Awooowe aad Ban Ku Salamay Q : Daadir Dhurwa Dhagay Runti waxan La Cajabay Sida Aan Viogaan Iskumid Aad Uga Dhigta Daqiiqada Usoconiyo Iyo Sanadka Hada Lagu Jirro Mise ana Meel Kale wax iga darran yhin.. mooji Mahadsanid sida wax ino faaidaysi
Mahad Waxaa leh allahii kuwafajiyay mediayaha inaa dhinac wanagsan kaqabsato /karacdo. Ana kujirin kuwa qafladeysan o mediayaha sanadkas kujiro o malayacniga soo badhigayo ( nagteyda ur meledahay mise cml 😂😂 kir dheh waxas nahorkenayaan 😂😂😂)no aqiro no adunyo ladhahaa kuwas dhulka wlhi 😎
@dania647 waar wallaloow ustaad aadan inuu na fasixin waaka sheegay Ana akhriskiisa markiiba iigu Dan baysay oo xoolo la soo dhacay in aan ka faa idaysto waaxaan uga baqay inay xaaran tahay markaa faafin maayo. mahadsanid
Awooowe aad Ban Ku Salamay
Q : Daadir Dhurwa Dhagay
Runti waxan La Cajabay Sida Aan Viogaan Iskumid Aad Uga Dhigta Daqiiqada Usoconiyo Iyo Sanadka Hada Lagu Jirro Mise ana Meel Kale wax iga darran yhin.. mooji
Mahadsanid sida wax ino faaidaysi
Videos ka playlistiga ku jiro Ascend gree si marka 1 ksoo bilawdo midba midka ku xigo u sii daarmo
إذا عرف السبب بطل العجب!
ها هي السر 😀
وما خفي كان أعظم
Hadaad fahanto sabbta u tagaya layaabku 👍
Khabiir aadan maasha alaah
Aad buy ii anfacay wll mid aanan dawana majiro tusaalayaashada ayaan wax loo dhigo jiro guulayso adanow
Maasha alaah❤❤❤khabiir aadan❤❤❤habar jeclo iyo dhulbahante❤❤❤haday sida ?khabiir aadan ❤❤❤ilaahoow ka❤❤❤dhig wanaaji aamiin
Mansh alleh Alahuma Baarik shaqadada
mahadsanid aadnow sxb buugaan xagee laga helaa
zhp anaa kuu haya hada marabta
waaad la sodaaahday marka adanow no sodhakhso waan danaynaaye
Mahadsanid Aadanow waad la habsaantey Rabbi haku barakeyo.
Nio Aadanow Mzuul inaan kula soo xiriiran jeclahy ee wll ila so hadal
My role model 😊
Aden sahan legend❤
نافذة 7 "فن التعامل مع الآخرين" مع الأستاذ أحمدالملا , استشاري نفسي
wall buuga the happiness project nosoo turjum please
Waa ku salaamay aadan sahan ina adeero buuga atomic habit ma soo turjumi kartaa
Uu kujiraa page.ka una so turkumey wll kafiri.
Masha Allah ❤❤
GUUYLAYSOO USTAAAD ADAN SAHAN❤❤❤
Wlhi waa sax raga waxaa soo jiito naagaha asturan xitaa dareen qaas ah ayaan u leenahay lkn dumarka qaar ma oga waxeey moodaan jirka lamuujinaayo ineey raga jecel yihiin
Mahadsanid macalin❤❤❤❤❤❤
Halkee lagagala soo xiriiraaa
Is daad raaci means liidka raac😂ama falaaraha raac
Rer konfuredka u turjumaysa 😂😂😂
Isuma dhawa wll wa kala macne
Mahad Waxaa leh allahii kuwafajiyay mediayaha inaa dhinac wanagsan kaqabsato /karacdo. Ana kujirin kuwa qafladeysan o mediayaha sanadkas kujiro o malayacniga soo badhigayo ( nagteyda ur meledahay mise cml 😂😂 kir dheh waxas nahorkenayaan 😂😂😂)no aqiro no adunyo ladhahaa kuwas dhulka wlhi 😎
Alx waa nimco ilhy noogu deeqay wxn alayabaa dadkas mxy faaidan 😂
Thanks zxp😊
Thanks,sxb ❤
Waa sidaas adaanow
Run ahhanti marki buugan akhrineysid tusaaleyasha waqica ah darteed aad iyi uu ficn yhy lkn marka anagu akhrineysaneyno isku mid ma ah wax micna sasna kumayalalo 😅
Aa turjumaan ألف ليلة وليلة
Wax ka dheh😂
Tnkz ❤
Masha allah❤❤🎉❤❤❤❤❤
Ayaa mahan adanow waad caga jiidaysaaye video horay uso gali ina adeer😂
Wcs masuul sare
Keep going
Ustaad kalmadan reer xamarka inaga sax qolada reer hargaysa oan dhulmar ubadnen aya konfuurta oo ah gobolo badan waxay uguyedhan reer xamar 🧠🤷🏾♂️🗣️
Aad iyo aad
M.A ❣️❣️❣️
Adnow zxp waad la raagte 🤔🤔🤔🤔
M.a length
Mhdsanid bro
In taad si fiican u shaqysay miiyan lagu niyad jabiin😂
Aadanow inader buugagta aad turjuntaa xagee ka heli karaa ama ka iibsan karaa ? Mahadsanid 😊
M,a zxp ❤
Only 18 is remaining.
Waad la habsaantay🫠
❤
Madaxdeenu qodobkan mautaallo waayo iyagu istustus bay ku shaqaystaan😂
Ka wrn hadii aaan uga sheekeeyo siday tahay si naftaydu raaxo ugu dareen to qofka aan uga sheekaynaayana faa Ido iyo khibrad saxa siiiyo | lkn sory macalin Buug la qoray ayaad soo gudbinaysay hadii lkn fikirkaasi kula saxan yahay sax maaha
Isdaadraaci😂
War ninyohow Aadan sidee muuqaalkaan kusamaysay?😂
Wuu qari nooyaa sida uu usameeyy si wax weeen looma leeyo
Page kaagi saxda ahaa miyaa wll
😂😂
Ee macalin buugii ismalure BDF AA ba ku arkee ma adaa fasaxay macalin
May
@@sahanka97 macalin BDF asoo ah baan arkay wllhi
Ana waan hayaa isagoo pdf ah oo imikaan ahriyaaba Ilayn waa tuugnimee akhriskiisu ma igu xaaraanbaa tolow 😢
@@ladnadheegma ka heli kara pdfkiisa wloooo
@dania647 waar wallaloow ustaad aadan inuu na fasixin waaka sheegay Ana akhriskiisa markiiba iigu Dan baysay oo xoolo la soo dhacay in aan ka faa idaysto waaxaan uga baqay inay xaaran tahay markaa faafin maayo. mahadsanid