Heestan waxan ka xasuusta wllkay iga weyn oo hada inaga Hooseya runtii markasta wuu dhegaysan jiray ana wan u iman jiray waan la dhegaysan jiray runtii imika heestu waxay igu leedahay xasuus xun waaan ilmeeya markan maqlo waan ooya😭😭😭 Run wllo wan ku jeclaaa Lkn allah naga ka qaday wllo Nimcaan allah Ha ku saxariisto wllo qali😭😭😭😭😭
20/7/2023 ayaan u shiday qofkan adunkan ugu jecelaa iyada oo ay wax dhibataa na dhex oolin xiliga lkn aan anu wax badan tabanayay dareensanana saasoy tahay ma awoodin in aan la wadaago in aan tuhun badan ka qabo oo ima jecelida ama shukansi kale ayaad ku jirtaa in aan dhaho wakhtiga waxan mabsuud ku ahaa in aan la joogo sheeko wadagna nahay Ugu danbayn bilooyin kadiba gabdh aan aad sxpo u ahayn ayuu shukansaday xanun badana wan dareemay sacada aan qoralkan qorayana ilin ayaa indhahayga buux dhaafisay ugu danbayn hestan Wn dhagaysataa 😢
Wlhi hees qiimo badan hadal wxa laga xushaa kiisa murtida leh iyo xikmada 5/6/2019 inta ila dawaneysa ee sideyda qaraami mooye wax kle dhagayzan farta taaga rag waa ragii hore hadalna waa midhku yiri ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Qaraami.com
14 лет назад+23
best song ever i used to sing this song when i was teenager best age to be adventureous in romantic life,believe me tears runing my checks right now i remember how deep i was in love at this time it was one of my precious time let me thank to bashir cali huseen.
Murug an i heynin iyo mushkilad igu abuurtee yac ciil badana mararka qar Adunka wa full of stress and qalbi jaab an la qiyasi karin ana lo adkeysan karin Mon 29july 2019 5:21 am subax 😪😪😪😪
We (my classmates) met him 1989 coffee shop next to Tennis club xamar my subdivision born and raised 30 years after I am listening his song 2019 December 20h
xasuus laascaanood iyo maryantii aan jeclaa inkastoo ay dhimatay haddana heestani waa mid illin iga keenta Mar kastaa . inkastoo ay Dar alle u dhimatay haddana marnaba kama go'in xasuusteyda , waagaa waxaan ahaan arday dugsiga sare ee muse yusuf dhigta taarikhduna 2006 😢😢😢
Wooooooow wwwww I like heesta. When I was very young 90kii aya lagu kacsanaa heesihisa number one ku galey tan iyo heesi kle bashir Ali Hussein wakadanbeya viva iyo heesta soomaaliya uqaadey e waddaniga ah
Waaya Muran Ka Taagto Macsalaama Igu Tiri Kaamana Muteysane Axdi Aad U Meel dayan waxaa dhaanto mayan iri I'm listening 4:15pm 18 may 2019 this Song are Very Attractive!!!!!!!!
Intuusan igu maaxan micida igu adkeysan mahaadadiisu igu badan midkalaan la heystaa marna ima aadan oran. Used to be my #1 favorite in around 2003. Best fanaan👍🏾
03/01/2021 saacada 00:32 hbnimo xanun qlbg ah ayan udawanaya marna kama filanen inaad san ila dhaqmeso ano ku jcl cashaquna malmo qura maha si fcn ugu faan dadka sida iiqiyante lkn igama caqli badnen eewaku amine marna midkala hesta ima dhihin muruga iheyn&mushkilo igu aburte kuma caynayo ookuma quro lkn xasusnow adunya jogta sidaa ku amine ooku jeclaana qofna kuma jeclan donto si fcn ugu fan dadkana usheg sheg waa qiyane we ijecled ana katagayda un hay ina ku jcl waa sax lkn ceeb maha jclk dadka waxa ushekto magalka lagu qaxweya wana iso gara qof walbana iweydisa bal maxa ka hagrade😭😭
Indeed time flies I remember my first time to hear this song was 2008 my uncle listened it frequently and now am listening at my own risk.... Gone were the days
Heestani si gooniya ayay iitabatay Waxaan xusustay 2015 gabdha aan is jecelayan oon guur ku balanay Lakin igeega baxaday Nooli kulantee waa kalamdii u danayasay een ku idhi 2023 baan adissabab ku arakay iyadoo ilaa 3 caruura oy dhashay iydoo wadta Alle ha barkeeyo waan iscafinaya Lakin lacgtu waa shaydaann dadkana kala fogysa 😮
Heestan waxan ka xasuusta wllkay iga weyn oo hada inaga Hooseya runtii markasta wuu dhegaysan jiray ana wan u iman jiray waan la dhegaysan jiray runtii imika heestu waxay igu leedahay xasuus xun waaan ilmeeya markan maqlo waan ooya😭😭😭
Run wllo wan ku jeclaaa
Lkn allah naga ka qaday wllo
Nimcaan allah Ha ku saxariisto wllo qali😭😭😭😭😭
Allaha unaxariisto
Mdeeq5302 sorr abaye wa xusus daran gar aha le wayo adunyada ba Iska aha waxa yar aad ba qoralkaga uga xanun saday aniga si gar aha
S.x.b..xage..iga.jir.taa..walaal..khaaliya...❤🎉
Ilahow gabarr Baan ku weydistay dumarku waa naxariis wlhi😢😢 alle hawnxristo wlle 😢
Waa saaxiibkey Bashiir Cali Xuseen. dabyaaqadii 1976, 1977 iyo 1978 ayaan meel qudha ku wada nooleyn. Cimrigiisa ha raago.
Masha Allah
nabadraadshe - ABAAY ABAAY ANIGANA WAAN GOORTAAN DHASHAY "75 KII
28/03/2019 ayan dhagaysanaya Nabadrasho. 2008 melahas inay ahayd ayan filaya ayuu dollow noogu yimid isagoo kamid aha koox waday ruwaayad nabad loogu magac daray. Markii danbe addis abeba ayu u dhaafay
😂😂😂Okba
Mashaa allah lafo hore
Gabar Maryan ladhahaa jeclahay like isaara Ina adeerayal Ina soo duceeya
Waan kuu duceynay sxp inaad is heeshan filaa insha Allah ❤️
😂😂😊✌lol maryamayaal dad lahubo waa✌ aanba is faaninee😂😊
Qayr hadii ay kugu jirto ALLAH ha ku siiyo AMEEN YAA RABBI
Alle haysku kiin sakhiro
@@mariawasuge3323 mala hupaa 😂🥰
Xusuus igu qaali 💔💔💜💔 Haad moodey caashaqu maalmo qudha inuu yahay micnihiisu maad baran maanweliyo ciyaarbad moideysaa inuu yahy legen bashir ali hussein 💔💔💔 2010 iyo xiili aan soo labaneynin after 9 yres ayaan dhageysanayaa cidii illa darenray lieke iyo sheir 💙💙💙💙💙💙💙
Sahra wll aan Ku saxo bajka ugu dambeyaWaweliyo ciyaarbaad moodaysa adiguye. mahadsnd
kabadh aan fahmiwaayey baa iqaaday heesta ana gadaalkii bu jacaylkii igu so guuray sxb afka malabka yeesho isu kay macnaysay hadaad moodey caashaqu maalmu qudha inu yahay macnihiisa maadgaran waa dhab
20/7/2023 ayaan u shiday qofkan adunkan ugu jecelaa iyada oo ay wax dhibataa na dhex oolin xiliga lkn aan anu wax badan tabanayay dareensanana saasoy tahay ma awoodin in aan la wadaago in aan tuhun badan ka qabo oo ima jecelida ama shukansi kale ayaad ku jirtaa in aan dhaho wakhtiga waxan mabsuud ku ahaa in aan la joogo sheeko wadagna nahay
Ugu danbayn bilooyin kadiba gabdh aan aad sxpo u ahayn ayuu shukansaday xanun badana wan dareemay sacada aan qoralkan qorayana ilin ayaa indhahayga buux dhaafisay ugu danbayn hestan Wn dhagaysataa 😢
Wlhi hees qiimo badan hadal wxa laga xushaa kiisa murtida leh iyo xikmada 5/6/2019 inta ila dawaneysa ee sideyda qaraami mooye wax kle dhagayzan farta taaga rag waa ragii hore hadalna waa midhku yiri ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤Qaraami.com
best song ever i used to sing this song when i was teenager best age to be adventureous in romantic life,believe me tears runing my checks right now i remember how deep i was in love at this time it was one of my precious time let me thank to bashir cali huseen.
TheWaiting22 Maashaa allah hope Inaad heshay qofkii
Murug an i heynin iyo mushkilad igu abuurtee yac ciil badana mararka qar
Adunka wa full of stress and qalbi jaab an la qiyasi karin ana lo adkeysan karin
Mon 29july 2019
5:21 am subax
😪😪😪😪
I remember this song on the telly 1980s young lady with Panasonic Radio on her lab sitting on {Wiishoow} listening Bashiir Ali hussein, time flies !!
Very nice voice i Love it thanks Bashir peace on earth one Love me first language is oromo i Love somali people and their music from Canada
Ibrahim Ali
Thanks bro
Axyaa hees axyaa hees🥰🥰
Arbaca/10/2021 waxan soo dangiigaa barxad daarad ah, goobtu waa ceerigabo jawigu waa kala deganyahy saxansaxo roobna way iiisoo carfaysaa.😍😍😍
Xasuus gaar ah ayey heestani igu leedahay runtiii
Jawigaga qado wll hees xusuusle weeye
Hees tan kama xiisa dhaco.
Markii iigu horey sey, ee aan dhagaysto wexey ahayd habeen xilli dambe qiyaastii 2009-2010.
Maalmihii wacnaa baan xasuustaa back days 2011 and 2012. Allahayow noo dambi dhaaf 😢. Bashiir xuseein legend.
Wlhi sido kale 2011 igu horesay maqalkeda xasuus iyo waayo Qurux badan aan soo labaneen😢
@@IlwaadAbdurashiid4631 MashaAllah wlle cimri dheer iyo cibaado wanaagsan baan kuu rajayn ❤️
Heeskan waxan dhagaysanayah 3/2/2022 .
ANIGOO FORM FOUR AH AAN WALI WAX JECLAAN BALANA LAYGAGA BIXIN HADANA MARKAN HEESKAN DHAGAYSATABAH WAN KHIIROONAYAH .VOLUNTRY AYAN NOQONAYAH MOOJI WAXAY TAHAY.
Mohamed Elmiidoh .
Bashiir cali xuseen geedba geedba ka wayn wuu iga keenay wlhy oohin🤗🤗🤗🤗🙄
Axx😭😔😢... ilinta macelin karo Markaan Maqlo Heeskaaan Waxey igu leedahy Tiiraaanyo Badan Gabar eynu Saaxiib Nahay oo Maryan Ladhaho Ayaa isoo qori jidhay Alloow Kuunaxariiiso😭😭💔🤲
Allaha unaxaristo
We (my classmates) met him 1989 coffee shop next to Tennis club xamar my subdivision born and raised 30 years after I am listening his song 2019 December 20h
Run ahantii hestan wxd moda in aniga lygu tla galy mr wlba an cidlodba iydan soo boqda wqtgu waa cajiip like hyla dhafin
xasuus laascaanood iyo maryantii aan jeclaa inkastoo ay dhimatay haddana heestani waa mid illin iga keenta Mar kastaa . inkastoo ay Dar alle u dhimatay haddana marnaba kama go'in xasuusteyda , waagaa waxaan ahaan arday dugsiga sare ee muse yusuf dhigta taarikhduna 2006 😢😢😢
Alle ha unaxariisto jacaylkagii hore
Janada ku kulma insha allaah
Allaha unaxariisto
Wooooooow wwwww I like heesta. When I was very young 90kii aya lagu kacsanaa heesihisa number one ku galey tan iyo heesi kle bashir Ali Hussein wakadanbeya viva iyo heesta soomaaliya uqaadey e waddaniga ah
Yaa dhagaysanayo heestan 2019
aniga xiligaan
Angane WA ikana
04/08/2021 qiso xanuun badan igu dhacde aye heestan kahadleysaa wllhi ax xanun badnaa waqti guur an diyar uu aha aye macsalamo igu dhahde wllhi inte qarasha iyo waxan awodin igalise miye ladi donta kaa,anty 😭😭😭
Ani heestan waxan ku xasuusta malmhii wacna io mirqankii jigjiga 😢
Been ma ahan sxp aniga xitaa
😭😭😭😭😭waqti
@@saadaqcali2237 legend bad thy
Marqaan maqbuul sxb from Nairobi
Trust no body 💔 ..
but still I love my gurl 💓
Thanks for amazing voice!.
Fanaan aan jclhy waaye alfanaan Bashiir Cali Xuseen Waa kugu faanaa Ustaad keyga cimri dheer Iyo cfmd Ayaan Ku rajeynayaa 😍💙😍
Xusuus aan caadi aheyn iyo codkii dahabiga ee Bashiir Cali Xuseen......."...Haddaad Mooday Caashagu Maalmo Qura Inuu Yahay Micnihiisa Maad Garan, Muuji Iyo Ciyaar Baad Moodaysaa Adiguye..." Bashiirow isaga dulqaado gadaal ka gaarta qalbiga kaa dumisay!!
Noolow Al-Fanaan Bashiir
Omg 😱, i remember this song when i was teenage, unti now 2018,,illahow cimriga inoo barageey 🙏👉👍
Hees xasuus igu leh 2016 io dugsigyi gateway schools lascanod😮
waaw the best ever i really lve it thanks MR Bashiir Cali.
Heestan waxn dhagaysanyaa 17july2023 (isniin) sacadu waa 12:30 AM habenimo
Waxn jogaa Degmada Burtinle.
iiso ducey hadaa fariintayda aragto wll alle iiweydii dambi dhaaf,iyo in alle subxnlhu watacalaa iga aqblo waxksta oo kheyr ah oo alle dartii usameeyey.
MAHADSANID Walalkey iyo Walashay.❤
2020 hadaad ila dhegaysanayso Like ha ila dhaafin Libaax
Waaya Muran Ka Taagto Macsalaama Igu Tiri Kaamana Muteysane Axdi Aad U Meel dayan waxaa dhaanto mayan iri
I'm listening 4:15pm
18 may 2019 this Song are Very Attractive!!!!!!!!
October 12.2019 wixii iga danbeeya ee ila dhagaysanaya heestan macaan like hayga baqiilin tartan baa ku jiraaye👌
Aniga
Ma in naarta lagula galaad rabtaa kkkk
@@hamdijama7680 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
2020 𝑜𝑐𝑡
Heestan waxaan dhagaysan jiray 2014 kii Aniga waxaan jeclaa inaan dhagaysto markaan schoolka usocda
Waxan aad uga dhagaysan jiray radio Hon afric 2001 ano yar xasuus ban udhagaysta inta ila midka aadban idin salamaya 😍😍😍like
😁😁😁maryaneey hee kkkk .
Magacayga lenba ku hestaa ani😍😍😍wagagac
Hadad mooday caashaqu.
Maalma qura inuu yahay micnihiisa maad garan.
Maweliyo cayaar baad moodaysaa adiguye❤️😍
Intuusan igu maaxan micida igu adkeysan mahaadadiisu igu badan midkalaan la heystaa marna ima aadan oran. Used to be my #1 favorite in around 2003. Best fanaan👍🏾
Beautiful old school song. The song is about a man who married two ladies with same name maryan and they both left him.
Mudo badan ayaan waday caawo o tariqda tahay 8 October ban quf nolashina ka fogan rabaa insha allah 😭
😥😥😥😥😥
Ax Ax hesti jaceylka xusuux wlhi waxan dhagensan jire 20 13
Maryantaasoo kale maad aheed
Xiligaan hadii aad dhageysaneyso like haiga hilmaamin 2023 Bashiir Ali Hussein
Heestan xasuus dheer ayay i galisa,.. Inkasta oon mudo la'aa.. Thanks @sooomaaali for posting this Great song., Ninkii garanaya ayuunba garanaye :)
Who is listening dec-2024
2021 hadii aad dhageysaneyso is muuji 💕💖
2012 Baa gabar aaan mudda kala maqnayn message ahaan iigu soo qortay "Hadaad Mooday caashaqu maalmo qura inuu yahay micnihiisa maad garan"
Heestana markaas maanan aqoon..... xasuus walaahi
1da Luulyo 2019 wxii Ka dambeeya Like igu Sharfa Dar Allah Tolkeyga
03/01/2021 saacada 00:32 hbnimo xanun qlbg ah ayan udawanaya marna kama filanen inaad san ila dhaqmeso ano ku jcl cashaquna malmo qura maha si fcn ugu faan dadka sida iiqiyante lkn igama caqli badnen eewaku amine marna midkala hesta ima dhihin muruga iheyn&mushkilo igu aburte kuma caynayo ookuma quro lkn xasusnow adunya jogta sidaa ku amine ooku jeclaana qofna kuma jeclan donto si fcn ugu fan dadkana usheg sheg waa qiyane we ijecled ana katagayda un hay ina ku jcl waa sax lkn ceeb maha jclk dadka waxa ushekto magalka lagu qaxweya wana iso gara qof walbana iweydisa bal maxa ka hagrade😭😭
2019 /4 baan dhageysanaya qalbi jb Ano daremaya 😭😭😭
Heestan ilaa yaranteydi baan dhageysanyi wlhi aadban ujeclhy marshowna aniga ba so copyin dona 2020 insha allah my favorite song wye wlhi❤️
Waxaan xasuustaa waayo waayo iyo school raage ugaas iyo asad xabiib allaha u naxariisto oo ii sooqori jiray
Farhia Osman aaamin Allah ha u naxariisto
xiliga aan melahaa ka maqli jiray 2 melahaa ayan ahaaa 2006 kii
xiliga aan melahaa ka maqli jiray 3 melahaa ayan ahaaa 2006 kii
😭😭😭😭😭😭
masha allah school aan ilawen
Heestan inaba caadi MA aha big legend bashiir cali Xuseen 🌹🌹🌹🌹❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
2003 ilaa 2021 walle jacaylow jini kugu dhac
I love this song walahi especially when ma bby sings for me
Waaw eesh calaa hees in badan ayaan deydeyayey nice song
hees ad u macan ah mahadsanid Bashir Cai Husein.
Indeed time flies I remember my first time to hear this song was 2008 my uncle listened it frequently and now am listening at my own risk.... Gone were the days
EESH CALAA WAXAASAA CODA, COD IYO MUUSIG AAD U MACAAN.
Old is gold heestan xususteda qoral kuma so koobi karo karo gabr aan jeclaa aya jecleed illah hadeesto ayada iyo caruurteda
Hadad moodey caashaqu..
Maalmo qura inuu yahay micnihiisa mad garan😍
waaw heestaan caadimaha waan jeclahay, Mudo bdn ayaan waday maaweelada ,,,,,, cadimaha runtii.......... abti alla yacizak yaaqee codka masha allah
Wlshey ma nooshahay 10 sano kadib commenti aad bixisay ayan arkaaye 17/6/2020
I used to listen 2003 while I Finnished hight school secondary in mugadishu ablaal huriwa. ..
Abdisalaan Keinaan wwwwwwwabdi saalan abalaal huruwaa 2003aaa markaas aaa nala dhalay anagana
Lkn jiilka hadda iskuulkii dhigta ayaan nahay cajiiib walhi.
Firdowsa Yar.
Anigaba waqtikas waaso dhigte cml xasuus wye ablaal iyo macalin duul duul balse hada waan uxiise iskuulkas iyo xaafada huriwaa wax badan ayaan ka maqanahe ablaalna waqti waan kuso qaate
@@iaw2401 haa wll waa xsuus wlhi aniga hada ayan dhameynaya sndkan caliduul duul hdda qeybaha grcel io dhusa mareb ayuu mamula
Waaaaw macalinkeygii fanka iyo suugaanta ee kooxdii iftin ustaad kuma ilaawo heesahaad nabari jirtaan kugu xusuustaa iyo markaad noood qaadi jirtey heestaadan maryan ustaad salaansare ii noolow
Waa hes macadam ❤️
Hees xusuus qaali igu leh weyaan after 10 yrers ayaan dhageysanyaa asxaapta iga danbeyso like isaara 🙏🙏🙏🙏🙏
5 July 2019 inta jiifka ku dawaneeyso like ta dhac igu sii wll mcn mhdsanid 😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯❤❤❤🙏🙏🙏👇👇👇💥💥💥😛😛😛😛🤣🤣🤣🤣inaba caadi ma aha heesta
Me waliba Jaceel xoog badan ayaan dareemaya Mana aqaano qofka aan jecelahay caawa 🙄😭🤟
lkn sxp fadhi aa ku dhageysanooya marqaan sxp
@@nalkabae6005 anaa igu haysata😂
Dhamaantiin anigaaa igu haysatiin waayo heeska anigaa leh lol
@@maryanmahamed2442 Kkkkkkkkkkkk wr Wku salamey 😂😂😂
Asc Asaxaabta dhamaan waa xasuus sanadhiii 1980 maadkii iyo xaafadii Hodan gaar ahaan shiirkole Ofishaale.
Xasoos badan. Thanks you to whoever posted.
#classic
sep.2019 wixii iga danbeya like iigu qabta☝️✌
Ax 2020 yaa ila dhagaysanaya heestan macaanka badan😢❣️
Heestan heesaha ujeclahay 😍 😍 soomaliya hanoolaato bashiir cimri dheer iyo cafimaad
Wow jicliyaa waxii maryan la yiraaho dhan I love you All maryn
😢😢😢😢😢 xasuus wallhi😢 heestaan wiil aa is jclen ayaa I qaadey waxaa usdey sacud Arabi
Heestan waxaa loo qaday my edo true love 😢
Sun 24 nov 2019
Hees an ka daalin mrwlpa xasuuus hore
Old is Gold
Like inta iga dmysa.
Axsan hees bashir ali husein
👉7/23/2019👈
Yaa dhageysanayo
Like hailadhaafin
7 /11/2019
9:08 pm
turkiye
edirne
magaceygu waa cabdiwali
waxan ka.dhageysanaya tellka sxbkeyga
zakariye maska
hestaan kamaba daalo
🔚🔚🔚🔚🔚
Wlhi heestan hada maglo 2016 aya so xasuusta marki saxipaday 2sano wada socney kadib ilma adeerked iga raacdey 😭😭
Viva Legend..Bashka My Best Friend...beauty Voice...thanks.
Hees cajiib ah
Xasuus aad u wayn
Dareen ay adag tahay in la cabiro
2018 hada dawanaysid hit like ❤
Aw Bashiir Halyey qaali ah kululeeyaha Bahda caashaqa.
Heestaan markaan dhageysto xasuus ayaan galaa waayo-waayo ilaaheey wadankeena soomaaliya nabad nooga dhig yaa ila dhageysanayo waa maalin axad ah taariikhduna ay tahay 16/01/2022
Alla hees iguqaali ah inta dawaneeso 2018 like isaara
cabdi khalid welcome bro wadankeed kudawani haysaa heskan
cabdi khalid 2008 Ano Africa jooga aa dawanay
Abdiaziz Ano1 Belgium bn cwa ku dawan bwe gbr bn ahy no boy
cabdi khalid Lkn magacan kuqoran waba Wiil eee
Abdiaziz Ano1 ha wn arka wxs mcna mlhA
Bashir. 100kiiba 100 boqol ilaaheey ha ku dhaafo malaalkeey
Heeestani xasuus gooni ah ayay ii leedahay xili hore waa aan soo qaan gaaray ayaan dhageysan jiray 2005 _ 2006 . lknse qisada heestan yaa wax ka yaqaano
Wow great song thanks Soomaali❤❤❤❤❤
Heestan wiil baa iqaadey aan xumeyey man dareemin hadii jacel iheyn lahaa wadareemi lahaaa
very good greet song thanks bashiir Cali xuseen
👏👏👏nice song I'm remember maryaney. marna kaman filaneyni inat maya ii ledahay
The best song who’s listening 2019
Who is listening in 2023 it's rememble to me for some reasons
Me 2023/December/11
Among you
Xasuus qaaliya ayay igu ledahay heestani 2010 xasuus wlhi. Aniga iyo walalkay apdirixin cawl iyo walalkaygi iga yara cabdi qani cumar. Iminkana waa 2020 bishii 2 sacadu waa 2:30 😶
Heestan waxan ku xasuustaa abtigay 2017 ilaa hada uu dhagaystaa 2025 walaahay ❤
Heestan dhagysigeda siba uga daali waaye mxa xalla umatu Muhammad
11.april .2022 waa bilramadan wxan dhagyzanya
Uurkood Mariidaad Afka Malab Kayeeshood, isku key macneesoo, Murug aan i hayniyo Mushkilad igu abuurtee!!!
Misne Muran kataagtoo Macsalaama Igu tiri, Kaamana muteystee, Axdi aadan meel dayan, waxaa dhaanto Mayaan iri!!!!..
Filan mayn M… Marna Kaama Filanayn….. "very sad situation"
aad io aad sxb
isu kay macaysay , maaha , micnaysay waa " isu Kay macaysay " loogana jeedo " isukay macanaysay ,,
@sucaado1 dadkii hore miyaad tahay qof garanaya heesta waqtiga ay soo baxday iyo jawiga somaliya ay ku jirtay waagaas waa ilmeynayaa sida nolosha u qurux badneyd nabada,barwaaqada,horumarka,waxbarashada,bulshada,xuriyada qofku meeshuu doono xilliga uu doono,siduu doono u noolaado,heestani waqtigaas ayey soo baxday qofka dhallinyarada inta uu jaceylkiisa gacanta qabsado ayuu casho soo siin jiray ama geyn jiray meelaha lagu hasaawo sida jumbo jalaato,bermuuda waayo waayo sucaad thanks.
😭😭😭😭10 Sano ka dib
Heestani si gooniya ayay iitabatay
Waxaan xusustay 2015 gabdha aan is jecelayan oon guur ku balanay Lakin igeega baxaday
Nooli kulantee waa kalamdii u danayasay een ku idhi 2023 baan adissabab ku arakay iyadoo ilaa 3 caruura oy dhashay iydoo wadta
Alle ha barkeeyo waan iscafinaya
Lakin lacgtu waa shaydaann dadkana kala fogysa 😮
bashiir cali xuseen
alle naxariistiisa hawgu deeqo
haduu nool yahay iyo haduu inaga hooseeyaba
markasta waaloo bahan yahay naxariista alle
Who’s listening 2018
Sammy Peipe anigaa kula dhagaysanaaya. Hhhhhhhhh
Sammy Peipe Aniga Wll Waa hees Qiima badan
Aniga
2006 back in the days wallahi and my small shop ,yaa waqtiga so celiya
xasus
ok weeyo
ok weeyo
isaaq kingdom -baashe- you are so funny
My small shop hhhh
Yuusuf Hasan abdellah hhhhhhh
Nice song 🎵 👌 👍
radio mogadisho 1987 was cool.
Gabar aan haasaawo wadaagi jirnay ayaa iisoo bandhigtay jcyl iyo guur iyo xitaa hadanan wax haynin xitaa ay I kabi doonto Ana waan isku dabaaliyey sanad kadib anagoo si goos goos u isku aragna oon isasa salaano ayaan jcyl dhab ah u qaaday waxey I tiri hestaa dhageyso waxaan maray Alla ogaa
Hadaad moodo caashaqu
Maalmo qura inuu yahay
Micnihiisa maad garan.
Saturday.
27-March-2021. 11:57AM.
Xiisad Online ah ban ku suganaya. "Sem 6". Mogadishu.
19jir jaceyl galay, Wxbana aanan heysan......🤨
Bashiir cali xuseen xasoos dheera igalisay yaaqi I liked this song