somali waa mid ma kala maaranto walaahi walaalahay koonfur waan idiin baahanay but siyaasi xun ayaa na hor taagan aniga waxaan ahay muwaadin somali from burco somaliland I love you somali
wadani somaliyed my cute haa heestaan anagoo qax ku joogno madiina Mogadishu aan dhageysan jiray wlhi markuu warka subixi ka baxo ayee soo daayn jireen wanbo ku tashan jiray wlhi ma hilmaamo hees cusub ma ahan cute ❤️❤️❤️❤️
I am very proud to see our nation in Somalia because now our country there is many rebuilding continue I see our army is increasing and the agency of the government From hrgysa I love my country somalia
Heestan mrkaa maqlo waxa igu soo dhacdo ciidanka ethiopia ee warshada baastada dagnaa iyo xayla bariise aniga waagas huriwaa aan dagna anoo subaxwalba maqayad ka soo quracdo ku taalo suuqa huriwaa ayay banankeda k darnan jirtay meel shaaxa lagu cabo
Somalis come from one source! Remember the story of the brothers that were told if they were united together they would be harder to break, however if they were not united, they would be broken easily. The father went ahead and demonstrated his great wisdom throw sticks he bundled up and passed to each son to try and break. His sons failed to break the bundled sticks, and on the flip side he gave each son a stick from the bundle to break which they all broke very easily. The logic is simple people, stay united and you will never be broken. So sad to see they did not heed their father’s advice. The Somalis are divided on tribal aspects, religious ideology and political. There is only one right path, unity!
Radio bn ka dhageesn jiry walhi waqti la so dhaafo sikasto ha u xumaado lkn wa macaan yhy allow hdn dhimino janadaada nga geey hdaan somali nahy aduun dad ba na xumiye😥😥😥😥
I am from hargeisa but I miss old somalia I hope one day we will see one somalian nation
Ridwaanxaaji Hussi3n insha allah
Ridwaanxaaji Hussi3n WADANI dhab ah
Ridwaanxaaji Hussi3n insha allah
We all do and we can have that again, and we have to unite for what is best for us. That is if ofcourse Qabiil is thrown away.
Inzh allh wanu arki
I cry whenever I watch the song or listen to it 😢😢😢i love Somalia 🇸🇴
Nabadaa macaan maka maaranta mu yiri 😢😢😢❤
somali waa mid ma kala maaranto walaahi
walaalahay koonfur waan idiin baahanay but siyaasi xun ayaa na hor taagan
aniga waxaan ahay muwaadin somali
from burco somaliland I love you somali
Cabdi qani Yusuf ali
We love you too brother
Cabdi qani Yusuf ali from lascanod sxb makala maarano SOMALIWEYN💙
tnx c.qani
Waar amuus burco ha sheegane xabadi Ku diliwYde
Wlhi sax weeye hadalkada klma marmi mayno I love hargaysa + burco + butland
Horn Africa aan soo xaauustay wlhi anigoo aad uyar ayaan dhageysan jiray inaa rikoorka dhagta udhaweeyo see waalidkee umaqlin heesta walaashey heeso jaceyl ay dhageysan jirtay aniga heestaan markaas ay idhihi jirtay Adiga waxaa tahy wadaniyad Ilaa iyo hada wa jeclahy ❤️❤️❤️❤️
Suraya Abuukar ooo firi heestan heesta hadale arkey xili hore oo radio laisticmali jirey miyey sobaxdey
wadani somaliyed my cute haa heestaan anagoo qax ku joogno madiina Mogadishu aan dhageysan jiray wlhi markuu warka subixi ka baxo ayee soo daayn jireen wanbo ku tashan jiray wlhi ma hilmaamo hees cusub ma ahan cute ❤️❤️❤️❤️
Asmo Curada cida waxa qiyaasa inaa isku waqti ahen. anoo yar oo 10 iyo dhoor sano jiro aa Horn afric lagasoo dayn jiray.marki dambena Capital voice. heestaan iyo dayaay afrikaay dayaay iyo heesihii shirki carto oo badan... walahi qiiro ee igalise....
ma garanayo inaa xususatid asma hees kale oo ereyadeeda kujireen ( dalka maamulkiisiyo mehradiisa gaarka ah ma malaaig socotaa madax looga dhigayaa) reer muqdisho waa wadaniyiin....
somali waa mid ma kala maarano walaahi walaalahay koonfur waan idiin baahanay but siyaasi xun ayaa na hor taagan aniga waaxaan
Hon Africa radio ciyaal dugsi wlhi xassuus. Midnimo Somali waa mugadis
The best of the best of the Somali patriotic songs I've ever heard , thanks bro million times.
Yaadawanaya 2021
Really waad ilmeneesaa markad dhageesaneesid ood darenkaada siiisid
Sister aniga kula dawanayo❤️🇸🇴
I am from burco somaliland💚☁️❤️ I love you 😍 somalia 🇸🇴 people
We love you too
Adiga somali matihid miya
Somali wa mid
Midigey bidix ma ka maranta😭
Anigo yar ba idacada radio kalkacyo puntiland ka maqli jiray 2007/8😭😭🇸🇴
انا صوماليه واحب صومال وشعب صومال ❤️🌎
مشاالله
Who ever is listening to this song now is a legend wllhi💪💯
I am from hargeisa i love Somalia to be united inshallah😪😪😪😪
😂😂😂😂😂😂
Xamaraa soo xasuustay 2005 iyo 2006. Idaacadi horn afrik iyo shabeele ❤️ macaanaaya waqtigu waagaas.
Wlhi beenta mahan
Mee too wallh billh waa heesta aan yaraanteeda isoo xasuusiso waaygaa dugsi dhigan jiray xeliga quraaacda allow hooyo ku naxariiso😢😢😢😢😢🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾
Heesaha iyo Suugaanta wadaniga ah waa in Radio Muqdisho noo soo badiyaa , waayo maanta badeenii waxa weerar ku haya Xabashi iyo Oromo ..
wlhi waxaaa murug igu disho dadkeyga inee San wadan jaceyl Ku jurin qabiil xun Ka doorteen 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥹
Wlhi dugsi aan dhigan jiray markii quracda lee soo deeyo aan hoyo oo dhagesaneyso naqli jiray hadana anaaba sooo radiyay 2020 xasuus wlhi 👏👏❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Isku midaan nahy hooyade dhageysan idaacada laga so dheen jire
Me too 2023 soo raaadiye qalbikega heestaan taabty xasuus igu leedahy waan iska ilmeye markaan maqlay
Nabad baa macanee maka maarantaa maya tlhi💖idaacada horn africa kuxusuusta hestan😢
I am very proud to see our nation in Somalia because now our country there is many rebuilding continue I see our army is increasing and the agency of the government
From hrgysa I love my country somalia
Thanks brother 🙋♂️❤️
Full respect Somalia ❤❤
Thanks
Only 48 Comments on such awesome song. Wlhi so sad waaye....... Somaliyeey midigta isqabsada marwlbo kalamaarmi maysaane
yes meel baa kawada nimi afkaga caano lagu qabay alfanaan bashiir thanks tv calanka
somali is one people one language one religion
Haddana wais dilaayan Marwalba😢😢😢
Heestan mrkaa maqlo waxa igu soo dhacdo ciidanka ethiopia ee warshada baastada dagnaa iyo xayla bariise aniga waagas huriwaa aan dagna anoo subaxwalba maqayad ka soo quracdo ku taalo suuqa huriwaa ayay banankeda k darnan jirtay meel shaaxa lagu cabo
I'm From Jamaica but I love Somalia ❤❤❤
TYGA T-RAWW Dope kkkkk lol are you jamaica
TYGA T-RAWW Dope txn❤❤ one love Africa ❤
@@stephenstephen2917 Jamaica is not africa idiot
Masha Allah Heestan wadaniga waxan xasuusta 2001ki Radio lagaso dayn jiray
Xusuus wlhi heestan 2005 aaxususutaa radi horn afrik kadhageeste anoo yar wlhi hees wadani ah waye wlhi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somalis come from one source! Remember the story of the brothers that were told if they were united together they would be harder to break, however if they were not united, they would be broken easily. The father went ahead and demonstrated his great wisdom throw sticks he bundled up and passed to each son to try and break. His sons failed to break the bundled sticks, and on the flip side he gave each son a stick from the bundle to break which they all broke very easily. The logic is simple people, stay united and you will never be broken. So sad to see they did not heed their father’s advice. The Somalis are divided on tribal aspects, religious ideology and political. There is only one right path, unity!
Hargeeso...muqdisho..makamaarantaa
Maya kama maarano from hargeysa
Runta waa inaanan iska marmin
Maya
2023 imaaday taabuur ka qaadi Rabaa I.a Somalia ha noolaato....❤️🔥🥰❣️🇸🇴🇸🇴
Heestaan 2023 ayaan soo booqday mar kle 2008 alle ha noo barakeeyo cimriga
Haa haa waa run Ummadda Soomaaliyeed waa mid : dhaqanka, diinta , iyo midibkay ka siman tahay! Maya Maya kala ma maaranto sida madax iyo minjo! Well done bro. Mahadsanid.
Watching/Listening from Kenya 🎧🔥 May Allah grant my people unity. Somali one love ❤️
Alxamdulilaah ilaahay wuu naga aqbalay ducadii meel fiicana waynu maraynaaye alle ha noo siyaadiyo. Aamiin somalia ha noolaato abid
idaacada horn africa ban ku xusuustaa hestan❤️ Maamul dawladnimo maka maarantaa maya wlhi Allah hana siiyo 😢
heestan markan maqlo xaada ayaa ixanunta heeskan wlh waa hees wadani ah qof walba oo damiir leh wuu dareema macankeda
the good old days... bashiir Ali hussein my fav singer
Radio bn ka dhageesn jiry walhi waqti la so dhaafo sikasto ha u xumaado lkn wa macaan yhy allow hdn dhimino janadaada nga geey hdaan somali nahy aduun dad ba na xumiye😥😥😥😥
Watching 2022 one of the most patriotic music i ever listen to
Awoowe bashiir cali xuseen camir cali hooyadey abtigeed❤
Somaaliland walaahi waa idin jecel nahay mana niiga marano siyaasi xun ayaa nakala foogeyey from muqdisho waan idin salaamay reer somaaliland
2019 inta daawanaysa like ha ilaadhaafiN
Heestan waa isaga cesh ceshta si'aanay qalbigayga uga bixin wadaniyada iyo daljaceelka aan uqabo dalkayga🇸🇴😍
Yaa Salaam Ex-Teacher-Mr- Bashiir Cali Xuseen....waan salaamayaa adiga & Soomaalida kugu Xoonsan-Ex-Your Friend-Haji Mirafkismayo1...Thankz BOSS...Ii..Nooloow...Yaa Khay.!!!!.thankz.
ax yaa wadani 🇸🇴💙
Away Dadki Warkan Maqli Lahay So Sad Wlhi :(( Btw Nice Song Waye Hadi Somali Nahay Kalaama Marano i Belive Somali Wa Mid
heestan radiyo laga so deen jiray lkn ma aqaan idacadaas magaceeda markas waan yaraa love somalia
muqdishu Idaacadii Ku Taalay Ee Horn Afric Ayaa U Badneyd
Hon afric muqdisho subaxdii hore
Horn afric
horn afric wllo waliba xiliyada an break time iskulka ka nimano wan iska maqli jiray manta ayan mecnaheda daremay hes qaliya
Ax yaa waddani Bashir waafannaan codkiisa dahabiga kaa ilmeeynaayo Markey dhagahaaga ku soo dhacaan siiba heestaan oo iga ooyisey midhaheeda qiimaha badan allaahu akbar allaah akbar soomaaliyeey midigta isqabsada midnimaa miro dhalaayee soomaaliyeey midnimo
Wlahi hadan nhy dhalinyarda soomliyeed aan soo celino sharfteeni ay lumiyeen odyaashaan calooshood u shaqeystayaasha ah
Trully i like this song 😍
Xasus wlhi anoo dugsiga quranka ka imid quraac la ii soo dayy beey subax wlba so gali jiraty cidaacada horn afric ax ax
Soomaaliyeey Muslim Baad Yahiin ilaahen Aamina
Masha Allah ilaahayaw somaali Hal kadhig makala maranteee bshiir cali afkaga Cano lagu qabey Lkn yaa kufahmaya ayaa ka horeysa
Somali one people one language and one religion and flag 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
That’s right
Wadankyga somalia ilaahow ku naxariiso❤
somalia forever ha noolaato🇸🇴🇸🇴❤
masha allha Mr.bashir ali Xusen somaliya waa mid
Soomaalidu waxay ledahay dumar qurux badan m.a alle haydin dhowro 2023 happy new year insha allaah
Xasus aan dhamaneyn capital voice iyo horn afric 2005 😢😢😢
wan bartay af somaliga wanan ku dhax koray somali wayn Guul bn u rjynya
TYGA T-RAWW Dope mhdsnid hadad Somali ahayn ood afkayaga iyo dadkayaga jeceshy lkn hadaa Somali tahy dadkana enkidhysi maan shegin
Alla calooshaa i hurts markaa arko quruxda muuqaalkaan iyo micnaha heestaan. Xaalada aynu ku jirno Rabbow naga saar oo Ina tusi Somali oo midowday. Wixi dambi oo aan galnay qiranaye Allow naga cafi😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
bashiir cali xusee fanaan QARAN midnimo
Mashaa Allaah waa heesta an ugujeclahay
somali waa mid 🇸🇴☝️❤️🥰✊
this song makes me sad walaahi. we are one family and we are still hating each and killing while our sources are taking
2013 radio k heeestaan still waa dhageysan
فدوه للعلم هذا ارفع راسك وانت شامخ ❤❤❤❤
Heees xaqiiq ah wlhi
Ma lakalo marno🇸🇴🇸🇴😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭🇸🇴😭😭😭
Somali wa mid🇸🇴♥️✊
❤️😭
Ilaahow mid naga dhig oo qabiil qalbigeena kabixi adigaa awood leh
i miss old days💜💜💜
Viva somaliya 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
Sanadkan sii dhamanaya 2020 hadaad dawanaysid ❤ saar 6-oct-20200
Waarun❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Radio capital voice aan kadhageysan jiray baregii markan dugsiga ka imado radio waxaa socda isha farta ha iga galin wlhi walidka kla dhuman jirnay
even me
Maasha allaah ilaahey ha xafido Bashir baal dahab
Waa dhab inay somalidu mid yihiin lkn dad siyaasiyiin sheeganaaya ayaa inakala geeyey😓😓wn idiin xiisnay wlaalahay somaliyed
i caryinf at this time so this aong is beuatufull
asxaabey Somalia anga kunool gaar ahan caasimada 3xaad kismaaya cadeey masha Allah nabad&nolol macaan finaniintena dhira gakinta haka siiwadan meshooda insha Allah Somali wet israaci
Somalinimo😘 alow dulkenaa nabaad nogadig
soomaali waaa mid dhaqankedu wamid midab iyo madhab way kamsimantahy
Somalia 🇸🇴 ❤
Masha allah.illahow namidey.somalia
very beautiful bashiir Cali xusen very sing
27/8/2023
🇸🇴 ❤️
I live in the same town as him
Hi👋 2023 alx somalia 🇸🇴
Soomaali waa mid
Waa ul iyo meeyrax
Mataano weeyoo
Meelbeey kawada timid
Midigeey bidixi maka marantaa
Madaxow majaha makamaranta
Maskax iyo aqoon maka marantaa
Diinleyda heestiyo murtida iyo
Ujeedada jawabahan mayada micnahoda muxu yahay
Umad yahy midnimo makamarnta
Maamul dowlad nimo maka marantaan Nabad baa macanee
Maka marantaaa
Ismakaabsadoo midigta isqabsada
Kala maarmiyesane soomaliyeey midigta is qabsada 😥
ilaahow somali oo mid ah i tus
mashaa allaaah
Anigoo yar dhageysan jire heestan 😰😰
Bashiir cali somali waa mid
soomaliy guul insha Allah
🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️
Waa hees aan weligeed dhacayn, laxanka iyo codkuna, waxay ku ladheen qiimo dheeraad ah.
One nation and one flag Somalia 🇸🇴 will united Insha Allah.
Al ustaad fanaan bashiir cali Xuseen wa runtaa somaali wa mid afka kuma goa somaali Allah ha mideeyo cadowgana haka qabto
very sweet song
Insha allaah waan arki mardhow
Somali Waa mid Waa ul iyo maydhax
Nabad baa macaanee maka maarantaan...❤❤
Halka kale;
Maskax iyo aqoon maka maarantaa
Halka kale;
Madaxoow majaha maka maarantaa
Halka kale;
Maatiyeey daryeel maka maarantaa
Halka kale;
Mas'uuloow shacbiga maka maarantaa
Halka kale;
Muranoow garsoor maka maarantaa
Halka kale;
Midigeey bidixi maka maarantaa
Halka kale;
Maamul dowladnimo maka maarantaa
Runtii indhahayga ilmaa ka timaada mar walboo heestan qiimaha iyo qaayaha leh dhageysto, anigoo weliba dareen midnimo igu jiro, iyo udhimrin dhulkayga hooyo ah, runtii geesigu wuu dhowraa oo dhisaa dhulkiisa hooyo ee ma burburiyo...❤❤❤
Waxa inoo soo socda oo dhalan doona, Dhallaan cusub oo aan rafaad arkin marka maantaba udhimriya dadkeenoow oo ha dhibina kuwa hadda jooga iyo kuwa soo socdava, maatida iyo dhalinyarada iyo hooyooyinka iyo gabdhaha dhowrsoon iyo dhallaanka caloosha hooyo ku dhowraya inay ku dhashaan dhulkooda hooyo oo dhaqan oo dhisan dhibna lahayn iyo dhammaan xayawaanka ku dhaqan dhulkeena hooyo nabad iyo wanaag ayay wada jecel yihiin run ahaantii...❤❤❤
Intaasi waa baraarujin iyo codsi tixgelin ubaahan oo waalidka iyo awlaadaba anfacaya ee codsi, dhammaan hala tixgeliyo walaalayaal...❤❤❤
somaliya ha guulaysato cadawgeeda jha jabaaban somalia waa mid
guul bn u rjynya somali wayn