Godad Forex iyo Lacagaha Somalida

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Barnaamijkan waxaan ku eegi doonaa shirkada Gorad Forex oo xarumaheeda ay ku yaalaan Hargeysa iyo Istanbul oo haysa lacago aad u farabdan oo Somali ay leedahay

Комментарии • 356

  • @QEU9
    @QEU9 4 года назад +45

    Somalis are oral communicators, they hear and act upon what they heard from others with out any research or follow up. I agree with you 100% Mr Sola..not even 40% is possible. if that was the case everyone would have been a millionaire. thanks for educating the society. great job brother.

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi 4 года назад

      Exactly broth
      Am a Forex trader
      And I would recommend anyone to GIve their money to be invested in somewhere
      Because it involves high risk

    • @XMan-qu5kl
      @XMan-qu5kl 4 года назад +1

      moh'd fx I’m just starting on forex and stock trading it’s very high risk

    • @hamzehazan4649
      @hamzehazan4649 4 года назад

      Somalia ku hadal zxp maad kafaanta zxp

    • @dirieabdullah8521
      @dirieabdullah8521 4 года назад

      With my experience in this market, the higher the profit the higher the risk. But in the case of following a very well money management procedures, one can generate a possible profit without losing his initial investment. That can not be more than a quarter of what you have invested. There are enormous risk factors that must be considered.

    • @muuminjaamac8590
      @muuminjaamac8590 4 года назад +1

      moh'd fx you are a forex trader and u are giving us an advice hhh adi iska daa anagane was aan dayneeymaa

  • @mjoe1203
    @mjoe1203 4 года назад +71

    Fikrad Ahaan oo aan aniga qabo Qofkii rabo inuu Forex hormar ka gaaro, Waxaa waajib ku ah inuu waqti naftiisa galiyo Si fiican u barto qaabka ugu wanagsan ee invest loo sameeyo kadib adiga oo bartay Qofna u baahnayn Suuqa gal. DIGNIIN: Weliga qof ha hoos tagin lacagna ha u dhiiban.

  • @mjoe1203
    @mjoe1203 4 года назад +16

    Macalin Abdinasir waa ku Salamay! Marki iigu horeyse aan ku bartay waxay ahayd 2009 markaas aan Cashiro ka qaadan jiray Sola groups IT.. Runti waxaad Tahay Qof wax fahansan. Keep goin 👍🏽

    • @sahroaxmed2
      @sahroaxmed2 4 года назад

      Walal ma iga caawin kartaaa sida loo isticmaalo

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 4 года назад +13

    mahadsanid ustaad xogta aad nala wadaagtay run ahaantii faa'idadeyda waxee aheed inaan qaato 25 april ilaa hada balan ayaa la iiqabtaa tan ugu danbeesay arbacada 20 bisha aayaa la ii qabtay 3k ayaan gashtay allaha iiga soo sahlo lafaheygii

    • @Zailatv
      @Zailatv 4 года назад

      Walal marka Godad Trades maa maalgashtay mise mif kle

  • @ambassadeurhoussein2308
    @ambassadeurhoussein2308 4 года назад +5

    Mashallah tabarakallah aqliga iyo aqoonta allaha ku barakeeyo Abdinasir ismail sola dhowr bilod ka hore wad ka digtay Forex iyo dhibaatada ka iman karta. Taalo iyo Tuusale wanagsan waad siisay wilka
    Mahadsanid

  • @abdishakuurjama9620
    @abdishakuurjama9620 4 года назад +3

    Thanks professor Solo for useful information Alah ha ku barakeeyo.

  • @MohamedYuss
    @MohamedYuss 4 года назад +1

    You’re the first Somali RUclipsr I subscribed to. Keep it up!

  • @MohamedYuss
    @MohamedYuss 4 года назад +2

    I have an-ex friend of mine who felt for this scam, he even tried to sell me this idea but i ended up ignoring him since he had little to show that this business is indeed profitable. Our friendship ended because of this he cut ties with me. I feel sorry 😐 for him now. Thanks maan! for educating the “blindfolded” guys who normally and intentionally invest in businesses they have no experience at.

  • @queen.ayeeyo
    @queen.ayeeyo 4 года назад +26

    I stay with my ayuuuto 😂

  • @QEU9
    @QEU9 4 года назад +4

    Mr Sola nalasoo wadaag arbacada waxa dhaca iyo meeysheey ku dambeeyseyo inshaAllah waan ka sugeeynaa brother..aad ayaan kusalamayaa and thank you shaqada aad u heeyso umada soomaliyeed. your information is the most authentic. keep the good work.

  • @TheSamale
    @TheSamale 4 года назад +3

    Well done Professor Sola. Keep going bro your Star.

  • @daadirs3753
    @daadirs3753 4 года назад +10

    Many thanks sola for sharing this useful information 👍👏🏽

  • @c.raxmaannaanaa9003
    @c.raxmaannaanaa9003 4 года назад +2

    Thank you al ustad c.nasir sola

  • @abdirzakahmed4820
    @abdirzakahmed4820 4 года назад +10

    Abdinasir sxb waa mahadsantahay. sxb forex lacag waa laga sameyaa se qofku inuu isagu ku shaqeeyo weeye waana risk aad u badan.

  • @gorgorrproduction9410
    @gorgorrproduction9410 4 года назад +4

    Thanks sola. Ustaad hdii ay macquul tahy in aad ka hadli kartid dadka musuqa lagu qabtay ee hada soo baxday hanti dhawrka Somalia kasoo hdl

  • @cabaasmaxamuudcabdi256
    @cabaasmaxamuudcabdi256 4 года назад +1

    Mahadsanid masuul qofkii wax qadanaya wax u sheegtay kii kalana waqtiga wax u sheegaya

  • @moali6857
    @moali6857 4 года назад +2

    1998 ayaa Holland igu dhacday 3000 lacagta marka laga isticmaali jirtay gulders la iga cunay markaas ayaan wax fahmay waanka xanaaqa ponzi ga oo dhan

  • @AJMAN591
    @AJMAN591 4 года назад +3

    Woow my friend sola absolutely you are correct take care.

  • @saymosyofficial2801
    @saymosyofficial2801 4 года назад +9

    80% percent aaaa waan layaabay waxayba ahayd 15% - 5% - 1% percent waan layaabay hadaad ka heshid markay tahay forex exchange euro-ussd waliba xiligan dalka UK markaad joogtid waa ka dambi hadii aad ka hadashid xitaa waayo waxay khalkhal ku tahay dalka UK dhaqaale ahaan
    Maxay tahay soomaalidu waxan ay sheegayaan iyagaa is dhacay soomaalidu
    Mahadsanid macalin solo sidaad u sharaxday

    • @munayusuf163
      @munayusuf163 4 года назад

      Kama ahan danbi in forex laga shaqeysto in UK.

    • @mohamedsalah-sf5bu
      @mohamedsalah-sf5bu 4 года назад

      UK SXP YAA KA TUUGSAN SCAMMERS BADAN AYAA JOGA AY KA MID TAHAY DR RUJA NAAGTII ONECOIN DADKA KU DHACDAY

  • @mahameddhimbil1561
    @mahameddhimbil1561 4 года назад +5

    👏👏👍 run waad usheektay somali hadey wax maqlayaan

  • @hamsehmahamud2033
    @hamsehmahamud2033 4 года назад +1

    Thnks Ustaad Lknse Ninkaas anigaa aqoon u leh. uuna heystaa Lacag badan 7 Milyan isagu leeyahey wanan ku kalsoonahey inuu iska bixinayo lacagtaas haduu alle yidhaahdooo...

  • @abdiaziizabdullahihussein9902
    @abdiaziizabdullahihussein9902 4 года назад +4

    thanks for your sharing this
    but we'll see insha allah.....

  • @hirsihirsi4642
    @hirsihirsi4642 4 года назад +4

    Logic man! So true, inta careysan ee ugu hereysa oo yiraahda nasii waxeenii baa laga yabaa iney xogaa ka helaan, laakiin 90% are victims. Allaha meel kale haka siiyo.

  • @talisonaasir8038
    @talisonaasir8038 4 года назад +10

    forex inad dadka dhahdaan ma ogiye sow shaqsi bartaa wax ka ma heli karo oo kama shaqeeysan karo maxaa dadka xoolahooda qoorta ugaliyey
    yaa igu dhaamo wuuuuw 😔

  • @drhusseinmohamoudelmi5370
    @drhusseinmohamoudelmi5370 4 года назад +8

    Waxaa maalgashtay 10,000$ November 2019. 3Jibaar ayaaN kaafaaiday.
    Company kale baan 15,000$ maalgashtay 6000$ iikaasoo laabatay kaliya ...
    February 2020 iiku danbeesay lacag aan qaato

    • @mohamedsalah-sf5bu
      @mohamedsalah-sf5bu 4 года назад +3

      Alx dheh sxpow waxaga wad ka qabsatee

    • @AbraarProductions
      @AbraarProductions 4 года назад +2

      ma Godad trades baad maalgashatay mise meel kale bro

    • @drhusseinmohamoudelmi5370
      @drhusseinmohamoudelmi5370 4 года назад +2

      @@AbraarProductions Maya wll Company kale xamar kuyaala... Forex waxeey xumaaatay During this lockdown Covid19. February kadib wax lacaga Kama qaadaN

    • @moupdynaser5004
      @moupdynaser5004 4 года назад

      @@drhusseinmohamoudelmi5370 Ol ole ayaa lagu hayaa bangiyada soomalida baa nimankaan lacag ku siiyay si loo magac dilo forex

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 4 года назад +8

    Asc walaalkay anigu ma ani qof aqoon Leh bales waxaan ku waydiinayaa hadii qof miskiin ah oo somali ah oo aad taqaano dembiilena aan ahayn aad ogaato in gardaro lagu dili rabo ee aad cararto si aad ugu wargayso markaad usheegto oo aad ku tiraahdo ka baxso niman ayaa kugu soo socdo oo ku dili raba, hadiii markaa uu kuugu jawaabo qofkii aad badbaadi lahayd maxaa kaa galay hadii hadii lay dili rabo maxaa ku geli lahaa. Macnaha waxaan ula jeedaa sheekada Ilaah hakaa dhigo nin dulqaad leh oo umadiisa wixii dhagar ah ee kuso socda ee aad fahamto uso bandhiga oo aan kala baqaylin ogowna ajar ayaad ka helaysaa mahadsanid

  • @najibmohamud2445
    @najibmohamud2445 4 года назад +4

    Thanks sola

  • @dadnimomedia165
    @dadnimomedia165 4 года назад +1

    Cabdinasir si fiican baad arrintan uga hadashay good job

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 4 года назад +9

    Ponze scheme Waa sax ninkaan la yiraahdo Bernie maddoff waa xasuustaa mareykanka ayaan joogay xamar ayaan joogaa dad badan oo family iyo friends ah ayaan Damcay inaan ka waaniyo lakin madax adeyg ayaan kala kulmay maantana kuwo badan oo ka mid ah ayaa ku qasaaray

  • @caaqil762
    @caaqil762 4 года назад

    mahadsanid macalin soola macluumadka aad nala wadaagtay godaad marban damcay inaa lacag dhigto ima suurta galin

  • @axmedcadde3257
    @axmedcadde3257 4 года назад +3

    Somaaliyey wax iska hubiya lacag ha udhhiban qof aadan garanayn xitaa qof aad garanaysid .
    Forex,stock iyo suuqyo badan baa dunida ka jira xirfadbaana lagu shaqaysataa .
    Marka hala iska ilaaliyo dadka noqaas ah.
    Ramadaaan wanaagsan

  • @hiraanmediaonline1813
    @hiraanmediaonline1813 4 года назад +1

    Nin wax badan og ayaa tahay ustaad

  • @IQ-mw6kz
    @IQ-mw6kz 4 года назад +7

    Somaliyey fudeeedka iska daafa please let’s wait him for while 👋👋👋👋👋👋👋👋👋👋

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh 4 года назад +3

    Cabdinasir sola waxaan bartay 2010 oo aan IT ka baranayey first hardword baan ka bartay

  • @burhanhassan5134
    @burhanhassan5134 4 года назад +1

    Macalin soola jaamacadaha wadanka ayaa kuubaahan ee waxsoobar dhalinyarada

  • @maxedorshe6142
    @maxedorshe6142 4 года назад +1

    Absolutely waa arrin fikir aad u macquula

  • @hazzanaafi6160
    @hazzanaafi6160 4 года назад +2

    Ustaadii waan ku salaamay marka hore waxaad ka hadashay Good point
    Loo baahnaa.
    Lkn Ninkaan shaqadiisu waa Options ka Maaha Forex.
    Mida kale haduu qofku
    experience + knowledge fcn u leehay suuqa forex wuxuu kasamaynkaraa xadigii uu doono waxaaba Jira Wiil soomali oo reer Hargeisa ah oo one day 500k+ ku sameeyay account kiisana capital kiisu wuxuu ahaa 21k something ka badan.
    Markaa waa kala duwan yihiin Forex iyo Optionsku.
    RUclips ka ayaanad ka eegi kartaa
    Forex maalinkii approximately 5.5 trillion ayaa la exchange gareeyaa
    Halka options ka bishii la exchange gareeyo 380 million.
    Waad dareemi kartaa xadiga dhaqaale ee u dhaxeeya.

  • @user-ne1sw1lh8r
    @user-ne1sw1lh8r 4 года назад +2

    Soolow arinta Godad halkey ku dambeysay maanta waa khamiisee
    Mahadsanid

  • @muhuboabdi3614
    @muhuboabdi3614 4 года назад +2

    Maansha Allah caqli shaqeenaaya ayaa wadataa waa runtaaarinta aad tilmaantay

  • @sir__cmc
    @sir__cmc 4 года назад +5

    Waar anagaa lacag dhiganay markii danbana ka helnee dadka aad suuqa ka xidhaysid jooji .
    Aar xaasid baa tahay ka xun horumarkiisa wlhi 😃

  • @dahirsaid4001
    @dahirsaid4001 4 года назад +2

    Waa warbixin aad muhiim ugu ah umada somaliyeed

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 года назад +6

    Walhi $23,000 ayaan rabay inaa dhiibto. Lkn ilahay baa culees iga saaray. Waana ka shakiyay. Runtii. Lacag aan mareeykanka dhib iyo qaboow aan ku shaqeeynay. Beey naga qaadan rabeen.

    • @beabdirahman4815
      @beabdirahman4815 4 года назад

      Hhh ? Ma ada Haystaba

    • @fadxicali3660
      @fadxicali3660 4 года назад

      Hh aduu baro wll

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 года назад

      @@beabdirahman4815 alx sxb ilahay baa isiiyay. Asiga ayeey mahad dhan u sugnaatay.

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 года назад

      @@fadxicali3660 kuma fahmin wll

    • @khaliifmahamoutt7037
      @khaliifmahamoutt7037 4 года назад +1

      @@Ahmedali-gw7xm alhamdulilah ale ayaa ku badbaadiyay walalkeY somaliyeed ayad tahay wax walba haku dag dagin...?

  • @ahmedmohamed682
    @ahmedmohamed682 4 года назад +4

    Don’t talk about thinks you don’t know. Forex and stocks are different from each other

  • @mohamedabdullahi895
    @mohamedabdullahi895 4 года назад +4

    Sxb
    $80
    Ayaan asset keygii igaga maqan
    Allah ha iiga sahlo😫😫
    1200 asset
    1. M. 600 profits
    2. M. 520 profit
    Waxkale mahaayo

  • @feelfreehi
    @feelfreehi 4 года назад +1

    Jizaaka Allaah kheyr prof

  • @fardousahappy4674
    @fardousahappy4674 4 года назад +1

    Xaasid nimadii ba xaga kuu gashay waskhyahow ilaaahy ba siiyay lacgta inanka yar

  • @sucdiabdi4102
    @sucdiabdi4102 4 года назад +1

    Forex trading waa wax jira oo shaqeya xadaad baratid sida loo sameyo. 20 sano baan jiro waxana kuguda jiraa barashada forex trading...

  • @saymosyofficial2801
    @saymosyofficial2801 4 года назад +7

    Allah ayayday ha ii gaarsiiyo nin adag baa tahay macalin masha Allah Kkkkkkkkk

  • @sahramaye4833
    @sahramaye4833 4 года назад +2

    Wcs waraxmatullahi wabarakaatu walaal Sola thanks for sharing this

  • @abdifitahahmedshador628
    @abdifitahahmedshador628 4 года назад +1

    Asc Ustad Abdinasir sola runtii cwa warkada hadu iso gaari laha mar hore sacan murugo iguma heysen lacagtii an forex iska galiyay
    Qolo muqshido xarun ka furatay ayan u dhibtay iskama dhiibanin ee yar an isku jamacad ahyn aya mesha ka shqeynaye yarkas aya igu qalqaliye mahine runtii aniga maba gali lahen balse lacagtey hadan sidas ku waye cafiyo ig dheh qasaro adun wa laga kabsade balse tan aaqiro lagama kabsado malinta yomul qiyamane wlhi inan cafinen hadeysan lacagtyda ii kenin

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 4 года назад +2

    FAAIIdo 80% ama 70 ,60% waa mid XAARAAN ah 2009 HARGEEYSA ayaa lagu dhacay dad bdn maantana waa DIGITAL

  • @فطيماعليالسومال
    @فطيماعليالسومال 4 года назад +7

    There's a reason Somalia is a pariah state they have gang protocols when it comes to regulatory, judiciary and state affairs
    Looking like Colombia but recite the Constitution and legal prerequisites like alif ba ta
    Every region is a client state it has serious proprietor's who shed blood for fun
    I think Colombian cartels have more morals

    • @cagachoofabdirashid2193
      @cagachoofabdirashid2193 4 года назад

      Not quite theres more good than you see but the enemies of peace and prosperity are great

    • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
      @mohammedabdirrahmanrubblei9141 4 года назад

      You don't seem to have the real picture of what's happening or what has happened. To recover from a complete political dislocation takes more than we can appreciate so things are rather going well. Also these sort of scheme happen in the western metropolis whether Amsterdam london or New York. Nothing unique to a recovering former failed state.

  • @mkabdi7732
    @mkabdi7732 4 года назад +1

    Mudane aada umuhadsantahay for u information lakin kawaran hadan barto sida logashaqaysto oon anigu kushaqaysto lacagtayda oonan cidna udhibanin?

  • @abdirisakamin
    @abdirisakamin 4 года назад +1

    Waa xaqiiq in wiilkaasi waxba kasoo socon, Tafaasiil waxaa ku filan inta aad sheegtay. Mahadsansid

  • @abeysubagle906
    @abeysubagle906 4 года назад

    Mahadsanid solo somali hadey wax maqlayan waad la hadashay

  • @abdirahmannur4059
    @abdirahmannur4059 4 года назад +3

    Waa wax loo baahan yahay isbaraarujinta

  • @ugaasnuurTV
    @ugaasnuurTV 4 года назад +1

    Adiga ma jin baa ku boqray Zhp solo .tera horay uga Been abuurtay xasan sh . Adeerkaa cawi Godad wa tagayaa

  • @ahmedyusuf1419
    @ahmedyusuf1419 4 года назад +3

    ustaad forex maaha sidaan lkn dad ayaa sameeya system IML la yidhaa ayaa sameeya

  • @noorabusayidkhulateen5442
    @noorabusayidkhulateen5442 4 года назад

    Abti waa sax in dadbadan oo Somalia ah inay dheceen shirkadaha noocaan oo kale marka maadaama adiga ay dadka ku maqlaayaan waxaa u sheegtaa inaysan marnaba maal gashan shirkadaha wata magaca FOREX lkn waxaa ku boorisaa ninkii raba inuu FOREX inuu xirfad ahaan u bartaan waayo waa xirfad qofkii barta noloshiisa ku filnaan karo waa hadii uu si dhab ah u hormiyo waa hubanti inuu dhaqaale ka samayn karo oo asaga day trader noqdo oo isiga iyo suuqa aan loo dhecaynin intaas u sheeg.

  • @zakosmoneymaker1793
    @zakosmoneymaker1793 4 года назад

    Horta waxad kala sarta farqiga udheexeeya forex iyo binary option . Wayo Binary option qoofku marku ka tradegaraynayo xitaa waxay gadhaa 99% adu waxad ka hadlaysa 60% . Ninkan aad ka hadlaysid waa 26jiir wax bartay lacagna sameyey ee adu wali waxad ku jirta 40 40 40 % . Ee lakin xaqiqda wad ogan lahayd inchallah .

    • @mohamedsuldaan502
      @mohamedsuldaan502 4 года назад

      Binery optionka sxp maanu iska khaamaar oo kale ahyn

  • @hiraanmediaonline1813
    @hiraanmediaonline1813 4 года назад +1

    Ustaad godaad traders waa lagu kala tagay

  • @deriepbp1478
    @deriepbp1478 4 года назад +4

    Godad gnacsigan wxa uu wadaa ugu badnan 2 years balse caqliga ma glydo in 2 years lgu soo saaro 37m

  • @hiraanmediaonline1813
    @hiraanmediaonline1813 4 года назад +1

    Ustaad waxa shegeysi wey dhacday i told you so

  • @hilalnor9395
    @hilalnor9395 4 года назад

    Fadlan iska daa soomalida tooda ee waxaad iiga jawaabta suaashaan. Forex Trading waa maxay? Faaido malaga helaa? Fadlan forex trading in general wax noogu sheeg.

  • @abdiazizali9589
    @abdiazizali9589 4 года назад +1

    Aad iyo Aad baad umahad santahay Eng Abdinazir Sola

  • @maxamedcabddi8053
    @maxamedcabddi8053 4 года назад +1

    Ustaad hore usheegay anigu in somali dhacantahay mar iyago la adeegsano somali mar somali dhacayo

  • @aamuskamuhiyadin8693
    @aamuskamuhiyadin8693 4 года назад

    Waad mahadsan tahay wll waxaan nasiib u yeeshay inaan ka badbaado dhibanayaasha Godad trades...

  • @ahmamee8707
    @ahmamee8707 4 года назад +1

    Solo well done
    isha ufur dadka masakinta ah e hawada lagu cunay

  • @satrades7321
    @satrades7321 4 года назад +1

    MA SHA ALLAH brother

  • @tawakaltawakal6763
    @tawakaltawakal6763 4 года назад +1

    Thanks pr

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 4 года назад +2

    Boqol iyo kontôn sano ayaa lagu xukumay iyo boqol iyo todobaatan bilyan oo ganaax ah Waa from Queens New York I just googled so

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 4 года назад +1

    Waar anigu waan kaso hor jeeda wllahi in lacagtayda laygu shaqeeyo sanad buura ayaan u fadhiyaa barashadiisa hadaan bilaabaya ee ma waxa uu ina leeyay aqoonyahanku iska ilaaliya forex mise in laguugu shaqeeyo

  • @mohamedabdullahi7839
    @mohamedabdullahi7839 4 года назад

    Somalidu lacag iyo xoolo doon bay cimrigodii kudhameeyen somali waxan la hadlayaa ninka layiraahdo somali shaahagii iyo bursalidkagii dib ugu labo ma fahmayside forex iyo maalgalin Maxaa yelay warqado jaan aya gallo idin sameeyen ee dabo orda meeshay taalo ugu taga kudaashe war iska nasta Waxan salamaya solo oo ah wallal tallo haya oo ay tahay In laqaato thnks solo waano haday wax tarayso la hadashay una sheegtay talo wallal

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 4 года назад +1

    Asc walaalayaal hadii aad maqashaan tarading waa qamaar forex na waa taraders aniga Ayaa tarade sameeyo waxaan kusoo jiray 4 sano market ka lagu tarade gareeyo waxaa loo Desing gareeyay in uu qofka ku qasaaro ilaa iyo shaqsi very high quality tarader ah mooyee please lacagahiina hadii aad dooneeysaan inaad ku qamaartaan adinka ku qamaara ee ha dhihina qof kale lacagteeyda iigu qamaar

  • @cosobtayeegtayeeg9214
    @cosobtayeegtayeeg9214 4 года назад +6

    War niyahoow inagayba ina haysataa waxyar nasuga malagu hayaa Illaahay hanoga sahlo waxii ioga jira 🤐🤐

  • @youtuber6738
    @youtuber6738 4 года назад +2

    Nin wayn o doqon eh baa thy maxishoode

    • @user-ju8ee5tg3d
      @user-ju8ee5tg3d 5 месяцев назад

      Hhhhhh hye hadda qabri maa ku jirta tolow wyo 2020 xoolo ayaad ahyd oola dhaco

  • @afcagaagtv9962
    @afcagaagtv9962 4 года назад

    Waan isla soconaa macalin Sola portal

  • @omarabdisamad2129
    @omarabdisamad2129 4 года назад +1

    Soomaalidu weligeed hormar gaadhi mayso waxna fahmi mayso hadii aanay noqon kuwo wax akhriya aduunka qofba qofka uu ka alhris badanyahay wuu ka aragti iyo aqoon dheeryahay

  • @BEDTIMESTORIESS-01
    @BEDTIMESTORIESS-01 4 года назад +1

    Macalinkayga way jirta in yarku fake money uso bandhigay lkn adigana mid aya ka khaldan lacagta qofka marki laga qaado suuqa lagaliyaa wana lagu shaqeeya ee scheme maha faaidadana sababta loo leyhy 80% ayadana wxa weeye stock exchange hal mar ayad 100k dhiganasa hda faaido 200k ayad helasa bal ina baartid iskubday

  • @ZaciimYare
    @ZaciimYare 4 года назад

    Shukran sole

  • @abdifatahmohamudsalad655
    @abdifatahmohamudsalad655 4 года назад +5

    Soomali deg-dagooda bohol kuridaaya....!
    Bal aynu kawar dhawrno arbacada insha allah.

  • @umaqalidiyoabuqalid
    @umaqalidiyoabuqalid 4 года назад +1

    Waaw min sola walal biliis isheer garee yutub umo qalid biliis sole igu seecid

  • @ugaasnuurTV
    @ugaasnuurTV 4 года назад +2

    Godad caqli saliim ma qaadan Karo in Istanbul lagu qabsaday majirto #c/qani#wuu shaqaystee 70%inta

  • @IbrahimGoku_1022
    @IbrahimGoku_1022 4 года назад

    macalin cabdinaasirow ka waran affiliate marketing su aasha adigo raaliya si dag dag ah igu soo jawaab sidoo kale maka wanaagsan yahay forexka ramadan kariim ustaad sola group

  • @Unbelievable-4
    @Unbelievable-4 4 года назад

    Godad broker miyaa? ma maalgashtebaa? mise lacagaha dadka ayuu trade ku maalgashtaa?
    *dadku iga my bartaan sida loo trade-gareeyo?*

  • @abdisamadadam288
    @abdisamadadam288 4 года назад

    Lacagta forex laga helo waa boqolkiiba 10 wixi aad gashaty . Digniin cidna how dhiiban ilaa qof ehelkaga kugu dhow ah mahane aad ku kalsontahy

  • @qisooyinxiisobadan6316
    @qisooyinxiisobadan6316 4 года назад +1

    Viva godad trades

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 4 года назад

    Sheikh umal waa nigadigay Forex iskadhafa waa xaran lkn somali madax adeyk warma maqlayan marka wakas kadhefa dheh

  • @shaahiyosheekoshow4397
    @shaahiyosheekoshow4397 4 года назад +1

    Walalayaal waxa iga maqan $160000 ila hada Wax jawaab ah Ma hayo shalay 100 jeer ban wacay igama qaban Mobilka hada waba iga dansaden Numberki iso duceeya

  • @DhammeMaxmoud
    @DhammeMaxmoud 4 года назад +2

    Lacagtaasi waa ku daysay, ninkaa reerkoodu borama ayuu jooga soo xidhxidha waa la ya qaan

  • @inasanweynetube6234
    @inasanweynetube6234 4 года назад

    wd mahadsantey macalin c.nasir waxan dhalinta kasoo jeeda gobolka awdal anigu marki ugu horeysey nidaamka wan qaadan wayey macquulna maha as my thing lkn forex kali ahaanta ama shaqsi ahaan malagaga shaqeysan karaa wayo aqligu wuu isiin wayey lacagba lagugu shaqeyn fa iido qeyral xada wayo ganacsatada wax dhoofisa howsha uleexan lahyd

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 4 года назад +2

    That,s throu walaal waa wax an saxaheyn waana tuugo

  • @Aliesto17
    @Aliesto17 4 года назад

    Walaahi waa runtaa I have been telling people the same thing

  • @deeqsiyare708
    @deeqsiyare708 3 года назад

    Ustaad hadaad taqaanid IT maad soomaalida ufaaideysid as online from sudan

  • @nuuryuusuf2080
    @nuuryuusuf2080 4 года назад +7

    Aad iyo aad ayad u mahadsantahay waxaad wanisay qofki wana qadanayo lkn somali aya se ah dad aan wax maqal inta aaysan arag khasaaro ah sorry fot them

  • @abdalemahamed1126
    @abdalemahamed1126 4 года назад +7

    ninkan waxa uu badbadinaya dadbadan oo bari toole lacagtooda waayi laha.illahay ha ka abaal mariyo shaqada waanaagsan e uu umada u hayo

  • @MOHAMEDALI-nw1tg
    @MOHAMEDALI-nw1tg 4 года назад +5

    Caawa kahor manixin runtii lacag ayaa iigu jirto Turkey ayaana joogaa

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu 4 года назад +2

      Ani iztanbul kama tagayo illa xoolahay aaan helo...😋🙄🙄

    • @MOHAMEDALI-nw1tg
      @MOHAMEDALI-nw1tg 4 года назад

      War saxb maxaa lahelaa caawa kahor waan iska faraxsanaay

    • @MTrades_edu
      @MTrades_edu 4 года назад +2

      Nio i.a bro wixi qoran wa dhacaYan lkn tusaale iyo tariiq hanoo ahaato..✍️

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 4 года назад +1

      Sxb lacagtiinii samir iyo iimaan ka quusta ileen idinkaa xaaraan markii horeba u badheedhee.

    • @MOHAMEDALI-nw1tg
      @MOHAMEDALI-nw1tg 4 года назад

      @@warsamaosman-Sool bro xaaraan wax ladhoho majirto yaa xaarantinineeyay. Culimo aan Somali eheen ayaan weydiiyay dhibaatane malahan marka Somali oo kaliya maa diintaqaano

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 4 года назад

    Asc abdinasir Sola Aniga ayaa arintaas igu dhacaday lacagta waa ladhacay ayey dhahayaan ayaa dhacay markii la waydiiyona jawaab ma nasiinayaan please abdinasir ma iga caawin kartaa sida loo wayey lacagaha.

  • @c.raxmaannaanaa9003
    @c.raxmaannaanaa9003 4 года назад

    Waad kumahadanthy mr sola gudbintaada aqbaaraadka aadka umuhinka ah aqbaaraaraadkaaga waqtiga ugubdn ayaankubixiyaa dhanka youtubka

  • @moa2545
    @moa2545 4 года назад +2

    naagticanka aheed we one coin mekuqusqataan bele kabaxday balawayay