PRANK MASEER DARTIIS BEEY U XANAAQDAY SORRY SIS😢😢

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025

Комментарии • 519

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 года назад +209

    HadaL AfkaaGa Kaso Baxa Waxa
    Ugu Wngsn SaLiga RasuulkeNa
    Muxamed scw ‎ﷺ 💖📿

    • @halimosalad6076
      @halimosalad6076 2 года назад

      Alaahu masali calasidiyana muhamed

    • @bintukaafiya2814
      @bintukaafiya2814 2 года назад

      Salaallahu calayhi wasallam

    • @nimcomohamed8591
      @nimcomohamed8591 2 года назад

      Scw scw scw

    • @khaliddayax1850
      @khaliddayax1850 2 года назад

      Scw scw

    • @maxameddhereyelamaneisjece9707
      @maxameddhereyelamaneisjece9707 2 года назад

      Scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws scwscwscwscwscwscwscwscwscwsws

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 года назад +289

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    like sara❤💔🤲

    • @Jackson12452
      @Jackson12452 2 года назад +1

      Legend 👏

    • @bintukaafiya2814
      @bintukaafiya2814 2 года назад +1

      Salaallahu calayhi wasallam

    • @yurubkulane2717
      @yurubkulane2717 2 года назад

      Scwscw scwscw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw scwscw scwscw Scw scwscw scw scwscw scwscw scw scw

    • @nimcomohamed8591
      @nimcomohamed8591 2 года назад

      Scw scw scw scw scw

    • @bisharoabdulahihassen6755
      @bisharoabdulahihassen6755 2 года назад

      Salallahu Calayhi Wasalam ❤❤❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 года назад +105

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 2 года назад +129

    Nabigii ugu dulqadka bdna ugu khayrka bdna ugu naxariista bdna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (ﷺﷺ) igula salliya subanah 🥺❤🤲

  • @marryme4690
    @marryme4690 2 года назад +31

    6:38 Aamina Idinka Idin Taageri Jiray Waa iska key Nacsisen Idinkan Kulahaa😂😂😂😂Saa U Qoslaye Wadale
    Isdaji Anaga ku Dawanono Dhana Single Kula ah Maseerka Daremono😢😂

  • @aminakediye462
    @aminakediye462 2 года назад +9

    Muuse hayna ceebeyn raga reer waqooyigu hablaha aad bey u xishmeeyaan dhaqnkana u ilaaliyaan waa rag adag jaceylkoodana qalbiga ku heysta inanta waa is jeceshihiin laakiin ha la ilaaliyo diinta iyo dhaqnka illaaheyna calaf heysugu kiin daro insha, allah

  • @iqramohamedhassan2928
    @iqramohamedhassan2928 2 года назад +21

    🤣🤣🤣aamina waji malaha wlhi idinkaa idin taageri jiry idinkana wa iske nacsiisen kulaha allah ifrax umadeena mahan

  • @mariahonest3007
    @mariahonest3007 2 года назад +23

    neef buu qabaaaa 😂😂😂ar ifraaxaa ha habaarin wiilka 😂dhibleey

  • @bintushukri6933
    @bintushukri6933 2 года назад +25

    Ifrax suaaal abayo barnaamijkan marhore miya duubtay oo saa darteed malinba midbaa soogalisa ileen qofka hada kusamaynayso kuwiii hore buuso dawaday e ileen dad badan ayaaa san kusamaysaye jawab inshallh

    • @ilhan4447
      @ilhan4447 2 года назад +2

      dadka canka youtube ma dawadan sas darted ma fahmayan in ay prank tahy saas dhahdey qofki fahmo way ka jojisaaa

    • @umu5149
      @umu5149 2 года назад +1

      Sasan kula qaaba

    • @zuuzuuu7736
      @zuuzuuu7736 2 года назад +1

      my youtub barada an dawan Iskaga samesa an kuwedi hore so dawan fahnsanen

    • @hananbintubishar3265
      @hananbintubishar3265 2 года назад

      @@ilhan4447 arimaheena kiisa caawa ay soodhigtay bay dhahaysaa waan aruurin dad badan baan kaduubay hal mar baan soodeen bay tiri soodaawo 😊

    • @ifrahsaleban9104
      @ifrahsaleban9104 2 года назад

      su asha ban soqori rabay ana yabanaa😂❤

  • @abdirahmam
    @abdirahmam 2 года назад +58

    The personal over the knowledge able the most shine all created ﷺ ﷺ ﷺ

  • @Fatimah-v2o4d
    @Fatimah-v2o4d 2 года назад +8

    Wa inan mesha ka wada Neef buu qabaye kulaha 😂😂😂😂😂😂😂😂😠😠ala beerka ifrax iyo muse cadi ma ahan 😂😂😂😂😂keep going wllshey mcn 😍😍😍😍🤴👸🏻💯

  • @edhohabiba6461
    @edhohabiba6461 2 года назад +11

    Ifraax qaliif nafta naga qaaday abayo wllhi waa iga qoslisaa keep going ppe💪👊🥰

  • @niciimaaxmed6025
    @niciimaaxmed6025 2 года назад +12

    Wiilkan asaga mar kasta biyo miyaa lagu dhaamiya 🤣🤣🤣🤣

  • @MaryanQurux-kf7ru
    @MaryanQurux-kf7ru Год назад +2

    Aamino ifraax meel ay kujiraan qosol lagama waayo 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Год назад +2

    Amina qac weeyi maso qadayn kulaha😂😂😂

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 года назад +5

    masha allah Daren keeda ayay idin tustey Gabadha Allaha idin wada Xafido

  • @ubaxmohamed7812
    @ubaxmohamed7812 Год назад +1

    Amina hadalada cad ❤❤ree waqooyi weeye borama 😂😂😂

  • @ruqiyoshariif2619
    @ruqiyoshariif2619 2 года назад +4

    Alle amina jaceliya 😅😅😅😅miyuu dhaga cusyahaye ku lahaa ar amina igeeya 🙏🙏🙏🙏

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 2 года назад +4

    Naa aamina adba soodiga adoo bila shalmada sidan iyo si ka daran sameeya kuwa cad cadkaa😂 xagaa qof fiican iskaga dhigtay

  • @anuushhayati7386
    @anuushhayati7386 2 года назад +2

    Subxanallah abyo ifraax wlhi waxaaga waaka tarday aabbto ah waxaad ahayd gabar dagan saan waa ceeeb walidkaga iyo walalaahaga iyo sharaftada ka fakar waxaan waa nin 🤔🤔🤔🤔

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 2 года назад +1

    Ninka ajanabi buu kaayahay ee Abayo Alle ka cabsada

  • @ayaanabdikadir5054
    @ayaanabdikadir5054 2 года назад +9

    Hhhhhh aamina wlhi waa funny xaafad wada xanuusanaysa kulaha

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 2 года назад +2

    ifrax wankuwata Qosalley Ayathy faraxda waliga hawewn insha Allah

  • @fowsiyamahamedm8845
    @fowsiyamahamedm8845 2 года назад +6

    Yaab muuqaal kasta ayaad maser ku jishaa ama prank ka dhigtaaye miyeeysan dadkan dawan muqaladii hore o markas is dhahan aleylahe wa prank gii heblayo lagu sameyay cml Marka anaga naga daya wa waxan iska wada igtihi e wax cusub la imaada kan wa gubataa hhhh

  • @haa8793
    @haa8793 2 года назад +1

    Jeceylka wuuba kadamaday sister ilahay wuxuu shegay hadey bentahy an aragno jecelkan meshu kudambeyo

  • @najimaxuseen9838
    @najimaxuseen9838 2 года назад +23

    Kulaha wiilku muu soo qadayin amina umaden maha from amina😍😂😂

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 2 года назад +14

    Amina funny waaye 😂

  • @shuuriye6371
    @shuuriye6371 2 года назад +2

    Muuse waji maleh wuu iska raam sanaaa sharaabkaa waan jeclhy lkn hada waan nacay maseer dartiisa

  • @nimcoladan9927
    @nimcoladan9927 2 года назад +6

    Muu soo qadayn wiilku ala aminaaay😀😀

  • @lakiaxmed6945
    @lakiaxmed6945 2 года назад +2

    Hhhhh ifrax iyo muuse idinka malinka danbe waxan kabaqaya in laydinku dhufto nabar xun idonko lamaane kuciyarya nowada plz ifrax soqabo imaan amiin 🙏🙏🙏

  • @BishaaroYuusuf-md1xy
    @BishaaroYuusuf-md1xy 11 месяцев назад

    😂😂😂😂 aamino wlhy way yaabantahay😂😂waalantahay

  • @aminakediye462
    @aminakediye462 2 года назад +6

    Waa foolxumo nin aan ku qabin inaad sidan u dhaqatid illaahey ka xishooda naftu meel ma jirto haku dhimanina toobad xumo dhaqankana ilaaliya waa iga talo walaalnimo.

    • @aminakediye462
      @aminakediye462 2 года назад

      Thanks illahena haydin xafido

    • @Painkiller23248
      @Painkiller23248 2 года назад

      O ninkeeda ma ahan miya?😮

    • @aminakediye462
      @aminakediye462 2 года назад

      @@Painkiller23248 Naha ninkeedii ee waa jaceylkeeda wll

    • @Painkiller23248
      @Painkiller23248 2 года назад

      @@aminakediye462 public uma ficno in ey isku taabtaan walal

    • @aminakediye462
      @aminakediye462 2 года назад

      @@Painkiller23248 waa run wll waa ceeb aduun iyo cadaab aakhiro allah ha soo hadeeyo waayo caruur maaha waa dad waaweyn .

  • @bashiiroxasan3129
    @bashiiroxasan3129 2 года назад

    Alla qosol baanba ku dhameestay kan iga tag dheh waa iga waasheene saa isku lahaa kasalgaar wax baba wax kasii qosol badan waa ina wataa💯🙋‍♀️🙆‍♂️

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 2 года назад +1

    Wlhi reer waqooyi hadaa nahay ilaahay codkarnimo wa ina siiyay dad badan o ka horeyay so dawaday gbdhan wa funny

  • @raxmamaxamed1245
    @raxmamaxamed1245 2 года назад +34

    😂🤣🤣dad haraadan waaye kulahaa aamina waala dhibay maanta 😁😁

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 2 года назад

    Amina dulqad WAYNA LABA cilaaj WEEYE KUWAN hora LO idhi qofka WUXU matalu yahay 🥹 jow 😇😇

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 2 года назад

    Amina dulqad Badana Mar Hore Goyskiisa dhulka kasoo qadan lahaaa

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 2 года назад

    aamina waa geesiyad kii duliga ahaa dib ha ugu noqon

  • @AminaNoor-g3w
    @AminaNoor-g3w Год назад

    Amina lamankeeda aaway Dee wa sugayne💔

  • @shuuriye6371
    @shuuriye6371 2 года назад +3

    Kuwaan dadkey ku hor dhargeen wllhy

  • @asmamuuse952
    @asmamuuse952 2 года назад +1

    Aamina 😂😂 umadeena maha waaku qataa zxp

  • @luuldaahir1158
    @luuldaahir1158 2 года назад +1

    😀😀😀 ifraax Khaliif dhibley Alaha ku daayo 😘😘😘😀

  • @nasrabintumohamed5513
    @nasrabintumohamed5513 2 года назад +25

    Aamina waa funny xaqiiqatan🤣🤣🤣🤣🤣🤭Astaqfirullah

  • @jamiilajanno5855
    @jamiilajanno5855 2 года назад +2

    Wllllhy aaamina waa nagaa ana jeclaya ooo fardaaa hadal qudha waxa loo digaa maa ma jirto iska qado parnk aaamina 😂

  • @nacimaaden7376
    @nacimaaden7376 2 года назад +27

    Isaaq dulqaad Malahn Form hargiesa😂😂😂

    • @ayaancismaan2709
      @ayaancismaan2709 2 года назад +4

      Oo ya isaaqa ee mesha joga Samaron iyo Hawkeye u jednaye

    • @maryamoruun1532
      @maryamoruun1532 2 года назад +2

      Nagadaaa qabiil

    • @bilan9135
      @bilan9135 2 года назад +5

      Dulqaad waan leenahay lakiin Labolabo ma jeclin isaqu waa dad xaqiiq ku nool☝

    • @xasanamina4285
      @xasanamina4285 2 года назад +2

      Isaaq mesha ma joogo

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 года назад +1

      Waa samaroon iyo hawiye

  • @abdifatayusuph5204
    @abdifatayusuph5204 2 года назад +1

    Waa lajimad, kulahaa wiilku ma soo qadayn miyaah 😁😁😁😁

  • @Cebla99
    @Cebla99 2 года назад +13

    Wllhi Aamino reaction ka bixi laha bay bixsay 😹😹😭😭Annka hadda reer waqooyu nahey ma awoodno in aan qarino dareenkeenna

    • @mohamedameen4439
      @mohamedameen4439 2 года назад

      OO adigu xageed reer somaliland isaga dhigaysaa lahjada aad sii qorayso waa baa tii reer Xamar kee huuno

  • @haliimomohamed9928
    @haliimomohamed9928 2 года назад +4

    Amina qosolkey iga dhameysey😂😂

  • @sultanahb.sultan4086
    @sultanahb.sultan4086 2 года назад +2

    Jaceylkiiba dibeddaa iskaga dhamayseene is xalaashada oo is guursada guurku waa mcne

  • @ilwaadyusuf8619
    @ilwaadyusuf8619 2 года назад +5

    asc gabarey adiga waxa sameyneyso wa qald ninkan siida sharcii darada ad jacelka u wadageysan laga yabo hal haben in u alleh qalbigisa badalo kaliya kugu filn ka dib wa sura gal in u balamihi gurka in u jawiyo qofyahy alleh ka xishod ninka is guursada eysan ahen baro xududaha lamanaa yasha uu dhaxeysa eysn ahen wad ka shaln hadlkeyga qiimey wali waxd heysata fursad ad ku badali karto naftada micnaha jacelka ayd qald ka fahnty

  • @boqoradashinnida
    @boqoradashinnida 2 года назад +11

    Please Ilahay Dartiis subcribe iigu dhaha 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @raqiyaali5175
    @raqiyaali5175 2 года назад

    Bismilaah ninn iyo gabadh aanisqabin oo san isku ah waa danbi ilaahay hagabaqo

  • @khaalidcabdi9597
    @khaalidcabdi9597 Год назад +1

    Kkkkkkkkkkkkk qosolkaaa iga dhamaday siday amina lee dahay😂

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 2 года назад +4

    Ala birak 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 wllshay iyo wllkay hambalyo Guuleysd ❤❤❤❤

  • @safiyaali1578
    @safiyaali1578 2 года назад +1

    Walaaley ninka ajnbi haduu ka yahay xisho kal fogaada ilahay kabaq

  • @ifkahooyochannle143
    @ifkahooyochannle143 2 года назад +2

    Wlhi inanta waad ka xanaaji seen😂😂😂

  • @wafaa9410
    @wafaa9410 2 года назад +1

    Subxaanalah gabadhaan wax ka idho adag ma arkin ninkan ajanabi Buu kayahay sidaa ad utaa tabaneyso ale ugu baq

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 года назад +1

    Dadka horay uguso sameysay mey dawan miya video giina ima dhafo ayey dhohosa hee ma fahmin ani yaa ila mida asxabta

  • @hipaaahasan5049
    @hipaaahasan5049 2 года назад

    aduu intan mooyane manad wax kaleba aqoonin qofkast wad ula shirtagysa walagu fahmee wax kale la imow oo ninkanan ku qabina eed isku masmasaxyso iska daa ama xalasho oo markana sidad doonto ugu galgalo

  • @hoodoabdi5574
    @hoodoabdi5574 2 года назад +3

    😂😂😂😂😂 maanu soo qadayn kulaaha 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samatardahir6138
    @samatardahir6138 2 года назад

    Kkkk Amina maxay la xabaaqaysa Lakin. Wa yaab odey ma laha miya kkkkkk

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 2 года назад +1

    😀😀😀😀😀😁😁😁 wallhi Manooli Ifrax Qosol ayaa igudishy hhhhhhhhh

  • @faridohashi8770
    @faridohashi8770 2 года назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wlhi waan qoslay waan idin salamay amina iyo muuse iyo dumashi ifarax

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 года назад +5

    Ifraxey dadka iska dhfa aad hortoda isku dhadhbesn ilen isma qabtne qofka idin imnya bilashuu isla xnajinaa wxa kdran kuwa mlin wlpa ku dwnyo wllhi videoydada wjecla wna kuso ordi jirey lkn saan mficno xga dniyn qof ajnbi ka eh hdaa slanto ogow in gcanta dhinbil naar ah lga sri dno😢

    • @filsanahmed5395
      @filsanahmed5395 2 года назад +1

      Waa runta abayo waa ceeb iyo danbi wlhi nin aan kuqabin oo tatabanyso

  • @OnlyDaytraiders
    @OnlyDaytraiders 2 года назад

    koofid usoo gali bidaarta haku qarsadee kan wana cebeyay wallahi

  • @zagaldhawrzan601
    @zagaldhawrzan601 2 года назад +7

    wiilku muu soo qadayn kulahaa aamin waa flim🤣🤣

  • @qalbitoqalbihwd1405
    @qalbitoqalbihwd1405 2 года назад +8

    🤣🤣🤣🤣pranks qoosol badan buu aha walahy

  • @sundusupdysalan6566
    @sundusupdysalan6566 2 года назад

    ifrax iyo muuse miyey is qaban ,,, mise Ajanabi iyagoo ah bey isku dhun dhaman, wxs jaceyl lama.yirahfold

  • @amuunhassan5590
    @amuunhassan5590 2 года назад +1

    Aamina wn ku wataa muu so qadayn ninku kulahaa dad haraadan waaye😂😁😁

  • @axmedmaxamedaxmed3456
    @axmedmaxamedaxmed3456 2 года назад

    Dhaga gabdha waaa laysugu tageeeeeeeee amina anigaaa ka badaniya eee isoo doon
    Lkn muse mxd tidhi miyuu dhago la,yahy hhhhhhhhh walhi anigaaa kalmadaaa soowatay ninku miyuu yara dhago culusyahy ifraax iga raali noqo

  • @shahnasabdull231
    @shahnasabdull231 2 года назад +9

    Ifraax dhibka dhaaf wlley😁😂

  • @deeqaali4536
    @deeqaali4536 2 года назад

    Ifraax dhibadanaa wllhi qosol waan dhiman gaadhy

  • @juwayriyecabdilaahi2490
    @juwayriyecabdilaahi2490 2 года назад

    Wall yaa kuu baneeyey Ninkan aad qabqabsanaysid ilaahy kabaq wall

  • @maizahassan9832
    @maizahassan9832 2 года назад +5

    Ala manooli 😀 kulaha goormanu ku weydiinay 😀😀

  • @happyxurmoofficial11
    @happyxurmoofficial11 2 года назад +1

    Muusoqadeyn wiilku kulahaa 😁😁😁😁

  • @deeqTurki7854
    @deeqTurki7854 2 года назад

    Best jilin lkn gabadha amina cadamad ayay u dilen lkn gabadha amina ee saasoo dhan u qurxon ma bilaa nin baa🤦‍♀️ macqul maha ana ku noole inte kala soo xadhidha abayo😀

  • @ahmedjamac5486
    @ahmedjamac5486 2 года назад +4

    Gabadhan waa niin barad weynaanta ayay niin ku heshay 😂

  • @adnanhussein7351
    @adnanhussein7351 2 года назад +1

    aamina umadeena maaha kulaa isagu ima maqlayo😂😂muuse inaadeer qaab xumadan inaga badal raga ree boorama adayg ayaa lagu yaqaanee

    • @nadiamohammed5330
      @nadiamohammed5330 2 года назад

      Horta muuse waa reer boon maaha reer boorama lakiin waa wada reer awdal mida xigta wax khalada ooy sameeyeen ma jirto anba reer salal baan ahay ee caadi iska dhig waa fani oo kaliya

  • @somalilanddhulkayga8491
    @somalilanddhulkayga8491 2 года назад +9

    qoftu ma reer woqoyi baa hadal cada 😂 kulaa celasha biyahaad ka tamiye xagad isaga dhigaysaa naag halkan ku dhalay😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedhashi6968
    @ahmedhashi6968 2 года назад +1

    Aaamina waa gabadh aqli badan mansha allah😁

  • @habibahared5321
    @habibahared5321 2 года назад +1

    Subxan allah may is qaban waxan wa ceeb

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 2 года назад

    inantu way yaaaabtay walaaaahi hhhhh wan seexan kari waaayay sidaan u qoslaayay

  • @maxamedibra9603
    @maxamedibra9603 2 года назад

    Kani wiil miya mise gabadh
    Mesha dumarka u fadhiya
    Haduu dumarka san igu dhexjiro
    Xitaa mustaqbalkisa khatar kujira

  • @abdirashidmohamed166
    @abdirashidmohamed166 2 года назад

    Dumar Aan Xishooneyn
    Ilaahow Ceeb Astur Bal Waxan Hada Waalid & Walal Malahan Miyaa
    Waalalkoda Qerki Sidu Ula Kaftamayaa

  • @gawarwardey4932
    @gawarwardey4932 2 года назад +1

    Horta gawadan wiilka miyu qaba mise ifahansiya bal marwalbo wankuarka prank xita hadaytahy ninka ajnabi aye kalayihn

  • @legitMeastro
    @legitMeastro 2 года назад

    War gabadha xanaqday ma ree woqooyiba😂😂
    Anagude waxanoo kale uma dulqaadane😂😂gabadhaa wn wata nio

  • @nadarmahamud6041
    @nadarmahamud6041 2 года назад +2

    Ifrah umad mahan muse siyar bay ku dharjisaa😅

  • @mariaabdallah6298
    @mariaabdallah6298 2 года назад

    Abaayo waa ku taageeraa lkn barnaamijkaan anaga daa waaban iska dhex arkay sababtoo ah wuu nagu bad batay wx kle la imow saaxiibay

  • @zamzamfaarah1233
    @zamzamfaarah1233 2 года назад +3

    Maan sooqaden kulaha Aamina🤣🤣

  • @sdinim8695
    @sdinim8695 2 года назад

    Atariisha baadiyo wax ka maseer badan ma jiraan.

  • @ABdillah.Artic123
    @ABdillah.Artic123 2 года назад

    Aad baa uga helaa amina cabdiqadir haadii aan heli karaayona maba daayeen wallhi

  • @drabdihakinomer1258
    @drabdihakinomer1258 2 года назад

    wagareey Gabadhu way ku dhexwareertay

  • @maariyamaxamed6990
    @maariyamaxamed6990 2 года назад +9

    Horta naagtin maxa ka qaldan sagaashankaba wy kulul shahay 😅

  • @Bigman-dv1iz
    @Bigman-dv1iz 2 года назад

    Jareerkan muu gabdhaha Kala
    Celiyo prank. Kkkk
    Garbasar buulugta yaa gabar jirta
    Ah xishood ka muqda

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 2 года назад +3

    Prank gii Ibra midaan ayaa aad oga xiiso badan 🤣🤣🤣

  • @nuunuukidscaruurta2547
    @nuunuukidscaruurta2547 2 года назад

    hhhhhhhhhhhhhhhh walahi waaaan qoslay xataa prankiyaga qosolka ah kuma qoslo inantani way iga qoslisay

  • @sadiajama178
    @sadiajama178 2 года назад

    Neefuu qabaa sa uledahay waxan umaleyhaa neef run ah inuu kudhacan umalyhaa

  • @ayaanfarxaanyt10qq34
    @ayaanfarxaanyt10qq34 2 года назад +1

    Keep going quruxeey

  • @miskiali6887
    @miskiali6887 2 года назад

    Qofta dhexe gormee you tube furate ayadoo Malaysia ku cusub an harqaan ku arkay 🤣😂🤣😂hore u soco

  • @allyhaji1902
    @allyhaji1902 2 года назад +1

    ninka masoo qadeynin miyaa kulahaa 🤣🤣🤣😋😋