Комментарии •

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 года назад +669

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @Somalicartoon11
    @Somalicartoon11 2 года назад +227

    Nabiga aan ku wada salino dhamaanteena caawa waa jimco scw 💕

  • @shukricnaasir3688
    @shukricnaasir3688 2 года назад +130

    maanta waa jimce aan badino saliga xapiipkeena scw scw scw❤❤❤

  • @sundusibrahim1177
    @sundusibrahim1177 2 года назад +366

    Mansha allah wallhi waa family is fahansan hooyada xitaa prank wey ku jirtaa🤣🤣

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +250

    Hadad markaad prank aragtay so carartay like saar kula mid nahee 😂😂🙏

  • @SleepyFarmhouse-cm5qt
    @SleepyFarmhouse-cm5qt 6 месяцев назад +34

    😅😅😅😅😅😅😅so funny 😂😂😂😂😂😂

  • @queenyasmiin6580
    @queenyasmiin6580 2 года назад +201

    the way of 400k inashallah keep going team Amira 💪 👏

  • @riyaqmohamed565
    @riyaqmohamed565 2 года назад +192

    Amiro iyo maxamad wakabaxsaten lkn amir said wa walal jiro ilahay hanideysto lkn waxa niga codsana wilkas mashqul waye waxbarasho ayu kujira yalamashqulinin Yana laganixinin asiga iyo hoyo prank yalagusameyn abayo ada nijeclahay hoyo mcn gusalan😘

  • @jinayjinay6600
    @jinayjinay6600 2 года назад +17

    Quruxlowem m.a wiilko eg illah ha isiiyo aamin yarabi

  • @maryaniitasaid7195
    @maryaniitasaid7195 2 года назад +33

    Mashllh Amir waa qof wanaagsan wlhi❤️‍🔥❤️‍🔥🥀🥀🥀

  • @susumohamed7293
    @susumohamed7293 2 года назад +77

    Masha Allah ❤ ❤ ❤ ❤ ilaahaye ha iidin xiifdiyo amiin you guy's are beautiful family 👪 ❤ 💖 ♥

  • @laylamaxamed7135
    @laylamaxamed7135 2 года назад +148

    Meshanaa dharbaxsho kaaga soo dhufanaa kulahaaa amiiir😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @samiiramohamed4332
    @samiiramohamed4332 2 года назад +34

    Masha allh cunugan amiira qurux buu aad ugu egyahay 🥰🥰

  • @Abdirahman-jz1xd
    @Abdirahman-jz1xd 2 года назад +16

    Good jilaa waaye wiilkaan talent fiican ayuu leeyahay wiilkam yar keep.going boy

    • @CabdiMacalin-b7x
      @CabdiMacalin-b7x 3 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😢😢😢🎉🎉🎉🎉😮😮😮😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @sabaadabokor5096
    @sabaadabokor5096 3 месяца назад +13

    Team. Koko like 800k inshaallah

  • @Perfect10725
    @Perfect10725 2 года назад +102

    Amir: kaali adiga maskaxdaa soo ushaqeehooyaa
    Mohamed: wlhi sii dadka ushaqeehooyo ushaqenoyaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @meryummohamed7373
    @meryummohamed7373 2 года назад +67

    Wu ka baxday wlhi 😂😂😂😂😂😂😂 qosol iguma harin so badiya mar kale adna ku samaye dheh plz amiira wan ka sugayna 😂😂

  • @xaliimoismacil3337
    @xaliimoismacil3337 2 года назад +89

    Dhirbaaxo online ah another level 😂😂

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 2 года назад +32

    Masha allah wall gulwacan ku rajayanya
    Keep going dear sis and brothet 😍😍😍😍😍

  • @amiinadan5821
    @amiinadan5821 2 года назад +86

    Luuqadiina caadi maha hhhhhh af somaligaan kakan oo aad modid in qori dhuunta lagaga haayu usu xageed kasobarateen kkkkkkkk family funny ah ayd tihiin m’a

  • @amiiro1875
    @amiiro1875 Год назад +10

    the way of 600k inashallah keep going team Amira 💪👏💖💖💖💖❤❤❤❤❤💖💖💖💖❤❤💖❤💖❤

  • @nasteexocabdi231
    @nasteexocabdi231 2 года назад +26

    wuu kabaxsaday ee noo sobadiya Prank giina waa kahelaahe❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamdahennabeauty6058
    @hamdahennabeauty6058 2 года назад +104

    Dharbaasho online laso ridaayo amiir laga arkay🤣🤣

  • @quenmumti7011
    @quenmumti7011 2 года назад +6

    I can’t wait to see 400k Amira channel

  • @kalthuundaahir256
    @kalthuundaahir256 2 года назад +110

    15:01 var kudhiigle somali dhanaa ah baabihiis geele cml waaye maama funny 😄😆🤣😂😁😀😄😆maxamed prank kigaan waaka baxsayay

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 года назад

      Wllo subscribe isar please

    • @simaneyabdi969
      @simaneyabdi969 2 года назад

      Hadalkaas ma fahmin maxa laga wadaa 😂😂😂😂😂i fafaahansiybo?

    • @simaneyabdi969
      @simaneyabdi969 2 года назад

      Qof aan modayey « baba geele »youtubeka ku radiyey waxjirin iso baxay 😂😂😂😂

    • @MaryamoRuun-nq5lu
      @MaryamoRuun-nq5lu 3 месяца назад

      @@simaneyabdi969 gym er waaye bejka amiir sayid kaso fiiri waa arke gym uuqaadaa

  • @miskilove9449
    @miskilove9449 2 года назад +81

    Yes you did it good job Mahamed✨💖

  • @fauziamohamed7185
    @fauziamohamed7185 2 года назад +26

    Mansha Allaaha congratulations Nice prank.

  • @saqiqa
    @saqiqa 2 года назад +63

    Dharbaaxo online waa another level 😂😂😂😂

    • @nawal3341
      @nawal3341 2 года назад

      🤣🤣🤣🤣 somahan

  • @Kidslover_1
    @Kidslover_1 2 года назад +36

    Dharbaxsho online amiira cidood 😫🤚😂😭😭😂😂😂😂

  • @really6732
    @really6732 2 года назад +13

    Mashaa Allah

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 года назад +76

    Keep going ma beautiful family amira qurux and brother Mohamed srry amiir zyed ♥️❤❤👌👌

  • @Amiira96
    @Amiira96 2 года назад +25

    comment 2 aa soo qoro qosol iguma harin msh allh family qurux bdn Allah ha idin xafido coming soon 400k msh allh Mohamed wuu ka baxsaday RUclips aa loo furaa
    waxana lagu qoraa prank hhhh

  • @ayahhhasc6039
    @ayahhhasc6039 2 года назад +24

    Walahi wan qosli Allah nidaayo Mashalah family is jacel walalo wangsan ♥️♥️♥️♥️

  • @fatumadahir
    @fatumadahir 6 месяцев назад +3

    one like one team❤❤❤

  • @nuzeybaali5704
    @nuzeybaali5704 2 года назад +89

    🤣🤣🤣🤣Mansha Allah Quruxlowgi yara aan jecla manta prank sameeyey wwwwwwww waa ka baxsatay

  • @salmacdy1873
    @salmacdy1873 2 года назад +41

    9:39 wlh waa furay filter xanaq ayuu isdr kulh 😁tankl amir said wallkeyg iga wen cml wye ad adeeg mrka wax rbo san aa u wca waxu I dhaha isku mel majgna cml lckt hda see kuu sogree😆😆😆

  • @mzz-hothan
    @mzz-hothan 2 года назад +22

    Amiir said in uu yahy wlalka ma.ogeyn waligey wnkudawn jirey byo iskumakiin aqoon wlhi 🤣
    M.a 🥰

  • @Saffiyah73
    @Saffiyah73 Год назад +3

    Who’s still here watching this video again ❤😂😂

  • @amiiraismail2402
    @amiiraismail2402 2 года назад +17

    quruxlowo masha Allah 💋❤

  • @ayaan8621
    @ayaan8621 2 года назад +48

    😂😂😂😂😂 ar maxamed yare qosol iga dhameyey
    Wlh 😂😂😂😂😂😂 maya lkn adaan kugu tashaayey mahooo 😂😂😂😂 adaa marecan joogo 😂😂😂😂

  • @hamdiabdullahi2424
    @hamdiabdullahi2424 2 года назад +13

    Walahi qofkan wu kulul yhy wll wa hiil allaha ku dayo walalahag

  • @xasankaaficadeofficial3755
    @xasankaaficadeofficial3755 2 года назад +7

    Amira RUclips ufur maxemed talented wye wkhi qosolo igu delay wlhi

  • @xmxkalo
    @xmxkalo 2 года назад +16

    He is kind brother mashallah Amir

  • @saynabismail8594
    @saynabismail8594 2 года назад +15

    Haa maasha Allah walalkaa amir uu ka baxsaday prankaa lacag kuu ma diidayo lkn waad yar tahay wuxuu doonayaa in waxani run kaa tahay iyo in kale

  • @nasteexomaxamed6436
    @nasteexomaxamed6436 Год назад +3

    Amiira qurux wiilka yar masha allah waa fariid yar

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 2 года назад +53

    Mamada xitaa prank wey ku dhereysaa funny 😆 😄 🤣 😂

  • @nasraismaacil5870
    @nasraismaacil5870 2 года назад +27

    7:28 is so funny wlh😂😂😂

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 2 года назад +28

    Wuu Ka baxsadey siduu u sameyey prankiga🥰

  • @sahrasabriye3186
    @sahrasabriye3186 2 года назад +56

    Mohamed RUclips Ufura Iyo Ilmaha Adno Labada Wiil Uu Abtiga Uyahay Please Amiira Mohamed Channel Waa Sugeena

  • @anisodahir7015
    @anisodahir7015 2 года назад +12

    Wuu ka baxsadey alha hada ka dip asiga ley nogu dhiip Park kiyada sorry 😞ameer seyid mama calwiya Amiira mohamed Ameer seyid dhamaateena waan idin salaamey family aan iska jclhy farxad ku nolaada

  • @zafabintudaahir1023
    @zafabintudaahir1023 2 года назад +63

    Dharbaxsho mobile 📱layskaga dhufanayo another level waye wallhi😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 2 года назад +20

    Amir waa walal jira wlhi ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fuadfarhan1160
    @fuadfarhan1160 2 года назад +20

    mid ila dhashay haddaa dhaho waxaasa rabaa hye lee uu i dhahaa🤘🥺

  • @queensafa3852
    @queensafa3852 2 года назад +35

    Maxamad taleefanka yaalaga soo dhaxbixin hayooy🤣🤣🤣🤣

  • @nasraahmed1169
    @nasraahmed1169 2 года назад +4

    Miskiika omg kan haduu gaadhi i jiidhsiiyo xita wax maka qaaden hahahahahah cute eyes masha allah tabarakallah

  • @ayaan850
    @ayaan850 2 года назад +33

    Prank gaa waad ka baxsatay maxamadoow lkn hadduu kugarab joogi lahaa amiir uu kudililaha wllhi waad sigatay 😂😂waa nin xanaaq dhow ayuu u eeg yahay amiir lkn prank gan mudaan sugayey wlalahay wan idinka hayaa amiira prank yada aad maxamed udhibayso soobadi waa so funny wllhi 😂😂

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 года назад +3

    Waa ka baxsaday mohamed yare Maansha allah

  • @xafsohusein23
    @xafsohusein23 2 года назад +6

    Amiira wallkaaa moplkyga cml ayuuu wataaa beeee 🥰🥰😇😇

  • @MunaDagen77
    @MunaDagen77 2 года назад +10

    Keep going Mohamed

  • @asaddiamond4416
    @asaddiamond4416 2 года назад +15

    Amira quruxey sharafey Amir intee ka baxey youtubeka ma iska dhaafey 1year ka horaa ugu dambeysay ninkas AsxaaptiisaN ka mid ahaa Ninka Sida Loo labisto iyo sida Jirka Loo dhiso i barey buu ahaa Ustaad Amir sayid Allaha Ku xafido😍

  • @maxamedyare5438
    @maxamedyare5438 2 года назад +15

    Amiiro dhibley hhhkkkk wan kuwataa wlshy ❤️❤️ qali

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 года назад +44

    Walal albab kasta oo ka xiiiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💙💜

  • @rayaanibraahim8131
    @rayaanibraahim8131 Год назад +7

    Alla manooli walhi maxamed waa funny😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kowsarcumar1763
    @kowsarcumar1763 Год назад +5

    Family an jclhy 😂❤

  • @khadijamohamed5402
    @khadijamohamed5402 2 года назад +6

    Amiiro mashaallah and you mashaallaha abowe aba

  • @wardaabdi3541
    @wardaabdi3541 2 года назад +18

    😂😂😂waba ku hystaa prank cml wallhi

  • @xanaan9003
    @xanaan9003 5 месяцев назад +4

    Qosol igumuu hadhine ila mid mad tihiin😅😂

  • @najmonuura4215
    @najmonuura4215 2 года назад +3

    Faridkan yar masha alalh wu kawalay❤😀😀

  • @fartuunibraahim7536
    @fartuunibraahim7536 2 года назад +6

    Hhhhhh amir seydi baqil waye walahi will ka maxaa uu san ugu galay 🥰🥰🥰

  • @fartunaxmed6112
    @fartunaxmed6112 2 года назад +2

    Walalkyga khaalid uu u cod egyahay wlhi amir sayid m.a khaalidkenaba moodayay🥰🥰🥰🥰

  • @SabirinMohamed-e4n
    @SabirinMohamed-e4n 6 месяцев назад +2

    Hhhhh😂😂😂😂 Wale Mohamed Umadena maahn ❤😂😂

  • @Anjali-ps5qq
    @Anjali-ps5qq 2 года назад +15

    😂😂Amir cabsi cabsi wye bee waa ka cabsady

  • @AminaAbdullahiHassanAmish
    @AminaAbdullahiHassanAmish 4 месяца назад +2

    Quruxlow seda walashes❤

  • @zuuzualimahamud3182
    @zuuzualimahamud3182 2 года назад +36

    Amir iidhaafa 😭omg run uga xanajiyeen

  • @anisamohamed8478
    @anisamohamed8478 2 года назад +4

    Amiira walalha qosolka isga egtahiin wiil iyo gabar ba

  • @SaynabXasan-jb7wr
    @SaynabXasan-jb7wr Год назад +1

    the way of 400k in a shall ah keep❤😢😊😅

  • @marryanahmed2731
    @marryanahmed2731 2 года назад +16

    Good job Mohamed ❤️😍

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 2 года назад +2

    Maxa uyeshen Amira adi waye rabshada wakaxa najisen keep going 👍

  • @raqiyaabdiqadir8261
    @raqiyaabdiqadir8261 2 года назад +38

    Prank markaa maqlo saa usoo carary lee 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад +9

    Wacaleykum salam 🥰 ♥

  • @SabaaxXasan-r8y
    @SabaaxXasan-r8y 9 месяцев назад +1

    Amira you are talanti❤❤

  • @ashuuabdi2098
    @ashuuabdi2098 2 года назад +12

    Amiiray wilkan igu darso 😿💍

  • @ayuubjayk2563
    @ayuubjayk2563 2 года назад +9

    Alle amiir aabahay cml waaye qeylo badanaa

  • @amaalhassan336
    @amaalhassan336 2 года назад +21

    the best prank 😂😂😂

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 9 месяцев назад +2

    Amiir sayid m.a Wll Wax garad bdn 🔥❤️

  • @bbyamishbbyamish5102
    @bbyamishbbyamish5102 Год назад +1

    M.a well done

  • @isooduceeya8957
    @isooduceeya8957 2 года назад +5

    Walal fcn masha allah

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад +11

    Mohamed big legend 🙌

  • @keivahmed972
    @keivahmed972 2 года назад +12

    Waka baxsatay mohamed qosolka iga dhamaday😂😂😁

  • @abdiraxmanabdi2494
    @abdiraxmanabdi2494 Год назад +12

    Scw Scw ❤❤❤

  • @Mohammet24
    @Mohammet24 Год назад +1

    Keep going

  • @aishahassanmohamed7257
    @aishahassanmohamed7257 2 года назад +9

    Fmlkan biri waxe so dhaweyn donan cimraan oo asna moqdisho kaso baxay mnta. Insha allah

  • @filsanxuseencabdi2958
    @filsanxuseencabdi2958 2 года назад +7

    Waad ka bxsatay maxamed yare😁🥰🙏

  • @sahrayusuf9539
    @sahrayusuf9539 2 года назад +3

    Maasha alaah

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 2 года назад +11

    Ayy wiilka wuu hadal baratay amiito walhi mahamed waa wataa aniga

  • @fartuunahmed6629
    @fartuunahmed6629 2 года назад +21

    Hada kahor ani iyo walashay iiga weyn aa mobile tuug naga xadhay xafada marka ii manay abi shib dhahay walashey mobile geyga siyay mal u socotay ila hbn ki shib hooyo markey ma qashay kula wx qaris 🤣🤣🤣

  • @amaleid6871
    @amaleid6871 2 года назад +16

    🤣🤣Wllhi waa qoslay funy waaye wiilkan yar

  • @gabadhangoormeeaarsaneekha317
    @gabadhangoormeeaarsaneekha317 2 года назад +4

    Amiiro amiir sayid yuutubkiisa 1 sano ka hor ayaa ugu danbeysay dad badn ayaana ku xirnaa oo aniga an kamid ahy ee mxaa ku dhacy weydii bal

    • @ubax_queen6248
      @ubax_queen6248 2 года назад

      😂😂😂😂Qofka bini adaanka wuu mashquulikara 90ka ma.online buu ahaada iisheeg

  • @baxrano7534
    @baxrano7534 2 года назад +6

    Waraa mahameda maxa jecla kega prank ugusamesy wano talaa 😔😏🥰😋🥱🤣

  • @hibakabdi
    @hibakabdi 2 года назад +20

    mohamed siis prank u sameeyey waa ka helay😂