Ayaan Axmed Caydiid & Suugaanteeda Jacaylka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Dumarka suugaanyahanka ahi way kooban yihiin, sidoo kale kuwooda jacaylka ka maansoodaa waa dhawr. Ayaan Axmed Caydiid "Kaaba", waa halabuur suugaanteedu dhaliso hadalhayn joogto ah. Waa maxay sababtu?

Комментарии • 112

  • @dhooleey5312
    @dhooleey5312 3 года назад +39

    Wan ilmeeyey wlhi mansada hooyada qiimaha hooyo waxa grnya qof aabo la,aana oo hooyadi soo korisay oo heer gaadhsiisay wale abaalkaga ma gudi Karo hooyo macan intaan noolay adigan ku shaqynaya oon dartaa u soconya hooyo macan😰♥️♥️♥️

  • @bohafsmechanic2518
    @bohafsmechanic2518 4 года назад +18

    ،سم،الله،الرحمن،الرحيم،صل،وسلم،عل،،،،محمدعل،اله وصحبه،وسل

  • @sayidali2650
    @sayidali2650 2 года назад +8

    Isma lahayn somali baa podcast leh, runtii maqaalkan aad baan u la dhacey runtiii🙏🤎

  • @ladansumaya6338
    @ladansumaya6338 4 года назад +13

    Masha allah Ayaan kaaba waa gabar aad u caqli badan ilahey ha idin xafido adi iyo ismail ubax

  • @hodanfarah7802
    @hodanfarah7802 2 года назад +5

    Kal deeqaay hoyo qurux nolsha Adigaa Dabaray🥺❤❤

  • @farahmohamed4363
    @farahmohamed4363 4 года назад +9

    Masha allah Alle haydin sharfo
    Ismaaciil abdi ubax iyo Ayaan kaaba
    Runtii ayaan waa inan caqli badan
    xagga hal abuurkanna ereyo cuddoon
    murti badan Alle hamigaga oon macsi lahayn hakuu rumeeyo

  • @amalfarax4770
    @amalfarax4770 2 года назад +2

    Can you imagine inaan barnajika 3times dhagaystay macnaha san uga helay ayan waa mid ka mida dadkan jecelahay ❣️

  • @yacquubdheeg8042
    @yacquubdheeg8042 3 года назад +6

    Ayaan kaaba Gabadh aad ugu xeel dheer xagga jacayllada
    Guulayso wllo

  • @siciidcabdi5757
    @siciidcabdi5757 2 года назад +6

    Xabsi caashaq leeyan ka hayaa xil weyno xog hayntiisa aan ahay

  • @asmaxadi3902
    @asmaxadi3902 3 года назад +3

    Ayaaan kaaba dadbadanbaye qalbigooga dhayedaah oon anu ugu horeeyo ilaaahow maskaxda udaaah walasheen

  • @zamzamcabdilahi3990
    @zamzamcabdilahi3990 2 года назад +2

    Ismaaciilow markale soo celi ayaan waraysigeedu wuu dhadhamayee

  • @usaameaxmed8493
    @usaameaxmed8493 Год назад +3

    Xoogiyo maskaxdaydiyoow
    Xilliyo adag ii samroow
    Xasuustaan leeyahoow
    Xanuun ila qaybsadoow
    Xarrago la talaabsadoow
    Xaddhaaf kaan doonayoow
    Midkaan xiisaynayoow
    Alloow xaas kuu noqdaa
    Alloow xasan kuu dhalaa
    Allow ku curtaa xanaan
    Xamdiyo koriyaa ilwaad
    Xafsiyo raxma iyo ishwaaq

  • @indhadeeqaadam8444
    @indhadeeqaadam8444 4 года назад +9

    masha allah. labo qof aaaantaageero u haya hore u socda

  • @haboonahmed5137
    @haboonahmed5137 2 года назад +4

    Ayaan ahmed caydiid "kaaba" keep goin🙏

  • @madaxubi1808
    @madaxubi1808 3 года назад +3

    Manshllh illhy aqliga haku baraakeyo aaan kaaaaba ayaan waaahla.bauurad geesiyad xaqiidana tabata ilhy hakuxfdy abaay qli

  • @sucdicadey3465
    @sucdicadey3465 3 года назад +8

    Xabsi caashaq leyhy ka hyaa xil wayn
    💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🙉

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Год назад +1

    ManshAllah tabarakallah it touch my heart 😢 .Hooyo

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 4 года назад +9

    aad baan ini salaamayaa ismaaciil iyo kaaba. runtii barnaamij xiiso bdn weeye
    istaan wacan baad ahayd
    aduunka qof baad ahayd
    aaminay oo aan jeclaaa

  • @maslaxinhoadde
    @maslaxinhoadde 2 года назад +3

    Xabsi Cashaq leyaan ka hayaa xil weynoo 💔💔💔💔💔💔💔💔💔🤭

  • @sharmakefarah7485
    @sharmakefarah7485 3 года назад +3

    Naciima abwaan qorane bal keen meesha codla ubax

  • @nourhamze1656
    @nourhamze1656 8 месяцев назад

    Waan ku jeclahay wll ayan ahmed Caydiid

  • @Suusahp
    @Suusahp 2 года назад +2

    Ismaciilow markle ayaan🥺😦

  • @engzakizack6403
    @engzakizack6403 4 года назад +13

    Abwanada jaceylkeda dhabta ahaa ee calafku kala kexeeyey waa jamaal oo ku magac dheer qarni

  • @zackintechnology4686
    @zackintechnology4686 3 года назад +3

    Ayaan Ahmed caydiid Ayaan kaaba Alle maskax kugu manaystay Alle cimriga iyo caafimaadkaba ha kuu barakeeyo iyo codka ubaxaba ad Ayaan idiin salamayaa

  • @sumayaaraweelo57
    @sumayaaraweelo57 4 года назад +11

    Maansha allh keep going wllyl

  • @nasrowaddani5073
    @nasrowaddani5073 2 года назад +1

    Masha allaha ayaan kaaba nolow wll mcn waa gabar aan aad u jeclahay ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Год назад

    ManshAllah tabarakallah Somalilander girl 😊

  • @jijoawes3939
    @jijoawes3939 4 года назад +6

    maasha allah

  • @abdimaleik
    @abdimaleik 4 года назад +8

    Codka ubax podcost Go Forward Brother

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 года назад

    Masha alah gabadha sharaf somalia ween ayay ummadda arki jirayme tesha

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Год назад

    ManshAllah tabarakallah talent girl 😊

  • @mohamedmohamoudaliabdille6172
    @mohamedmohamoudaliabdille6172 Год назад

    Alle qofka uu doono Ayuu siiyaa aftahanimo iyo fahan dheeri ah ma arag noloshydii onta aan noolaa

  • @ubaxmaxamed7008
    @ubaxmaxamed7008 Год назад

    Masha allh ♥️ gabadh qaliya ilahey ha ku sharfo wll
    Karaama ku hayna markasta

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 года назад +6

    Anuu waxaan isweydiiya wiil ama gabadh fiqiira Africa ku nool siduu jacayl u qabtaa? Miyaanay ahayn intay gabadhu isku halaynayso nin nolosheeda dabara iyadu may raadiso sidii ay uuga bixi lahayd noloshan baahida baday? U dambayn anuu waxaan aamisanahay inuu dadka fiqiirka uun jacalku qabto waligay ma maqal qof taajir ah oo jacayl baa i haya ku sheekaynaaya

    • @ayaanmawlit8547
      @ayaanmawlit8547 2 года назад

      Wlhi runta Ka hadshay wll hadana sidaasi oo Ay tahay qalbiga qofka Bani Aadamka ilaahay Aya xukuma ma ogtahy

  • @billanmahmoud6171
    @billanmahmoud6171 3 года назад +4

    Mzhaa allah

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 2 года назад +4

    Jacaylkaa schoolka ka soo bilaabma waa cajiib iyo lama ilaawan waxuse dhib ku keenay ma hirgalo badanka duruufo ku xeeran waase wada xasuus

  • @ahmedgobeysane1012
    @ahmedgobeysane1012 3 года назад +4

    Ayaan kaapa awlaad jcylbaad tahee zaxiipadaa niciima abwan qoranana keen codka ubax

  • @blahblay5767
    @blahblay5767 Год назад

    Waraysiyada ayaan nooso badi😢❤

  • @xusencatosh4318
    @xusencatosh4318 4 года назад +4

    Walaal jecel channel

  • @abdiomar6406
    @abdiomar6406 Год назад

    Kabo mansha alah

  • @maxamedcali6553
    @maxamedcali6553 4 года назад +14

    Mashaa allaah kaaba mxaad qalbigeyga ka hadashay guul ayaan kuu rajeyn wll

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 года назад

      waamaya, gabadha khatraaaaaydatantan caday yareyxaastiis ooridiis minyarobahbahyartan.5👋

  • @abtidonhassen1550
    @abtidonhassen1550 2 года назад

    Waa sifiican wll hoorey ugu sooco

  • @hannadaadey9687
    @hannadaadey9687 Год назад

    Ismaciil inader waa layga guursaday inoo soo daaa ayamahan ma arkinee

  • @abdifatahhassan2163
    @abdifatahhassan2163 2 года назад

    Masha allah abwaanada kaaba Ahmed aydid🙏💯💥

  • @ramlaabdiqadir5804
    @ramlaabdiqadir5804 2 года назад +1

    Masha allah 😍🥰

  • @galoolgeesood7428
    @galoolgeesood7428 2 года назад +2

    Walal kaaba maad markale noosoo casuuntid

  • @ForeMaxamd-do4vp
    @ForeMaxamd-do4vp Год назад

    Rabaw iidaa dajiya Aamin

  • @bigmusiclyrically3368
    @bigmusiclyrically3368 4 года назад +5

    Woow

  • @deeqoosman8853
    @deeqoosman8853 4 года назад +2

    Abwaan galaydh waan kaa suganaa

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Sahraaaycaday khatraaayfaraxadan.mashaaaaaaaaalah.5

  • @mohametmahmoud1828
    @mohametmahmoud1828 9 месяцев назад

    Kaapa❤

  • @huzzienaden7426
    @huzzienaden7426 3 года назад +4

    Ayaaneey Bal Sanadkan aniga Guhaad igu Fiiri😁😁😁

  • @mukhtarcisman6072
    @mukhtarcisman6072 3 года назад +1

    Hooyo mcn allah ha ikaa dayo amiin

  • @hindaabdi2680
    @hindaabdi2680 2 года назад +2

    Cidladu fadhiyaa kulahaaa kkkķkk

  • @zahraabdikarim
    @zahraabdikarim Год назад

    Ax hadalkeeda meel uu taabsaday 😢😢😢😢😢😢

  • @bushraahmed1397
    @bushraahmed1397 Год назад

    ❤ayaan ❤

  • @sacdiya7368
    @sacdiya7368 2 года назад

    Ayaney wankujeclhy abayo

  • @hamdaismael9700
    @hamdaismael9700 2 года назад +1

    Nolow ayaan kaaba🥰

  • @ahmedmohamoud2194
    @ahmedmohamoud2194 3 года назад +5

    Waryaa ismaciil waa la aamuusiiyay😂😂

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 года назад

    Mesha Allah weeye

  • @fahiima1223
    @fahiima1223 4 года назад +3

    Maxan qof iriixay dantayda kuraacay sidaan rajadayda dharaar urumeeyay

  • @barwaaqosiciid7054
    @barwaaqosiciid7054 3 года назад +9

    Xabsigii ayaan kabaxday ana xilkisi qaaday😔

    • @ceynicabdulahi3214
      @ceynicabdulahi3214 3 года назад

      sorry sorry qaali 😢😢😢😢

    • @naimadagan8728
      @naimadagan8728 3 года назад +3

      Samirka u gogol.dhigo waad heli guushada 😘garashadana kaasho😪gulaa ku garab taagane

  • @sakariyedhiico7288
    @sakariyedhiico7288 2 года назад +1

    Naaag cidagalaaaa

  • @mahamedfaysal5308
    @mahamedfaysal5308 3 года назад +9

    Ismacilaw codka ubax waqoyi sodhafi koonfur soo gaarsi , mid kale dadka laxmiistaha iyo qoraayada soo qabo

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 2 года назад

      Mala koonfur abwaan inagama xigo dee

    • @mahamedfaysal5308
      @mahamedfaysal5308 2 года назад

      @@ayaanmohamed1862 hhhh waa buuxaan ayaaneey

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 2 года назад

      @@mahamedfaysal5308 bal magacyadooda noo soo qor aan barane 😁😁😅

    • @mahamedfaysal5308
      @mahamedfaysal5308 2 года назад

      @@ayaanmohamed1862 hhhh anaaba kamide

  • @hibaaqkhyrdoon8002
    @hibaaqkhyrdoon8002 2 года назад

    Maansha Allaah
    ilahay ha ku xiftiyo wll

  • @ahmedhussein5998
    @ahmedhussein5998 3 года назад +4

    Ayaan isku mid baynu nhy anigu sida iga bahay ee maxaa inoo dawo ah.

  • @munaibrahin7628
    @munaibrahin7628 3 года назад +3

    Dad baa calaacalkagu dawo u yhy kaabaay

  • @najahqaliqurux8411
    @najahqaliqurux8411 2 года назад

    Daruufta mar baan naca daryeelka mar baan taba na dood nolosha baas hada iyado heesa iskalaji baa qaada ayaan kaab maskaxda alle ha ku daayo

  • @nashaawinashaawi753
    @nashaawinashaawi753 2 года назад

    HALKEEN KALA XIDHIIDHAA ANAA K DARANEE

  • @nafisamohamoud852
    @nafisamohamoud852 3 года назад +3

    Cajiiib

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 Год назад

    Kow 😊

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 3 года назад +3

    Kuwa loga isku xidhaan kamid ahay anigu
    Lkin waan isku deyayaa inaan iska daayo😁

  • @xusencatosh4318
    @xusencatosh4318 4 года назад +3

    Wan kusoboqanay ellll

  • @marwaahmed3220
    @marwaahmed3220 4 года назад +10

    Rabw iidaa dajiya Amiin

  • @abwaancuriye242
    @abwaancuriye242 3 года назад +3

    *Turki baad ugu Tagatay miyaa Ismaaciil u baxloow*

  • @shimbirka.
    @shimbirka. 3 года назад +3

    ♥️

  • @fadumohenna8650
    @fadumohenna8650 4 года назад +5

    Isoboqo wan kusaray issr subscriber

  • @CabdikariinXanan-kz3oj
    @CabdikariinXanan-kz3oj Год назад

    Asian kaba

  • @marwonur5325
    @marwonur5325 2 года назад +1

    Ayan simply marka hore ayaan reer tuule ahaa iska dheh

  • @naciimobashiir8734
    @naciimobashiir8734 Год назад

    ❤❤❤❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Kalmadaha la dooqaayo oo murti badan ku dhisan , meelo badana ka shanqarinaayaan .

  • @hamdaciise7482
    @hamdaciise7482 3 года назад +1

    Waxn Rabaaa ayaaan kaba wanjeclahy

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Yartaaaan gabadhakhatraaaaaycay Nono.

  • @ciiltireyare950
    @ciiltireyare950 3 года назад +2

    La idinka dayn maayo looga oo waa awooda kaliya een haysano🤣🤣

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Iyaaaah, kalmada waa leeyahay lagu farxoqaato iyocodba tantan galabtadan baan.dhahaayey haday ahaato buraanbur haday ahaatomurto haday ahaato khayr iyoiyo.wada yar farxad ihihihihuhiiiii heeee heedheh ihihihihiiihhhiiihhiiii tantan igadheh. 5👋

  • @maxamedibrahim-h4v
    @maxamedibrahim-h4v 6 месяцев назад

    😢😂😂😢😂😢😢😂😢😂❤😢😢😂❤❤❤❤❤

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Nicmaturrab sedexaad yarey.fariidaay

  • @mutaasmahmed2814
    @mutaasmahmed2814 Год назад +1

    Oov❤😂

  • @mohamedheykal5837
    @mohamedheykal5837 2 года назад +1

    Please mudane ismaacil waxa codsanaya 3 quf Ina raadiso qiimayso waxaan aaminsanhy inay ka heli doonan dadka ku xiran barnaamijyadaan
    Sidaan oga helay barnaamijkaan waxa iga maqan oo qura
    Abwaan gurbiye
    Abwaan bilig
    Wariye Ali dhoofe
    Ila dhuux ragaas

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    👋👋👋👋👋👋.5

  • @idmanhassanidmanhassab9983
    @idmanhassanidmanhassab9983 2 года назад

    Maxan iri rer dhis riyey show ahayde mxa IGA raacay xasus wlhi ereydan wqti ban qaaatay

  • @shamsudiinfahiye7966
    @shamsudiinfahiye7966 2 года назад

    War midkan ay gabadhu ka shekaynayso show wa aniga dhibka anu ahaysta hadayba labo jer isku xigta talefanka la qaban wayo xirirkaba halka Ayan ku Jara dib danbana la I'ma arko

  • @abdulaziizmohamedali5867
    @abdulaziizmohamedali5867 2 года назад +1

    Mudaan kaa qarinye
    qiro aan is dhahye
    dushaa kaa qodqodaye
    salaan kuu qadimaye
    fariin ku qorqoraaye

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Minyarobahbahyartan.

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Hadadatan tanaaaa wax karaqaaan moment.guushina igu raaacday 0. 5. Traaaaa

  • @amalmohmed6489
    @amalmohmed6489 3 года назад +2

    Mashaa Allah