“Asalaamu Calaykum “ Allaahu Akbar ! Professor Abdi Ismail taariikh buu dhigay! Ma, islahay Siyaasi maanta jooga ayaa geesinimadaas banaan la, soo istaagi kara!? Pro, Abdi Ismail waa wadani waa geesi waa halyeey! Marnaba aan la, hilmaamidoonin. Ilaah ha, xifdiyee maanta wuxuu kasoobaxay meel wayn! Waan hubaa in hadaladiisa ay in badan oo Somali ah quluubtooda ay dhaqaajisay!!! Waxaa Oran Abdiyoow waad u hiilisay dhulkaaga iyo dadkaaga somaliyeed. You are hero you’re great leader we remember you in a lifetime!!!
Prof Abdi Ismacil Samater is a hero when he delivers the strongest speech to motive the Somali community liveing on this earth. He stated ethopia is the sole nation who wants to swallow the so-called Somaliland .
Nacaam.hadalkaasi waa sax.SOMALINIMO MIDEYSAAN WAX KA FIICAN MAJIRTO.ITOBIYA WA CADOWGEENA SOO JIIRAAGA AHA WEYEY.SOMALIYEY HA IS GUUMEYSIININA OO SHARAAF TA SOMALIYEED HA BAABININA.
Haddiiba dhul cid dhul la siinayo waxay ahayd in la sameeyo sidii , Ilaahay ha ha u naxariiste, Maxamed Siyaad Bare ee dib u dejintii qoysaskii Soomaaliyeed ee dhibabeyaasha u ahaa Abaarti Dabadheer iyo in la sameeyo oo lagu kaalmeeyo go'aanka ay qaadatey dowlad goboleedka Jubbaland ee dib u doo celinta iyo dejinta qoysaska Soomaaliyeed ee ku wax yeeloobay dagaaladii sokeeye ee u qaxay dalalka deriska ah sida dalka Keenya intii lagu dhiiri gelin lahaa nidaam ganacsi ee gaar ahaaneed " privatisation policy " oo ka mid ah hababka dhaqanka iyo ganacsi ee Nidaamka Hantigoosad " Capitalist System " oo u jenjeera ama dhiirageliya maalqabeenada " well to doers "!
Ina Samarar yahuu banu ku leenahay. Af gaal kulahaa. Ma Hassan ayaad af ka badisaa, oo ka cilmi badan tahay. Cimrigaa sidaas baad qaaqda ugu heysay. Is ka ciy waliga inta aad ka dhimitid. Molley cimri kuma harine orod cibaadeyso.
Vous voyez la punition d'Allah, on eut un bon président mahamed Abdullah farmaajo mais vous préférez la tribales-tribu vraiment vous mérité ça, ce vote faute 🇸🇴🇸🇴🖤🖤🖤🇸🇴🇸🇴🇸🇴😱😱😱🇸🇴🇸🇴😭😭😭🇸🇴🇸🇴❤️🩹❤️🩹❤️🩹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
“Asalaamu Calaykum “
Allaahu Akbar ! Professor Abdi Ismail taariikh buu dhigay! Ma, islahay Siyaasi maanta jooga ayaa geesinimadaas banaan la, soo istaagi kara!?
Pro, Abdi Ismail waa wadani waa geesi waa halyeey! Marnaba aan la, hilmaamidoonin. Ilaah ha, xifdiyee maanta wuxuu kasoobaxay meel wayn! Waan hubaa in hadaladiisa ay in badan oo Somali ah quluubtooda ay dhaqaajisay!!! Waxaa Oran Abdiyoow waad u hiilisay dhulkaaga iyo dadkaaga somaliyeed. You are hero you’re great leader we remember you in a lifetime!!!
Prof Abdi Ismacil Samater is a hero when he delivers the strongest speech to motive the Somali community liveing on this earth. He stated ethopia is the sole nation who wants to swallow the so-called Somaliland .
9
I agree 100% his truth professor Abdi Ismail he shines at moment
Ahmed sawirkiisii baad soo qadatay
Wasiir fiqi haloo sheego shalay adiga been ayaad qaylinaysay lkn maanta waa run waxa la idinka sheegayo
Sawir kani waa axmed Ismaaciil
Hala washo
Hadala mucaarad sida A.abdishakur maahan war ka madax banaan no so tabi oo ad xogteda heysid. Mahadsanid
WAWAREEEY😱😱😱‼️ WAR MIYAANAY MUQDISHO JIRIN CID DAGAAL KU QAADA XUKUUMADAAN TUUGA NIMADA XARGAGOOSATAY ⁉️
Nin
Aan aaminsaneyn midnimada soomaaliya meel hadalkiisu qiimo kaleeyahay muqdisho uun baa jirta.
Abgaal Wa moryan
War waad khaldantahay ee jooji gafka Qabiil dhan oo Somaliyeed ayaad aflagaadaynaysaa! Ma, waalantahay!?
Sawirka aad halkaas soo saartay ma ahaa kii sanitor , prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ee ka saar halkaas.
Danta guud ee dowlada soomaali ninkii iibsado xasan shiikh hadii uu baneyo uu madaxweyne la soo doorto dadka gato dhulka danta guud sida hada loo burburiyo.ayaa loo burburdoonaa maxaa yeelay dhulka dowlada ayaa iskale
Nacaam.hadalkaasi waa sax.SOMALINIMO MIDEYSAAN WAX KA FIICAN MAJIRTO.ITOBIYA WA CADOWGEENA SOO JIIRAAGA AHA WEYEY.SOMALIYEY HA IS GUUMEYSIININA OO SHARAAF TA SOMALIYEED HA BAABININA.
👀🫅👩❤️👨😿💘💝💗
Kkkkk😊
Haddiiba dhul cid dhul la siinayo waxay ahayd in la sameeyo sidii , Ilaahay ha ha u naxariiste, Maxamed Siyaad Bare ee dib u dejintii qoysaskii Soomaaliyeed ee dhibabeyaasha u ahaa Abaarti Dabadheer iyo in la sameeyo oo lagu kaalmeeyo go'aanka ay qaadatey dowlad goboleedka Jubbaland ee dib u doo celinta iyo dejinta qoysaska Soomaaliyeed ee ku wax yeeloobay dagaaladii sokeeye ee u qaxay dalalka deriska ah sida dalka Keenya intii lagu dhiiri gelin lahaa nidaam ganacsi ee gaar ahaaneed " privatisation policy " oo ka mid ah hababka dhaqanka iyo ganacsi ee Nidaamka Hantigoosad " Capitalist System " oo u jenjeera ama dhiirageliya maalqabeenada " well to doers "!
😂😂😂😂😂
Marunbaaa hadalkaaasi. Ninkaa
Kkkkk soomaaliya Maxaa ka qaldan ( soomalidu may dalkooda xoreystaan marka ay suudaan ciidanka u dirayaan)
Waa yaab faxashe f00dhaqan tiisaba daryeele yeatukale kudara
Niisa ilaa ey wax ka qabato wilshan kanalda furtay o wax fican u hesta in ay wadankoda ben ka faafiyan wa in lagu kaca
Cabdi cisco samatar waxa wanaagsaneed muuse biixi markuu saxiixayey saldhig a iyo bada inuu kahadlo wanaagsaneeyd marka hada inuu mweynaheena xasan wax aan lahubin oo mala ah in uu ku eedeeyo waa in uu qilaafka siyaasadeed uu ku kordhiyo muqdisho si koofurta uu ugu dhasho iska hor imaad hargeysana la,aqoonsado kaana tago markaa huuhaada iyo iskahorkeenka siyaasiyiinta muqdisho taasi waxaan leeyahay bulshada muqdisho wey ka dharagsan tahay hagartaa indhaha laheeyn kaamana qaadan warcad aan mala aheeyn la,imaaw adiga inta kaa dhageysatay weey idiinka qaraxday qiyaanada nabadda muqdisho loosoo maleegay wax magaratada haloogu shir jiraaideeyo
Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn!
Ina Samarar yahuu banu ku leenahay. Af gaal kulahaa. Ma Hassan ayaad af ka badisaa, oo ka cilmi badan tahay. Cimrigaa sidaas baad qaaqda ugu heysay. Is ka ciy waliga inta aad ka dhimitid. Molley cimri kuma harine orod cibaadeyso.
Kkkkkk somaliya ciidanka ay diri duburteeda may ku qarsato
Ninkaan markuu caan noqday ayuu mucaarid noqday wuxuu lacag kaqaataa cabdiraxmaam cabdi shakuur hadalkiisa ayuu noo sheegayaa horey Ayaan idinku sheegayhaleyska ilaaliyo waa sxb hunguri sidii daahir calasoow