Yaa Is Haysta ~ Mashruuc Khatar ah oo Dadka Laga Dhex Wado | Sh Cabdiraxmaan Bashiir

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 янв 2025

Комментарии • 27

  • @abdirashiidraash1385
    @abdirashiidraash1385 Месяц назад +1

    Ma allah sheikh caqligaaga allaha barakeeyo

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 Месяц назад

    Allah haku barakeeyo sheikh Abdirahman bachir .
    Waxan kaga mahad celinaya sida fiican eed marwalba noogu ifiso diinta iyo siyaasda ✌️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @nasramahamed8205
    @nasramahamed8205 2 месяца назад +2

    Sheekhan waa mshllh wlhi Allaha dhawro

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 Месяц назад +1

    Inyadcuuna minduunihi illaa inaasan.

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Месяц назад

    Dhlin yaro aqoon leh ma jirto ee qabiil bay kuwaaasheen😢😢

  • @BesciousOfAllah
    @BesciousOfAllah 2 месяца назад +1

    Jazkalah khayr sheik weliba parlamankey ka Buuxaan kuwii shalay warlord ka ahaa marka robow keliya maahee 100 robow baa xil ka haya somalia, mararka qaar waxaan iraa sideen revelotion dhab ah u sameynaa.

  • @UxudOpticalwatches
    @UxudOpticalwatches 2 месяца назад +1

    Xarakatu shabaabul mujaahidiin kaliya waxaa adeegsada idaacadaha ay leeyihiin ee Chanel kaan share miyay ka yihiin

    • @Betfrvids
      @Betfrvids Месяц назад

      N&N waaye, shabaabkane kama marna

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад

    Waxey ugu sacabtumayaa qabiil dartiis waayo soomaalida damiirkii ayaa ka dhintay xataa naartey u gelayaan mugrim loo jeedo umada Allah ka badbaadiyo Allahu akbar aaqiraa warjiraa

  • @bashiirmaxmed1697
    @bashiirmaxmed1697 2 месяца назад +3

    Xasan shiidk halabadho inuyahay munafaq iyo inkale

    • @abdurahmanmohamed1293
      @abdurahmanmohamed1293 Месяц назад

      xasan shiikh waa nin maadiya maahan nin cilmi aqoona uma lahan diinta wuxuu ku barbaarey diwladdii kacaanka culuumtii ay dhigi jirtey mana ahayn mid diin ku salaysan

  • @abduqadirhassan3577
    @abduqadirhassan3577 Месяц назад

    Sheikh midigta wax ku cab

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад

    Gabdhaha yar yari waa ku waa shaan foosha waayo maxamili karto foosha anigu waxaan qabaa in gabdhuhu ay ku goorsan karaan 25 ilaa 30 waayo waa qof og xuquuqda ninkeeda xuquuqda nafteeda xuquuqda nafteeda marka nimanku waxey ugu cararayaan gabadh yar waayo waxuu rabaa in uu kutunto xuquuqdeeda iyo xuquuqda caruurta maskixiyan maadiyan jismiyan waxaa halaagay aabaha aan ka fekenin gabadhiisa ee marwalba hunguri ku bedesha

    • @Aamina-fb3mn
      @Aamina-fb3mn Месяц назад

      Wll ilaahay sidu koonkan ugu talagalay miyad rabta inad kabadasho sidokle ma zinadad rabta in ay umadda kudhex faafto

    • @ShukriHaashi-cn5yf
      @ShukriHaashi-cn5yf Месяц назад

      @Aamina-fb3mn guurku ma qasabaa oo hadii aadan guursan ma dinbibaa? Maxuu tarayaa shahwad la qeybiyo waata maanta wadankeenii haysata caruur laska dhalay caruur hooyo dayar ah lagu daayacay ilaahey qur aankiisa waxaa ku jirta in ninku 40 sano uu aqlihiisu ku yimaado gabafhuna 30 markaasaa reer qaboow oo janadii ifkaa lagu noolaanayaa laa kiin guryaheenu waa cadasbtij ifka waxaana keenaya dad asn guur u diyaarsaneeyn ayaa guurssnaya ama gabar yar ayaa 5o jir lagu fariidinayaa ilaahey haka been dheegin guurku waa iqziyaar iyo qofku in uu iska adkaado ee qasabmaahan

    • @Aamina-fb3mn
      @Aamina-fb3mn Месяц назад

      @@ShukriHaashi-cn5yf wll arsaaqadu waa shay gooniya oo ilahay ayaa balnqaaday inuu uqoray qof walba arsaaqad gooniya
      Guurku wuxuu ka ilaalinaya macsida sinada waana xadiski nabigu yiri dhalinyaroy qofki awooda haguursado

    • @Aamina-fb3mn
      @Aamina-fb3mn Месяц назад

      @@ShukriHaashi-cn5yf wll haday iguuriyeen 50 jir maslaxadooda ayy kadhex arkeen .

    • @Aamina-fb3mn
      @Aamina-fb3mn Месяц назад

      @@ShukriHaashi-cn5yf wll anigu magaranyo Saad quran ufahanty caqliga laga hadlayay maheen midka guurka waxana tusale ugu filan navigu inuu kuguursad 25 sano

  • @caashaxirsi
    @caashaxirsi 2 месяца назад +1

    Sheekh Suuragal.matahay in.haayadaha yidhaa dadkaan caawinaa hadana odhanaya ciyaalka yaan lala.hadlin wax.kasta haday sameeyaan
    Majiri.kartaa inay mashaariic.wadaan

    • @FatimaMaxamed-xp3py
      @FatimaMaxamed-xp3py Месяц назад

      Wlo adba wad garan kartaa weyna wataan galo wxn danteda ahayn ma sameyan

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 Месяц назад

    Sax

  • @Bertil-r5q
    @Bertil-r5q Месяц назад +1

    Waar i don't UNDERSTAND Sheikhaan maha Somaliland laka siyaa..
    WAA MARABOOK KANI..
    Waar dalkina Djibouti hee dhiqadaa ku nool ka hadaal..
    🟢⚪🔴

    • @Aamina-fb3mn
      @Aamina-fb3mn Месяц назад

      Sheikhan wuxu kahadlaa siyaada bariga wuuna falanqeeyaa 😂marka wll waxba ha is kululeen . Qabilkuna rapiga yaynan kuugudirin😂

  • @MakeAmericagreatagainforlife
    @MakeAmericagreatagainforlife Месяц назад

    Yaa soo xasuustay somali cowboy marku laha ilahey muxu naag unoqon waaye subxanalaah barnamijka feminism ka ayuu duulinaaye

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 Месяц назад

    Dunmaraynta Bulshooyinka