Ustaad inagu marka aynu rabno inaan meel gaadho masakiinta waa inaan u dhawana si uu ilahy inoogu soo dhawado inagana kaas oo wx kasta haya halkii dadka qaniga laga ag dhawan laa
Hadii aad janno dooneyso masaakiinta u dhawaaw si aad u dareento weybo kamida nimcooyinka allah jska kaa siiyayy adigoonan muteysan, hadi aad hanti iyo janno dooneysona marna masjidka ku xirnow marna dadka hantiilayaasha 😂
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم هل تنصرون وترزقون الا بضعفا ئكم أخرجه البخاري ❤ Nabigena sallalahu calayhi wasalam wuxu yiri miyaa la idinkugu gargaaraa oo la idinkugu arzaaqaa ila ducafadina sababked mahane dhaqan rer galbed ha isku qadanina wllyal❤
Saxiib si fiican ayad u sharaxday allaha ku barakeeyo lkn kaniisada iyo macbadkaba masajidka la mid ma aha, bal mesha ugu dulmi badan waaye oo nolosha kale ayagaba ka dulmi badan qof in danbi la dhaaf la weydiisto ayado hanti lagaga badalanayo danbi dhaafna aadan halaynin ma is adoonsi ka weyn aya jiri karo? 5:00
Asc aadanow, wll aadbad u mahadsantahay qodob muhiim ah ayaad daka ku baraarujinaysaa, lakin hadalkaaga waxan ka dhadhansaday markad masaajid ka hadlayso iyo markaad kiniisad ka hadlayso inanu wax farqiyi jirin, sidi ay labadooduba yihiin goobo Ilaahay si siman loogu caabudi karo taasna gaf baan u arkaa. Bal waxa laga yaaba inu qalad dhacay yahay oo aanu kas ahayne halkaa dib ugu noqo. Mahadsanid
Ustaad inagu marka aynu rabno inaan meel gaadho masakiinta waa inaan u dhawana si uu ilahy inoogu soo dhawado inagana kaas oo wx kasta haya halkii dadka qaniga laga ag dhawan laa
Masaakiinta ayaaa umudan in laga ag dhawaado waa markaa tahay qof muslim ah.
Nabiga masaakinta wu jeclaa😢
Scw@@Sumaya-z7x7i
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ( والله فى عون العبد ما كان العبد في عون أخيه ).
Noo fasir walaal
@@GerFrf-gv7im .
( Allah waxa uu ahaaday addoonka kaalmadiisa inta uu addoon ku yahay walaalkiis kaalmihiisa) .
Inta aad u taagan tahay walaalkaa kaalmadiisa iyo caawintiisa , adigana taada Allah ayaa kuugu kaalmeynaya oo ku siinaya .
Masha Allah
Success is not to get good job or build a big house, success is to succeed to Enter Jannah.
May Allah grant US Jannah.
Xeerkan waa muhiim marka la,eego in qofkasta cida uulasocdo saamaynayso hadaad culimada lafadhiisato wax kafaaiidayso, hadaad siyaasi lafadhiisato in siyaasada kafaaiidayso
balse muhiimada waa in aad maskiinta lafadhisato adoo umuujinaya dhimrin,naxariis iyo inaad wax islawayni ah kugu jirin❤
❤❤❤❤❤waa runtaa ilaahay markaad miskiin caawiso rabaa ku caawinaayo jazaakalaah kheyr
Masha Allah
Asc Adam wll waxan ka codsana dhor buug o ad naftada uhiben lehed inad isiiso ilaahey hku barakye wa iga codsi
Ustaad m.a allah haku barakeeyo waxa daawaday rag badan kasoo hadlay lkn adi waad kaduwantahy m.a jasaaa ka allahu kheyr
Jzkala ustaadkayga qaaliGa ah adan sahan alle hku xfido hku danpi dhaafo guuulayso ❤❤❤
Xeerarka qarba celis ah 😂 qarna wala dabaqi karaa somalay ha isku dayina inad wada dhaqan galisan xerashas qar laga yaba in wax ka badal ay ubahn yhn qarna layska dayo
Mahadsanid sxp Adan aqonyahan Sual adiga kabaxsan szp ninki xussen kurdi ma helay ❤ sitti diri dhaba somaligalbed awadal jabuti ❤
إحذر من البائسيين لكي لا تنتقل إليك عدواهم 😊
Kaniisadu guri illahay mahan waa meel illahay loogu shariigyeelo.
wa runta lkn kiristanaka ayey guri ilaah u tahay (عياد بالله)
Way ahan jirty waa ahlu kitab lkin hada ma aha
Say aamin sanyihiin wayeh ileen waayeh
قال نبينا محمد عن ربه ان الله قال ارحمو من في لارض يرحمكم من في السماء وربنا فوق سبع سموات❤❤❤❤❤❤
Labada dhinac ba wd naga tusisay ❤
احسنت أخي جزاك الله خيرا جزا
ninka buugan qoray waxn umalaynaya inuu nersisti ahaa😅
Asc wll aadanow buuga 48 xeer iyo buugtakale ee soo wada waxad kadhigtaa sida buuga casriye iyo sxb wan ku salaamay iyo waayaha daanyerta Saad kadhigtay qiimahooda kasoodhig
Aadan mahadsanid wll
وهل تنصرون وترزقون الا بضعفائكم .
Subxanallah Kanisadu maha guri illaahey!Alle ka cabso 😮
Abyo hadalka Mad Fahmin
Horta mafahntey waxa laga hadlayo inu yahey buug qoran sidiisana looga shekeynayo
Masha allaaah xafidallaaah
Masha allah guulaysoh hogaamiye
Wllo aadan sahan dad ka aad wax usoo gudbi nayso qaar ayaan wax iska shaan dhayn karayn ee buuga intiisa togan ama diinta kaso hor jeedda inaga dhaaf
Hal gurib buu jiro uu ilhy leyhy waana masjidka❤
Kaliya dheh Masajid
Liintii quraarada😂
War daacad baan u qoslay Sahanow kkk
Masha allah wlloh ❤❤❤
sxb igu salaan walaalkeen Lintii quraarada kujidhay from hargaysa
Ilahay haku barakeeyo wax badan ayaa ka faidey lkn coments ma bixiyo inta badan ani.
Thanks wll sharaf iyo karamo❤
Wll kaniisad io melaha wax an ilahey eheulyn lagu cabudo guryo ilahey mahan halkaas ku laabo
Guryaha ilahey waa masaajidada un
Gaalada wxs aamin san faqri ki sameya daaye illahay baa kuu laban laabaya wlhi oo billahiya
macbadka , iiyo kaniisada guryaha ALLAH weeye ayaad dhahday sxb bal intaa kulaabo ! 5:02
Wa laga yaaba jn bani aadamku is darba maro o isailaafo hadalkiisa balse badaba fahmtay dhanka posssitive ka u qaado sxb
M.a ustaad
Mahadsanid wll adan
Ustaad inagu marka aynu rabno inaan meel gaadho masakiinta waa inaan u dhawana si uu ilahy inoogu soo dhawado inagana kaas oo wx kasta haya halkii dadka qaniga laga ag dhawan laa
Hadii aad janno dooneyso masaakiinta u dhawaaw si aad u dareento weybo kamida nimcooyinka allah jska kaa siiyayy adigoonan muteysan, hadi aad hanti iyo janno dooneysona marna masjidka ku xirnow marna dadka hantiilayaasha 😂
Aadanow sxp kaniizada guri ilaah maahan baan filayaa Ee masjidka guri ilaah ah
Wad ku mahad santahy bro
My brother Aden Waan ku salaamay
Aad iyo aad umahasan thy walal sharaxaadda wanagsan
M.a maclin ❤
xeerarkan qaybaa khayaaliya inta wan uun ka qaata
Ustaad maanta waa ku sidee masaakiintu waaba dadka la dhahay caawiye waaxay haka dhawaanina xeerkani waa celis
Thnkz pro allha ku dhawro
Sama ha falin xuma kuuma yimaadaane.
Waxàan faqriga uga bixiyi waayeyba dadka aan aqaano waa wada faqri😂😂😂
ADAN WALAL ARINTA DIB UGU NOQO SABABTO AH MASAKIINTA IN LAGA AG DHAWADDO AYAA WANAGSAN xagas waxan u arka in aynu ku kala aragti duwanahay
😂😂😂😂😂 انت مضحك استاذي
❤ yaa sahan
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم هل تنصرون وترزقون الا بضعفا ئكم
أخرجه البخاري ❤
Nabigena sallalahu calayhi wasalam wuxu yiri miyaa la idinkugu gargaaraa oo la idinkugu arzaaqaa ila ducafadina sababked mahane dhaqan rer galbed ha isku qadanina wllyal❤
Dinta Islamka halabarbar dhihin dinmaha kale halkaa markad sharaxaysayna kamada firsan adanow
Owaxad adeegsatay dimaha ilahay bal kutalagal mahayn lkn xoga adon ogayn basharaxday
Lool reer galkayooo😁😁😁😁
Hurdaaaad kasso kacdey ustaaad😂😂
Wzc adan khadar cali ❤
😊
Sethy qali
Asc
🥸🥸
Mhdsnd ustaad 🎉
Waa yaaab
M.A❣️❣️❣️
buugaas isagoo soomali,ah malahelayaa aadanoww
@sahan podcast, barnaamijkan waxaan u daawanaynaa waa buuga iyo waxa ku qoran fadlan sharaxaadaada dib u dhigo, marka hore nala wadaag qodobka iyo sababta uu qoraagu uqoray, ka dib nala wadaag sharaxaadaada, mahadsanid
Waan kugu raacsanahay in uu wiilki nagu raaco ayaan rajayna mida kale dadaalkaga wankugu hambalyeynayaa wl Sahan
Saax waye sxb wan kugu racsahay
Saxiib si fiican ayad u sharaxday allaha ku barakeeyo lkn kaniisada iyo macbadkaba masajidka la mid ma aha, bal mesha ugu dulmi badan waaye oo nolosha kale ayagaba ka dulmi badan qof in danbi la dhaaf la weydiisto ayado hanti lagaga badalanayo danbi dhaafna aadan halaynin ma is adoonsi ka weyn aya jiri karo? 5:00
Sadaqo xitaa 😂😂😂
Waxay maanta bes nagu maca salaamaysaye 20:25 😂😂
ᴛʜᴇ ʟᴇɢᴇɴᴅ ᴀᴀᴀᴅᴀɴ sᴀʜᴀɴ
Asc aadanow, wll aadbad u mahadsantahay qodob muhiim ah ayaad daka ku baraarujinaysaa, lakin hadalkaaga waxan ka dhadhansaday markad masaajid ka hadlayso iyo markaad kiniisad ka hadlayso inanu wax farqiyi jirin, sidi ay labadooduba yihiin goobo Ilaahay si siman loogu caabudi karo taasna gaf baan u arkaa.
Bal waxa laga yaaba inu qalad dhacay yahay oo aanu kas ahayne halkaa dib ugu noqo.
Mahadsanid
Anu dadka mazkinta ugu jeclaheybe wx sameyna kalma kulmine waaba farxad midhan
Mahad sanid macalin aadan
Asc! can you make top 10 books you recommend to read?
Qeyr hasameyn sharri kuuma timaado
Fagaare media mee abu cabaas
asxan wall😊
Adan sahanow masjida unba lawda simanyhy ee kaniisada lama wada sino kuwa fuqarda gudaha ma galaan
Bannka isk jog jogan gudaha lona ogala
Blackrock and Vanguard
Asc❤
Halamid dhigin masjidka ilaahey kaniisad xumoo sanab lagucaabudo
Waxa ay ahayd ficiloqeyr ha samayn shari kuuma timaadee asalkeedu carab ayay nooga timi
Aadan wLL mahaysa daLiiL sheegayya in fuqarada aan Laga ag dhawaan bal qu.aankaaba Lagu sheegay in iyaga loogu dhawaado oo La caawiyo 😢😢
Muuqaalka dhamayso wll
Kiniisad.macbad iyo masaajid ma sina.karaamo masaajid uun ka eeg
Maskiinta in laga ak dhwada waa lagama maarmarman marka halka qoraaga kuma raacsani
Kaniisadu ma ahn guriga Ilaahy.....
Aadanow sow tamar taban kuuma soo gudbinayaan 😂
Kaniisada maahan guri alle
M.a
Maanta maanta maanta /+#)] 3/3/2024 2:00 AM Habeen
War nio aad iga fcn podkasyada
Waa fake rules Munafaq baa qorey
20 daqiqo sharaxad dhankaga ka timid bad nala wadaagaysaa, fadlan jaanis sii qoraa iyo fikirkiisa kadib la imoow sharaxaadaada
Yaaab
Markaa faylasof iska dhigeyso oo timaha kugu bataan waa sidan oo kale lol
Been baad sheegtay waayo masaajidka o9 kaliya ayaa lagu siman yahay kaniisad iyo macbad kaleba oo lagu siman majiro bis masaajida oo kaliya ayaa lagu siman yahay
Waronta wanakhalad inmasakinta lagafogado
Tan waa been taa
Ma hadalka nabiga iyo kan ala maaqilaafeesaa
Buugta kaa danbayso mar walba saas bay u rastesan yihiine ma waadan aqrin?
Adeer ninka wax kafaaidayso iskada buugtee😂😂😂😂
maxaad ka ogtahay bilowba uu dhammeeyay
Isagaaba qoray neefow 😂
@@somalilastdude9382 f*toy hoolku waa ka sareyaa, suaal lagu waydiyay ba laga jawabaa.
Miyuu qorey misu wuu turjumay !!
Aadan waa turjumaaa inta badan bugaag turjumay ban arkon aqristay
Ustaad inagu marka aynu rabno inaan meel gaadho masakiinta waa inaan u dhawana si uu ilahy inoogu soo dhawado inagana kaas oo wx kasta haya halkii dadka qaniga laga ag dhawan laa