Qisooyinka la yaab ka leh ee Dhakhtarkan dadka suuxiya soo maray.
HTML-код
- Опубликовано: 8 ноя 2024
- Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
Kala Soco Gallaydh Media Barahan
FB : / gallaydhmedia
FB : / hassangallaydh
TW : / hassangallaydh
Masha ALLAH waa aqoon sareysa 100%
Anesthesiologist, Dr. Ibrahim Hassan Djama covered various tops from Malko Dur-Duro elementary principal Gudcur, Ethiopian war planes raided Ina Naxar Hills , Magalo-qalooc (DLCOEA) xerada ayax in 1964, 1977 war , SSDF rebels , 1982-84 SNM rebels, finally , he was one of team of doctors who were going to Hargeis in 1988 , but Hargeis fell on Hands of Rebels SNM. , he was not allowed to boarded fly because of his tribe .❤❤ Mansha Allah , learn the history from baby boomers, and Millennials and G Z as he witnessed a lot of incidents.
Adeer xamar ayuu hagaajistey caafimaadkee, hargeysa wuu indho tirey dhakhtarkeeda oo waatii dhalin yaradii UFFO dilka loogu xukumay markay dhakhtarka hagaajiya is yidhaahdeen.
Dr kani intii uu xamar ku arkay uun buu ka sheekeynayaa misna sheekada kuma darin in faynuus waadhadhka hargeisa loo shidan jirey furaashyaduna ay qudhmeen.
Waa maxay muuqaalkan bilaa horhdaca ahi?! Waa maxay waraysigan iska bilowday uun. Warbaahineey aabbahaa w*s!
Dhakhtarka magaciisa soo sheega
Waanu wada shaqaynay dhakhtarka wayn aqoon buuxda waxa uu u leeyahay suuxinta waxaana uu ka khabiirsan yahay qaar badan OO shahaado wata Dr Ibrahim Muuf cidii taqaan way taqaan fidaan aqoona loo sheegi maayo. Waxaanse cadaynayaa in la liidu sababo qoys baan filayaa
Clip la iskama soo galiyo sxbyaal
Magaciisa iyo noloshiisa
Ku bilaaba
Waar Ninkii xasan miyaanu ogayn Clip kani
Qaybta 1aad ayuu kaga hadlay