Ilaahayow u naxariiso xaaji cabdi waraabe iyo intii odayasha aha ee la midka aha ee inaga dhintay dalka iyaga isku hayay ilaahayow calaamo ku rid muuse biixi iyo saleebaan gaal wadankii bay khalkhal ku rideene
ASC ADEER SHARCIYAN SHAN SANO AYAA LA DOORTAY OO AY JOOGAYAAN DHAMAANTOOD AMA ISKU DIRA AMA KUN XEER OO KALA DUWAN KU WEREERIYA CAYAAR CAYAAR UMAY BIXIN LACAGTII DOORASHADOODA KU BAXDAY . INSHA ALLAH MUUSE BIIXI IYO DICTATORSHIPKIISANA INSHA ALLAH WAA DHICI LAAKIIN RUNTU WAXAY TAHAY 82KAAS NIN EE DHALINTA YARE INAY HESHIIYAAN WAA HADII AY DOONAYAAN INAY SI NABAD AH KU QAATAAN 2,500$ BIL WALBA WAA IN DHAARTA AY MAREEN RUN KA SHEEGAAN OO AYNA KA BIXIN GOLAHA MARKAY DOODI KA JIRTO KII KU GUULAYSTANA U HAMBALYEEYAAN ISKANA OGAADAAN CODAWGOODA WAA MUUSE BIIXI GUDOOMIYAHOODANA CISEEYAAN AMARKIISANA MAQLAAN QOF AANU U OGALAAN INUU BAXO KAMA BIXI KARO GOLAHA SIDOO KALE KAMANA MAQNAAN KARO . MIDA KALE WAXAAD OGAATAAN SHARCIYAN GOLAHA GUURTIDA WALAA MADAXWEEYNAHA WAAD KA QAADI KARTAAN KURSIGA HADII UU WAKHTIGOODU DHAMAADO ADINKU NINKAAD KEENTAAN AYAA NOQONAYA MADAXWEEYNAHA SHARCIYAN ADINKA AYAA SHARCIGA SOMALILAND GACANTA KU HAYA WAXNA KA BEDELI KARA WAXNA KU DARI KAR KELMEDA (XEER) HA KA BAQANINA ADINKAA XEER CUSUB SAMAYN KARA MID HORENA ADINKAA BEDELI KARA DIB DAMBE YAAN SHANQADHIIN LOO MAQLIN HADII KALE WAAD WAAYAY SAAN 2,500$ EE AAD SOMALILAND KA HESHAAN QABYAALAD ILAAWA OO MUUSE BIIXI KA FOGAADA ADINKAA KA SAREEYA MARKAAD MID TIHIIN VIVA SOMALILAND
Ta labaad ma ceeba hadii la idhi war sharciga soo mariya ka dibna nugu soo caliya? Hadii uu mucaridku wuu saxsanyhay dee ayar buu sharciga usoo marini lahaa hadan ku soo calini lahaa gurtiga
waar xidhibaanadu computer laptop iyo telefone Iphone 13 pro ayaay wada sitaan bari hore ayay warqado iyo kartoomo ka baxeen oo waxay ku shaqeeyaan Email iyo Web site e-governement la mariyo lagala socdo shaqomaalimeedka iyo xeerarka meel marka ah !!!!!!!!!
ninkan golahii wakiilada jamac buu ka dhigaya golaha guurtidana isagii buu leeyahay hal qof buu ka dhigaya maxa ka siya golaha guurtida hal qof maha ixtiram samee oo magaciisa sheeg hana ka dhigin qof qudha hada saleebaan u jeedo dheh saleeban isagi waxay war dadkan ixtiramka ha lla baro odayshan midba meel ka badhacinayo guurtida salabaan oo qudha isagii dadkeena qof keliya dusha u saran wax walaba xeerkaasina umaba eeka wax soconaya waayo dee wax loo dhama maba aha
Anigo oo ixitram u haya Garyaqaanka lkn sidee baa xeer sharci daro soo maray golaha gurtidu aga doodi kartaa? Haday taasi caadi tahay macnahedu shir gudoonku wuxuu dono intu soo qoro ayuu usoo diri golaha kale, marka malin walba ma xeer sharci daro ah oo koox yare soo gudbiyaan baa laga doodi garyaqaan.???? Adunku sida uma shageeyo, wax walba wa inuu horta sharciga uu soo maro.
Waxaan ka yaabey Xeerarka labada gole ee Somaliland, markasta oo arimo caqirmaan wax xeer ah oo ay ku xaliyaan ma jiraan? Mexeey isaga hagaajin la'ayihiin Xeerarka wada qabyada ah, ee aan mushkiladaha dhacda aan loo adeegsan kareen? War Barlamaan aan shuruuc laheey dalka Dan uma ah, ee iska hagaajiya Xeerarka kala wad dhiman inteeydan doorasho ka hadlin.
@@galkagundelibaax2866 Anderson cooper hooyadaa buu wasaa,kuwii maxkamada hargeysa yimi waan is qabnaa lahaa isaxaaq bay ahaayeen.khaniisiin khamri iyo niikis music maahee shaqo kale aqoon..xabad baa ku sugaysa badhaac way soo dhamaatay kaalay social media wax ku qorto caytanto madaxwayne ku noqo dee.
Golaha xeer dejinta in badan ayay dhaafiyeen xeerar Golaha Guurtida. Golaha xeer dejinta shir gudoonkooda iyo 33 xildhibaan ee midi-roorka ku ansixiyay ayaa qalooca oo xisbi hoganinaayay iney caynkaa ay sameen ku kacaan. Sadexda xildhibaan ee guurtida ee leh sharcibuu xeerku kaga soo baxay golaha xeer dejinta ma waxbaa u dhiman mise way isyeelyeelaan???.
Cadnaanow adiga qof ka jahilsani ma jiro. Waayo qofki runta ku sheega inu ku caayay bad u arkaysa oo wad caysaysa. Qabyalad indho beel ahbad wax ku taageraysa. Adigo kale hadn ahay cidba jahilnimo kuma sheegen
Xildhiban. Garyaqaan Maxamed Jamac Shaqsi Ku suntan Qaranimo.
Maxamed jaamac waa garyaqaanka ugu aqoonta badan somaliland. Garyaqan waxad tahay roll model kayaga hadanu nahay ardayda sharciga barata hore u soco.
Ilaahayow u naxariiso xaaji cabdi waraabe iyo intii odayasha aha ee la midka aha ee inaga dhintay dalka iyaga isku hayay ilaahayow calaamo ku rid muuse biixi iyo saleebaan gaal wadankii bay khalkhal ku rideene
Isla hel
@@abdullahimahad1224 hoostaada ma dhaafto duliyow
@@se1059 adaa habaartamay haddana isku celiyey dhib ma leh aduu habaarkaasi kugu dhacayaa dad aanad aqoonbaad commenti ku habaaraysaa waxaan u malaynayaa inaanad qof miyir qaba ahayn
@@se1059 qumayo
Garyaqan maxamed jamac aabaha aya garta goynjiray abtigay
ASC ADEER SHARCIYAN SHAN SANO AYAA LA DOORTAY OO AY JOOGAYAAN DHAMAANTOOD AMA ISKU DIRA AMA KUN XEER OO KALA DUWAN KU WEREERIYA CAYAAR CAYAAR UMAY BIXIN LACAGTII DOORASHADOODA KU BAXDAY .
INSHA ALLAH MUUSE BIIXI IYO DICTATORSHIPKIISANA INSHA ALLAH WAA DHICI LAAKIIN RUNTU WAXAY TAHAY 82KAAS NIN EE DHALINTA YARE INAY HESHIIYAAN WAA HADII AY DOONAYAAN INAY SI NABAD AH KU QAATAAN 2,500$ BIL WALBA WAA IN DHAARTA AY MAREEN RUN KA SHEEGAAN OO AYNA KA BIXIN GOLAHA MARKAY DOODI KA JIRTO KII KU GUULAYSTANA U HAMBALYEEYAAN ISKANA OGAADAAN CODAWGOODA WAA MUUSE BIIXI GUDOOMIYAHOODANA CISEEYAAN AMARKIISANA MAQLAAN QOF AANU U OGALAAN INUU BAXO KAMA BIXI KARO GOLAHA SIDOO KALE KAMANA MAQNAAN KARO .
MIDA KALE WAXAAD OGAATAAN SHARCIYAN GOLAHA GUURTIDA WALAA MADAXWEEYNAHA WAAD KA QAADI KARTAAN KURSIGA HADII UU WAKHTIGOODU DHAMAADO ADINKU NINKAAD KEENTAAN AYAA NOQONAYA MADAXWEEYNAHA SHARCIYAN ADINKA AYAA SHARCIGA SOMALILAND GACANTA KU HAYA WAXNA KA BEDELI KARA WAXNA KU DARI KAR KELMEDA (XEER) HA KA BAQANINA ADINKAA XEER CUSUB SAMAYN KARA MID HORENA ADINKAA BEDELI KARA DIB DAMBE YAAN SHANQADHIIN LOO MAQLIN HADII KALE WAAD WAAYAY SAAN 2,500$ EE AAD SOMALILAND KA HESHAAN QABYAALAD ILAAWA OO MUUSE BIIXI KA FOGAADA ADINKAA KA SAREEYA MARKAAD MID TIHIIN VIVA SOMALILAND
Hungurixumo Xukundoon inuu rag badan shaabadayn doono macruuf bay iska ahayd....adeer waxan miyaan la soo dooran xeerarka macmalka ah tahriibinaya...arrinkaa shuruucdooda gudaha baalmariddooda ayaa sharci darro ka dhigtay..xeer qarqooshkii...
Sifiicanbaad u dhigtay
Xermuhayn godciluha tixgalin mulahayn wakhti xeerba maha dorasha socota
War saleeban danta dalku ka shaqaynaya ee hawhawda iyo sharcigan muracadsan umada halaga daayo
Qori dable dalkii yoo dhan dabuu galiyey.
Illaahow naqa qabo khayr laawayaasha xaaraan quutayaasha ah.
International lower ever see in s/land
Garyaqaan libaax ku ah bahasha talow May la tashadaan
Kanyar ee wariye waa dabshid! Sumxanala!
Laarki dona halkay biyo dhigato iyo cida ay cano kadadiso
Waxanu waxay ka yimaadeen ganacdatadii waxan keenay way qaldameen baarlamaanku waa qaldamay guurtiduna way qaldameen talo waxay u taalaa inaga
When nobody follow rules… you get constitutional crisis……which leads to…….
War ciday dantu kawadata meesha waaa la.arkayaa.lkn waxa kamasuula duminta wadanka laba ay mesha fadhiya iyaga iyo dantoodaba waxa kawayn bushada iyo sharaftooda dhigooda dalka iyo dantaguud
Waa garac guulwade!
Ta labaad ma ceeba hadii la idhi war sharciga soo mariya ka dibna nugu soo caliya? Hadii uu mucaridku wuu saxsanyhay dee ayar buu sharciga usoo marini lahaa hadan ku soo calini lahaa gurtiga
Ma sidasad gar yaqan ku ta hay dib u eg waxa ka muqda. In aad dhinac ka rarantahay
Saleebaan-gaal wuu khaatumo-xumaystay. Asc
X/XILDHIBAAN. INA. JAAMAC. ADIGA. OO. HANTIDII. UMADA. KU. NAAXAY. AYAAD. BEEN. KA. SHEEGASAA. SHARCIGII. DALKA BEENAALE. CUDUR. ADIGA. IYO. UBADKAAGABA. AAMIIN
waar xidhibaanadu computer laptop iyo telefone Iphone 13 pro ayaay wada sitaan bari hore ayay warqado iyo kartoomo ka baxeen oo waxay ku shaqeeyaan Email iyo Web site e-governement la mariyo lagala socdo shaqomaalimeedka iyo xeerarka meel marka ah !!!!!!!!!
ninkan golahii wakiilada jamac buu ka dhigaya golaha guurtidana isagii buu leeyahay hal qof buu ka dhigaya maxa ka siya golaha guurtida hal qof maha ixtiram samee oo magaciisa sheeg hana ka dhigin qof qudha hada saleebaan u jeedo dheh saleeban isagi waxay war dadkan ixtiramka ha lla baro odayshan midba meel ka badhacinayo guurtida salabaan oo qudha isagii dadkeena qof keliya dusha u saran wax walaba
xeerkaasina umaba eeka wax soconaya waayo dee wax loo dhama maba aha
Anigo oo ixitram u haya Garyaqaanka lkn sidee baa xeer sharci daro soo maray golaha gurtidu aga doodi kartaa? Haday taasi caadi tahay macnahedu shir gudoonku wuxuu dono intu soo qoro ayuu usoo diri golaha kale, marka malin walba ma xeer sharci daro ah oo koox yare soo gudbiyaan baa laga doodi garyaqaan.???? Adunku sida uma shageeyo, wax walba wa inuu horta sharciga uu soo maro.
Waxaan ka yaabey Xeerarka labada gole ee Somaliland, markasta oo arimo caqirmaan wax xeer ah oo ay ku xaliyaan ma jiraan?
Mexeey isaga hagaajin la'ayihiin Xeerarka wada qabyada ah, ee aan mushkiladaha dhacda aan loo adeegsan kareen?
War Barlamaan aan shuruuc laheey dalka Dan uma ah, ee iska hagaajiya Xeerarka kala wad dhiman inteeydan doorasho ka hadlin.
Anigu cid saxan ma arko,
Adeer beesha caalamka way og tahay sharciga waana loo akhriyaa tusaale ururada 10 sano weeye waa loo turjumay wayna qateen arkaa parlement waadba sheegaysaa inay khalad galeen dee waa lala wadayaa waa kuwii wasiiraduba lahaa uu aa uu aa.. Markaa xeerkaas waa dhintay waxayna og yihiin inaanay soo celin karin parlement oo gaadhayn codka labaad ku celinta 55 "cod 3/2, 2 meelood
Lakin wax iga yaabisay wariyayashu intay makarfonka xun dibada ay la soo istaagan maxay la qayliyaan oo dadka uga nixiyaan.
waa badwnimo hala yaabin saxafadii somaliland baa lugu aasay
Goolaha Guurtiga wuxu kadoodha xeerar si saaxa o waafaqsan shurucda goolaha waakiilada loogasogudbiyeey, waxa kabaal maarsan waax kagadoodhanba jiirin sii toosa laguceesha iin loosaxoo. Wadani waax kale o macquul aah kudaaxduuntaan haraadsadan
Team Andersson Cooper 🍑🍑🍑🍆🍆ka seexo meesha adeer. Looma baahna badhaasuq.
@@galkagundelibaax2866 Anderson cooper hooyadaa buu wasaa,kuwii maxkamada hargeysa yimi waan is qabnaa lahaa isaxaaq bay ahaayeen.khaniisiin khamri iyo niikis music maahee shaqo kale aqoon..xabad baa ku sugaysa badhaac way soo dhamaatay kaalay social media wax ku qorto caytanto madaxwayne ku noqo dee.
Golaha xeer dejinta in badan ayay dhaafiyeen xeerar Golaha Guurtida.
Golaha xeer dejinta shir gudoonkooda iyo 33 xildhibaan ee midi-roorka ku ansixiyay ayaa qalooca oo xisbi hoganinaayay iney caynkaa ay sameen ku kacaan.
Sadexda xildhibaan ee guurtida ee leh sharcibuu xeerku kaga soo baxay golaha xeer dejinta ma waxbaa u dhiman mise way isyeelyeelaan???.
Muuse inuu wax walba diiday ilaahay iyo umadiisuba way ogtahay garyaqaan indhoolow ...garyaqaanka muuse hadaa tahay anaguna garyaqaan banau leenahaye bal aynu gaadhno 13 nov markaasa la dhadhamin doonaa waxa la raadinaayo
Reer Somalilandoow fartiina ayaad eedeen. Bal doorashooyinka mustaqbalka ka fiirsada cidaad cod siineysaan. Qabyaalad, hunguri iyo neceeb yuu idin qaadin, ka fiirsada cidaad u codeeyneysaan. Mustaqbilkiin
Iyo noloshiina, iyo horumarkiina ayaa cidaad dooraneysaan ku xidhanyahay. Dad aqoon leh, oo aan hunguri iyo damac haynin doorta.
Intaas waa iga talo.
Dee muse bixi mudaharadkii salmiga ahaa buu diiday oo cidanka boliskuna kulaayey dadkii qarna ku dhawacen dad badan oo anay dero dero uhidiyin saleban gaalna inuu celiyo xeer golaha wakiladu uu karton ku sorido awoodisa ayuu ku tijabinayaa xildhibanada golaha wakilada ee ladoortay ee metelayey shacabka inay dad dhaxaltoyo ku yimi oo lahayn aragti siyaasaded iyo aqoon sharci lahayn ma aha goluhu xero geeljire
Cawaan baad tahay qabyaaladi madax martay,gudoomiyaha parliament lacagbaa la siiyay sharci jabin buu sameeyay,32 xildhibaan buu ku ansixiyay sharciguna wuxuu dhigayaa in laga doodo oo 42 xildhibaan in ka badan ansixiyaan tahriibin cad buu ahaa guurtiduna sharci tahriibin ah ma qaataan,xeerkaasina sidaasuu ku dhintay.mudaharaadad aad sheegaysana,ciyaal dhagaxaan police ladhaca maxaad filaysay bal kaalay london police dhagax ku dhufo waxa kugu dhaca.mudaharaadadu nidaam bay leeyihiin si nabad galyo ah baa loomaraa laakiin taayiro iyo dhagaxaan baan tuuraynaa jawaabtooda waad helaysaa police dhagaxaan ma tuuro
BEENAALE
Ninkan waa munaafaq waana jaahil aad wareysaneysaa waa kuwa dhaameelka loo tuurijirey dib hanoo horkeenina
Kuwa EE_DAHAB lagu hago maaha
Cadnaanow adiga qof ka jahilsani ma jiro. Waayo qofki runta ku sheega inu ku caayay bad u arkaysa oo wad caysaysa. Qabyalad indho beel ahbad wax ku taageraysa. Adigo kale hadn ahay cidba jahilnimo kuma sheegen