JIRJIR - Abdi hakiin Xaashi (Raaxeeye)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 янв 2025

Комментарии • 55

  • @mohamedadamomar4724
    @mohamedadamomar4724 6 месяцев назад

    Ninkaa gacan kabanka halkeeda ayuu dhigaa ninkan oo kale dakhlibaa la galiyaa siduuu fanka u dhiso maashaa alaah bal eeg sida uu uga shanqadhinaayo bahalka

  • @Dhuuntow_ibrahim
    @Dhuuntow_ibrahim 8 месяцев назад +1

    Markaad kaligaa wax jeceshahay Waa iska sidaan love u Abaayooy ❤❤❤

  • @Cazuuz
    @Cazuuz 2 года назад +3

    Sidaan kuugu jeelee,
    Jirro ii haleeshiyo,
    Naftu kuu jeclaatiyo,
    Sidaad iiga jeedaa,
    Isku jaalba maahee.
    Woof caleek! Runtii wuu ka baxsaday wan heesi kara looma heeso sidan baa loo heesaa!!
    |Khamiis| 26-Jan-2023.

  • @mohamedjamaa8788
    @mohamedjamaa8788 7 лет назад +6

    heestan waaxa qaadi jiray cabdi tahliil warsame oo jooga magaalada muqdisho ya salaam

  • @mohamedali6107
    @mohamedali6107 8 лет назад +3

    wooow cadi ma aha duqa rerka indhihi jalecada indhaha xagaday jiran raxeye

  • @iluvxamar
    @iluvxamar 15 лет назад +2

    qofkaan caadi mahan masha allah good song dadki hre ka danbeyaa cml.... kaban..

  • @saidbashir2488
    @saidbashir2488 8 лет назад +6

    wiil rer cigalaa bartaa kahay ninyhoow caruurta suuraha kashekynsa fanaanka yaan waxlagaa sheegin yaann idin caayine addr raaxeye fanaan qaaliya

  • @kaaweyare
    @kaaweyare 3 года назад +3

    Markuu jeeradhaabuu
    Jilif geedku yeeshaa
    Jirriddii lixaad lina
    Jabiwaayi maysee
    Jirjirkiyo dartaabaan
    Jeegadaan u aalaa
    Jalkii qaadan waayee
    Sidaan kuugu jeelee
    Jirro ii haleeshiyo
    Naftu kuu jeclaatiyo
    Sidaad iigu jeeddaa
    Isku jaalba maahee.!

  • @dayibmaaruf1
    @dayibmaaruf1 11 лет назад +3

    fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq caaadi maaaaaaahan

  • @Iliassoma1
    @Iliassoma1 14 лет назад +2

    wwwwwwwwwww heesta macaanaaaaaaaaaaa wiilkaan caadi maha ala ku jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @Maan-Jama-e1o
    @Maan-Jama-e1o 3 года назад

    20 sano oo cir alle ka dhalatay ayaan heskan maqlayy 😀😀😀

  • @awaleize
    @awaleize 12 лет назад +2

    Wooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow I Love this song

  • @Nazztexxo
    @Nazztexxo 14 лет назад +1

    Damn, he is handsome!! Kept it up.

  • @Siinaaay
    @Siinaaay 15 лет назад +2

    waa wareey ninku suura badanaa acuudu bilaahi waan ka yaabay
    malaha suuraha ayuu mooday qurux war waa dhoocil nimo ee iska dhaaf sxb is jajabinta gabdhahaa ku nuuree
    adoon suuroon ayaa qurxoontahay xoogaa bidaartaa ku dishay sxb buluko xiro

    • @Dawaco22
      @Dawaco22 2 месяца назад

      Foolxumaa meel la fariisto mooryaan waaxid

  • @hamseganey4383
    @hamseganey4383 8 лет назад +5

    Heesta intaadan qaadin sheeg inaadan adigu lahayn heesta.

  • @ahmedyamec8643
    @ahmedyamec8643 9 лет назад +3

    yac wale rag isku cod ma ahn

  • @abdiwaliali3305
    @abdiwaliali3305 7 лет назад +2

    abditahlii tariiq lama huraan ah

  • @jamalexiingalool8701
    @jamalexiingalool8701 6 лет назад +1

    Wakhti walba waxba ku soo xasuusataa heestan waxan kusoo xasuusta jabaheyga jab ka midaa

  • @marwosihaam6148
    @marwosihaam6148 6 лет назад

    Qifkii ibaray jacaylka iyo micnaha uu xambarsanyayhay ayan xasusuta mrkn maqlo heeatan qofkaas hada rerkale ayu leyahy ana sido kala walina wn xasuata

  • @sheekeeye369
    @sheekeeye369 3 года назад +1

    Best Song

  • @shabeelbuureed4805
    @shabeelbuureed4805 12 лет назад +1

    inkastoonu gaadhayn codkii c/tahliil warsame hadana
    waa nin codkuleh heestan

  • @SHABEELKA01
    @SHABEELKA01 12 лет назад +1

    wooow nice i like this song . caadi ma ahan

  • @Cadeey87
    @Cadeey87 16 лет назад +2

    Nice song, he has a nice voice. Great video Madaale.

  • @malaak1
    @malaak1 15 лет назад

    here we goooooooooooo yeeeeeeeh

  • @gobaad6561
    @gobaad6561 4 года назад

    Hees iga dheh

  • @MadaaleProductions
    @MadaaleProductions  15 лет назад +4

    You guys need to get a room lol
    idinkii baaba isku jeestay e abtigii waa la ilaaway
    kkk

  • @shabeelbuureed4805
    @shabeelbuureed4805 12 лет назад +1

    jalkii qaadanwaayee

  • @malaak1
    @malaak1 14 лет назад

    niceeeeeeeeeeeeeeee sing away mr hakiim

  • @li60m
    @li60m 14 лет назад +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw i love this song

  • @xayaatunafsi
    @xayaatunafsi 13 лет назад +2

    inader Mr madaae aad baad ugumahas santahay dadaalka aad wado please hadaad soo gelin karto lyrics oo dhameystiran. Thanks and i really appreciate it..

  • @zamzamahmed3044
    @zamzamahmed3044 6 лет назад

    Hadhi kaba mavarw Dk barer koradhe

  • @abdrah2022
    @abdrah2022 10 лет назад +1

    Somali gog

  • @sanbuqoboy
    @sanbuqoboy 15 лет назад +3

    war nimanyahow waad is wareeriseen lakin bal aan xaqiiqa nii taabto.
    ninkaan waa nin reer cigala ah oo wali reer khalaf ah marka meesha ayuu ka keenay suuraha iyo isla waynida yaan la yaabin.

  • @malaak1
    @malaak1 15 лет назад

    sweet tune ...

  • @Abshirohaji
    @Abshirohaji 15 лет назад

    i think this guy his mom is og cuze his handsome

  • @maajidmahbuub8960
    @maajidmahbuub8960 10 лет назад

    kkkkkkkkkkk odeygaan yar wax suuro ku dhan waan waayay sidii dumarkii sanka taagayaa yaaaaaaaaaaaaaaab

    • @hamseganey4383
      @hamseganey4383 9 лет назад

      +Maajid Mahbuub Sida dumarkii jaahil aamus dumarka qalad baad ka aaminsanthay waa tan kudhashay Ismaydh.

  • @samiyamohamed500
    @samiyamohamed500 6 лет назад

    kaabaax

  • @zamzamahmed3044
    @zamzamahmed3044 6 лет назад +1

    Com n kaf

  • @abtidondharaar1846
    @abtidondharaar1846 9 лет назад +2

    Libaax war nin kastoo fanaan ah copy gisa hadaan la hayn wa adaagtahay

  • @sanbuqoboy
    @sanbuqoboy 15 лет назад +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Qofkasta waxa uu ka helaa fanaan ama ha ku tagero qabil ana cod ama fanaanka qaab ahantisa. lkn somaliyay maxad ku tagertaan idinku qofkasta oo la adko waad caayaysane.???

  • @abdirahmanhajji4233
    @abdirahmanhajji4233 8 лет назад +1

    sqx

  • @DaYax123
    @DaYax123 15 лет назад

    Nice copy of Abdi Tahliil`s song

  • @seanadair9321
    @seanadair9321 7 лет назад +1

    gay

  • @Qoordheere.
    @Qoordheere. 11 лет назад +1

    ooof oof raaxeeye