Jawaabtii la wada sugayay ee ku saabsanayd Qadarta Allah┇► Dr Shibli

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
    / @sheekhmaxamuudshibli
    THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
    -----------------------------------------------------------
    FOLLOW US ON:
    Facebook:www.facebook.c...
    Twitter: / sheekhshibli
    visit our website
    sh.shshibli.com...

Комментарии • 465

  • @Sayidalihassan-s9g
    @Sayidalihassan-s9g 5 лет назад +213

    Sheekh allaha ku barakeeyo waxbadan o mugdi igaga jiray ayaad ii iftiimisay cilmigaaga allaha ku barakeeyo inta shiikha alle dartiis u jecel like ha i saaraan

  • @qanciye9489
    @qanciye9489 5 лет назад +24

    Jazakallahu kheryran sheikh.
    Waxaan umada somaliyed ugu nastexena in ay iska yareyan waxyaba waqtiga dhumiya sida Facebook oo sacado badan lagu qaato.
    Waqtiga waa qaali ee ha la galiyo barashada diinta. Allaha na hanuuniyo oo naga qabto waxii shar ah. Culumadena Allaha noo xifdiyo. Sheikh shibli Alle dartii ayaan ku jaclahay. Allaha ku xifdiyo adiga iyo family kaaga.

  • @MohamedAbdullahi-ie1hp
    @MohamedAbdullahi-ie1hp 5 лет назад +70

    Masha allah. Allah maskaxda iyo cilmiga haku barakeeyo Shiikh, run ahaantii si hufan oo xikmad iyo dagananaan leh ayuu runtii shiikhu usoo bandhigay, waa hab cid walba ay fahmi karto, shakigu waa camal shaydaan, waqti xun ayaa lagu jiraa qof kasta oo muslim ah waxa aan kula dardaarmaya in uu diintiisa fahmo oo adkaysto, meel walba oo shaydaan iyo qayrkii kasoo weerari karaana uu ka gaashaanto.
    Allah Tawfiiqda ha ina waafajiyo.

    • @mohamedosman4677
      @mohamedosman4677 4 года назад +2

      Allahuma Aamiin ya rabi

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 года назад +1

      Aaamiin yaa rabi

    • @samiirabintudaahir5954
      @samiirabintudaahir5954 4 года назад

      Aamiin yaa Allah

    • @seekguidanceb4its2late85
      @seekguidanceb4its2late85 4 года назад

      Aamiin

    • @ismabio9390
      @ismabio9390 4 года назад +2

      Walal iska ilaali kelmadda aad isticmaashay ee ah(WAQTI XUN) waqtigu maxumaado ismana bedelo blse dadka ayaa isbedbedela xilli walba-adiguna waan ogahay inaadan sida ulajedin blse sidasi diiniyan maficna, mhdsanid

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 4 года назад +7

    Wlhi blhi tlhi wax bdn baan fahmay oo aanan marka hore fahansaneen. Qadarta RABBI waan ogolaa oo kama hor imaan lkn waxaan u ogolaa inaan Addoon Alle ahay wuxuu igu sameeyana aan raali ku ahay. Lkn hadda cilmi ahaan baan u fahmay wlhi.
    Ilaahay Qabriga hakuu nuuriyo Ustaad Dr Sheekh Shibli.

  • @waxanimacagahaygiibaa2814
    @waxanimacagahaygiibaa2814 4 года назад +57

    Sheekha khayr badan Allah ha ku abaal mariyo, si fiican buu u caddeeyay.
    Waxaan ku dari lahaa, hadda ka hor diintu waxay igu ahayd sidii qolyihii Allah CW ku sheegay kalaamkiisa ee ahaa "Innaa wajadnaa aabaa anaa" oo diintu waxay igu ahayd wax aan waalidkay ka dhaxlay, hooyo iyo aabo waa Muslim, bulshadaan la noolahay waa Muslimiin, adna Muslim baa tahay, kaddib markaan garaadaystay waxaa igu bilaabmay was-waas aan wax walba su'aal ka keeno cilmi diimeed oo qodo dheerna ma lahayn ilaa aan gaadho heer aan iswaydiiyo Qur'aanka iyo saxnimadiisa, waatan Carabtu gabayga ku fiicnaydeen waagii Nabigee SCW amuuba Nabigu gabyaa ahaa oo waxani waxyi khaaliqa ooga yimid ahayne uu isagu allifay.
    Kaddib waxaan bilaabay in aana waalidkaybaa Muslinimada igu dhalay ku haysanine aan baadhitaan sameeyo, waxaan ogaaday in su'aalahani ayna anniga uun igu koobnayne ay culimo waawayn oo saxaabo, taabiciyiin iyo qolyo badan oo ka danbeeyayba lihi iswaydiiyeen jawaabo cilmiyaysan oo Qur'aanka iyo Sunnaha laga soo minguuriyayna ay innooga tageen Alxamdilillaah Iimaankaygii wuu sugmay yaqiin buuxda iyo hubaalna waan helay waxaan aad u raadiyaa waayadan dadka Islaamka dhaliilaha u raadiya waayo dhaliilahaasi cilmi bay ii biiriyaan markaan baadho.
    Tan qadarta meel dheer ha ka raadinin soo ma taqaanid waxa la yidhaahdo WAKHTIGA?
    Wakhtigu wuxuu leeyay bar billoow iyo bar dhammaad, haddaba wakhtigu waxuu saamayn ku leeyahay oo kaliya abuurka ama makhluuqa noole ama ma noole, Allah CW waa khaaliq ma lahan bar billoow iyo bar dhammaad toona wakhtiga dibaduu ka yahay, wakhtigu waxuu la billoowday makhluuqa, makhluuquna Allah mooyee wax allaale waxa jira oo dhan ee kale weeye noolaha dad dheh, xawayaan dheh, dhir dheh, malaa'ig dheh jin dheh iyo ma noolaha dhul, dhagax, cad-ceedo, meerayaal, xiddigo, kawaaniin, samaawaad waxaas oo dhan iyo waxyaabo aynaa ogayn weeye.
    Haddaba Illaahay wuxuu ogyahay billowga iyo dhammaadka wax walba wuxuuna ku qoray looxul-maxfuudka.
    Tusaale yar haddii aan ku siiyo waxan la yidhaa Time Travel ka lacala haddii uu jiri lahaa oo raacdo addigoo joogaa 2019 aad ku noqoto 1900 dii ood dusha ka soo daawato awoowyadaa iyo ayeeyooyinkaa, markay dhalanayeen, bar-baarayeen, guursanayeen illaa addigu maalintaad dhalanaysay laga soo gaadho, ood haddana Time Travel Machine kii raacdo ood tagto 2100 intaas oo dhana aad sii daawato korniinkaagii, guurkaagii, caruurtaadii, gabowgaagii, geeridaadii oo sii dhaafto oo dusha kala socoto wixii kaa tafiirmay iyo wixii ka sii tafiirmay kaddibna aad buug ku qorto dhacdooyinkaa aad ku qortay buugaas ma ahan in aad addigu u qortay ood ku khasabtay in ay sidaas wax u sameeyaan ee kaliya waxaad ogayd waxa dhici doona.
    Qadarta iyo qoraalkuna waa sidaas oo kale Illaahay billowgaagii iyo dhammaadkaagaba wuu ogyahay, intaa u dhaxaysa waxaad samayn doonto ayuu Looxul-maxfuudka kusii qoray ka horba intii aada samaynin.
    Waxaa la yidhi qudhaanjo ayaa saf ku jirtay, markaa qudhaanjadaasi waxay aragtaa oo kaliya iyada, mida ka horaysa iyo mida iyada ka danbaysa, maalintii danbe ayay safkii dhinac ooga baxday saa waxay aragtay malaayiin qudhaanjo aha oo isku faysha, wakhtigu waa sidaas oo kale,
    Haddii aad intaas oo dhan soo akhriday khayrAllaha ku siiyo

    • @hodanc6526
      @hodanc6526 4 года назад +1

      Mo mo ano qofna I shegin ayan mar hore waxa u fahmay sidas sababtoo ah Allah adomadisa ma dulmiyo tan labad caqli ayu nagu aburay tan sadexad cilmigisa uma kobna sideno kale tusale quranka wa sedex wakhti wax hore u dhacay wax hada joga iyo wax dhici dona anagu waxa joga ban ognay lakin Allah wuxuu no shegay wax so dhacay iyo wax dhici dona sa daraded Allah wa ogyahay waxaan samaynayn dono mustaqbalka

    • @TherealNomad01
      @TherealNomad01 4 года назад +1

      Mo Mo Masha Allah walal waa comment aad u qiimo badan, kooban oo hadana tayo leh. 👍🏾

    • @hTera-ds1nj
      @hTera-ds1nj 4 года назад

      Mo Mo v

    • @hTera-ds1nj
      @hTera-ds1nj 4 года назад

      Mo Mo vvtt

    • @hTera-ds1nj
      @hTera-ds1nj 4 года назад

      Mo Mo vvvv
      gv v

  • @laylajaamac9679
    @laylajaamac9679 4 года назад +66

    جزاك الله خير ياشيخنا
    dhalinyarow diinta halabarto oohalagaliyo waqtiga aynukulumineyo facebook iyo wixii lamida ogow cilmiga sharciga ah ooaad aqoonuyeelatokunacamalfashaa waa raasamaalka dhabta ah waa hanti aan khasaare lahayn aduun iyoaakhiro waa nuur iyo ileys waadaawo iyo caafimaad gunti iyo gabagabadii soomaalidu waa gob hadase aduunku inuu innagumeeyo ayu isku raacey waase halka aan isdhigno
    illaayayaw naxifdi oonaguulee adaa kaafigaya ahe
    اآمين يارب

    • @ahmedbukut8342
      @ahmedbukut8342 4 года назад

      Ameeeeeen ya Allah mahadsanid walal qali

    • @yusracali2995
      @yusracali2995 4 года назад

      Layla jaamac walaashey subscribe igu cawi

    • @user-sc7du8tf9v
      @user-sc7du8tf9v 4 года назад

      Aduunka nama gumayn abayo
      Ee waxa inagu meeyey qabyalada

    • @arizadizi8993
      @arizadizi8993 4 года назад

      ilaahayow dheh xagaa laynka ugu danbeeya ka ka horeeya

  • @xaajiyare1438
    @xaajiyare1438 4 года назад +10

    Jazakallah kheyr sheeg illahay haku xafido in badan ayaad noofaa iideysay allaha kuxafido

  • @mohamudabdullahi6131
    @mohamudabdullahi6131 5 лет назад +522

    Hadaad jeceshay rasuulka like saar

    • @sumayoabuukar2783
      @sumayoabuukar2783 5 лет назад +4

      Mohamud Abdullahi scw

    • @nasramumin1645
      @nasramumin1645 5 лет назад +20

      haku tuugsan rasuulka scw allaha kuhanuunshee

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 5 лет назад +7

      @@nasramumin1645
      Waa runtaa Nasro mafiicna in lagu tuugsado Nabiga SCW. Subxaanallaah.

    • @yusufabubakar3112
      @yusufabubakar3112 5 лет назад +2

      Mohamud Abdullahi caqli gaabnida iska daa walal maxamed

    • @walaalahakhayrka7846
      @walaalahakhayrka7846 4 года назад +3

      walaal Alle kacabso rasuulka iyo like maxa is ku keenaay

  • @hassannoorsheikh2666
    @hassannoorsheikh2666 4 года назад +30

    Waligay ma arag suaal looga jawaabo sidanoo kale m.a ilahayow xafid culimada

  • @fardusocawl1923
    @fardusocawl1923 4 года назад +2

    Mnsh ALLAAH sheikh Shibli runtii waa qof aqoon fiican diinta u leh. maslada si faahfaahsan ayuu u hoga-tusaaleeyey.
    EBBE Weyne Cilmiga ha u siyaadsho caqliga iyo cimrigana ha u barakeeyo. Aammiin Aammiin Aammiin!

  • @mustafcali6347
    @mustafcali6347 4 года назад +7

    Maasha Allah jazaakAllahu kheyr sheekhunaa

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 года назад +11

    Masha allah sheekh qeer allaha ku siiyo sidaa noogu waciisay

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 4 года назад +3

    MaashaAllah anyone who has doubts will definitely be contented. Plz watch till the end

  • @sharmarkeyare9718
    @sharmarkeyare9718 4 года назад +5

    Jazakallahu kheyr sheikh

  • @deqah
    @deqah 4 года назад +9

    Maansha Allaah sheikh ajar iyo xasanad Allaha kaa siiyo Aamiin.

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 4 года назад +5

    Ma sha Allah.. Ilaahay Hanagu anfaco Wacdigan.. Waxbadan baan kafaaiiday

  • @mohamedsiciid8195
    @mohamedsiciid8195 4 года назад +5

    Masha allah ilaahay sheekha ha inoo xifdiyo

  • @mohamedosman4677
    @mohamedosman4677 4 года назад +25

    Asc walalayal sheikha si fcn ayu u sharaxay suaasha jazakalah halaga digtoonado 10 mulxid 10 shiico ah iyo 10 masiixi ah mid walbo o kamid ah 100 ciwaan ayu leeyahay marka sidaas aye dad badan isaga dhigayan allow shartooda iyo tan shaydanka naga xifdi anaga ehelkeena iyo muslimiinta o dhan

  • @fowziyahajjihassan1648
    @fowziyahajjihassan1648 4 года назад +8

    Masha allaah sheikh jazakallahu qeyr asxabta noso gudbisay ilaah ajar iyi xasanad ha idiinka siyo

  • @dalmarcabdi7192
    @dalmarcabdi7192 4 года назад +3

    Allah hakudaayo Sheikhow....Waa mas'alo aad Basharka uwareerisay...Jawaabteeduna inbadan aana kuguuleysan...Ajar iyo xasanaat Allah hakaa siiyo shieikhow.

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 5 лет назад +3

    Mashaa Allaah. Jazaakallaahu khayra. Sheekh Dr Maxamuud Sheekh Maxamad. Baarakallaahu fiikum waxafidakumullaahu min kulli suu fiddaarayn anta wa'ahlaka .
    Allaahumma aammiin

  • @axmedyare2404
    @axmedyare2404 4 года назад +7

    Mancha Alah sh. Shibli

  • @khadiijomaxamuudbarre7848
    @khadiijomaxamuudbarre7848 4 года назад +7

    Jazaaka allahu qeyr sheikh

  • @geediabdullahi7412
    @geediabdullahi7412 4 года назад +7

    masha Allah Allah xifdiyo sheikha

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 года назад +5

    Mansha-allaah" Shiikh Allaha ku Xafido

  • @hibonugaal1113
    @hibonugaal1113 4 года назад +7

    So amazing maa shaa ALLAH sheikh may ALLAH swt bless u we love u so much👌👌

  • @fuaadi3086
    @fuaadi3086 4 года назад +5

    Cimridheer iyo caafimaad allaha kusiiyo sheeq inshallah

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 4 года назад +17

    Dr sheekh shibli waa caalim Masha allaaaaaaah
    Allaha cimriga kuu siyaadiyo

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 4 года назад +7

    يَمْحُو اللَّهُ مَا يَشَاءُ وَيُثْبِتُ ۖ وَعِندَهُ أُمُّ الْكِتَابِ
    جزاك الله خيرا

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 4 года назад +5

    Sheequnaa Dr shibil shugran

  • @sadaimohamed1486
    @sadaimohamed1486 4 года назад +7

    Aslaamo caleykum maashaa Allah weeyeh Allah haa nooh wado xifdiy dhamaan toodah amiin yaah rab calamine

  • @xamdisheikh7417
    @xamdisheikh7417 4 года назад +3

    Masha allaah alle swt ha ku xifdiyo aamiiiiin insha allaah aamiiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shamsoabdi3740
    @shamsoabdi3740 5 лет назад +7

    Mansha Allah kheeq ilahay hakuxafido jazakalah khery shekh

  • @fowziamohamed3799
    @fowziamohamed3799 4 года назад +6

    Mashaallah jazakaallahukeri

  • @cdigta
    @cdigta 4 года назад +3

    Allah ajar haka siiyo suaashan somalida badankeed muhiim u aheyd

  • @ahmedabdullahimohamed7377
    @ahmedabdullahimohamed7377 2 года назад +2

    Masha Allah Sheikh my Allah S.W blessed you!

  • @seynabmahamoddirir7980
    @seynabmahamoddirir7980 4 года назад +1

    Maasha allah illahow ku xafid shekhunaa anakane naga yeel kuwa imaan buxa leh naga yeel Aamiin yaa rabi

  • @abdiblack5024
    @abdiblack5024 4 года назад +7

    Sheik Shibli Allha Ku sharfo
    ❤❤❤❤❤❤❤👑👑

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 4 года назад +1

    Masha Allah jazaaka Allah waad noo faa idaysay. Allah kuwii qadarkasta kusamra naga dhigo Allah wuu kanasahanyahay nusqaan dhamaanteed.
    Somali baa diintu shaki iga gashay waa wax iska yeel yeel ah waayo Allah ayaa inoo doortay somali ahaan inaanu muslim saafi ah noqono alx.

  • @walaalahakhayrka7846
    @walaalahakhayrka7846 4 года назад +5

    Mashaa Allah ........ waa saah ........../////////

  • @Fatush360
    @Fatush360 4 года назад +36

    Subxanallaah ilaahow imaanka no siyaadi😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @amuunindho2634
    @amuunindho2634 4 года назад +1

    Jasakallaah khyr sheikh allah hangu hanuuniyo jidka tosan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 4 года назад +3

    Allaha hanuuniyo u Adan mashqulsan subxa Allah shiikh waa mahadsan tahay jawabtaa ajir iyo xasanad

  • @ardouzumusafa3179
    @ardouzumusafa3179 4 года назад +4

    M.a walhi sheke ilahay haa barkeeyo si cilmiyesan ayu oga hadlay xaqiiqdii ka hadlay waxan hal meel kaa wada shaqeynaa nin gaal aha oo aad ugu weyntahay galnimadu subxana Allah mar kasta waxu iga laa hadlaa arimaha diinta malin bu sidii wax igu sharaxayay ayan su al weydiyay oo ku dhahay hadad leedahay NBI Cise csw tiri waxu ahaa wilkii ilahay oo waa laa dilay waxan ku dhahay hadlkagag hadan ku raaaco oo sidaas tahay ilahay sow maa arkeynin wilkiis marka laa dilayay maxu oga bad badin wayay ileen abe cunigiigs oo laa dilayo ku firsanayo maa jirteee hadad adigaa carurutada oo laa dilayo miyaad ku firsaan laheyda mise waad badbadin laheyda? Haa ayu dhahay waan kaa badbadin lahaa ayu dhahay markasan ku dhihi hadab haa dhihin Nbi cise csw waa ilahay wilkiisa walhi wax u igu jwbo ayu garan wayay anigaan cilmi badan maa lihi oo waxan didayay diinte subaan waxa intu iga weydiyo aan kaa jwbi karin waxan u sheegay iney jiraan culimo aqoon leh oo loga danbeyo wixii su alo diin aha oo aanu anigu aheyn qof wax yaaqno marka waxad aqoon u laaheyn waliga laga maa hadlo intad taaqano adigu ku dhaqaan lakiin hadad adigon wax badan aqoonin aad tiraado su alo iyo jwbo ayan bixin intaas dambi kugu filaan ilahay ayey mahad oo dhaan u sugnatay oo inaag dhigay dad muslima aha Alxmaduliha ilahay u daaya qadarta iyo xukunka isaag talo sarta naftiina wax kaa qalinsan maa jiraan oo u qofka bin Adam u heysto Allah ayeyn gacantiis ku jirtaa ilahayna waa mid cilimi u saxiiba aha Asc

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 года назад +3

    Shiikh Illaahay Haku Barakeeyo Adiga Inta Kugu Taxaluda Amin Angana Illaahay Ha Nagu Anfaco

  • @abdulahimohamoud692
    @abdulahimohamoud692 4 года назад +13

    Wlh si xig mad leh ayaad nogu sharaxday
    Qeer allah kasiyo

  • @Heybadd
    @Heybadd 4 года назад +1

    Wlhi mas'aladaas si duub duub ah ayaan u aaminay ayadoo maskaxdayda suaalo ka guuxayaan allha kaa abaal mariyo shiiq sida aad noogu bayaanisay jazaakalaah

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 года назад +6

    Masha Allah

  • @omarahmed83
    @omarahmed83 2 года назад +1

    Sheekhu wallaahi waxba kama jawaabin, qadartu waa masalo aan jawaab loo hayn.

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 года назад +3

    Sheekh jzakallah alle haku xafido adun iyo akhiraba wax badan ayanka fa.iday

  • @aesthetic_toxician8632
    @aesthetic_toxician8632 4 года назад +3

    MashaaAllah in Allah qad axaada be kuli shey,in cilma

  • @munaabdinaasir7588
    @munaabdinaasir7588 5 лет назад +6

    Jzkq sh shible xafidulaah

  • @ismacilxasan-wr9jk
    @ismacilxasan-wr9jk 9 месяцев назад +1

    الله يبارك فيك يا شيخنا الحبيب ❤❤❤

  • @huudbinali4852
    @huudbinali4852 4 года назад +4

    Masha Allah jazaka alkheyran

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 года назад +10

    masha alllah

  • @gabyaaawtaad7608
    @gabyaaawtaad7608 5 лет назад +12

    الله يرضي عنك

  • @rabicabshir3568
    @rabicabshir3568 4 года назад +1

    Ilaahay haku barakeeyo cimrigaagana ilaahay habarakeeyo
    Walle wax babadan bn kafa’idaystay
    Jirkaaga ilaahay naar haka dheereeyo

  • @jeedalcas4899
    @jeedalcas4899 4 года назад +17

    ilaahay culimada janadaada ta u saraysa gee

  • @fagaarahafanka2307
    @fagaarahafanka2307 4 года назад +5

    Subxan allaah jasakalahu khayr

  • @siciidh
    @siciidh 5 лет назад +4

    MaashaAllah shiikhana... si kooban oo aad loo fahmayo nogu sharaxday.... Qadarta Alle Cilmi iyo Aqoon tiisa Kaamil ka ah haloo celiyo..... mashaAllah wa jazakalahu khayr..

  • @iqlaasclaahiahmed146
    @iqlaasclaahiahmed146 3 года назад

    M.a allaahu akbar ilaahow culimada noo xifdi shar iyo shaydaan nooga xifdi jasaakallahu khayran shiikhanaa

  • @maxamedcabdisalan8447
    @maxamedcabdisalan8447 4 года назад +1

    masha allah jazaka allah qeeran jazaaa sheikha allaha xifdiyo cilmiyaaan kakororsanay wlh

  • @baradhosheekh4536
    @baradhosheekh4536 4 года назад +1

    Jazaakallah sheekh shible illaahey cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo. Muwduuca sidaad u sharaxdey 100% waa si uu damiimku xataa uu fahmi karo.

  • @hanadaligodar7172
    @hanadaligodar7172 4 года назад +7

    Walaahi runtii waa faaidii ugu waynayd ee aan abid helo

  • @hamzebarwaani689
    @hamzebarwaani689 4 года назад +1

    Mansha Allah illahay swt culimada haynoo barkeeyo

  • @bashirshirdoon5828
    @bashirshirdoon5828 5 лет назад +2

    Mahadsanid Shiikh allaah ha kaa ajar siiyo tusaalooyin nool nool ayaad na siisay annaga allaah ha nagu anfaco
    Cilmiga allaah ha kuu barakeeyo.

  • @abdikarimck5321
    @abdikarimck5321 4 года назад +1

    Jazakallah sheekh shibli si cilmiyaysan baad noogu sharaxday Allah kaa jazo siiyo

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 7 месяцев назад

    Waa sida qudha ee aan kasii fekerey anoon maqal sheikha.
    Allah waxaad samayntoonto buu sii arkayay k dib ayuu waxaad dooratay kuugu qadaray.
    Alla sheikha habarakeeyo.

  • @ubaxaadam4918
    @ubaxaadam4918 4 года назад +1

    Maasha ALLAH ALLOW kuxafid oo kubarakee aduun iyo aakhiro

  • @umull5778
    @umull5778 4 года назад +2

    masha alllaah sheekh ilaahy haku barkeyo

  • @bishaarmaxamed1648
    @bishaarmaxamed1648 4 года назад +2

    جزاك الله خير جزا شيخنا بارك الله لعلمك

  • @abumoalim
    @abumoalim 4 года назад +1

    Masha Allah, Allah kubarakeeyo sheekhunaa si fiican ayaa ufaa
    faahisay

  • @super-boy7762
    @super-boy7762 4 года назад +1

    Walahi in pdn waa raadshe jawaptan m.a allaa manta ila kulansiiye ila jecladay ina ogado allh ku parakeeyo sheikhoo i.a.

  • @ilhaansblogs9966
    @ilhaansblogs9966 4 года назад +7

    Mashallha

  • @siciidamiir5278
    @siciidamiir5278 4 года назад +3

    Alle haku jecelaado shibli ku jecliy dar Alle

  • @dryusufyamani3520
    @dryusufyamani3520 8 месяцев назад

    Mash allh Sheekh Allaha ku barakeyo

  • @user-lf3uu6os1c
    @user-lf3uu6os1c 4 года назад +2

    الله يحفظك ويجزيك خيرا شيخنا الفاضل

  • @xubihaji342
    @xubihaji342 4 года назад +2

    Masha Allah yaa Rabbi culimada nobarakey xaqanakusug

  • @jamajama7292
    @jamajama7292 4 года назад +2

    Alhamduliaah Jazaka Allah khair sheikh Dr Shibli

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 4 года назад +1

    Masha allaah ilaahey cilmigaaga hanoo barakeeyo

  • @mohamedirran7390
    @mohamedirran7390 4 года назад +2

    Masha Allah sh shibili sifiican baad ugu jawaabty illahay cimriga hakuu dheereeye Lkn aniga waxaan layaabanahy dadkan dintoodii shakigu kagalay

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 4 года назад

      SI FIICAN UGUMA JAWAABIN WALAAL , FADLAN FIIRI SHEEKH KISHKI MARKU KA HADLAYO QADARTA

  • @user-tz7gw4lr5q
    @user-tz7gw4lr5q 5 месяцев назад

    Cilmiga alle haku barakeeyo sheekh wax badan ayad nokala sartey

  • @mohamedosman2757
    @mohamedosman2757 4 года назад

    Maaaaashaaaaa allaah.
    Si fiican ayuu u kala caddeeyay sheekhu.

  • @umuosman7205
    @umuosman7205 5 лет назад +6

    jazakallah kheyr

  • @nuneycabdulahinuneycabdula87
    @nuneycabdulahinuneycabdula87 4 года назад +1

    Sheekh Maasha allah JazaakaAallhukheyraa😭

  • @yazidali408
    @yazidali408 2 года назад +1

    جزاك الله خيرا وكثر الله امثالك شيخنا ❤

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial6603 2 года назад

    Jasaa kumu allahu kheyr jasaa sheekh shibli xafida hulaah waracaahu

  • @kamaalhasan763
    @kamaalhasan763 4 года назад

    Wlhi bilaalhi waa suaal aad u weyn oo aan ubaahna cid un aan weydiiyo Ilaahoow qofkii suasha soo qoray ka ajarsii iyo Sheekha nooga jawaabaayo Ilaahoow wada xifdi iyaga iyo anagaba

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 4 года назад +1

    Mashaallah tabarakallah sheikhow ilahey kheyr badan hajusiyo waxan ognahay ilahey umaqorin qofna inugalo naar lkn cilmigisa iyo awodisa ayukuogaday qofkan wuxu kukicidono inu noqondono qof ficiil xun kujicidono

  • @puresomalilanderberberawi494
    @puresomalilanderberberawi494 5 лет назад +13

    Hadd tidhahdo #ILLAAHYBA sw
    Ayaa qoray #RISIQAYGA oo Guribaan ama qolban isku xidhaya oo #CUNTA ii imanaysa
    Mana raadsanayo Cunto
    Ma caqlibaa
    Laamida baaburtu maraysan sexanaya gaadhi ijiidhi maayo oo dhimanmaayo waayo illaahba ii qoray

  • @cabdiraxamaanmashaallah9712
    @cabdiraxamaanmashaallah9712 5 лет назад +3

    ala haku xifdiyo shiikh

  • @shariifomuxumed6532
    @shariifomuxumed6532 5 лет назад +7

    masha allah

  • @halgankasonna636
    @halgankasonna636 4 года назад +1

    Masha Allah, jazaka allahu khayran

  • @maida215
    @maida215 4 года назад +1

    Maa shaa allah jazaaka allah sh shibli cilmiga ilaahay hakuu sii zaidiyo ajarna alaha kaasiiyo waad noofaaideeysay thanks 🙏

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 5 лет назад +1

    Su aashaan waa loo baahnaa khaasatan dadka qurbuhu waa kuwareereen shiikh shibli khayr allaha kusiiyo laakiin intan faahfaahin kabalaaran ayay ubaahantahay Afsomali unbuu nugu daldalay

    • @ttonlinequraan4917
      @ttonlinequraan4917 4 года назад +1

      Haaruun Macalin Malaha chinese language ayaad u baahneyd si aad u fahamto. Dhib ma laha sheekha waxaan ka codsaneynaa inaa soo barto af chinese

  • @aaminojibril7335
    @aaminojibril7335 4 года назад +3

    Jazaaka alaah khayr sheekh

  • @user-oc1ds2gv2l
    @user-oc1ds2gv2l 4 года назад +1

    Maasha allah alle haku barkeeyo sheekhena beentaa mahn wuxuu alle nooqry gafimeeno hadee xumaa iyo samn ay thy shaly waxy ii ahyt maalin 😰murugo badn lkn manty alxm waan 😁iskafarxsanhy الحمدالله علي كل حال

  • @mukhtarabdurahman4352
    @mukhtarabdurahman4352 4 года назад +1

    Ilaahay dartiis ban ujecalahay SHiiqa alle ha xafido😍😍😍

  • @ibrahimhersi4087
    @ibrahimhersi4087 4 года назад +5

    M.a Sheikh Allah kudhowro

  • @caashiqatuljinnaan7896
    @caashiqatuljinnaan7896 5 лет назад +4

    Masha allah jzkllhi khayr sheekh xagee su.aalaha xage lagu so diraa
    Alle swt haku barakeeyo
    Aakhirane janatul firdowsal aclaa allaha kugu arzuqo