Wcs jumco mubarak walashey qali aan alle darti u jeclahay iyo gabdhaheyga alle ha ha idin wada xafido manta iyo nasashada guri hagajinta iyo cuno karintajabaati macaan igu darhe ana jabaji noocan ah inan barto waye odkacna aan ku cuno is ilali alle haku ilaliyo inad sidas sameso ma ahen lkn alle wax shar ah kuma tuso kalaamodo macan aha alle wax barashada alle ha u fududeyo gawadheyda afnaan insha allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
afnan marka so dubeysid dhar qarinaya u gali mcnto mashaAllh Alle ha ku ilaaliyo
Samiry saxip iskadaa gurigan aad Marna mid bedelayso qli qarashkaga. Ganacsi ku samyso qli
Anigu wxn kugu xidhanhy ilaa 2022 ❤❤❤ anoo xaas ah hdana wxn ahy garoob nolosheeda wadata qli adna wxd thy dhiiri galiyahyga koobaad
Allh hku xafido
Masha Allah illahay ha isku kiin daayo
Mashaallah 🎉
aamiin Aamiin yaarabi
Mansha allah gabar aad ufiican ayad tahay walahay illahay ha adin barakeyo ❤
Smiro abayo mcnto ilhay haku barakeyo
Wcs jumco mubarak walashey qali aan alle darti u jeclahay iyo gabdhaheyga alle ha ha idin wada xafido manta iyo nasashada guri hagajinta iyo cuno karintajabaati macaan igu darhe ana jabaji noocan ah inan barto waye odkacna aan ku cuno is ilali alle haku ilaliyo inad sidas sameso ma ahen lkn alle wax shar ah kuma tuso kalaamodo macan aha alle wax barashada alle ha u fududeyo gawadheyda afnaan insha allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Abyo dhar aad isticmashay oo dhidid kaga garay waligaa qof hasinin dadku aamin ma wada aha mid cusub uraadi hadad heli karto qoralkeyga inaad aragtan rajeynaa
Wllo max ku dhacya ani dhowr jerban siyaye
Waa sax mid cusub aya lo gada hadi la sawirana lama weynayo
Aaaamin Aaaamin yaa rabi
Waalaal mid cusub uiibi waayo maryaha laisticmaalo lamabixìyo qof mahuuraan ah mooyaane waxkastaa waydhikaraan
Masha AIIah ❤❤❤
samira wnnku slmay❤❤ frist person Allah idin xifdiyo
Maashaa allaah owlaada dhan allaha noowada xifdiyo abaayo allahana kuu caafiyo aamiin aamiin aamiin ❤❤❤
Abaayo inanta yar utol baatiga guri ku jooga gacmo dheer walahi asturnaanta ayeey kugu barane insha Allah ❤
masha allah tabaraka llaha ilahayow rajadad iyo riyadad allah hakurumeyo wll
Mashaa Allah samira qurux ❤
Mashaa Allaah illaahay ha kubarakeyo ❤
Masha allh abayo allaha ku
Xafido adi iyo caruutmrta❤😊
Mash allah farxada allah ku siyadiyo
Jamce lamida abyo mcnMsha allh allh hakuu siyadiyo farxada abyo qaali
Mansha Allah 😍 🎉🎉
Walhi go,aan anaaba jeclaaday walhi samiiroy ilahey amarkiis ❤
Masha Allah amiin
Mashalaah ❤❤❤❤
Masha allah❤
Masha Allah 😊
Masha allah abayo❤
Masha allaah❤
Masha allah xbbti❤
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Amiin amiin
Mash Allah
samiirooy youtubka waa inaa dukaan kagurtaa si uu kugu noqdo dhaqalha la aad aad heysato si nolosha aad ugu dabarto ilmaha
Asc samiro
Masha Allah my sister 🫶♥️🫶💯👍🎉👏👑🌹
4 yer
JIMCO. WANAAGSAN. ABAAYO❤
Asc abayo samira wanku rabay xgee kalasoo xidhidha
Abayo iscatayntii aaway 😅 burka cudur waaye iskadhaf asbuucii halmar baa lasameystaa laiskuma badiyo cudur waaye
♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😃😃😃😃😃😃
Meqa sano ba ilmaha waxbarashada logu bilawa
Mid cusub o iibi dadka lama amino
Smiro abayo mcnto ilhay haku barakeyo