Show Live IIDLE YARE FT KHADER KEEYOW HEESTII SIDA SAGALKA ROOBKA 2017 BY AFLAANTA STUDIO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 152

  • @safiyoabdurahman7143
    @safiyoabdurahman7143 5 лет назад +46

    Waxaan aaqiro ayaa kadanbeysa ilaahey halaga cabsado waxaan waa aduunyo taladeyda waa taas hadii laqaadanayo

  • @mahdiubaxside7340
    @mahdiubaxside7340 7 лет назад +6

    heeesihiii hore
    lagu raaaxaysanaaa
    heeesti hore
    u qaaadi jiray
    alllllaah u naxariisto
    cumar dhuuule heestaan leh

  • @whitesugarboy3647
    @whitesugarboy3647 7 лет назад +16

    Reer Nairobi dad badan idinka taajiray oo idin so shaqo tago Aqli maqabtaan lacaga showga ku bixisaan sadaqaysto oo wadankii oo Awaar ka.jirto u diro umad badan baa gaajo u dhamanayso markan arko you tube showigii Nairobi Lee arka war maxeetahay camal la anta idin heesato

  • @somaliagirl8731
    @somaliagirl8731 7 лет назад +132

    wwwww yes qofka lawaad Waa Aniga intan kasoo hormaray like ha ii saarto suuxe keyoow and iidle yare Alla yaacizag ii noolaada my fanaaniin❤❤💋👌

    • @jimcalejj8989
      @jimcalejj8989 7 лет назад +6

      Dunio Dagan
      ku saray 😂😂😂

    • @sadaqyare4224
      @sadaqyare4224 7 лет назад +5

      😂 😂 😂 an kugu qaracay

    • @kingalwaysking3042
      @kingalwaysking3042 7 лет назад

      Dunio Dagan hhh

    • @ahmedjama2016
      @ahmedjama2016 5 лет назад

      Somalia girl jjhggyggyucccnjtgggp

    • @hanuuniye_media7876
      @hanuuniye_media7876 4 года назад

      Mansha Allah 💕💕❤️💕 fadlan subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕💕 #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 года назад +1

    KHADAR KEEYOW BALWAD LA'AANTIISA QURUXDIISAY KA MUUQATAA MAASHA ALLAH

  • @siciiddahir9296
    @siciiddahir9296 7 лет назад +2

    heesta cumar dhuule abihii cadka macnaa heestisii baa ku dheelaysan guys alow u naxariiso cumar

  • @ahmedronaldo9980
    @ahmedronaldo9980 5 лет назад

    Adero heesaa canjilaada ka daaya

  • @aishaabdikareen1386
    @aishaabdikareen1386 7 лет назад +3

    Be organised guys anyways the show is rocking keep it up fananiin hit thumbs up

  • @abdirahmanfarey9387
    @abdirahmanfarey9387 4 года назад +2

    Qadar keyow fanana aan jeclhy awesome

  • @whitesugarboy3647
    @whitesugarboy3647 7 лет назад

    showga aa lacaga ku bixisaan kadaayo walalkaa oo gaajo iyo ooon ku hayo wadankii oo abaar ka jirto 10 dollar inaa iska siiso soo kagama ajir badno marka canug xuno noolasha ka dhacay oo fasahaad iyo dhaqan door inuuu adigu ku fasahaadiyo oga imanayo meel dheer nin rag oo karti leh iyo gabar diin leh halkaan ma imanayaan wlhi waxii nolasha ka dhaco ayaa imado xalfadaha fananiinta iska daayo walalayaal

  • @mahadigastudio5543
    @mahadigastudio5543 6 лет назад +4

    Please waxan codsani in xafladaha mamul loo yeelo si ay fananintena ay qiimo uyeeshtan
    Qof walibo masraha ayuu soo koray ,qofwalibo camera man waayo.

    • @mahadigastudio5543
      @mahadigastudio5543 6 лет назад +1

      Wad aragteen fanaaninta kale la kulankooda ayaa qiimo leh.

  • @UmarOfficial47
    @UmarOfficial47 6 лет назад +1

    waa video dhan oo dhagta maanto dhan wax la iskugu sheegaayo balaayo idinku dhacday

  • @moogeumal3989
    @moogeumal3989 7 лет назад

    Marnabba ma keeni karaan luuqdii hoobalkii waynaa ee cumar dhuuel. Mida aan odhan lahaa ayaa ah; idinkoon waxba is dhibin, iska daaya heestaas ma soo saari kartaane. Fanaaninta danbe farxiyo fiska iyo kuwo kale oo dhowra baa soo saara isuna xilqaama. Balse fanaan cod iyo laxanba muusig loogu saaro; luuq dabeeciya ma soo keeni karo.

  • @mumtaascaady4681
    @mumtaascaady4681 7 лет назад +1

    Axlaaaah Alaaah ha ku dhow ro wllkis cadow ga ha jabo

  • @ugbaadbintumuxumed6168
    @ugbaadbintumuxumed6168 4 года назад

    Khasaare ma gaadhaysaan Omar dhuule

  • @alimustaf1536
    @alimustaf1536 6 лет назад

    Idley dhulka ayaad ku jide ki yara wow nolow iskana ha iska nolado ilaan waa fanan Keena

  • @naimoabukar5268
    @naimoabukar5268 7 лет назад +15

    raag raag dhalay idle we love you

    • @hanuuniye_media7876
      @hanuuniye_media7876 4 года назад

      Mansha Allah 💕💕❤️💕 fadlan subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕💕 #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi

    • @jabirxasan3548
      @jabirxasan3548 3 года назад

      Waa runta

  • @farxiyacabdilaahi5518
    @farxiyacabdilaahi5518 7 лет назад +2

    wwww masha allah qadar allah ha ku dhowro

  • @hamdaismail8496
    @hamdaismail8496 7 лет назад +1

    maxay leeyahin hhh

  • @leeylaibrahim2036
    @leeylaibrahim2036 7 лет назад +4

    qadar keyoo❤😍🔥🔥🔥😍

  • @xamdaibrahim1825
    @xamdaibrahim1825 7 лет назад +3

    ax wanjeclaa waligag hestaa xasuus igu dhher wlee

  • @nimcoahmed2900
    @nimcoahmed2900 7 лет назад +7

    waaw codbaa ku dhamaday
    yarka keeyow,

    • @hanuuniye_media7876
      @hanuuniye_media7876 4 года назад

      Mansha Allah 💕💕❤️💕 fadlan subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕💕 #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi

  • @kafiyaofficiall3147
    @kafiyaofficiall3147 5 лет назад

    Nacala idinku yalle Somali dhimaday dumarban dilley warba waxay xidhan yihin ega ilahayban idinku dharshe like

  • @abdijabarmohamud1841
    @abdijabarmohamud1841 6 лет назад +2

    Wawil abgal wilshidan masha allah

  • @bosschickbae6731
    @bosschickbae6731 7 лет назад +2

    Khadar keyow 😍😍😍

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 7 лет назад +16

    Iidla yare afkga kiilo jaada lagu qabay

  • @asmaaden5504
    @asmaaden5504 7 лет назад

    wwwww cool 😍😘😍😍😍😘😍😍 Masha Allah walalkey ilahy ha ku dhawro

  • @mirza2031
    @mirza2031 5 лет назад +4

    Siyaad bare hadu nolan lahaa like waan heli lahaa somaliyey like ii sara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qufanjcelahay8753
    @qufanjcelahay8753 6 лет назад +2

    wallhi waa aqriso sabn ninki Baa asturn nagahi baa qawn حسبي الله ونعم الوكيل😢

  • @jamac1674
    @jamac1674 6 лет назад +2

    Masha Allah tu es magnifique mon frère kader keyo wlhi wan gu takera nolow

  • @shukrihusseinhassan6901
    @shukrihusseinhassan6901 7 лет назад +2

    l like this song wow

  • @ahmedali-yg9be
    @ahmedali-yg9be 5 лет назад

    waa labo fanaan oo aan aadi aheen

  • @fariixashiine922
    @fariixashiine922 6 лет назад

    waaaaaw viva khadar keyow axlan fanan somali

  • @weyraxshow4066
    @weyraxshow4066 5 лет назад

    Waxle dhagta la’iskugu sheegaya wax jiro ineysan aheen ayaan dareensanhy oo booto aytahy

  • @fartunyussuf1220
    @fartunyussuf1220 2 года назад

    Idle

  • @tigerhajiahmed2862
    @tigerhajiahmed2862 6 лет назад

    Aar ma canjilad rikoodh cunayba tuushka Ku qiime

  • @mohamedfarxiyo5963
    @mohamedfarxiyo5963 7 лет назад

    www asal IGA dheh keyow yare nlow sxp

  • @dheymanluul4431
    @dheymanluul4431 7 лет назад

    Waw hees shidn iyo dhalin wad shidn iyo dala shedn nolade

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 7 лет назад

    Heeskaan waxaa salad darbi cumar dhulle maahan

    • @shadiasharaf2065
      @shadiasharaf2065 5 лет назад

      Cumar dhuula qaada heesta originalkeeda isku kabkabka kada fanka niyaw

  • @ar0w025
    @ar0w025 6 лет назад +1

    iidle caadi maaha

  • @jamlhassan995
    @jamlhassan995 6 лет назад

    Aduuunku waa weyanyay marba xagada iga filayso bal adba

  • @dayaxyare8014
    @dayaxyare8014 7 лет назад +12

    copy fitaax yare ugu leh

  • @ibraahimibra4385
    @ibraahimibra4385 7 лет назад

    copy waye hestan.....iqra darkan hindha ayey waa kuhaysta miya

  • @abdikaniabadir9843
    @abdikaniabadir9843 5 лет назад

    Cumar dhuule ayaa iska leh heesta, inta kale waa copy.

  • @shukrihusseinhassan6901
    @shukrihusseinhassan6901 7 лет назад +1

    mahawaye nagaha frahabadan

  • @bayazieabdulaahi4410
    @bayazieabdulaahi4410 7 лет назад +1

    kkkkk qadar keeyow wala qabsaday idle iyo iqro sida bariiska la dhacsado cml heesa ladhaco

  • @shadiasharaf2065
    @shadiasharaf2065 5 лет назад

    Kuwani heesta way ku ciyaareyn wlhi

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 года назад

    Sidaan ubadbaadn sahamiya had iyo goore war waadanbeya cagaar midho dhalay hasku arkin waameshi ininyaha fayrasku inu fadhisto isku diyaarinaye alxamulilah dheh laftaydad kubadbadaye haku jabin dhulki dhakhtarka idhigay🌳🙊🌵➡️🤣🤣🤣🤣🤣

  • @amirasad3233
    @amirasad3233 6 лет назад

    Walaahay Bilaahay Heestii Cumar Dhuule Way Ku Ciyaareen , Haduu Arki Lahaa Cumar Dhuule Maxkamad Ayuu La Gali Lahaa Shitt Way Iga Xanaajiyeen 😡

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 7 лет назад +2

    aar heesta wadkuciyrtay sxb khadar
    yarta wayshidnyd ayd kudhnty

  • @safishoe8894
    @safishoe8894 6 лет назад

    Mesho nidaam daro weyn sales shax yacayaaaa waxay

  • @buunixuseen4806
    @buunixuseen4806 6 лет назад

    idile yare nin culus

  • @ikraankyf8781
    @ikraankyf8781 5 лет назад +1

    Mxaqalnjo dayacan

  • @nabiihaabdi1650
    @nabiihaabdi1650 7 лет назад

    doqomadan firi maka rosanka wuu damiye midka shidana asaga qate

  • @djburfulestudio8484
    @djburfulestudio8484 6 лет назад

    Dj xassan best dj in nairobi

  • @sacdiyosiman9928
    @sacdiyosiman9928 7 лет назад +2

    khadar keyow

  • @deeqamaxamed1067
    @deeqamaxamed1067 6 лет назад

    Kama helo aniga khadar keyow wayo qab ayuu leyahay iyo kibir idlan ku haysta

    • @ibtisaammohamed9472
      @ibtisaammohamed9472 5 лет назад

      Ya kuyiri kahel horta maku yaqaanna shauufadyhy

    • @amm5613
      @amm5613 5 лет назад

      naayaa ma ku diiday qaraar badanidaa duluf yahay qaawan

    • @mohamedadem4154
      @mohamedadem4154 4 года назад

      Qofku qab waa inuu lahaadaa kibirkaa dambi ah

  • @paulgrugman7780
    @paulgrugman7780 7 лет назад +2

    heesihi hore bay ku dheleyn

  • @dheemanaluulaanzal6955
    @dheemanaluulaanzal6955 6 лет назад +1

    Mcnbdnw ku jecliyaa khadar keeyow

  • @abdimanischad9527
    @abdimanischad9527 7 лет назад +6

    Nice ❤️❤️❤️

  • @mumtaascaady4681
    @mumtaascaady4681 7 лет назад

    masha Alaaah axlaaah heees

  • @maandeeq2246
    @maandeeq2246 7 лет назад +4

    lol iidle ito keeyow naagaha cilanka soo marsaday ee dharka tabal iyo mid deen ah ba soogashaday jaanis siiya bal ee vedio iyo sawir kuqaataan haka cararinee kkkkkkk walh nag bilash naara logumabadin

    • @mohaofficial7975
      @mohaofficial7975 7 лет назад

      Maandeeq Aynab kkkkkk abyo xasidsanida maxa gabdhaha sas uyeeli

    • @mohaaden6462
      @mohaaden6462 6 лет назад

      Hhhhhh qosol igu maharin hh

    • @jinka234
      @jinka234 6 лет назад

      Galad Iyo - shekadaas horaa u soo martay MI - miskiin

    • @mohamednuur7008
      @mohamednuur7008 6 лет назад

      Muzal

  • @Saabariin-h8t
    @Saabariin-h8t 11 месяцев назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😊

  • @fayslcali5430
    @fayslcali5430 7 лет назад

    idle yare ish calaa cod

  • @bushraabdicalinuur5321
    @bushraabdicalinuur5321 5 лет назад

    Zida zagaal roobka🌧🌧🌧🌧🌧🌦☔

  • @deeqoahmed74
    @deeqoahmed74 5 лет назад +1

    waaaa

  • @shamsomahmudfarah5370
    @shamsomahmudfarah5370 7 лет назад +2

    cunugan yar so beauty beynow ma daroodba darood ba niman qurxoon

    • @hindasaciidharti463
      @hindasaciidharti463 7 лет назад +4

      Shamso Mahmud Farah alla ya cizak afkaaga cano lagu qabay lkn wilasheena somali all wey qurux badanyihiin ma kala litaan ilaheey hano deysto

    • @shamsomahmudfarah5370
      @shamsomahmudfarah5370 7 лет назад

      fadumo yusuuf amiin sis

    • @Abdirahin_Abdalla
      @Abdirahin_Abdalla 7 лет назад

      Shamso Mahmud Farah ha iga xanaajinin yaaqey

    • @shamsomahmudfarah5370
      @shamsomahmudfarah5370 7 лет назад

      Abdirahin Abdalla Hussein hhhhhhh ma maseyrtey hhhhhh srry

    • @Hanad75
      @Hanad75 7 лет назад

      Shamso Mahmud Farah qabil kaiskada

  • @ahmedadam9925
    @ahmedadam9925 7 лет назад

    Ciyaalkaan falaadka meey ka daayaan heesaha 😜

  • @niamaibrahim1763
    @niamaibrahim1763 5 лет назад

    keeyew marax

  • @قاسمباوفا
    @قاسمباوفا 6 лет назад

    Ilak eda aan uhay

  • @farxiyonitaaafunymxaamedta2553
    @farxiyonitaaafunymxaamedta2553 6 лет назад +1

    Wow 😊😚😙😂

  • @leeylaibrahim2036
    @leeylaibrahim2036 7 лет назад

    walalka an ku faano

  • @haniabdirahmanjibriilchann8157
    @haniabdirahmanjibriilchann8157 7 лет назад +6

    👏👏👏👏👏👏👏

  • @abubakarofficial9958
    @abubakarofficial9958 5 лет назад +1

    Dhoocoladaan qifkee ladhasheen moo qoorta kajaro

  • @mahdiubaxside7340
    @mahdiubaxside7340 7 лет назад +20

    lkn ciil walhi cumar dhuule heestiisa wa ku cayaaarteeeen ciil dartiiis u oooooooyey walhi

  • @qurayshaahmed8765
    @qurayshaahmed8765 6 лет назад

    Khadar keeyow
    love buran hlkan uga dirayaa

  • @naimokadiye8247
    @naimokadiye8247 7 лет назад

    Alaa yacizaag noladaa

  • @waakomedia9861
    @waakomedia9861 5 лет назад

    Keeeeyooo

  • @munosharaxleadan386
    @munosharaxleadan386 6 лет назад +4

    Ala maxaa wada qaawiye naagaha nafta ka wada socoto😱😱😡😡😡😡😡

    • @omarw5727
      @omarw5727 6 лет назад

      #Muno sharaxle Adan 😁😁 Waan yabanaaa runtii

    • @kkkkk695
      @kkkkk695 6 лет назад

      Muno sharaxle Adan kkk oo makuwa shuluqa rabtey

    • @miskimohamed697
      @miskimohamed697 5 лет назад

      Naag cato wax kafaciin ma aragte

  • @deggannaruurojecliyaxajiga6522
    @deggannaruurojecliyaxajiga6522 7 лет назад +1

    eshqiyazak keeyaw

  • @One_somalia
    @One_somalia 6 лет назад

    Mash'allah

  • @abwaanbaaldahab2969
    @abwaanbaaldahab2969 6 лет назад

    hhhhhh caana garoora kulaha nio caana ciira dhaama garoor

  • @fellainibest1469
    @fellainibest1469 6 лет назад

    cumar. dhuule

  • @hanuuniye_media7876
    @hanuuniye_media7876 4 года назад

    Mansha Allah 💕💕❤️💕 fadlan subscribe iisaar channelka insh allah Allah 💕💕 #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi #Waddaniabdullahi

  • @hannalovely4176
    @hannalovely4176 7 лет назад +1

    he looks like Chris thrown 😍

  • @nimcoabdi7384
    @nimcoabdi7384 7 лет назад +1

    👍👍👍👍👍👌👌👌👌👌👌😘😘😀😀😉😉

  • @shaafihanad9935
    @shaafihanad9935 7 лет назад +3

    ciyaartakdaya Heesta 🖕

  • @sahabiyaa
    @sahabiyaa 7 лет назад

    Why kiss him when you have a red lipstick..poor guy

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 7 лет назад +1

    Salaad darbi ayaa qaada heeskaan fanka yaan been laga sheein

  • @leeylaibrahim2036
    @leeylaibrahim2036 7 лет назад

    iii nolow brother😍😍❤😍❤❤❤

  • @mushtaaqliibaan8804
    @mushtaaqliibaan8804 5 лет назад

    😜😜😜💓💔👌👌💕💕Wwwwww

  • @oralojamuqtaar6136
    @oralojamuqtaar6136 7 лет назад

    khadar keyow copy miiran waaye

  • @xaawoabshir200
    @xaawoabshir200 5 лет назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👎

  • @mahdiyoungpubg7323
    @mahdiyoungpubg7323 6 лет назад +2

    K1eeyo Cod meesha kuma Hayo
    Cod Bisad 😈😈😈😈😠😠😠😠😠😠

  • @hddoollp1000
    @hddoollp1000 Год назад

    Sorry no cood

  • @امالحياه-ض3ن
    @امالحياه-ض3ن 6 лет назад

    ysck

  • @hasanirre3482
    @hasanirre3482 7 лет назад

    www

  • @fellainibest1469
    @fellainibest1469 6 лет назад

    kkkk

  • @hassanmohamed9797
    @hassanmohamed9797 6 лет назад

    wwwwww

  • @mohammedabdi4631
    @mohammedabdi4631 7 лет назад

    copy