afka baarkiis aan soo dhaafin

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 9 месяцев назад

    oo baarlamaankii wuxuuba noqday meel aan la doodi karin lana hadli karin, maxay tahay 7 daqiiqo keliya hadal.. war waxaan maamul baarlamaan maahee hala tuuro..!..

  • @ahmedmohamed-bm1bk
    @ahmedmohamed-bm1bk 9 месяцев назад

    Heiden roblox

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm 9 месяцев назад

    Hooyadaa dama ceedii was

  • @kaafitaairo8209
    @kaafitaairo8209 9 месяцев назад

    MIDNIMO DHIMAYTEY KUSII DHAGANYIIN😂

    • @yusufsamatar1374
      @yusufsamatar1374 9 месяцев назад

      Itoobiya inaad dalkayaga ka xaraashataan ma aqbalayno . INGIRIIS baa idin addoonsan jiray

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 9 месяцев назад

      Layaab maleh quudkiisa ku xidhane haku shaqaysto midnimo ayaa jiraysaa

    • @samriyecapull2101
      @samriyecapull2101 9 месяцев назад

      @@yusufsamatar1374 idinkana alshabaab ayaa idin adoonsata faqash state of somalia

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 9 месяцев назад

    Kadab so shaqa tagay mahdiyow soomalilan bad matashaye mad kento iimisa sanad ku jirta barlamanka mad ka hadasho midnimada soomaliya wadiga afka ku tagay budlan iyo sacid Dani war dastur labadalikaro majiro budlan o ka maqan ha riyon dowladu waa fedaralisim digtator hadu na xukumayo maxamed siyad Banu ka ogolan laheyn qax iyo jabhad ma eynan noqonen kajog adiga mahe maba dhalane dhowrteysan ogida mandhe madiyow sheme on you

  • @AyaanleYaare
    @AyaanleYaare 9 месяцев назад

    Waaa.nacski.madxweyne.farmajo.gadhiseyey.misha.ug.saraysaay.xilka somaalaiay.hadan hankisa.hos.u.dhiagay.oo.isgo.gadhaay.rayswsare ku.xegeen Mantan Mishu.ka.buqaayo.waad argataan.waa.ninki.farmjo.islah.madxweyan ha.ka.noqdo.somaaliaay.waa kaaa..iska.buqaaya.oo.xita hadl.sax.ah.oo.lag.qor.malah

  • @mahaddahir6591
    @mahaddahir6591 9 месяцев назад

    Reer waqooyi? Somaliland? Sow tii lagu kala tagey. Sool, Sanaag iyo ceyn wakiiladooda si toos ah ayaa halkaa looga soo doortaa. Owdal, Salal iyo Gabileeyna dhawaan ayaa laga soo dooran indhihiina oo shanta. Inta boqor been madow ku ra’yigaa Xamar ha iska joogto. Ileen waa tole 😅

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 9 месяцев назад

    Deni imisa goir baa la khiyaami?
    Maan la odhan muumin isla god laba goor lagagama qaniino?
    1. Hassan wuu balan fakaday markuu Deni u adeegsadey dooroshooyinka.
    2. Hassan wuxu isku dayey inuu Diyaana ku maalgeliyo.
    3. Wuxuu isku dayey inuu dhulbahante ku diro.
    4. Hassan wuu isku dayey inuu hor istaago doorashadii Deni.
    5. Dastuur bedel waa burinta federalismka.
    6. Hassan ma ciidan uma dirayo Hargeysa, laakiin Gerowe waa suurtogal.
    7. Hassan wuu badheedhay, wuuna gaadayaa Deni.
    Hadaanad laheyn consequence waa lagugu soo saqajaami marwalba.
    Tuugta Muuqdisho ka imanaysa, camarado ugu xidha musqusha...

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 9 месяцев назад

    Doowlada yaa dagaal.kula jira ? puntland then puntland iyo doowlada ha hedhiiyeen somali dagaalsan mjirta mar waliba cida wax bafsi dooneeysa waa puntland weeyna cadahay. Taas

  • @ALeo756
    @ALeo756 9 месяцев назад

    Waa kuwan kuwii caqliga ka wasnaa 😂😂

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 9 месяцев назад

    Waxaan parlaman maaha,telephonka ayey ku hadlaayaan maba fhageysanayan khudbadaha.
    Dawladooduna waa saas
    Isma dhaanto iyo dhasheed.
    Ilaah ayaa u maqan dalkaan, dadkaan iyo diintaan

  • @abdifarah9528
    @abdifarah9528 9 месяцев назад +2

    Benale danaysta Ayatahay kursigisa ilashada Ayatahay ka xamar kula joga Ayanad war uhaynin

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 9 месяцев назад

    Waxaan parlaman maaha,telephonka ayey ku hadlaayaan maba fhageysanayan khudbadaha.
    Dawladooduna waa saas
    Isma dhaanto iyo dhasheed.
    Ilaah ayaa u maqan dalkaan, dadkaan iyo diintaan 😢