DEG DEG Sheikh Shariif oo Muqdisho keenay Ciidanka Badbaado Qaran&Gen Odowaa oo Mucaaradka Galay+Xii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 дек 2024

Комментарии • 7

  • @XaawoAbdiraxman-w9l
    @XaawoAbdiraxman-w9l 10 дней назад

    Allaha nasiyo dorasho qof iyo cod ah allow noo soo celi xabiibo mallayiin malintii aaan waynay ayaa labada in dhood na dhac day allow noo soo celi araga in dhahayagii nadhacay allow noo soo celi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @marianm936
    @marianm936 Месяц назад +3

    REER OOYAAYE SHACABKA SOOMAALIYEED WAXAY NAF IYO MAALBA LA GARAB TAAGAN YIHIIN DAL XOREEYE IYO XAMSA. GUUL IYO GOBANIMO 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @AbdiRizaqAhmedOthmanFatheroflo
    @AbdiRizaqAhmedOthmanFatheroflo Месяц назад +3

    Badbaado qaran yaa waaye waa xasam shiiq iyo kooxdiisa mucaaradkaa sheegeysid waa dad awood ku laheeymuqdisho dadkii faemaajo awood ku duuray ayaa dowlad ah awooda oo sheegayo xakee ka keenaya hadalkooda waxoo la mid yahay dameer iska yeeray

  • @Abdullaahi-kx7el
    @Abdullaahi-kx7el 23 дня назад +1

    Mw xasan marasmaha😊

  • @CabdaleSaciid-e4m
    @CabdaleSaciid-e4m 15 дней назад +1

    As😢😅

  • @HabiiboMaxamed-u5w
    @HabiiboMaxamed-u5w 22 дня назад

    Sheekh

  • @aadenabdule-fw1dl
    @aadenabdule-fw1dl Месяц назад

    Asc dhammaan ciidamada soomaaliya meel kasta oo aad joogtaan waa in aad badbaadisaan dalka sababtoo ah waxaad u dhaa rateen wa dalka iyo dadka maatana dalkeennu wuxuu maraya meel xun waxaad ogtihiin meel kasta waxaa kasocda dagaalo qabiileysan oo ay dabada karii xayaa dad dano gaara leh oo xasan kamid yahay waxaa in taas kasii daran labo dowladood oo ay ka dhaxeyso colaad oo larabo in ay ku dhex dagaalamaan wa masar iyo itoobiya ciidamada soomaaliyeedeey dan matahay in dalka dhex diisa la gudagaalamo jawaabtu waa idinka