Dagaalka ee Geeska Afrika,ceyrinta Eritrea, dadalka UAE,doorka Abiy,cabsida Gelle &saameynta Somalia

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Dagaalka ee geeska Afrika, ceyrinta Eritrea, dadaalka Imaaraatka, doorka Abiy, cabsida Gelle & saameynta Soomaaliya.

Комментарии • 125

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 месяца назад +16

    Ayaama ilaahey.. maaha maalin qudha...waa horuuna asteeyay
    SOMALINA❤🇸🇴 WAA GUULEYSAN

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 2 месяца назад +8

    Halyayga Africa afwarki gul cadowgiisa cagta hoos teeda

  • @SAABIQUUN
    @SAABIQUUN 2 месяца назад +7

    Somali-ummad lagu soo wada maqan yahay oo iyada isku maqan- hardest time to be Somali--no worries-Allah yaan leenahay

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 2 месяца назад +10

    Geska Africa waa ruxanayaye magaca somali alle ha mideyo Amin dhahaa dadow 🤲🤲🥹

    • @fadumaahmed684
      @fadumaahmed684 2 месяца назад

      Aamiin ya rabi

    • @fadumaahmed684
      @fadumaahmed684 2 месяца назад

      Somalia 🇸🇴 waa soo moodey wixii ugu darna tana rabow na mooti

    • @XuseenSiciid-zr3o
      @XuseenSiciid-zr3o 2 месяца назад

      Ina mariya

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 месяца назад +2

      Iyo Ummada islaamka oo idil

    • @Abdirahman-1020
      @Abdirahman-1020 2 месяца назад +2

      Kala Reeb Somaali madaxa is kuma sedated Somalida Djibouti iyo Somalida Kenya iyo kuwa Somaliland iyo ku Ethiopia way tashadeene Somaalida mup ka Alifka u eeg wadata ee Somalia lagumagacaabo ku fara adayga Jaarkiiyoow

  • @Sumadeena
    @Sumadeena 2 месяца назад +14

    Allow noo badbaadi dadkeena iyo dalkeena.

    • @SomaliPatriote
      @SomaliPatriote 2 месяца назад

      Amiin cadawga aad bu ubadan yahay

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 2 месяца назад +3

    Geeska Africa waxa qasaayo waa yahuuda Ethiopia 🇪🇹
    Yahuud kama daasho dhul balaari
    😢😢

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 месяца назад +2

    Ilaahay hogaamiye, Ummada Diinta Islaamka kudhaqa oo Caadil ah nawaafaji rabiyoow, hormar nagaarsiiyo aduun iyo Aakhiro.

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 2 месяца назад +2

    Mr,gaylan dee iminka Freelancer ayaad noqotey sxb,warbaahinada waawayn oo kuuyeedha umbaa kuudhiman.horey usoco waa wiil aad jigjiga ku kulanteen waqtigii waraysiga Mustafe cagjar

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 2 месяца назад

    ❤😂😮❤❤😂😂😢❤😂😂😂
    Ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada leh Ee caalmka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarIsmail-xz9fb
    @KhadarIsmail-xz9fb 2 месяца назад +5

    War cadawgada cadawgisaa waa saxibkaye ee afwarki so dhaweye 🫵

  • @AbdifitahDaudhassan
    @AbdifitahDaudhassan 2 месяца назад

    Idobiya Halista somaliya waye❤❤

  • @abdinasirnur1052
    @abdinasirnur1052 2 месяца назад +3

    Farah abdikadir mahamed alaha ku barakeyo wadku mahadsan warbixinaha jogtada ahe bartan noguso gudbisid ee ah mid herkedu aad usareyo shukranban kuleyhy ❤❤❤

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 2 месяца назад +4

    Xasan sheekh miyuu hurdaa lama socdo miyaa waxa hareerihiisa ka dhacaayo

    • @abrahman129
      @abrahman129 2 месяца назад

      Sxp xilligi aynu sugi lahayn madaxda lama joogo 😢

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 месяца назад +4

    Abiy AFGANBI AYAAN ALLAH UGU BARYEY OO AWOODIISA ALLAH WATO UUNA ISKA CELIN KARIN ISKA IYO DUBAI ALLAH KA AWOOD WEYN

    • @cabdiqaniaadem3661
      @cabdiqaniaadem3661 2 месяца назад +1

      😂😂😂 xumaan ha u arkin qosolkayga lakiin waxaan kuu sheegaya siyaasada Ethiopia way qorantay qofkasta oo meesha yimaadaana doorosho kuma yimaad ee afganbuu ku qabsadaa hadana isku si bay wax u wataan Ethiopia waxay doonayso way u caday waana bad iyo inay aaminsantay ta ka maqani ay tahay badaha soomalida
      Taa badalkeeda inaga ka xilka yimaad isagoo doorosho ku yimi walow ay 4.5 tahay oo inqilaab dadban uu yahay hadana mid waliba qorshuu wataa bal u fiirso labadii u danbeeyay
      Farmaajo : wuxuu watay Turkey iyo qadar
      Xasan : dubai
      Markaa inagu cidbaynu u shaqaynaynaa ee ma shaqaysanayno
      Muqdisho ha la iskugu imaadooy baan xak moodnay
      Muuse biixi wuxuu xulafo ka soo dhigtay Ethiopia markaa haday siyaasad cad leenahay waynu isku taanasuli lahayn 😢😊

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 2 месяца назад +10

    Geeska Africa Waxay Ka Kori La'dahay Farri-galinta shisheeye !

  • @akrimabdikarim9867
    @akrimabdikarim9867 2 месяца назад +3

    Allahayow imaaraadka burburi waayo lacagtoodi islaamka baa lagu burburiyaa mooyee loogama gargaaro.
    Gaalada bey ushaqeeyaane muslimiinta guud ahaan wey dhibeen duminta dalaka islaamka ayey lacag ubixiyaane.
    Xasbunalaah wanicmal wakiil wallaahu waliyu towfiiq.

  • @DAYAXMEDIANEWS
    @DAYAXMEDIANEWS 2 месяца назад +2

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @abdiladiif1462
    @abdiladiif1462 2 месяца назад +5

    Geeska Africa waxa u kusocda sida bariga dhexe 😂😂😂😂😂😂subxnlah

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 2 месяца назад +1

    INSHAA'ALAAH SHARKA AY NOO MALEEGAYAAN ILAAHAAY BAA NOOGA FILAN MINSHARI XAASIDIN IDAA XASAD ETHOPIA IYO EMAARAADBA BELAAYO KALE ALAHA U BIXIYO .

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 месяца назад +4

    waxan hubah inay Argagixisadah snm ku khasarih dontoh farah galintah UAE 🇦🇪 iyo Ethiopië 🇪🇹 kah wadan Awdal

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 2 месяца назад

      So waalo snm hooyda dhiladii iyo Walshawasta khaniis xarood

  • @التعلم-التقدم
    @التعلم-التقدم 2 месяца назад +4

    Wow editing ka mashaa allaah

  • @AbdiMohamed-e3m
    @AbdiMohamed-e3m 2 месяца назад +2

    Soomaali cadoowgeeda waa taqaanaaye ee kuwa ilaahay iimaanka kaqaaday ayaa naloogu soo gaban oo isku dal iyo dad nahay..

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 месяца назад +3

    Allow kii roon reerka reeb weeye xaalku

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад +1

    Masha alaah mahadsant walaalkey walee waa runtaa

  • @RukiyaAbdi-x2i
    @RukiyaAbdi-x2i 2 месяца назад +3

    Like sara

  • @guuldoon1
    @guuldoon1 2 месяца назад +4

    Hubka soo galaaya somalia waxaa so galiyay itoobiya dhamaan xaduudeeda lagaso galiyay

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 2 месяца назад +3

    Allaylehee ethiopia sidaa wey ku fiican tahay

  • @aadanabdirahman7756
    @aadanabdirahman7756 2 месяца назад +3

    Nin aqoontiisa iyo xirfadiisu sarayso farax abdi qadir

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 месяца назад +1

    Dekedaha Somalia 🇸🇴 Allah ha ka dulqaado Insha Allah

  • @madoorankareealownoodooral770
    @madoorankareealownoodooral770 2 месяца назад +2

    Sheeko daarood siyaasadeysan guuldarro

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 месяца назад +3

    Cadawga somaliya illaahay dhulkey dagan yihiin halasimo oo hadumiyo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @yusefahmed8903
    @yusefahmed8903 2 месяца назад

    Guul lnshallah 🇸🇴 ❤❤❤❤🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @leylagarmela5034
    @leylagarmela5034 2 месяца назад

    Somalia Somali baaleh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 2 месяца назад

    Xasan sheekh xaggee kaga jiraa is xulafeysigan?

  • @NadiaNoor-er3fg
    @NadiaNoor-er3fg 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y 2 месяца назад

    Hassan sh waxaa hortaalo kala doorasho jabuti iyo dubai hayeey

  • @AbdirisaakYare
    @AbdirisaakYare 2 месяца назад +1

    Waaaaaa sidaaaaan rabay
    Hellaw ilma keenadiiiid
    We r back to Hobyo ilaaaaa GARISA 🇦🇱Osmania
    Nin walaba wuxuuuu awooowgiiiiis ahaaaa buuuu noqon
    Marakan guuuuumaystuhu hawiye kaliya kuma ekaaanayaw
    Daroooood badan baaaaaa galaya guuumaysi
    Be ready

  • @prosl11
    @prosl11 2 месяца назад +3

    Mar haday somaliland ciyaarta weyn ee kaa socda geeska africa kuu jirto waa Masha Allah ,Guul jamhuuriyada barakaysan ee Somaliland

  • @fadumoaxmad1616
    @fadumoaxmad1616 2 месяца назад +1

    وعشاء ان تكرهو شيئا وهو خير لكم.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 месяца назад +5

    HARGEYSA waxaa habeenkii lagu Seexiyaa ICTIRAAF, subaxiina waxaa loo sheegaa iney LAFTA NAGAA yihiin....waa xanuun aan dawo loo hayn

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад +1

      Qalbiga kaa bukta laba yaab maa leehid oo nacayb iyo xaasidnimo ayaa lagu koriyeey ,hargeisa hadhwanaag weliga gaadhi mayseed ee ciil uu dhimo

    • @CawaaleXasan-y9t
      @CawaaleXasan-y9t 2 месяца назад

      Xaaroodna maxaa lagu seexiya 😂

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 месяца назад

      ​@@prosl11xutiyinta in duuqaayso waye

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 месяца назад

      ​@@CawaaleXasan-y9t😊😊 darood is watching y

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад

      ​@@superfun1819 kenyatiga inay idin xauuqday weeyan

  • @moookoodaar269
    @moookoodaar269 2 месяца назад

    Wariye saxa

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban 2 месяца назад

    Nagu Soo biir walal. Sharf kor kaaga ha ahatee. Muxaadarooyin qiimo badan aya Soo gudbina. Guulayso walal

  • @aamiinyare-wy1ds
    @aamiinyare-wy1ds 2 месяца назад

    Gaylanoow ina adeer gacaliye waxaan kaa codsanaa inaad mobile ii Gado waa nin hartiyee hddii aan ina adeerkaa ahay

  • @abdirahmansadikisse8701
    @abdirahmansadikisse8701 2 месяца назад

    Niyhw luuqadiiba waa hormarisay😅😅

  • @KUSOWQAWDHAN-f6c
    @KUSOWQAWDHAN-f6c 2 месяца назад +1

    Gaylanoow (jaalle wasiir) aniga oo ku ixtiraamaya, waxa aan ogahay in aad ka mid tahay golaha xukuumadda ee Deni. Cid walbana kama qarsoona in Deni uu ka shidaal qaato "Abu-Dhabi", saw markaa qayb kama tihid dhagaraha loo dhigayo Soomaalida, ee ka socda geeska Afrika & gacanka "Bab al mandab"? Xaggeese kuugu soo hagaagnaa?

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 2 месяца назад +2

    For a very long long time Somali people said to Hasan Sheikh then Farmajo then again Hassan Sheik create a Border force and they still have no plans for it!

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan4524 2 месяца назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShaahbanMohammed
    @ShaahbanMohammed 2 месяца назад +1

    🙏🙏🙏🙏🙏😍😍

  • @abdifatah8392
    @abdifatah8392 2 месяца назад +1

    Inta la helayo dowlad leh awood ciidan oo dalka lagu aamini karo waa in ay qabaa,ilka soomaaliyeed ilaashadaan dalkooda iyo qaranimadooda waliba is hubeeyaan oo xuduudaha adkeeyaan

  • @MustafeBashiirali
    @MustafeBashiirali 2 месяца назад

    War waxaan xayeysiin maaba dadka lacagta kaga dhameyn maxaa lagu dhagaystaa

  • @Shaciyemaxamud
    @Shaciyemaxamud 2 месяца назад +2

    Gaylan mede wa xaqiqo la hubo warkedu

  • @FARXAANIITO
    @FARXAANIITO 2 месяца назад +1

    Wll aftahan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +1

    Afrika ssc khaatumo kanool oo dhabadii guusha cagta laheshay maashaa allaah

    • @munayousuf8460
      @munayousuf8460 2 месяца назад

      Inay xaaladu halkaa gaadho ba ssc ayaa sabaabtay

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 2 месяца назад +1

    N iyo N

  • @fuadhaji1132
    @fuadhaji1132 2 месяца назад +1

    War

  • @countcryptonite
    @countcryptonite 2 месяца назад

    Uae waa cadowga geeska Africa

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 2 месяца назад

    Xaarweyne sheeko faqash baad iyo niic baad heysaa

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 месяца назад +1

    XILIGAY DOONTO HANOQOTEE ADIGA XABSIGAYGA WAAD SOO GALAYSAA AMA XABAAL AYAAD GALAYSAA OO XABSIGA NAARTA KU YAAL
    WAXAAD KASHAQAYSAA DHIBAATADA UMADA ISLAAMKA AH

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 месяца назад

      Adiga ma oromo baa tahay ninkaan waxoo ka hadlaayo faham si fcn islaamka aad ks sheekeeyneyso intee buu joogaa?

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 2 месяца назад +3

    SOMALILAND is ready for victory.

    • @khalidcumar3342
      @khalidcumar3342 2 месяца назад +3

      Somaliland lagu kala tag ee Isaaqland intiina barakeysta idoroow.

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 месяца назад +1

      bil cagsigaa run ah hhh

    • @Abdirahmanmohamed5104
      @Abdirahmanmohamed5104 2 месяца назад +1

      ​@@khalidcumar3342Isaaq is highly valued. But your kind are worthless.

    • @prosl11
      @prosl11 2 месяца назад +1

      Somalia lagu kale tag ,harti darood ee puntland ka dhaqaaqay federalka ,daroodow meeshina kuu eekada

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 2 месяца назад

    Itobiya hadi ay ku duusho eriteria waa u dhamaatay itopia maxa yeelay ayadaa dhaxdeda heshis aheen

  • @IdirisOsman-z8x
    @IdirisOsman-z8x 2 месяца назад +2

    somalia waxan ka quustay markii hassan sheikh Loo doortay baan dalkayga ka rajo dhigay

  • @prosl11
    @prosl11 2 месяца назад

    Mar kaste waxaad jeceshay inaad hargeisa iyo xamar inaad awoododa hoos dhigteed qabyaalad awgeed ,maxaad ugu hadli wayday garoowe oo kuu xidhan emirates kaa ? Amba deni inuu kuu xidhan yahay addis abba ? Anaga iskagay dhigisa nin weriya dacaad ah

    • @CawaaleXasan-y9t
      @CawaaleXasan-y9t 2 месяца назад

      Waa wariye xaarood naf miyad ka sugaysaaa

  • @cabdiqaniaadem3661
    @cabdiqaniaadem3661 2 месяца назад

    Ethiopia Iyo Emarat waxa ka go, an in Koonfurta Soomaalia afka dhulka ugu dhuftaan Waliba si aan so kabasho lahayn. Waxa qorshaysan dagaalo sokeeye in dib uga dhacaan.😊😊😊😊

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 месяца назад

    Imaaret hanoolaado waayo qaar caraba oo aan shar iyo khayr midnalahayn bay dhaantaa

  • @ahmedhersi4025
    @ahmedhersi4025 2 месяца назад +1

    Wariye heer caalamiya mr gaylan meda

  • @aliabdinurabdulkadir9769
    @aliabdinurabdulkadir9769 2 месяца назад

    Noole madow kulahaa, kuwa cad xabaddu madisho miyaa?.

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 2 месяца назад

    guul guul ethiopia, D jibuuti somaliland👍👍👍👍🇪🇹🇪🇹🇩🇯🇪🇹🇩🇯🇪🇹🇩🇯🇪🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @CabaasXaaji-du6lz
    @CabaasXaaji-du6lz 2 месяца назад

    Xuduuda aan qeexneyn misa xuduud beenaadka

  • @Gureey-l6k
    @Gureey-l6k 2 месяца назад

    Meel alle meshey gasho imaaraadka waa burbureysaa sas ha u garden afrika

  • @halbowle0187
    @halbowle0187 2 месяца назад

    Waa war fiican laakiin colaada iyo juqjuqaynta ay ethopia ku hayso dowlada iyo shacabka Somaliyed maxaa ku qasbaya in dowlada somaliya iska indha tirto 1964 somalia waxaa ciidan u ahaa 4000 hadana 44000 tan kale hadii ethopia iyo eletria dagaal ka dhaco somalia ciidan galiso somali galbeed new bolice ma Ethopia ayay difaaci doonaan oo ciidanka somalia dagaal bay Kala hor imaanaayaan mise ciidanka Somali ayay hiilo u noqon doonaan oo in la sii gumeysato ayay difaacan doonan?

  • @KhadarSigadMahamed
    @KhadarSigadMahamed 2 месяца назад +1

    1like

  • @maxmdeabdikaadirmuuse8844
    @maxmdeabdikaadirmuuse8844 2 месяца назад +1

    Warbixintaan in uu dhageysto ayaa ku ficneed madaxweynaheena hassan sheikh
    Oo isaga iyo golihiisa dowladda ku mashquulsan hanti boob iyo isku dirka qabaa,ilada walaalaha somaliyeed

  • @MahamedahmedAli-h6e
    @MahamedahmedAli-h6e 2 месяца назад +2

    😂😂😂😂😂

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 2 месяца назад

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MahamedAbdulahi-ur8fb
    @MahamedAbdulahi-ur8fb 2 месяца назад

    15 jirka somaliga iyo 90 jirkedaba wa kuwo ismudan marka yanan lawarerin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 месяца назад +1

    wax walba waxa kadaran ciidanka itoobiya oo wadanka iskaso geliya oo iskabaxaya sidi xero ay iskaleeyihin ee soomaaliyey wadanka kale malihidin ee difaaca

  • @CadaniBare
    @CadaniBare 2 месяца назад +2

    Waxas oo dhan waxa ka dam beya imaradka hasasan sheikh dabinti farmajo ka bad bad badiyey somalia Hassan sheikh aya ku ridey somalia imaradka wad ku cararteye ka xaxabi😂😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiaziMoha
    @AbdiaziMoha 2 месяца назад

    itoobiya mogii wax kale ma wasay

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhya 2 месяца назад

    Hubka gadidka jabuuti laga so dajiyy oo ee ithopia la so dagty waxa lagu so hubeenaya cidamadii somaliand dhawaan laga qaadyo oo ithopia lo qaady 😮

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 месяца назад +1

    First

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 2 месяца назад

    Emaaratku dawladu bada ayay burburisay. Somaliland ha iska ilaaliso. Abiy iyo Emaaratku waxay rabaan XEELAD in ay ku qaataan 20KM oo baddeena ah.

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 2 месяца назад

    🇸🇴😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔✅️

  • @ibraahimdhuxul5030
    @ibraahimdhuxul5030 2 месяца назад

    Waxaan aad uga helay sida markasta Somaliland ay qayb uga tahay xaaladaha geeska, taasi waxay inna tusinaysaa in loo baahan yahay in markasta heshiisyada la gelaayo laga baaraan dego in badan iyadaan marnaba cid kale lagala tashanayn.

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 месяца назад

    KKKK SHEEKO DAAAROOD GOORMA LAGA TAGAY WARKAAS

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 2 месяца назад

    War anaguna hadanu shacabka somaliland nahay waxanu garabtagan nahay Somaliya

  • @AbdulahiShuaib
    @AbdulahiShuaib 2 месяца назад

    Somaliland waanu kuqasbanahay meeshii danaha umadayada iyo wadankaygu kujiro inaanu soo dhowayno xataa Israel 🇮🇱 welcome hadiii danahayagu kujiraan somalia waa mamul yar awoood lahayn Turkish kuhoos nool iyo amisom sidee markaa siyaaasada bariga Africa uga hadashaa

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 2 месяца назад

    2 madax yar aya is heshay wa bani zaid iyo Abi axmad

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 месяца назад

      lakin labadaas waxay fulinayaa contract ka soo heleen yahuufa!

  • @muzthaphekunlizpayso1157
    @muzthaphekunlizpayso1157 2 месяца назад

    Gaylan Beentina Way ka dhamaataY views Na ma Helan

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 2 месяца назад

    Somaliyey isuhiiliya mardhaw way bilaabane

  • @cabdilahidahir345
    @cabdilahidahir345 2 месяца назад

    Beenale moiryaan darood

  • @khadarmohamed5521
    @khadarmohamed5521 2 месяца назад

    😂 Oohinta Kurdiyiinta isqabsatey .

  • @JamaZalah
    @JamaZalah 2 месяца назад

    Somalia,waxay ku jiraan sheekooyin mala awaala 😂

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 2 месяца назад

      kan wariyha is dhigaayo waa sirdoonka Ethiopia!

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip 2 месяца назад

    Ethiopia ku wuxuu u so socdaan somaliya wuuna og yahy ineysan iska difaaci karin somali maryooley

  • @iidwarfaa9936
    @iidwarfaa9936 2 месяца назад

    Reer burco ayuu ka maqalay timir xabaal taal kkkk hadalada reer burco ayay soo copy gareyaan

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 месяца назад

    Biyaha gacanka cadmeed Anakaale faqash iyo waxa uraa ma imankaraan wayo xad caalamiya ayaa noodhaxeeya Soomaaliland guuul guuul

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 2 месяца назад

    Imaaraat-ku waa musiibo loosoo diray ummadaha daciifka een is difaaci karin

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 2 месяца назад

    All what you are talking Or saying are non sence. You gay DHULBAHANTE WUU JABAY. DIBNA ISAAQ IS ARKI OARAAN.

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 2 месяца назад

    Propagandist ba tahy coz you don’t practically understand or studied facts on itopian troops they are not powerful they are nothing 😂wa beenta fuley cabsada ba tahy mante Wey dhamatay not like couple yrs ago awood wa lahaayen today not anymore your analysis is fake news based on fear.

  • @cabdoaadan4524
    @cabdoaadan4524 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤