Waxaa shirkan ku jira dad badan oo qabiilkooda ku maalgeliyay qabiil kale ay ka soo jiidaan daad shiirka kulaa jiiraa 😂 oo dhammaantood iisuu qodayay, hadanaa ku fadiyha magacaa sheekhi Isxaaq bin Haashem 😂😂😂😂 Soomalidaa xaalkudaa wa qosool iyo oohin أن الله لا يغير مابقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم
Waar Dadka Caqligiisa ka xishooda binu haashin lahaynine, sheekada Rakhiiska cida wadata waa lagaranayaa Mar binu haashin, Mar kale binu Irir, mar kale binu laftii nagaana, Anaku Dir baanu nahay , Najeyna sheekada xaafada
@@JamiilaJiimi-xq3pv inaadeer waa runtay waxa aan sheegay ee maxaad igula yaabtay? Reer sheekh isaxaaq waxa ka sheekeya cidda carabta ku dhaandhaantay iyo cidda jabtay ee oromada noqotay oo kaliya kkkkk wax la yidhaahdo rer sh.isaxaaq ma jiraan cida shegatana wax ay isu yihin ma jirto ku biyo cab
@@Binin-do3ni Boobkii somaliland wa so dhamaday Abdirahman ciro iyo abdikarim Ahmed Mooge markay is helaan umada way u shaqaynayaan, kulmiye iyo qudhunkuu wato 38cisha u hadhay
Illaahay hadin barakeeyo soomaaliland is beedal bay rabtaa khar alle ha ka dhigo bedaluu muuse
Alla haydin barakeeyo wanaagbaad ka taliseene
Doorashadu Nadiif haw dhacdo. Ha laysugu hanbalyeeyo. Qaranka Somaliland waa in reer Somaliland oo dhami nabada iyo horumarka ilaaliyaan.
Horta yaa kaa dhaadhicin daad kii burta fuli jiiraye ee nasaba reet sheikh kaa bixi jiiraye siidi ofwaren
Jasaakalaahuma khayr
GARACXEJIS AYAA MARBA SHAADH INOO SOO XIDHANAYA SHALAY HARTI DAAROOD MAANTANA SHEEKH ISXAAQ II WAD SHEEKADA HAYEE
Ninka tartamayaa haduu shacabka u tudhi waayo waa nin Qarda jeexaya, waa nin sharci daro ku socda. Qaranimada Somaliland ayaa Xisbi walba ka saraysa. Xisbiga Sharciga jabiya iyo Qaranimadu wuu dhacayaa. Dadka reer Somaliland how codeeyaan danta Qaranka. Guul Qaranka Somaliland
Alle,hasalo xukuumad iimaanxun ayaa joogtee .
SOMALILAND AYAA SHEEKH ISXAAQ AH MA JIRTO WAX KA HOOSEEYA
Binu haashimkee war dadka beenta ka daaya cay igama aha laakiin dadka qaar ayaa run umalaynaya
Shaikh saxaaq binu hashiim waa saax maxa khaldan
Reer Sh Isaxaq Bin Haashim in an maqlo wa uu baahna runti.
Oromo Iyo Abagadhyal ba dalkiba qabsaday
waa argagixiso
ManshaAllh ManshaAllh khair ilahay hadin siiyo somaliland ilahay khair hawgu dhameeyo dorashada ilahayna hogaan khair leeh hayno doro gulaysta reer somaliland meelad jogtanba
QADAR WAX JOOGA NAGAMA HADLI KARAAN ARIMAHA GUDAHA WAAYO DAWLAD CADAW NAGU AH BAY KU NOOL YIIN WAANAY MAHADSANYIIN
❤❤❤❤❤❤
Wa sax
Ninkii Natiijada aan aqbalayn ha iska joogo. Nin kasta wakiil ayaa u jooga oo wuu ogyahay waxa uu helay, ninka murmayaa wuu badheedhayaa 80 cod ayuu Siilaanyo kaga tegay.
Waxaa shirkan ku jira dad badan oo qabiilkooda ku maalgeliyay qabiil kale ay ka soo jiidaan daad shiirka kulaa jiiraa 😂
oo dhammaantood iisuu qodayay, hadanaa ku fadiyha magacaa sheekhi Isxaaq bin Haashem 😂😂😂😂
Soomalidaa xaalkudaa wa qosool iyo oohin
أن الله لا يغير مابقوم حتى يغيروا ما بأنفسهم
War kuwan kuwo dhama ma wayden 😂😂
Inalilaahi wa ina ilayhi rajacuun ma kuwana gudi lagu shegaya 😂😂
BANI HAASHIMKU MUXUU AHAA SOW IDINKII IRIR SAMAALE IYO OROMO KU ABTIRSADEY...?
WAA WAALATEENE MEEL ISTAAGA LA IDIINKU SOO HAGAAGO...
Waar Dadka Caqligiisa ka xishooda binu haashin lahaynine, sheekada Rakhiiska cida wadata waa lagaranayaa Mar binu haashin, Mar kale binu Irir, mar kale binu laftii nagaana, Anaku Dir baanu nahay , Najeyna sheekada xaafada
Shekadaa oromada ayaa wadatta
Wax binu haashim ah oo quraysh ahi oo somali ahi ma jiro dadka beenta ka daya iyo jahawareerinta alla ka baqa isaaq waa Dir ee
Wixi ladono aya la sheeganaya Malin dhawna magac cusub 😂😂
Waar gudina maaha ayaga ayaa waxan samaystay waa afar beenayaal ah cidna may dooran ee ayagaa wan samaystay markaa maah
Hahahah binu haashim ma qabiil cusuba kuwani 😂😂
Waar maxay ahaayen?
Somaliland lagama yaqanno wax la yidghaado reer sh.isaxaaq meesha waa la is cunaya
Yuuhuuu😂
@@JamiilaJiimi-xq3pv inaadeer waa runtay waxa aan sheegay ee maxaad igula yaabtay? Reer sheekh isaxaaq waxa ka sheekeya cidda carabta ku dhaandhaantay iyo cidda jabtay ee oromada noqotay oo kaliya kkkkk wax la yidhaahdo rer sh.isaxaaq ma jiraan cida shegatana wax ay isu yihin ma jirto ku biyo cab
Wale wayaab war reerku ayaan daranaa 😂😂
Masha allllah isaaaq power reer ku ayaaan badan nooooolaada halayska ciyeee😂
Xageebay somaliland u socotaa xaaladeedu ma mugdibay sii galaysaa maxaa qaldan
Subxaaanallah
Ree bini haashim oo quraysh ah miyaaa agah boowe heeey naw
Sheekh isahaax laftiii nagaa ayaan ogayne kkk
Adiga dir iyo qureesh ba waaa nahay adiga maxaa ku dhibay😂
Issaq binu xaashim kkkkk
Dorashadu way cadahay oo Abdirahman ciro ayaa madaxwayne ah mesha loo baydhay wa la garanayaa
Futada aya ka hadashey....cilmi ghayb ha sheeganin waxyi mahayside qabyaal iyo qudhun ayaa lagaga dhigay qaran. Indhaha kala fur oo ufiirso waxa socda adoo ku eegaya indho fayaw.
@@Binin-do3ni
Boobkii somaliland wa so dhamaday Abdirahman ciro iyo abdikarim Ahmed Mooge markay is helaan umada way u shaqaynayaan, kulmiye iyo qudhunkuu wato 38cisha u hadhay
Waar iska aamusa hooyadiin iyo isaaqba wasee, anagu habaryoonis baanu nahay ma nihin isaaq siilka hooyadiin iyo carabtaad joogtaanba wasee munaafaqiin yahay
Waryaa jambalka jooji beenaale yhow hyoonis a matihide
Run baad sheegay hadaad dadkale tahay hadaad se reerka aad sheegatay garac faqash ka hadha ayaad tahay waxa cadayn ah waad caytantay siil hooyadiin wasa ayaad afkaaga ayaa ku cadeeyay anuu kuguma qaldamin qof hadalkiisa ayuunbaa cadeeya
@@mohamedhassanhoussein8627 hyoonisna ma ahee dadka magaca haloodayo
NO COD XISBI OFFWAREEN
Maseerku waa cudur aan daawo lahyn😂😂😂