Miyaydan dareemin heestan waxa ay inoo sheegaysaa qiso ka dhacday bada cas oogadeeda inta u dhaxaysa Cadan iyo magaalada qaaliga ah oo aan ku dhashay ee boosaaso ama bandar-qaasim. Doonidii balooleey Ka bakhooshay cadanee Bandar-qaasim loo raray Iyo Bari guntiisii
Heestan Magaceeda sida kor ku qoran ee "Baxsaneey Nimcooy" waa ka raadiyay RUclips ka iyada oo Lyrics wadata. Qof i caawin karo hadi uu jiro fadlan yaan layga hagran. Magac kale hadi ay igu caawi si aan qoraalkeeda iyada wadata u helo amase fadlan adiguba Reply-ga lyrics iigu reeb. Abaal ayaan kaaga heyn doona qofki inta ii sameeyaw🙏
I dont have music only but if u r musician u can play yourself.. Be respectful and ask the artists permission whom the music and the lyrics belong to b4 u release ur new Album sxb lol
salan sare sxbkey madadale waxan codsanayaa hee aanan aqoonin cidii qaade balse aan xasusto mireheeda .waxaa ka mid ahaa miraha hadii aan u fiirso farxaday u dhalatiyo fayaheeda fiicnida jaceylkeeda foosiyaa amuu igu fogaadaa .waxeyna ku jirte heesati albumkii la oran jire GudGude lakiinse ma garanayo sanadka uu ahaa many thanks sxb jwb ayaan kaa sugaa
good song
great lyrics
masha allah ... keep up the good work brother
Adiga noo sooqor lyrics heesta
Allaahu akbar axsan fanaan ninkan lakiin shaashadaha ku maan arag
Very sweet song, like that kaban, it's the real somali kaban.
sxb cabdinur waad ii dhuumatay, oo iima aadan sheegin in aad fanaan weyn tahaye!! funtii waayahan ma aanan arag koox sidan kaban fiican u graacda !!!
hees macan waxana lagaa dhahaa nice music iyo words I like dis song
Murti, Laxan, Cod, Jilis, Tumis &Jidbaba 💯
ah iyo ah rageedi, keep tings on top yh
Miyaydan dareemin heestan waxa ay inoo sheegaysaa qiso ka dhacday bada cas oogadeeda inta u dhaxaysa Cadan iyo magaalada qaaliga ah oo aan ku dhashay ee boosaaso ama bandar-qaasim.
Doonidii balooleey
Ka bakhooshay cadanee
Bandar-qaasim loo raray
Iyo Bari guntiisii
wooow kabog saami maayo 100 sano hadaan jiro
Waar hayaay. Heestani waa hees qaali ah. Waxay ii sawirtey qisadii jaceylka ee Cali Maax iyo Cawrala.
Yarka dambo oo qaadin Maxaa la oran jiray
yes i like this beat....waxaan oo kale aa rabaa
big up abdi nuur iyo mu alifka heestaba.thnkz
From kenya. Great voice. Was it a competition? Cause those guys in caps are jealous but impressed 😁
Cajiib too talented
Nice one. Thanks mrMADAALE.
sound good man!!!
dude this is my tune right here
raely lve ths sng
Heestan Magaceeda sida kor ku qoran ee "Baxsaneey Nimcooy" waa ka raadiyay RUclips ka iyada oo Lyrics wadata.
Qof i caawin karo hadi uu jiro fadlan yaan layga hagran. Magac kale hadi ay igu caawi si aan qoraalkeeda iyada wadata u helo amase fadlan adiguba Reply-ga lyrics iigu reeb. Abaal ayaan kaaga heyn doona qofki inta ii sameeyaw🙏
Ayadoo top ah waxaa qaaday cabdixakiin raaxeeye
Hestaan raxeye ma iskaleh mise ninkaan ilen raxeyana wu qaadaye
eeeee dat is mijn naam man hahahahah
I dont have music only but if u r musician u can play yourself..
Be respectful and ask the artists permission whom the music and the lyrics belong to b4 u release ur new Album sxb lol
Madaale Productions q
salan sare sxbkey madadale waxan codsanayaa hee aanan aqoonin cidii qaade balse aan xasusto mireheeda .waxaa ka mid ahaa miraha hadii aan u fiirso farxaday u dhalatiyo fayaheeda fiicnida jaceylkeeda foosiyaa amuu igu fogaadaa .waxeyna ku jirte heesati albumkii la oran jire GudGude lakiinse ma garanayo sanadka uu ahaa many thanks sxb jwb ayaan kaa sugaa
@@adenceynte5520 war ninyahow sxb ana heesta waan raadinayey
@@adenceynte5520 iyadoo dhagaysi ahbaan hayaa lkn ma aqaani cida qaada aniguba
caleyk caleyk abdinuur fardofuul wa ka baxsatay macalimuu