guul guulguul reer muqdisho wey is xoreeyeen soomaali wey baraarugtey hurdadii ay ku jireen wey ka soo gaceen waxuu rabaa sida madaxweynayaashhi hore iyo kuwa gobaladana markey 5 bilood ka dhimantahay yiraado hadan shaqadii bilaabeyna ee wax ha laiigu dar waan soo aragney wax aad la hadleyso waa insaan xoolo ma aha
Qof iyo Cod ma qof Caqli leh baa loo keenaa? Waa aan idin khiyaano. Doorasho la dhaarinaayo Soomaalidoo idilna isha ku hayo yaan lanaga marin habaabin. Shukran.
Daauus media Waxaan idin leeyaha shacabka muqdisho been haka sheegina kuwaan huurada leh ee hadlaya waa kuwa soo dagaagay oo guryo gabdha iyaga ah oo xamar lagu qaba ku nool ee beenta daaya
WALAAHI WA WADA AQNAA QARKOOD MENTAL HEALTH ISSUE EY QABAAN MA FIYOOWO WAR DADKA FIYOOW MAXA U WARESAN WEYSAY ALL OF THEM WA SO GALOOTI NO ONE IS RER XAMAR MOGADISHU
Kani hadu midnimo rabo o qaran somaliyed iyo midnimo somaliyed midnimo hadu rabo awel iyo salaan buu kani laha khatumo dhibato ja haya waa la aqonsaday laki si xun bu la dhaqan midnimada wuxu u neceb yahay in u kala mariyo khayŕadka Dali u ina u meel Luna u xarash yah
Duq Xasan Dhiikh, iyo Xukumadiisu Been Bay ku Nolyihiin Beena waa isku Shegeen,Somalidan wada diyowday,wax ay la socdan maleh qabiil iyo beeso lee kasayan, wana lagu wareerina qof iyo cod si Dhiigoda iyo Xolohoda loo Banaysto,Ee qof iyo Cod inta cirka iyo dhulku isku jiraan bay isku jiraan, sababto ah Somaali 40 sano dagaal ah oo lays dilay lays dhacay dad badan laga barakiciyey Guryahodi wali laga haysto, laga Heshiin wixii Dhacay 40 sano ka hor, qof iyo cod waa calacasha Oo timo kaso Bexeen Ee ma'loo Sheegay Duq Xasan Shiikh.
lashabaab la tirtiro amaan dalku uu yahay xageed dadka wax dooranaya ma adigaa amaankooda balan qaadaya ilaa hada wax saansaan ah ma jirto aawey gudigii doorashada isagaa kala diriy wax bazn sameynayaa shaqadii lagu sameynayey ma hayo wax madax galaaya ma aha
Dadka aad wareysateen ma aha reer muqadisho ee waa soomali kale oo gobolada ka timid oo caasumada degan waana kuwa marwalbo markii xamar wax dhacaan tvga ka muuqado!!!
@Tasniim1 qabiil kama hadlin lkn kawaran anigo hargeyso joogo kana soo jeedo muqadisho hadaan hargeyso ka hadlo waxaan u maleeyan in dhagax leyga dili lahaa.
Dadkan Reer Muqdisho maba aheee soo wareyso dad reer Muqdisho🇸🇴🇸🇴😢
guul guulguul reer muqdisho wey is xoreeyeen soomaali wey baraarugtey hurdadii ay ku jireen wey ka soo gaceen waxuu rabaa sida madaxweynayaashhi hore iyo kuwa gobaladana markey 5 bilood ka dhimantahay yiraado hadan shaqadii bilaabeyna ee wax ha laiigu dar waan soo aragney wax aad la hadleyso waa insaan xoolo ma aha
REER MUQISHO GUUL IYO GOBANIMO❤❤❤❤
Qof iyo codaan rabnaa
@FatimaAbdirahmaan cod iyo qof cid kastaa rabtay. Balse kii diidanaa wuxuu ahaa Xasan sheekh si ay PUNTLAND uga dhicin. Hada isagoo wax isla hayn cid ka yeelaysaa m'a jirto damaciisa. Hayska riyoodo
Asc kuwaan waa cbb warkooda naga dhaaf.kuwaan ma ahan Reer muqdisho ee waacbb farmaajo sharap.waa Rabnaa Dorasho Cod iyo Qof.xasbunAllah wanicmalwakiil kuli dalamiin
Qof iyo Cod ma qof Caqli leh baa loo keenaa? Waa aan idin khiyaano. Doorasho la dhaarinaayo Soomaalidoo idilna isha ku hayo yaan lanaga marin habaabin. Shukran.
Shacibka somaliyed ayaan laaraktiahay lkin somaliyey madaxwenaha waqti halaseyo walalyal
Hassan ilaahay ummada Somaliyeed ha ka qabto
ILAHAY MAHAD ISKA LEH OO NAGA HORWADAY KUFAARTA KUFAAR FIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOY XABIBUL QANISIIN AND XABIBUL MAJNUUN DUMAR DIILE GUURI II DHISA SHACABKA BAHAAN AA
Waryaadahe Maxaa beenta isugu sheegeysaan dadkani REER MUQDISHO mahee xageed ka keentee
Muqdisho haa noqonina bisaad. Firiyaa. Horumarka adgarten ee hafirin caadoqaate kafekeraayo Santos qaas ah shacabpw diriya dantina
Wax qof iyo cod majiran waakii aad horey aad u diidey xasanow .
Kuwa diidan waa adoon jaahiliin ah ama waa Gaalo iyo gaalo ushaqeeyaal Qarsoon oo shacabka iyo dawladnimadooda xoriyadooda udiidan Taas waa cadaatay waana dmbilyaal aan weligood lacafindoonin Allah hanaga qabto kuwa la shqeeh Jams Swayne iyo Xalane, Aamin yaa Allah Yaa Raxmaan Yaa Raxiim Wabillahi Tawfiiq
😂😂😂😂 badbaada qaran kaliya ayaa muslim ah
Bal arka tuugaas Cadawga Samali iyo xoryadooda diidan Allah ha iniqabto oo oo aduun iyo aakhiiro ha ini ciqbo Aamiin Yaa Allah Wabillahi Tawfiiq
Mashallah rag XIKMAD BADHAN khasatan ninki ogu dhambaye.inta kuwa oo kale ay jogaan wali Raja ayenu lanahay
Waa sheeko iyo wareesi isku qabiil ah baa iila muuqataanee shacabka reer muqdisho maahidiinee waa idin kawar haynaa mooryaan
Xasan xilk isag dag waa lagufahanyeye jeedadaad waa 2000 ooaad rabto inaad kursiga ayaan kusii fadhinayaaa
Qor iyo cod waxaan ahayn marabno shacabka hadaanahay
Shacabka soomaaliyeed 👍👍
SOMALIA 🇸🇴 rajo malaha Waxan rabna CONFEDERATION Muqdisho deganada Hawiye Casimad ha unoqoto
Kkkkk kkkkk kkkkk Hasaan Shk waa qosol.
Dadkaan hadlaayo reermuqdisho maahan
Daauus media
Waxaan idin leeyaha shacabka muqdisho been haka sheegina kuwaan huurada leh ee hadlaya waa kuwa soo dagaagay oo guryo gabdha iyaga ah oo xamar lagu qaba ku nool ee beenta daaya
Hadee kan yaan loogu yeerin Doolad Soomasliyeed
Yaan loogu yeerin
Waa irir samaale
Reer muqdisho maahan dadkaan waamarti edeb hayeeshaan
Garacdan xamar ka dhex hadleysa ee daarood ee diidan dowlada hala soo tarxiila ama sharciga hala geeya
Hala tarxiilo ma xumee goormey xamar sacuudi noqotay oo leyska taxiing. Iyadoo taas lagaarin yaan ka tagaayaa ee. Ninwalba gurigiisa ha jooga
Ii door cid wax waydiin majirto
@@AbdirizakHasan-g3y XAMAR MIDHAA WELIGAA KAMA AAD BIXIN. DADKANA WAXAAD U TAQAANAA HAWIYEY.
SOO KALA BARO CODADKA QABIILADA DEGEN SOOMALIA. RAGA HADLAY MID DAAROOD AH KUMA JIRO WAAYO HADALKOODAANU NAQAAN🤣
Abu kofiya cheik nolow adeero
Dowlad ma ahn wa tuugo wax somli ka jiro😊
Wax wadar ogol la yiraahdo majiro horaa loo socohaa daarood hana tuso xaniiyahiisa anaa reer muqdisho ah
Baq baq war rer muqdisho ma tihin e marti edeb leh noqda o magacena no dhiga
NNKAN U HOREEYA E HADLALKA BADAN KOWFIYADA XIRAN WA GADABUURSI
Bayle, buu u xiisay miyaa 😂😂😂
Waqaban karya aamisanahay malaha kaligi inti qabsatuu usareyaa wana lalashaqeyn lana badalaa jabuti hadan heli laha canuuni hargeysa basabor jabuti
Soomaali dib isu aamini maysee ma noqonaa madaqaddo imaaratka iyo turkigga masar itoobiya kala hoos tagga tashan weynee hadda noo kala tashadda
WAA CHANNEL BEENTA LUGU FAAFIYO .
Waa sx waa laqaban karaa qof iyo cod
Idiinka Qof iyo Diidaayoow horta Somali Matahiin? , Muqdisho Somali Aboow ayaa ka buuxda?
Shirka kalatashiga qaran
😂😂😂😂😂walee farmaaje wax uu ahaa si fiican baan u ogaaney cid aanan farmaaje wadankaan madxweyan kama noqonadoono
Soomaaldu waa wareersan tahay waryaara doorashada qof iyo cod intaysan hirgalin sow kama horeyso in diyaar garoowgeedii iyo dadkii kashaqayn lahaa laqaban qaabiyo? Sowtuu xasan gudidii doorashooyinka kala direy?
Waryaara xasan doorasho qaban maayee yuusan idin xiijin.
War wxaan reer muqdisho wax kama oga waa udayaal tuulo 😂😂😂
WALAAHI WA WADA AQNAA QARKOOD MENTAL HEALTH ISSUE EY QABAAN MA FIYOOWO WAR DADKA FIYOOW MAXA U WARESAN WEYSAY
ALL OF THEM WA SO GALOOTI NO ONE IS RER XAMAR MOGADISHU
Hooyada baa niin nashay geysi farid
beenbaasheegtay.shacbka.muqdisha.mahabargidiraa.wawaxaad.wareeysatay.waa.habrgidir.bes.
Xassn iyo tuugada vilad jooga wadanka ceel buu kuridaye wuu kalaqayebiyaye maamul goboledka isagaa saneye dhibaato asaga uusameeye ayuu manta dadka kadhaadhicinayo xasan kadago xilka kadago xilak. Kursi ayeey ugadhaganta ah
Kani hadu midnimo rabo o qaran somaliyed iyo midnimo somaliyed midnimo hadu rabo awel iyo salaan buu kani laha khatumo dhibato ja haya waa la aqonsaday laki si xun bu la dhaqan midnimada wuxu u neceb yahay in u kala mariyo khayŕadka Dali u ina u meel Luna u xarash yah
Duq Xasan Dhiikh, iyo Xukumadiisu Been Bay ku Nolyihiin Beena waa isku Shegeen,Somalidan wada diyowday,wax ay la socdan maleh qabiil iyo beeso lee kasayan, wana lagu wareerina qof iyo cod si Dhiigoda iyo Xolohoda loo Banaysto,Ee qof iyo Cod inta cirka iyo dhulku isku jiraan bay isku jiraan, sababto ah Somaali 40 sano dagaal ah oo lays dilay lays dhacay dad badan laga barakiciyey Guryahodi wali laga haysto, laga Heshiin wixii Dhacay 40 sano ka hor, qof iyo cod waa calacasha Oo timo kaso Bexeen Ee ma'loo Sheegay Duq Xasan Shiikh.
Kkkk
XASAN BANAADDIR LAAN AYUUBA BARACIYEY EE MUXUU U QABANAYAA 18 GOBOL XASAN WAA NIN YAAB LEH !!!
Waa wareey waa wareey almiino fasax doorashooyinka maamul goboleedyada dadku muddo kordhin madoonayaane yeey adiga umadda kaa hor keenin
lashabaab la tirtiro amaan dalku uu yahay xageed dadka wax dooranaya ma adigaa amaankooda balan qaadaya ilaa hada wax saansaan ah ma jirto aawey gudigii doorashada isagaa kala diriy wax bazn sameynayaa shaqadii lagu sameynayey ma hayo wax madax galaaya ma aha
Dadka aad wareysateen ma aha reer muqadisho ee waa soomali kale oo gobolada ka timid oo caasumada degan waana kuwa marwalbo markii xamar wax dhacaan tvga ka muuqado!!!
Waxay doonaanba ha’ahaadeene sow Muqdisho madagana? Reer Muqdishase hadaad maqasho maqabiil baa kugu soo dhacaya?
Reer Muqdisho waa dadka caasimadda kunool oo cid walba leh.
@Tasniim1 qabiil kama hadlin lkn kawaran anigo hargeyso joogo kana soo jeedo muqadisho hadaan hargeyso ka hadlo waxaan u maleeyan in dhagax leyga dili lahaa.
Reer koraad hanoo wareysan
Hassan ayaa qabta
xagee lagu qaban doorasho horta? koonfurba haafkeed al shabaab baa haysatee. ma al shabaab baan dooranaa? kkkkkkkkkkk
dadkan abaabulan afkamuq dosho kumahad likaran gabaladi aykayi miaden intadhax istagan haka hadlan jahil nindan tiisa kasha qeya hooyada usheeg
Kkkkk ma ilma adeeradaa ayaad wareysatay inta aad wareysatay waa isu lahjad
Xasan sh tuug 💀 bye 😂