DEGDEG: Garyaqaan Maxamed Jaamac oo Ka Soo Jeeda Laasacaanood oo Xog Badan iftiimiyay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 окт 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV RUclips Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx

Комментарии • 341

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +83

    Wax kaste macaan waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan like

    • @nuhliban3831
      @nuhliban3831 Год назад

      Qofkasta oo muslim ah baa kugu raacsan

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r Год назад +4

      Laakiin kuuma saarano "like" waayo Quraanku ka wayn wax lagu raadiyo "like ".

  • @salmahassan3180
    @salmahassan3180 Год назад +20

    Asc. M. Jaamc. Waa caqli caafimaad iyo aqoon ilaahay siiyay Masha Allah ilaahy haku barakeeyo

  • @hoyolester161
    @hoyolester161 Год назад +8

    He is right thank you ❤ so much

  • @princessknaan2912
    @princessknaan2912 Год назад +6

    Sool 🇸🇴🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑🇸🇴👑 sool 🇸🇴🇸🇴👑 sool 🇸🇴🇸🇴👑👑 love you mom

  • @aliaadem8432
    @aliaadem8432 Год назад +6

    Soomaaliya waa mid keliya !!! No more Isaaq land

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Год назад +4

    Laascaanood Cadow baa ku soo duulay. Waa in dalka nabad galyadiisa la sugaa.

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Год назад +11

    Aqoonyahanku si fiican oo cilmiyaysan oo taariikh ku qotoma oo cidwalba u dana ayuu inoo sharaxay. Qomiyada Somalida ayaa u baahan ninkan iyo mutacalimiinta lamidka ah. Ilaahay ha Xafido

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Год назад

      Lkn iidoorka ha u sheego cidi ka aqbali mayse
      Irir hadu dhulka dhulbahante ku hayn wlc Aya lenahay

  • @sharmaakejama3463
    @sharmaakejama3463 Год назад +4

    Xayawaan xayawaan dhalay laascano dadkii lahaa way u tashadeen taas cidna wax laga waydiin maayo qabiil idowladayn maayo dadkaygana xasuuqi mayan anigoo darwish wlhi xabad waxan ahayn inan inaga dhaxayn idoorow

  • @tiriiga8168
    @tiriiga8168 Год назад +7

    Qofkooda ugu caqliga badan ee ugu aqoonta sareeya waxay u yaqaanin horgal iyo qofaan matalin ayaga profosorkini Cali galaydh somaliland meel dhaanta wuu waayey

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail Год назад

      Laakiin haddana Prof-Calj Khalif wixii uu ka hadlaayey ee ahaa Somaliland la wada leeyahay in la Abuuro arrintaasi wuu kala quustay Madaxweynaha Sland, waxaaba ka sii daran M/wayne Muuse xitaa ninkii Muwaadinka ahaa ee Ganacsadaha ahaa ee Ina-jabuutaawi oo ahaa ninki boqolaalka kun ee doolar ku bixiyey doorashadii Muuse Biici ee Jaadka-miirooga ka soo dajin jiray Laascaanood ayuuM/wayne Muuse ku yidhi Jaad masoo dajin kartide waxaa soo dajinaaya inaadeerkay SESTO, caqli Iiddoor waakaase. Mar haday halkaas marayso dhulbahante iyo ayuhanabi oo dhami waa inay duurka galaan oo kaadi soo cabbaan illaa ay Somaliland baabi'inayaan ay dhammaanayaane Iiddoor haddii uu Nucklier haysto ha is difaaco!

    • @tiriiga8168
      @tiriiga8168 Год назад

      @@ammmmgmail muuse wuu baxayaa inshaa allah shacabka somaliland oo dhan ayaa nacay haday hada dhahaan dag xilka kadag somaliland oo dhan ayaa ku raacilahayd waayo waa kaligii taliye bulshadiisa u tudhayn

    • @tiriiga8168
      @tiriiga8168 Год назад

      @@ammmmgmail cidna uma kala soocna reerkoda ayuu dhacay oo dhulkii ka boobay xataa meelwalbana isaga iyo ilmihiisi ayaa ganacsi ka samaystay waa qaran boobe kaligiis taliye ah

    • @ammmmgmail
      @ammmmgmail Год назад

      @@tiriiga8168 Okay wllo waataas aad arkaysid wixii loo soo halgamay ee kaadida loo soo cabay ee dawladdii dhamayd ee waxbarashada iyo caafimaadka bilaashka ah bixinaysay lagu baabiiyey! Maantana Somaliland baa malageed galay oo baaba'aysa, Soomaali oo dhan baaba ba'daye Allah ha inoo sahlo, Aaaaaaaaaaamiiiiiin!

    • @tiriiga8168
      @tiriiga8168 Год назад

      @@ammmmgmail Alle inama baabi’iyo wll alle faraj wanaagsan haynoo furo odaygana qof ka wanaagsan haynoogu badalo oo umada somaliland o dhan u simantahay

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 Год назад +2

    Kani waa garac dhulbahante maaha nacas ninki aabihi dilay ayuu kabaha u qaaday xaaarami

  • @mohamedadan936
    @mohamedadan936 Год назад +7

    Waana.nabadoon.waana.caaqil

  • @abdiconner5023
    @abdiconner5023 Год назад +1

    Irir Samaale waxladhaho majirto, Anagaa Hawiye ah Laascaanood na Taageersan Waana Udubdhaxaadka Somaliya . Marka Ninkii Doonaa Ha iskahadlo. Shacabka Waa Iskumid Iskucod. Somaliland Bla Bla , Horgal Adiga uma Horeysid .

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 Год назад +8

    Garyaqaan mise calool yaqaan? Anniga waxaa ii soo baxay calool yaqaan, markaan fikirkiisa rogrogay+ plus horgale.

    • @luqmansuleiman7870
      @luqmansuleiman7870 Год назад +1

      Beerkaa ku cade ALLAH beer madow ha kuugu bedelo

    • @aminhaji312
      @aminhaji312 Год назад

      @@luqmansuleiman7870 reer habaartame NO MORE SUQAAR ILAAHAY WAXBA KAABA AQBALI MAAYO

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 Год назад +1

      Waxaa ceeb kuugu filan walaalkaa ayaad caayaysaa

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Год назад +13

    Waa dood caafimaad qabta, wareeysi qiima badan, iyo sida fiican ee dhexdhexaadka ah ee u garyaqaanku uga hadley ugana digey in arinta lascaanod meel xun la gaadhsiinin

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 Год назад +5

    Alaylehe Garyaqaanku si fiican ayuu u hadlay.

  • @salebancise4036
    @salebancise4036 Год назад +6

    Waan salamayaa m jamac

  • @ducalefarhan2526
    @ducalefarhan2526 Год назад +6

    GARYAAQAAN JAAMAC. CAQLIGA ILAAHAY HAKUU BARA KEEYO. DHEX DHEXAAD SAMO KA TALISA. THANK YOU MR JAAMAC.

    • @sumertime5410
      @sumertime5410 Год назад +1

      Maadaama uu iidoor la babda yahay wuu saxan yahay adeer ssc way idiinka dhamaatay kkkkkk cabaad wayneey

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 Год назад +2

    Hadaynu nahay beesha dhexe waa inaynu talada dhulka dhigna oo wall heen waxay Tabana yaan Ka qanci naa inshalaah

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Год назад +1

    Koolba haadi meele uu caarartan
    Waa imaan laanta dhuulbahante
    Idiinka is diile isku caadhoda policku
    Naabad suugda waa dhuulbahante
    Niin isaaqi kuma yeemado kuuma
    Diilo idiinka is diilye

  • @suadfarah5701
    @suadfarah5701 Год назад +1

    Meel goray ka hadaafey buu kanacnacleeyahay. Hantida hargaysa kataal ee xaaraanta ku keenay buu u baqayaa.soon you will see lasacanod oo xor ah maamulna samaystay. Markaa maxaad sheegi!

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 Год назад +14

    Mansha Allah caqligu waa u dhalasho

  • @musdafamohameddahir3002
    @musdafamohameddahir3002 Год назад +12

    NINKANI WAA KUWA MUUSE JEEBKA U BUUXIYA GAR YAQAAN MA AHA WAA CALOOL YAQAAN IYO DHUUNI RAAC

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 Год назад +1

      HAAYE NAAGA GUURA HAADI WAXA ISLA HEEYSAN MUUSE
      KUU WAALATANI DHUULBAHANTA
      HAA Naa dhafo

  • @abdirashidyaasin7897
    @abdirashidyaasin7897 Год назад +5

    Kan waxan umalynayaa rakaato aya lagu hayztaa oo fidyow aya laga duubay iyado la dubaynayo

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Год назад +1

    DOWLDU IDIIN BEEDLE MEEYSO
    DISDORKA SOMALILAND NACAAYBKINI WAA NAA TUUSTAN
    SHIIRKI JIIGJIGA WAXA AAY KAA HAADLYAN SIIDA QAARANK SOMALILAND UU DUUIN LAA HAAYAN MEELKASTA NAAGA ASHTAKYAN DHUULBAHANTE HAALKU RAABO HAA TAAGAN
    WAXAYE DOONYAN HAA SAMEEYSTAN AWAALBA AAYGA
    IS MAAMULI JEERYE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Год назад +1

    XUUKUMADA IYO BEESHA DHEXA
    IDIINMA DIISHO IDIINKA ISDIILA
    ISQAARYE IMAANKAN ARGAGAXISO AAYA NOOQDAN

  • @MohadIbraham
    @MohadIbraham Год назад +1

    Gobolada Sool , Sanaag iyo Cayn (SCC) Guul Guul. Ninka Maanta noo Afmacaan ku hadlayaa Sxb laguuma baahna Waan Tashanay SNM Xabad Baa naga dhaxaysa. Adiguna Soo Raac. Waxaad ka hesho Baad leedahay.

  • @jamaalkayse1149
    @jamaalkayse1149 Год назад +4

    Manshallah waa dood ku dhisan aqoon maskax waayo aragnimo

  • @farahabdi4067
    @farahabdi4067 Год назад +4

    Waan salaamay garyaqaanka caqlibadan buu ku hadlayaa
    Laakiin waxaanu ogaaney ama yaqiinsanay inay nabadii dhulbahante diideen kana noqdeen waayo nin yidhi soomaliland baan kasoo horjeedaa calankiin ridey kii shaydaankana qaatay anakuna iddinka alle nabada ay diideen baanu la qaadanay waanuna is wada ofeysiiney wanna inoo edebdaradaa
    Aad bilowdeen

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Год назад +4

    Wallee xaqiiqda ayuu taabsiiyey caqli laawayaashii xammaasadaysnaa

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 Год назад +5

    Guuuuuuuul jama

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 Год назад +2

    Ilaahayow madax daacad ah na sii amiin…hadii Cabdikariin oo kale madaxweyne noo noqon lahaa amaba ninkan oo kale qabyalad iyo daciifad umada lagu jaha wereriyo way na deyn lahayd

  • @abdowali463
    @abdowali463 Год назад +2

    Dhulbahante toogashuu ku xukumay horgaladii 15sano SNM ku hor dilaysay caruurta & haweenkii Dhulbahante. Horgal = wacal!

    • @ladanjama7928
      @ladanjama7928 Год назад

      Kani waa horgal horgalna dhulbahante ma ahaa

  • @hoyolester161
    @hoyolester161 Год назад +4

    noolato geesig ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ifrahodawa3599
    @ifrahodawa3599 Год назад +3

    Mashaa alaah alaah ha ku barakeeyo Maxamed Jaamac

  • @cabdixaashi9962
    @cabdixaashi9962 Год назад +1

    Ninkani waa aqoon yahan runtiii

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Год назад +1

    Sland yaa aqonsan waa gobol ka mida somaliya qatumo state of somaliya

  • @suberyare8645
    @suberyare8645 Год назад +2

    Ibnu xaaram hadii la maqlijiray waakan .fulaynimadu uga daray kulaha irir baa dhinackasta inaga xiga dayuus

    • @ahmedgurey8739
      @ahmedgurey8739 Год назад

      Facts buu sheegay irir dhinac kasta ayuu kaa xigaa, hawiye oo kaligii ah baa dalka idinka saaray markad dagaal bilowden idinkoo magac dowladnimo ku gambanaya, caqliga shaqaynaya aad waligiinba caydaane lkn maalinkad dagaal bilowdan baad ogaan doontaan waxa uu sheegayo aqoonyahankani

  • @nimo1055
    @nimo1055 Год назад +3

    Wale garyaqaanku waa caqligii oo qof ah, xaqiiq waa aqoonyahan wax badan u soo joogay waxaan waajib ah in ninkan oo miidhan dhulbanate loo soo xulo si waxa ka maqan ee ay garan la'yihiin u soo goya. Alle tawfiiqda ha waafajiyo beesha balaadhan ee haddana caqligu

  • @MohadIbraham
    @MohadIbraham Год назад

    Guul SCC. AHUN: Abwaan Gaariye Wuxu yiri Maasnso:
    *Nin Dariiq Xariiqdaa*
    *Garankara Dayowdee*
    *Dhidarkii ku kacay Danab*
    *Doc Waliba waw toos!*
    **************************************************************************************
    Qofku Haduu Aragti gaabanyahay waa noocaas, Dumarkii iyo Dhalinyaradii Dhiigooda u shubay scc

  • @baashecabdikhaliif9265
    @baashecabdikhaliif9265 26 дней назад

    Xoog kagama saari karno
    Iyo Irir baa dhan kasta naga xiga baan ku qoslay 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
    Inan-gumeed ay maskaxda ka gumeeyeen weeye kani, aabbihiina Kalshaale bay ku dileen 2011.
    Maanta ilaahoow yaa soo waraysta!.

  • @abdikarimahmed6693
    @abdikarimahmed6693 Год назад +3

    Talo waayo aragnimo muujiya masuulkasi

    • @sumertime5410
      @sumertime5410 Год назад

      Beenbaa isugu sheekeeseen reer cabaad wayn kkkk

  • @zncabdi2706
    @zncabdi2706 Год назад +2

    Waa runtii garyaqaanku

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад

    Hooyada was yaa ku yiir adookale ayaeafkaga uraayo ku so qabo garaad jamac garaada daarood ismaciil ee sharaf badan ee cajuusyohow snm juudaan ka aha nimaankii snm juudaan ee xanuusan ee geesiyadii daaraawiishta seyiid maxamad cabdalle xasan caruurtiisa ayaa ku suntan xorniimada madaxa banaan ee kansaka idiin haay idiin ayeey idiin dhubi ee maha darood ee guul iyo gobanimo laascaanood ssc somaliya allaah idiin xafiido guuuuuuuul amiin ya bari 🦁💓geesiyadii daaraawiishta ssc somaliya 🇸🇴🇸🇴💙🤍💙🧡🧡🆘💓🦁🇸🇴🤲♥️👌🙏💜🤔👑💋👍💗💕❤️🤍💪😍🥰💯💛🇨🇦🔵⚪️🔵🆘🇸🇴🇸🇴👑🤲🤲🇸🇴🇸🇴💋💙🤍💙

  • @happyprofessional2100
    @happyprofessional2100 Год назад

    Dad xanunsan ayaa tiihiin snm juudaan oo isir naceeb daarood ismaciil waa dad walalo ah 💕weeeyna isu imaani abiid ee ishii ka naxda ha nuuxuusto insha allllah cadawga daarood 💕ismaciil allaah jabiyo insha allllah 🇸🇴🇸🇴💕🥰🆘🇨🇦🙏💙🤍♥️👌👍🤔🤲❤️💛💗🤲🔵🦁💪😍💜👑💯💋💓🧡🔵⚪️🔵💋💋

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 Год назад

    ISAAQNA waxbaa lagula leeyahay ma OGOLA. BEELAHA DARAFYADUNA (Gadabuusi iyo Dhulbahantana) Tabasho AAN LOO GARAABAYN MA DAAYAAN.
    DANTU WAXAY KUSOO URUREYSAA: QOLONA WAA QAADASHADA KUWA KALENA WAA U (QEYLADA)

  • @ahmedkadarakm366
    @ahmedkadarakm366 Год назад

    Waa Ragii Caqligoodu Saliimka Ahaa Ee Ay Somaliland Leedahay Mujaahid Maxamed Jaamac Wax Sax Ah Ayuu Ku Hadley Isagoo Dhinac Walba Fiirinaya Runtana Usheegagey Haday Reer Sool Tahay iyo Hadey Somaliland Inteeda Kale Tahay Iyo Siday Somaliland Oo Dhami Ay Ku Qurux Badnaaneyso Ilaahay Haku Xafiddo

  • @alihirad3609
    @alihirad3609 Год назад

    Wuxu yiri Isaaq uma footeeyn dastuurki 60kii. Reer Boorama, iyo harti waqooyi way u footeeyeen.
    Harti waqooyi uma footeeyn dastuurka maanta u qoran dowlad ku sheega Somaliland. Why this guy didn´t
    mention that?. That provs that he is not sincere of what hen said.
    Wuxu yiri Laascaanood way burburaysa hadi dagaal dhaco. Ha burburto and LasAnod will be built bigger and better.
    Wuxu yiri Isaaq kama adkaan karno. Dhulbahante oo isku duuban isaaq baad sheegeysa ee qabiil ka adkaan kara ma jiro. Shacabka harti waqooyi ma rabaan inay ka goaan soomalida inteeda kale. That is a fact and no body can compel them.

  • @maxamuudaxmed8694
    @maxamuudaxmed8694 Год назад +1

    waar ninkaa odayga ah ee Garyaqaan Maxamed Jamac, waxa uu u hadlay si suuro gal ah, waana dadka kooban ee qiimaha leh ee ka soo jeeda gobolada bari ee Somaliland

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 Год назад +2

    Reer Awdal ma gaydheysan waayo waa dad wax bartey, waa dad wax kula dhisanaya oo dacad ah wana dad Somaliland aminay maha dhulbahante iyo darood lugba meel taalo ma runta leysu sheego.

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 Год назад +2

    Maxad uga reebtey inay dhulbahante argagaxiiso iyo nabar iyo naxdin dabada ku watan hadda? Haddi odayashan dhulbahante ummadoda uu tudheen oo ay jar iska turayaan iyagey jirta lakiin dabkooda nalama soo gelayan.

    • @jamaaden042
      @jamaaden042 Год назад

      Waan aqaan naagi ninkay la seexato weye dumarka caqligodu wa ninkay la seexdaan hhhh

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Год назад +1

      @@jamaaden042 waxad taqnid ma leh afkaga edeb uu yeel yaa xayawaan naaghiina add ragga ku qaybisan aya mala marba ninka la joogto afkiisa ku hadla . Runta ku dhibtey mise dhulbahante iyo darood argagixiso wadata bad dadka waada modey.

  • @adan10000
    @adan10000 Год назад

    Uf Kuraasta ma hadey bixinayaan reer SNM. SNM bakan ayvreer SSC weligeed ma fulin, sheekadana Kuraas kaweyn, 120 magtoodii iyo ragii diley oo meel lagu sheeganavloogama fadhiyo SNM, Nabad bey Garaadadu ku baaqayaan iyo in Ciidamada la ag dhigey laga qaado

  • @abdirshiidmaxamed6730
    @abdirshiidmaxamed6730 Год назад

    Wey balaadhiyeen Waa Runtii Dhulbahante Iyo xukumada oo laxalinkaraayey bahashii Taagneyd Ayaa Iririsam.& iyo Daroodisem Gashey.Strategiyad iyo Face kale ayey yeelatey

  • @mustafefarah7733
    @mustafefarah7733 Год назад +1

    Maamul halkaas ka dhasha suurto gal maaha puntland baan rabin , somaliland baan rabin DFS baan rabin.
    Dastuurka somalia marka la eego waxaa maamul goboleed noqon kara laba gobol iyo badh.

  • @jamadol7047
    @jamadol7047 Год назад

    Waxyalaha Cajinka ah waxa weye lakin Aabihii isga dhaley baa kudhuntey isagoo isaguna dhexfadhiya golaha Barlamanka. Gacanta Ciidanka Qaranka. Iskagoo kuqancin kariwaayey Aabihii Somaliland miyuu ku qancinkaraa reer Sool Somaliland?

  • @ibadojama6552
    @ibadojama6552 Год назад +1

    Alle kacabso dhulbahante dawlad kulama dhisan ,kuwa hurgalada ahna waashaqatag dhulbahante ma matalaan

  • @jamadol7047
    @jamadol7047 Год назад

    Aabihii waxaa diley Ciidanka Qaranka waxana lagu diley Hagoogane oo Buuhodle udhow 2012 kii.
    Isgu waa ina Jaamac Mooris. Nin Naxa maaha ninkani

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Год назад

    Muxuu wuxu ku hadlayaa nacdali hakugu dhacdo hooyadaa wase iidoorism ayaad isugu tagteen dhulbahante nacdali haidink6 dhacdee 10 000 malaysiya sool maxaa keene iidoor wagaash

  • @abdiali319
    @abdiali319 Год назад

    Wariye, I am sick of your interview. It’s short sighted. Go take some courses

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад +2

    Masha allah ninkan runtu u sheegay qolada dhulbhnte

  • @mohamoudfarah197
    @mohamoudfarah197 Год назад

    Garyaqaanku sifiican oo cilmiyeysan ayuu uhadlay oo dhinackasta dani ugujirto.

  • @SKY-pf7sl
    @SKY-pf7sl Год назад

    Inaad coolant tahay oo cool sokeeye ku hayo ayaad muujisay bilowgaagii G Jamac G Cali cidna ka baryo maayo G Guus abtirsigiisaa ilaa siciid harti gala neef ilaa neef xageed ku maqanayd markii dadkaa sheeganayso la birbiraynayey

  • @Mfarah100
    @Mfarah100 Год назад +1

    Ilaahow odayaashaa iyo madaxdayada Somaliland ka dhig akhyaartii ducada nabiga ku jirey. الهم اجعل ولاة امورنا خيارنا. Ilaahow u fududee howshaa adag, oo tus jidka iyo xalka keenaya midnimo, isfahan, iyo kalsooni. Ilaahow dowladda Somaliland ku hadee wanaagga iyo midaynta ummaddeeda. Ilaahow isfahanka iyo midnimada qaranka Somaliland noo ilaali, dadkayagana gobolladay doonaan ha ka kala joogeen, oo qolyahay doonaan ha kala ahaadeene isu soo ururi. Bulshooy walaal muslima taladii iga qaata. Ilaahow nabaddii iyo wanaaggii Sool u soo celi oo u daaimi. HA LAGA FEEJIGNAADO BARAH RUclips-KA EE CAADEYSTAT FAAFINTA WARARKA BEEN ABUURKA AH. Ogaada inay ku macaashaan wararka sida NAXDINTA, CABSIDA, BSLASYI DHICI DOONTA, ARGAGAXA, KHILAAFKA, KALA QAYBINTA BULSHASHADA IYO WERWERKA. Warbaahinta Social Media-ha, gaar ahaan dadka ku shaqaysta baraha RUclips-ku waxay sidii looga bartay halis weyn ku yihiin nabad iyo isagarad ka dhaca Sool iyo Laascaanood. Waxay dadkaa ugu badisaa faafinta CINWAANNADA ARGAGAXA, CABSIDA, CADHADA IYO WERWERKA U SIDA BULSHADA. Waayo waxay ku macaashaan marka ay tirada CLICK (furaysa ee eegaysa wararka ay soo dhigaan). Waa ciwaanada wararka ee xun, lana abuuray, beentana ah waxa ay lacagta badan ku helayaan. HA LAGA FEEJIGNAADO WARARKA BARAHA RUclips EE BEENTA FAAFINAYA BULSHAFANA QALDAYA EE U SHEEGAYA MUSIIBO SOO SOCOTA, FADLAN.

  • @hoyolester161
    @hoyolester161 Год назад +2

    good job thank thanks you so much ❤

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад

    GUULL GUULL GUULL IIRIIR SAMALE IYO DIIR MIIDNIIMO IYO WADAJIIR GUULAYTA MAGACIIN HAA JIIRO REER TOOLKEY DIIREED MIIDNIIMO IYO WADAJIIR GUULAYSTA MAGACIIN HAA JIIRO CADOWGIIN HAA JABO AAMEEEM YARABII AAMEEEM YARABII GUULAYSTA

  • @kuusoowqawdhan1771
    @kuusoowqawdhan1771 Год назад +4

    Waar waxaan idin weydiiyey, kaadhkan ay maanta Hargeysi soo xoqotay, ma kan ay "Haboon-Bari" yidhaahdaan baa, sifiican horgallada uma kala aqaane?! Bal midkaa iga soo jaahil bixiya

    • @haldhaa804
      @haldhaa804 Год назад

      Anba ma aqaani, laakiin hadalkiisa waxaa ka muuqata inuu yahay horgalada

  • @subax5439
    @subax5439 Год назад

    Dabadhaqe iidoor alow Adna mey ku dilaan nacas fuley ah mukulaal meel kale joogta ha miraafto sanbabka UT uura

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 Год назад

    Sida uu odayga u hadlayo waxa la yidhaa AF- GOBAADSI. Inta aan laga hadlin waxa ka soo baxaya waxa muhiim ah shirku ma Somaliland buu ka dhacayaa mise Somalya, waayo waxa lagu kala garanayaa waa calanka shirka hor yaalla immika waa kee? way cadeyteen cidda ay yihiin ama ay taageersan yihiin.

  • @malhassanjama1314
    @malhassanjama1314 Год назад

    Garyaqaan Maxmed jama waa ruugcaddaa aqoon sare oo sharci iyo waayo aragnimo siyaasaded koobsaday.
    Weedhihiisa maantuna waa hagarlaawe dhan ka afeeftaye.
    U geliya hagarlaawe iyo hadhow waa la noolaano inuu dhan kasta dhibteeda iman doonta sidhab uga digay

  • @aadanahmedduale5999
    @aadanahmedduale5999 Год назад +1

    Dhulbahante haduu caqlilahaanlahaa berigii intaanay jamhuuriyada riyaale soo gaadhsiin kahor kumay taliyeen inay ssdf kudarsadaan ee iyagaa tashan lahaa oo cidkasta yagoo halkoodaa Jooga laladoodi lahaa laakiin majeerteen baa loo yimi oo u ariminaya weligii Dhulbahante talo haka sugin iyadoo loo taliyo mooyee

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Год назад

      No problem haddii majeerteen u arimiyo. Ciise muuse haddii Sacad muuse u taliyo, waxaad oran dee waa walaalo, ma taqaan majeerteen iyo dhulbahante waxay isu yihiin mr dabocayuunow.

    • @jamaaden042
      @jamaaden042 Год назад

      Nacas doofarad xaartay uma jawaabno dhulmahante wa khatumo khatumo wa muqadis

  • @MohadIbraham
    @MohadIbraham Год назад

    Kan Garaadka Soo Jelci baa la yidhi. Guul Guul SCC. Meel dhow baad ka hadashay Garacoow.

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 Год назад

    Ninksn waxaan kudiiday laasacanod waxba kama dhicin kulalaha qaryaan wuu sheeganayaa,!!!!.

  • @yusufkolkol1213
    @yusufkolkol1213 Год назад +3

    Godka lagugu cadaab muxuu xaaraan cunay

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Год назад +1

      Ilaahey ka yaab oo hadalkaaga ka fiirso? God an cidna kuu raaceyn baa ku sugeya oo ina wada sugeya ogow? Subxaana Allah

  • @subax5439
    @subax5439 Год назад

    Waxad rabteen buu idin maqashiiyey laakiin dhulbahante ma matolo hargal caqli yar

  • @alijama6723
    @alijama6723 Год назад

    Ka qaad sinjiyadiisii iyo magiciisii hunguri buu dhaafsaday horgale waa garac siday diintu sheegtay belo aan iidoor iyo jaariyadaha Surwaalkale war orod googarad soo xidho

  • @nahakmoha4182
    @nahakmoha4182 Год назад

    Darood iyagooba niso aadin baba dhulbahantay nigu filantahy darawiish wa kuwii ingiriis ceeriyey ee ma ahan khamarji land

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 Год назад

    KUURASTA WAAWYN EE KAA MAAQANI WAA MAXAYE WASIIR XIILDIBANO GUURTI PARLAMANKA
    NIINKA HEEYSTS WAA AWOODI 3
    LAABA UURUR BAA LEEYAN LASCANODA SIIDA LOO DHIISYE
    BUURCO UU MAA DHIISNA

  • @aminhaji312
    @aminhaji312 Год назад

    Maxamed jaamac walee caqli badan kuguman ogayn ka imow taas mise suqaarkii bay kusiisay naagtii iidoor

  • @cabdilaahioodweyne2734
    @cabdilaahioodweyne2734 Год назад

    Fashilka siyaasadeed eekuyimi kulmiye ayaa hungo iyo gacmo madhankataagan shacabkii slnd iyagoo adeegsanaysa borobagaando aan waxba ka jirin

  • @abdiali319
    @abdiali319 Год назад

    Cabdiraxmaanow waraysigaagu waxa uu doodayaa cadawga. Hiil bay siinayaan kuwa qaranka ka soo horjeeda.

  • @omarabdullahigafadhi6019
    @omarabdullahigafadhi6019 Год назад

    Kaa dhulbahante ee reer hargeysa wasaan waa garac gacanta ssc baad kudhiman khaatumo stete cidna ujoojin mayso

  • @omarabdullahigafadhi6019
    @omarabdullahigafadhi6019 Год назад

    iidoor anagu ma maraykan baan kanimi dhulbahante waa tashaday ee iidoor tasho haku mashquulina dhulbahante

  • @kadra825
    @kadra825 Год назад

    BEENALEH BANBAD SHEEGTAY IIDIINKA GABAY TIINII OO XANUUNSAN DHUULBAHANTE WAY CUUQDADAY SANYIIHIIN XANUUN QAABIIL BAYQABAN AALLEH HAA IIDIIN DAWEEYO

  • @fanidhuged8372
    @fanidhuged8372 Год назад

    Kkkkkkkk imisaa laguu soo dhiibay saaka waar iska rawax hortaa jira waayey ee maanta waa Mid khaatumo state ee hurdadaada iska jir maanta Cid waxa kaa dhagaysanaysaa majirtee badhanka iska fur oo iska huleel Neefyaho Garaadada afkaaga ka jeedi waa Mid dhulbahante waa Mid

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Год назад

    Sheekadani maaha dhulbahante oo kaliya waa sisilad isku xidhan turkiga oo farmaajo ka taliyo, kenya soomaalida degan, Ethiopia soomaalida degan, iyo Aby axmed
    Intaas ayaa rabta inay soomaaliland mija xaabiyaan laakiin ilaahay ayaa ka wayn waxba ma qaadi karaan inshaalaa

  • @umu_abdirahman
    @umu_abdirahman Год назад +3

    Masha Allah waa nin calling badan

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Год назад

    Yaa dilay. Dhulmahante syuun baa isdila. Xukuumad ma disho dadkeeda. Askarta xabada riday yaa xukuumada ka qasday.

  • @omarabdullahigafadhi6019
    @omarabdullahigafadhi6019 Год назад

    maxamed jaamac waa garac dhulbahante shilimadii ssm laysu dacaree ee meesha hakudhiman xayawaanyahow

  • @mahadahmed6375
    @mahadahmed6375 Год назад +9

    Spot on he is talking logic and common sense.

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Год назад +2

    He is really nice lawyer.

  • @omarabdullahigafadhi6019
    @omarabdullahigafadhi6019 Год назад

    wuu iska hadlay shirka garaafadu go aankiisu waa khaatumo stete oo calangaara leh hargeysa by by by

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 Год назад

    Somaliland inta ay dagantahay ha maamulatoo hana isku filnaato aayaheedana ha ka tashatoo somaliland dhulbahantee isna aayahiisa haka tashtoo wa intaas un inta ay dagan yihin isaaqu / iyo cidi tageersan baa haku raadsadaan ictiraaf ,, dhul ay leeyihin dhulbahanteeiyo fiqishini / ha isaga baxaan hana ka fogadaan wa intaas un
    nabaduna ha joogto haddi isaaq iyo xalafadiisa ay ka bixi wayan dhulka fiqi shini iyo dhulbahante / way ka shalayi doonan ninki dhoof ku yimid ayay geeridu dhibayisaa

  • @mustapheofficialchannel42
    @mustapheofficialchannel42 Год назад

    Ninkan noloshuu ku dhintay kalshale abihii isaaq ba dilay xabad xitaa laguma dilin tayiir bebe baa lagu dilay maydkiisa 7days baa la radinayay markuu Nola abihii ma dhalibuu marka kan af dhulbahnte kuma hadli karo karadna wax kama shegi karo

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Год назад

    Af waa koo meyliki amee heyhata ayeey ka tahay dhulbahante rabayad ma noqdo waligii somali ayuu ahaa kumaba racsaneyn

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Год назад +1

    bal idinku walidasi eega beelaha darafayada iyagaba meel walba oo culus loo dhiibay gaashandhigi ayaa lagu aminay oo weligeed dad wadanka soo hojeda lagu amiin biyhii cafimadki parliment meel anay soo qaban ma jiro maxay doonayaan an ku xukum somaliland isaaqa walahay wa u roonaday beelaha darafyada la shegyo iyago dhowr boqaa ayaa wax walba loo dhiibay kibir bay ka qadeen wana ragii wadankan ku soo duulay dadku siyad bare uun bay eryadane dhulbahnte aha ninki diyaradahi south africa soo kireyey iyaguu kii wax ka garacayay iyaguu aha tuke waaxa lagu yidhi xalay dhalay anu noqo marki la saxamay meel walaaba wadanki lagu amay dowaldaha waawayn cidna kuma aminaan meelas lagu aminay iyaga hadaba abaal malaha dhulbahante berigaa ay wax idinla saxeexaneyena dacad may ahayn cali khliif baa shegy oo yidhi waanu baqanay waan idin soo dhigi isago hadlaya oo leh shirkan joogay wa la baqayay hadba xukunka aad doonaysa muxuu yaahay madaxwayne kuu noqdo miya cod baa lagu hela codna ma haystan mana noqon doontan ila wadankan la citirafo war qaar duriyada weligood waxba somaliland ka cunin baa jira dhulbahante ka badan

    • @ahmedmuhumed5552
      @ahmedmuhumed5552 Год назад

      dhado.roob.noqonwayday.30.sano.qiyaaligi.iyo.maweladi.wan.kadaalnay.boorama..masarkoday.katashanayan.tagtay.lascano.sixirki.dhama.qabil.bay.nu.ahayn.qabailna.qaran.manoqdo.sixirki.dhamaa..

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Год назад +1

      @@ahmedmuhumed5552 Somaliland hore uu soconaysa nimcadeeda ayey kala gureyneysa. Ilahay ba dhulka issaq dahab ka dhigey. Issaq hanjabaltul digaagu waxba adeer kama qadayo dhulka wajaael ila ceerigabo meel ka shisheeysa ayu dega issaq isaga khaas uu dega iyagaba isku filan oo isku badan.

    • @ahmedmuhumed5552
      @ahmedmuhumed5552 Год назад

      riyadaa.iskaga.nolada..ha.isku.qasbina.dad.aan.idin.rabin.las.caano.iyo.borama

    • @naimajama5303
      @naimajama5303 Год назад +1

      @@ahmedmuhumed5552 oo yaa ku raba meeshad rabtan ada haddi meel haystan no sasab beesa issaq cid ay sasabeysa majirto. Somaliland cidna uma bahana iyada loo bahanyahay dawladnimada cid kaste waa uu dan. Riyo maha waa xaqiiq inay leeyahiin issaq wajaale ila ceerigabo meela ka shisheeyso, inay xeebta ugu dheer leeyahiin, inay khaayrad ugu badan dhulkooda yahay, inay dadka ugu badan Somaliland issaq yiihin.

  • @mohammadaidiid7424
    @mohammadaidiid7424 Год назад

    Waxa aad u ficnaan lahayd in xabadi dhacdoo bal an aragno somaliland wa muqadis iyo waxaas iyo qaran waxa la dhahoo ayaa so afjarmi lahaa wana la isbaran laha waxa dhacana tariikhda qori lahayd ,, beentuna way so dhamaan lahayd awooda ciidan ay hayistaan reer somaliland iyo waxa so kala bixilahaa dhulbahante/ fiqishini oo wada socda iyo somaliland xaqiiqda so bixi lahayd

  • @kaltumjama50
    @kaltumjama50 Год назад

    TALO MAHAYO GARYAQAAN SIDAA U HADLA WAA NACASNIMO
    SNM BUU AAMINSAN YAHAY
    GUUUUUUUUUUL DHULBAHANTE
    KANAXAW NAFTA WAA.
    DHULBAHANTE DOQON WAA KA MAARMAA

  • @ahmedgurey8739
    @ahmedgurey8739 Год назад

    Garyaqaanku facts buu ka hadlay haday qabiil noqotana dhinac kastaa lagaa jiraa awood baana laguu sheegan, dowladnimada inaad qayb ka ahaataan baa idiin roon, idinka gudihiina wixii ka jirana aad soo xalisataan buuqa kale iyo aflagaadadana joojisaan

  • @2363moha
    @2363moha Год назад

    Abihi snm ba dishay isna wa horgal snm, garyaqanow xaal qaado wuu sixranyahay axadkan

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Год назад

    Somali waa qabiil adigoo isaq ah ayaad rabtaa in aad ii dowladeso dhulbahante isagaa ku xukumaya oo xaq u leh oo ku xoreeyay

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Год назад +3

    Ninkan wuxuu aaminay inuu gun yahay for life. Qofka cidna ma gumeyn karto illaa uu isaga ogolaado in la gumeeyo. Alla xumaa nin asaagii kabaha u sida. His brain is dead before his body. Duli ur badan, uf!

    • @aminhaji312
      @aminhaji312 Год назад

      Indr Kan haaba ku daalin waa neef naag iidooraa suqaarkii laascaanood lagasoo diiday siisa waa nooca la blackmail gareeyay