Deg Deg Cirro Oo Afgambi Ka Badbaaday, Abiy Oo U Hanjabay Masar & DF Oo Jawabtay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 янв 2025

Комментарии •

  • @ZahraSahhra
    @ZahraSahhra 21 час назад +4

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @MahamadHuzen
    @MahamadHuzen День назад +2

    Okeey

  • @HusseinMohamoudali
    @HusseinMohamoudali День назад +1

    ❤❤❤

  • @DahirRaage-e5w
    @DahirRaage-e5w День назад +2

    Wariyaha wa afka u Mada somaliyet waye been ino shego lagama yabo waliyes WA wariye dacab ah waxe Somalia 🇸🇴 ❤ guul

  • @ZakariyehassanAbdi
    @ZakariyehassanAbdi День назад +1

    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 12 часов назад

    macnaha ambasador maxamed aw cali cabdi ahna kusimaha madaxweynuhu waa nin soo jeedaa oo waxkasta ka war haya oon ahayn sida dadku ku sheegayaan nin hurda oon waxba ogeyn mar haduu inqilaabkii fashiliyey

  • @banoda77
    @banoda77 День назад

    🎉

  • @aden2026
    @aden2026 22 часа назад

    Uga jidha 😂😂

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid День назад

    Kkkkk afgambi aa waar bahasha nagadaaya meesha qabiilo ayaa daggan.

  • @BaabkaSheekh-fr4vy
    @BaabkaSheekh-fr4vy 23 часа назад

    Kabax dalka somalia

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb День назад

    WARIYE WAXAAD TAHAY NAMIIMIYA EE DADKA BEENTA KADAA ALE UMADA KAA QABAY BEENAALE❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚

  • @CaashoSheikh-w2c
    @CaashoSheikh-w2c День назад

    Isaga kabixiya doolw iyo mellksta ay soomaliya aykajoogaan

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 День назад

    Soomaalida marnaba garanmeeyso gaar ahaan siyaasiyiinta gobolada iyo dowladda dhexe kuraasta ugu fadhiya sida loola dhaqmo ama loo xukmiyo khaainal wadanka horumarka dalka iyo dadka hortaagan aniga hadaan kamid ahaan lahaa jawaan faaruq ah asiga oonool inta kuxero webi iyo bad halkii iidhow ayaan kuridi lahaa wadankan khaainal wadan wuu baabi,iyey 1990kii ilaa 2025ta

  • @AbokorShide
    @AbokorShide День назад

    Waa. Beentaa. Warkaaga

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 День назад

    Shekkadda nacnacda aah oo nacaasnimadda aah Hoyadda Usheeg beenale

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el День назад

    Arinkaas Ciro. Been baad kasheegtey

  • @Idil-f6h
    @Idil-f6h День назад

    Guuul soomaalia masar waan soodhawaynayaa

  • @YFC-lo9nj
    @YFC-lo9nj День назад

    Abbey; markasta uu wadamo shisheeya ku calaacalo, gudaha wadankiisa ayay dhib ka haysataa.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 День назад

    Abii Futaxumo afmaran ayuu hayaa. Itoobiya dhaqaalaheedii dhulka ayuu yaalla.
    Deyn farabadan ayuu lagu leeyahay. Askartiisu waxay qaadataa $27 bishii. Waa nin fidno badan oo dagaal ooge ah.

  • @MustafeAbiib-w8b
    @MustafeAbiib-w8b День назад

    War.hooyadii.wasahani.been.waynaa.maanu.ilaahay.kabaqayn.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 День назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa waxbaba ugama soconayaan hadday waxay doonaan sameeyaan.
    2.0. Shacabku marnaba ma oggolanayo QUDHMIYE iyo kuwii dhibaatada u geystey shacabka somaliland.
    3.0. Shacbigu ma oggolaanayo QUDHMIYE iyo cudurka ku jira oo sonaliland ragaadiyey.

  • @CmaxamedMaxamed
    @CmaxamedMaxamed День назад

    Beenaale beenaale dhalay