Waxan waa ceeb ifraax adna qof aad jeceshahay candhuuf laguma tufo si xuna waad u ceytantay waa ceeb iyana ,muse runtii 100/100 buu ku jeceyl qof ku jeceylna wa la qiimeeyaa prank igaa mid ka xun baad ku sameyn jirtay marka walal ceyda iyo candhuufta mar danbe ha ku sameyn jaceylkaaga 🤔🤔🙄
In aad prankiga is la ogtihiin wee cadahy mopilka Marka ku hadlaayo muuse wa la arkaa in shashada caadi tahy cal saarnen waaaba Isla ogtihiin xitaa hadee ku ogeeyn sidaas miyee yeeli laheyd ifraah waxaa lagu xanaqaa Mee maqashay 🤣😂 doqonimo Mee katahy caqli bartiiis malahan miyaaa wawareey naag caqli bdn Isla dhig prank wa ladameyaa lkn limit yeeelo aqlaaqdaada hagaaji wa IGA talo
O idigu md xanaqden wlhi nin nag kle agteyda kashegy inusan frxd iga ag heleyn inan dilo iyo inan ktago moye sidu i yirahda borin bn kugu darema mu igatago
Of course wa xanaqee lkn fudeed looma baahno waxkasta limit ayee leeyihiin ogow waligaa limit kaga ha dhaafin nin la,an majirto 😂 in aadan gacan qaadin inaa af lagdeenin wax udhaxeeya somlida mayaqaniin miyaa caqliga ha shaqeeyo awoo daada alle ku siiya iyo kalsoni kaasho fudeed iyo is liidid intaba jooojiya jaaw
MUUSE DOQONOW , DAMIIR XUMO IYO GO'AAN XUMO RAGNIMO LAGU OQOONIN AYAAD NA BARTAY. SHARAFI HADDII MAGAC LAHEYD TAN AYAA KUU DHAMEYSAY EE MA NOOLIDII DAD KULA TALIYO MALIHID MIYAA.... 😭😭
Prank Marka Arkay Waba So Cararay 🏃♂️🏃♂️
Horta Aniga Prank Jecliyaa 😂😂 Yaila mid ahna
Me
Me
Ani wllhi
Ka peentaa laizla ogyahay
Me 😂
Waxan waa ceeb ifraax adna qof aad jeceshahay candhuuf laguma tufo si xuna waad u ceytantay waa ceeb iyana ,muse runtii 100/100 buu ku jeceyl qof ku jeceylna wa la qiimeeyaa prank igaa mid ka xun baad ku sameyn jirtay marka walal ceyda iyo candhuufta mar danbe ha ku sameyn jaceylkaaga 🤔🤔🙄
De mayada og wax jirba hhhh wu kawly
Tan waa doqon wlhi wayraa ka guur naagtan
Si bilaa ixtiraama ayey ula dhaqantaa inanka shidh
Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Alle uu ka raali yahay
Kan isagoo Guri lagaysan ayaa nasabadi lagasaaray Uf, sidee candhuf qof bina’adam ah oo xiriir iiga dhexeeyo oogu tufaa…Wallahi hadaa dhawdahay yaa dhaha nacaskaan.
Marka waan qoslaa marna calooshaa ihurdo markee ifrax eee muuse caynese waan qoslay marka ay hadhahde aniga mcnantaada ma ihi way ka naxay💔😭😂🤣
Bisinka kan prank wa dhaafay wlhi ifrah biyaha cab wadageesaye 😂😂
Raali Gili gawadha waa cosi 😊🤗👌👍
Ifraax caadi mahan muuse candhuuf bay indhaha keega tuftay markay run iskuguursadaan armay shaah kulul kushub taa hayaay
Hees hindi markii lasaaaro beerkaa ixanuuna wale kep going ziz🤣😗
Inta ugu horeysa vedio wllhi waa fuuray🤣🤣
Qof agteeda boring lagu daremo ma tihid qrxy😂❤best coupLe
Dumaashi muuse gabadheena saas ha ugalin😟😩😩😩.
SORRY 😞 😔 ifraaxay
First comment ifrah qalif
Ifrah wllshy prankada channelka kaa daa ee waxa waabo kaliye samye fadln gabar qalbi ficne baa tahy channelkale cusub laa imow ❤❤
Ifrax wakujeclahy wlllshy qali lkn marwalba ixtiram jecelkaga cawa cay ayaad ugu maydhe ceeb wllllshy 💋🙏horay usoco 💋🙏🙏
Ifraxey sxbkaa xaq dhawr sikasta uu kula hdlo afxumada iska ilaali wacalyhw mxy thy wrn hydii haday aragto mxy oran waaa naag saaqidada ani hooyo ayan ahay si kasta uxanaaqo waaad dhaqan xunthy xtaa ma dhoho
Keep going zhp😍
Wa maxay macanta iyo dhuqdhuqda 😅🤣😂😆 ifrah waku wata
Ifrax wan jecel isoo rali gali muuse 🥰
Camerada lahagajinayo wabba ka hele igu celiya😂🤣😂
Soryy ifraax aadey u xanaaqday ani wlhi ma jecli xanaqeda nabar xaqdaro abayo🤦♀️😌😅
Alla Hawiyà iyo Xabad Maxaa Kala Heystaa🤣TOLKEY IDHN Jecliyaa
Muuse gabadha hada nooso raaligeli waana kasoo aarsanaynaa 🥰🥰🥰
Waryaa Inaanta. WALLHI Markey Tiri Ani MacaanTada Soma IHi Ax Yow Don't Do it Again 🔥✊
Dhababkeyga fiiri baaba dhahdaye waxaan o qayla ah maxay tahy Iyo baqbaqda ilhyw naso hanuuni subxanalah
Prank samee intad is ledahy muusow gabdha qalpiga u ilali wlhi wll wey ka niyad jabeysa ilove u my 💑
In aad prankiga is la ogtihiin wee cadahy mopilka Marka ku hadlaayo muuse wa la arkaa in shashada caadi tahy cal saarnen waaaba Isla ogtihiin xitaa hadee ku ogeeyn sidaas miyee yeeli laheyd ifraah waxaa lagu xanaqaa Mee maqashay 🤣😂 doqonimo Mee katahy caqli bartiiis malahan miyaaa wawareey naag caqli bdn Isla dhig prank wa ladameyaa lkn limit yeeelo aqlaaqdaada hagaaji wa IGA talo
O idigu md xanaqden wlhi nin nag kle agteyda kashegy inusan frxd iga ag heleyn inan dilo iyo inan ktago moye sidu i yirahda borin bn kugu darema mu igatago
Of course wa xanaqee lkn fudeed looma baahno waxkasta limit ayee leeyihiin ogow waligaa limit kaga ha dhaafin nin la,an majirto 😂 in aadan gacan qaadin inaa af lagdeenin wax udhaxeeya somlida mayaqaniin miyaa caqliga ha shaqeeyo awoo daada alle ku siiya iyo kalsoni kaasho fudeed iyo is liidid intaba jooojiya jaaw
Please Illahay Dartiis Subcribe iidhaha Axbaabi 😭😭😭😭Kalia 😢
Prank camerada la hagajinyo Kan ka hor ma arag 😅😅
Haa
Hhhh allah beerkaa ixanuune saa uqoslaaye
Waw ifraax hadhawna sidaasuun bay kuugu qaylin iska fiirsada intaydaan is guursan hoooy
Keep going my sister 🥰
Muuse legend ayad tahay in badan ayey kaa oohisey lkn mantale ka jaratay
Caloosha ixanunty wlhi markay mxd wakhtiga mxd iga.luminaysa😭
Wawareey prank waali ah aad ifrah ku samesay muuse ifrah tan ha oga harin muuse kkkkk
Ifraax qaliif wixii ku helaalayaabay😂😂
Pranka la isla soo diyaariya 😂😂camera marki la tosiyay ban drema
Camerada yaa toosiyay naagta baas bila dhaqanka waxay qof weyn oo candhuuf tufaya subaxanallah nacadashu ma wacna koleyba waa isla ogeydene Ina is caydan may ahayn 😂😂
Ifraax dabeecadana ma leheed😂😂😂😂
labo Kalmadood ee ifraax tiri baa qalbigayga taabtay
1 aniga macantadada ma ahi miyaa
2 iyo markii ay tiri Aniga Dumar ma ahi miya dhamaadka Vedioga
Waxan ma fiicno wlhi 🥺🥺
Ifrax lkn wcel ha dhihin sidakale u caay sxbkey si walbo ugu Xanaqo waligey wecel madhihin afkada habarin
Sorry ifraax Abaayo cadawaada hajabo Abaayo walashay
Waraa tan naag kuuma noqoto waaxag waxan oo cay ah xitaa inyar isma celinaysomiyaa hhhhhhh yaab walhi
Maskiin waxay dhahday aniga soo ma ihi macantadada🥺🥺🤒🤒🤒💯
Ceb ceb wilka ixtiram bu ka mudan yhy abyo waxa ka muqdo dhaqan xun dhaqankan raga ma jeclo is qabo adinko rer ah kwrn sed u dhaqmi lahyd
Ifraax caybadanaa bisinkee 😂
No Raligali gabadah sorry ifRax wakaxumahay 😭
hhhh ifraaxey amba afeef hore yeelo amba adkaysi danbe yeelo😂😂😂
dadbadan baad xa xanaajisay wle nin baa ku helay
Walahi dhiigu biya maahan karanle kibir jabshe bilaash looma dhihin madaxa meel an ahaynin xabad kagama dhufanaayo ayeey taagan tahay force habarmaxamed ina tahay waa cadahay
IFRAAX Kibir badanidaa .markaaga Adkeeso
ifrax saiday uxanaqday wlhi🤣😰
Haye ifrah nin ad gursanaysid sidan ma uu gali ceeb waye walahi
Fadhadhakh😂😂😂
Ifraax dambe hadaan ka maqlo kulaha ILLAHAY MAXAMED sameeyey aa kuu dhaartey xabadan kugu dhufana🤕🤕🤕 kulaha 😂😂😂😂iteed xabada kagene ifraaxey istaqfurulaah 😂😂
Mcntada ani soo ma ahn kulahaa🤣🤣🤣😂😂
Af xumadi abayo waxaas waa ceeb 😔😔😔
Aar kuwanaaa😂😂😂
Horta prank waxan ahayn ma taqaanin miya😁😁😁😁
FARTUUN balbalaarka 2😂
Prank la isla ogyahay waa la iska arkaa cemarada goormaa noo toosisee
Ila fakar baatahy sis😊
Wale kana prank ah😅😅
Keeps goings my sisters and brother best prank 💪😁
Ifraxee Horta Nimanka Ku shukansadha Xita prank hade tahay Maxaa Walidkisa U Ceysa...Wlhi Saas Rer laguma daqdo Ee Ninka Rag Oo Xarir Inka DAXEYO Abihisa iyo hoyadhisa ha CEYNIN wax Walan Ba tahaye...yahuu
😂😂sorry sister 🥰🥰🥰
Sheekadaan ayadoo run ah waan sugaa
Ala ani prank jecliyaa bisinkee 😅
Waxani waa bahdil candhuufta waxa lagutufaa qof layaso naa ninka kaxushood doqonyay bilaa damiirki wah
Ayadu mid korka ah ayee sameysay lkn asagu mid qalbiga ayuu gaarsiyay waliba asagoo Ku cayaaraayo 😔
Sorry Sister it is Prank call 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Fake prank inuu yahay wxaan ku garanaysa camerada sida losoo too si yey ciyaal miyaa no qab taan adeer kkkkk
Gbr nimo le la marooya wali guursaan mamo uegtahay
Hhhhh ifrax marka arko dabecadeyda ka dhax arkaa
Waraa muuse Gabdha ii daa haka xanajinin
Wlhi wan wata ifraax 😘mcnto kheerka u saray
Kan Pranki Ma ahane Wax Kale La imow😂😂😂
Si kastaa u xanaaqdid candhuuf iyo wecel Waa dhaqan aad u xun
MUUSE DOQONOW , DAMIIR XUMO IYO GO'AAN XUMO RAGNIMO LAGU OQOONIN AYAAD NA BARTAY.
SHARAFI HADDII MAGAC LAHEYD TAN AYAA KUU DHAMEYSAY EE MA NOOLIDII DAD KULA TALIYO MALIHID MIYAA.... 😭😭
Af xumaaa gbdha bismilaah
Waxaa rabtiin noso duupa 😂😂😂
Akh dad nacalad isku tufaya hdhowna xbb isoranaya war xishooda
Hay camirada yatosiyey
Ala ifraaxbaa gaari jajaban aa wada taa kula haa weyna saantahay gaariga hhh
Wale waxan prank ma ahan ee wu deresiye porinka
Miskiin waan ka naxay
Ifrah waâqàsab inay raali galin kabixisàa àflagadada sorřý
Ano kutaagero ãbyo
Inad muse saa ucayso 24 houŕs
Jwb
gebadha dhawankeedha suu uegyhy firi xorta 😂😂😂
Wllh War aa kuuyaalo nin aana ku qaban hadad kantarooshid yaab wllh
Nooga soo aar xbbtii ifraax plz
Muuusow dhibka kadhaf ifraaax😅
Al ceeb Ifraxay Muuse sixunbad u cayday, sax cadkaga go'so nin haysku jilcin fariid lakiin qofka sidano kale loma cayo walal
Muuse babur qaraab 😂😂😂😂😂
Comment yagiina waa idinkala noqoney waayo waa laydinku danbaabyaa byy
Ninkan candhuufta lala dhacayo akhas nin jilicsan faaiido ma laha
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Halksan xabad kaga dhufana kulahaa aar ifraax kkkk
MA FIIICNEEN INAA CANDHUUF KU TUFTO BIYAHA KU BILBIL LAKIIN CANDHUUF TA WAALAGA FIICANYAHAY WALOOW AAD ISLA OGEEDEEN
Camrada markay lexatay yatosiyay anaga khiyali noshegesin
macant iyo dhukh dhukh ayay kg dhagtay 🤣🤣🤣
Keep going abayo
Akhas waa maxay candhuufto waartan iska dhaaf ish
maxaa waaye candhuufto nio gabadhaan sidaa moodi jiray maaha
😭😭😭😭 مع الاسف هذا المقلب