HUSEEN ALI MIIRALE & SACIIDO MUMIN HEESTII RAXMAD 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 111

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei 9 месяцев назад +9

    ❤legend ❤xusen walal sln sare from djibouti lkn maanta ku sugan dire dawa mirqaanku wa heesahaga wa ku wadana nolow

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад +16

    Waaw ilaahay amarkiis dadka qaar dhiigooda bay ku jiraan dheesha iyo fanka gabdhan iyo ani inaan is og nahay camal isku si baan ucayaraynaa ilaahay nacafi amiin

    • @libaaxlaywabar834
      @libaaxlaywabar834 11 месяцев назад +1

      😂😂😂 waa ruunta. Waa muusik macaan. Ad ayan uga heelay aniguba

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 Год назад +23

    Waa Gashanle Yusuf Yare iyo Kooxdii Horseed oo idin leh heestan waxaa curiyay AHN Abwaan Sulub Omar, laxankuna waa AHN Ismail Abdi Geri ismail yare 1974 bay ahayd walhtiga heesta la qaaday. Thanks Miiraale iyo Siciido... Great song ❤❤❤

  • @yahye2797
    @yahye2797 11 месяцев назад +5

    Waaw sister Saciido Muumin laandheerenimo waaw naag boqortooyadii macawiisley 🎉

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 11 месяцев назад +2

    Music Istiinle vivo Legend eboow cade
    Mamlö Sweden, laga jecelyahay, horay usoco borther 👑👍🎶🎶🎶🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayaanlomoahamed
    @ayaanlomoahamed 9 месяцев назад +2

    gabdhan la heesaysa miiraale da.deeda iyo ciyaarteedu isma laha waa romantig waa qof wax fahmaysa

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 11 месяцев назад +2

    Woof Woof ""Heesta Barteedii baad dhigteen""" Miiraale & Saciida"""" thank you very much ❤❤❤🙏🙏✅️

  • @MaxamedCalibAxmed
    @MaxamedCalibAxmed Год назад +6

    Aad iyo aad xasuus hore AUN fananita hobolada wabari xasan aadan samatar iyo xalimo qalif cumar magool

  • @guledbashe9538
    @guledbashe9538 Год назад +10

    Ustaad miiraale aad baanu u taagernaa Hadaanu reer hargaysa nahay please heesaha qaramka ah ino so badi ustaad hadaad ii maqlayso aadna waan u boogadinayaa studio 🎙 shiine sido kale waa fariin kaga timi reer hargaysa oo fankaaha aad u taagera mr miirale ustaad sare

  • @nasiib614
    @nasiib614 Год назад +3

    wow alfanaan miiraale iyo fananada sanadka saciido mumin

  • @ahmedgoosh2621
    @ahmedgoosh2621 11 месяцев назад +2

    Dad dadki hore maashaalah,so nice and talented.

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 Год назад +6

    LEGEND MIIRAALE WOOOW HEESTA SANADKA IYO ABAYO ❤❤

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 11 месяцев назад +3

    soo badiya heesahan fadhiga lagu qaadayo ee hadan KULUU YSLAAM❤

  • @ashao6383
    @ashao6383 11 месяцев назад +2

    Saciida alxuseeniya waa ku salaa ❤

  • @libaaxlaywabar834
    @libaaxlaywabar834 11 месяцев назад +3

    Waawww. Hees qaali oo ad u macaan. 🎉🎉🎉
    SO GOOD REMIX.

  • @farxiyaxasan3142
    @farxiyaxasan3142 10 месяцев назад +1

    Hesta waa heshii hore horey u socda faninta cusub

  • @kungabdhoodkaroon8000
    @kungabdhoodkaroon8000 11 месяцев назад +2

    Gabadha codkeda ciyaarteda ka shidan siday fadhiga ugu xadraynayso waa wax kale 👌

  • @MohamedJamac-d4t
    @MohamedJamac-d4t Год назад +4

    Heestii sanadka wow❤

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 4 месяца назад +6

    #Hees xus iyo xusid mudan mid ka mid ah Xulka iyo Foolaadka heesaha heestani waxay qayb ka ahayd riwaayadii CAASHAQ IYO CADAALAD ee uu Curiyey abwaan SULUB Cumar Ahmed 1974.
    Laxankana waxa saaray IsmaiL Abdi Gerriyo AHUN Codadka ama Luuqda waxa si talantaali ah codadkooda ugu wads qaadi jiray Cod Libaaxle Hassan Aadan Samatar iyo Queen of Voice Xaliimo Khaliif MAGOOL AHUN.

    • @CumarMuxumad-u7p
      @CumarMuxumad-u7p Месяц назад +1

      ❤😂🎉😮😢😂❤🎉😅😢❤🎉😮😢

  • @muusesiciidjire4609
    @muusesiciidjire4609 2 месяца назад +2

    Huseen heesihisa io murqaam isku helaY wx k maqan malahaa huseen gul aya ku rajayn❤

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад +15

    Pls refer to a newly written book about Sulub Omar for his words,songs and rolle at Waberi Band

  • @bashirmohamed9991
    @bashirmohamed9991 3 месяца назад +2

    Fanan cod macan noolow miraale reer jigjiga

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 11 месяцев назад +1

    sifiican ayey u qaadeen ,,
    NEXT SONG
    DALSANKII WIRIIRO,,
    (XASAN ADAN IYO MAGOOL)

  • @faizam523
    @faizam523 Год назад +2

    Fadhi ku ciyaarkeeda ayaanba ka heley gabadha👏👏👏👏❤❤❤❤

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 11 месяцев назад +1

      Islaanta dhahe mesh Gabadha maa jogtee 😂😂

    • @faizam523
      @faizam523 11 месяцев назад +1

      @@ahmedhani6670 War heedhe dee kamaad xishoon gabadha, wax waala xilqariyaaye waa sidee?🤣🤣🤣😅

  • @libananjalo6186
    @libananjalo6186 4 месяца назад +1

    ❤❤❤ seey tahay music cod iyo action keey dilay ❤❤❤

  • @Cosob22
    @Cosob22 Месяц назад

    Waaaa

  • @AbdurahmanHerzi
    @AbdurahmanHerzi 5 месяцев назад +2

    الله يا العزيز ك
    Waad Mahadsantihiin

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 9 месяцев назад +2

    Two legends

  • @maanbilaahmednourjaangoow
    @maanbilaahmednourjaangoow Год назад +3

    Husseen Ali Miraale:
    Alaa Yacizak: Legend:
    Saciido Muumin:❤️‍🔥🥰

  • @abdiririsakawil3235
    @abdiririsakawil3235 9 месяцев назад +1

    Miiraale Fanaan Dhamaystiran

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 11 месяцев назад +1

    Miiraale Heesihiisa ❤❤❤

  • @honabdidhubad3059
    @honabdidhubad3059 Месяц назад

    I like this ❤❤❤❤❤❤

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 Год назад +1

    Mirihii Sulub Cumar. Miiraale waa soo dhoweeyey Xasan Aadan laakiin Saciido xitaa uma dhowa Magool 😊

  • @amiir-saet
    @amiir-saet Год назад +1

    Wooow ❤❤

  • @somsan2076
    @somsan2076 Год назад +1

    Wow, nice song

  • @Abdullahiomar-cu8wn
    @Abdullahiomar-cu8wn 11 месяцев назад

    1000,000,000,000,000,000 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад

    Sida kale waa heer sare . Kusocda❤❤❤

  • @aliasair3214
    @aliasair3214 Год назад +2

    Two of you respectfully old legends salute

  • @Mohamed-k9c9w
    @Mohamed-k9c9w 9 месяцев назад

    Wllhey halkeday dhigeen xasuus fiican xasan iyo magool

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 Год назад +2

    Nail it ❤❤❤

  • @maxamedkayse9974
    @maxamedkayse9974 11 месяцев назад

    Mnsha allaah viiva

  • @nasiib614
    @nasiib614 Год назад +1

    nice song

  • @CandicaziizBaaf
    @CandicaziizBaaf 2 месяца назад

  • @maxkifaaxblackii6111
    @maxkifaaxblackii6111 11 месяцев назад

    Amin Caamir inu HEESO ma ogeen

  • @najmahassan8087
    @najmahassan8087 10 месяцев назад

    I love both nice voice long life

  • @matmat735
    @matmat735 11 месяцев назад

    Sxb midhaha iska saxa. Ma'aha «raaxo iyo ugbaad » ee waxa weeyi «luuqdiyo ridmaha ( sounds and rythms).»

  • @aadanfood7473
    @aadanfood7473 3 месяца назад

    Lov yor❤

  • @AminoHuseen-s6n
    @AminoHuseen-s6n 10 месяцев назад

    Lagan waye

  • @cumarfargeeto3009
    @cumarfargeeto3009 11 месяцев назад

    Miiraale nin weyn

  • @ahmedsharifahmed8595
    @ahmedsharifahmed8595 7 месяцев назад

    Waaw, walee boqorada codka waatan

  • @ibrahimangelo
    @ibrahimangelo 11 месяцев назад +1

    Original ka kuwaan ka wacan runtii

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад

    Labadii isku raysa iyo isu roon ma noqonaa

  • @siciidjamac7183
    @siciidjamac7183 Год назад

    Alfanaan miirale iyo fanaanaduba halkeeday dhigeen

  • @mohamedmohamoud3238
    @mohamedmohamoud3238 3 месяца назад +1

    Raan dhayas danbe weeyaan kolka hore af soomaali iska yara hagaajiya

  • @HaashimAhmedali-fe5yi
    @HaashimAhmedali-fe5yi 11 месяцев назад

    Miraale

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p Месяц назад

    ❤🎉😢🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉😢❤❤❤❤❤❤

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 11 месяцев назад +2

    She is nice voice

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z 9 месяцев назад +1

    I need more music and fan.peable asks me what makes your ❤️ love..music and dances.and sports.

  • @sh.maxamedhaybe192
    @sh.maxamedhaybe192 10 месяцев назад

    Oday duqa baad tahee ilaahay ka cabso oo caacda iyo macsiyada ska daa

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 месяцев назад

    Xasan aadan rabow daa heestan xasanbaa ku fiican

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 11 месяцев назад +2

    Somali waa xasuus heesahani. Dhaqankeeni mee qaxooti baa inoo dambaysay

  • @aliasair3214
    @aliasair3214 Год назад

    You can run all time

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад

    Raaba qadayoo

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p Месяц назад

    ❤❤❤😂😂😂❤❤❤

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад

    Raari doog reer nabad udagayoo

  • @CumarMuxumad-u7p
    @CumarMuxumad-u7p Месяц назад

    ❤😂😂❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤😂

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад

    Raandhays dambiyo rudhmo goosi wacan

  • @hamdiyaabshir5257
    @hamdiyaabshir5257 8 дней назад

    English or spanish

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 27 дней назад

    Hadalba gam....murti ayaa wax walba loogu sheegay Muuse, haddii dheguhu u daloolaan!

  • @faaraxcilmi3640
    @faaraxcilmi3640 11 месяцев назад

    Miiiraale mayara markaan 60 waa jiraaa ayey ila tahay

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 8 месяцев назад

    Halkeda ayay dhigeen labad fanaanba aad ayay wan ku raaxaysanay runtii salaan sare ayaan idinka soo dirayaa somalilnad gaar ahaan gabilay

  • @Cadeyducale
    @Cadeyducale 7 месяцев назад

    Ma❤❤❤

  • @cabdiraxmaandugsi8392
    @cabdiraxmaandugsi8392 Год назад

    Anigu haa baan idin siiyay walee waad keenteen AHUN. Xaliimo Khaliif Cumar Warsame Magool

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z 10 месяцев назад

    Dhagta..haddii jag laga dhigo
    Miyayna alalaas iyo ciyaar ahayn

  • @hamdiyaabshir5257
    @hamdiyaabshir5257 8 дней назад

    Messi or Ronaldo

  • @YaxyeAxmed-u7m
    @YaxyeAxmed-u7m 8 месяцев назад

    😊😊 1:52 🎉😢😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 11 месяцев назад

    Magool iyo xasan rabow u naxariiso magool

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад

    Kama raysan karo hadalkuna runtee naftu kuma rabtee iga raali noqo

  • @abdia730
    @abdia730 Год назад

    Jiriirico!!!!

  • @abdukadirfarah9984
    @abdukadirfarah9984 9 месяцев назад

    Qoftan fadhigay ku jaastaa

  • @dekahaji
    @dekahaji 6 месяцев назад

    Magol ilahayaw ku naxariiso😢
    Noocan maxay ahayd heesti ku ciyaartay😞

  • @saladmahamed6042
    @saladmahamed6042 6 месяцев назад

    S

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад

    Oo aan riddiyo raar loo koriyo ishu soo rideyn

  • @Mustafe-o6z
    @Mustafe-o6z 10 месяцев назад

    Salaan kal iyo laab ah idiin soo dirayaa..salaan ka dib.music la ciyaaraa.ma taqaan sida la isugu shaxaado music..saaxiibadaha la isu diraa ciyaarta
    .ninba nin saaxiibada u diraa ciyaarta, orad hebal u tag oo la ciyaar ku yidhaa.

  • @kayceabdul7833
    @kayceabdul7833 8 месяцев назад

    Ruwaadii Caashaq iyo Caddalad al fanaan Hassanow Edden Samatar iyo AUN Halimo Khalif Magool

  • @noqcbnoqcb5440
    @noqcbnoqcb5440 11 месяцев назад

    Waxay sax ku tahay:
    Siimaba ridna oo dumar way is rogaan

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 5 месяцев назад

      Siimaba ridnee mcn wax sidaa wayn ama wax siida u sii fog maaha dumarku inay isbad badedelaan. Taasi waa xaqiiqa.

  • @ilyasmoumin7031
    @ilyasmoumin7031 11 месяцев назад

    Warya vs êtes vieux pr chanter

  • @omarice9504
    @omarice9504 10 месяцев назад

    waaaaay worse are

  • @nabaadradshe3341
    @nabaadradshe3341 6 дней назад

    Waar waa maxay waxan??? Cod ku fool xumaa....si kasta oo ay u adeeegsadaan dhawaq aan dhab aheyn.....
    Fankii Sopmaaliya ma sidan baa u dambeysay.

  • @ilyasmoumin7031
    @ilyasmoumin7031 11 месяцев назад

    Madame aussi trop vieille

  • @Maxamed143Faarax
    @Maxamed143Faarax Год назад +2

    Runti siciido maadan kenin codki mogool

    • @foosabdi-fs1vk
      @foosabdi-fs1vk 11 месяцев назад +1

      Codka magool mabajiro qof keenikarto waxaan ciyaal caana iyo shaah waaye

    • @Maxamed143Faarax
      @Maxamed143Faarax 11 месяцев назад

      @@foosabdi-fs1vk saa saaa waaye

  • @abdiyusufabdirahman8625
    @abdiyusufabdirahman8625 Год назад

    FANAAN HALAAG AH I WISH INAAD DAAROOD NOQON AHAAN LAHAYD CIRKA, INTAAN JOOGTIDNA WAA DAAROOD

    • @abdisalammohamed5297
      @abdisalammohamed5297 11 месяцев назад +3

      Qabyaaladi miyaa meel walbo kula gashay

    • @shukrimahamed2146
      @shukrimahamed2146 11 месяцев назад +2

      Cudur qabiil kugu dhac doctor ku dabiibo raadso xanuun Hawiya ayaa ku haayo Ilaahay kama dhigin Daarood waana halyeeyadii hawiya Labadooda ka waran hee waana Abgaal Cismaan Iyo Xawaadle san jabiye ha kugu taagnaato sakiin laq and said Maasha Alah labadan fanaan

    • @kungabdhoodkaroon8000
      @kungabdhoodkaroon8000 11 месяцев назад +2

      😁Qabyaladi ku qadatay kuma dhigto