Ganacsiga Forex with Abdinasir Sola

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Barnaamijkan waxaan kaga hadli doonaa Gamnacsiga FOREX eeSomaliya aad looga xiiseeyo, inagoo ka jawaabi doonaa su'aalo ay nasoo weeydiiyeen dad aad u xiiseeya ka ganacsiga

Комментарии • 102

  • @buullecadde2356
    @buullecadde2356 4 года назад +13

    high profit waa high risk warkaaas waaa cadyhy
    mar walbo oo faaido badan raadiso waa mar walbo oo qasaaarahaadane bato

  • @mrali3601
    @mrali3601 4 года назад +4

    Wa iska khameer , hadad khamarayso adigu lacagtada Ku khamaar inti qof kale.ugu khamaari laha

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 года назад +2

    Thank you Sola.
    waa video aad ii anfacaya🙏🏽🙏🏽

  • @faysalmohamed3584
    @faysalmohamed3584 4 года назад +3

    Thank u portal aniga cergabo ka imi dadka Somali wa isku mid n wallo where’ve; that is untouchable... n we should live beyond lands ... all sort of them. That means maandeeq- raqdeeda oo la qaybsanayo . Also, pls wllyal its shame in tuug’s lago magcaabo m. Weyne, Deni n biixi I n madoobe r no different than yalaxaw m dheere or whoever yesterday warlord. Pls ogaada taa. Qaybinta Somalia in to micro lands ... means dalkii oo dhan la waayo; n inviting our enemies... far n near.

  • @ikarade3274
    @ikarade3274 4 года назад +1

    Macalin Abdinasir ilaah haku xafido, aad u mahadsan tahay.

  • @akdream5313
    @akdream5313 4 года назад +2

    somaalidu see wax ka yihiin 4k baa daawaty 1k na ma like garayn waar saasi caadi maahee halaystaareego like ugu badsha

  • @MrBOSSMAN2342
    @MrBOSSMAN2342 3 года назад

    Great information Abdinasir thanks walaal

  • @hassanalisaid2255
    @hassanalisaid2255 4 года назад

    Mahadsanid Abdinasir Sola topic loo baahnaa

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl 4 года назад +2

    Runtaa Ka hadashay sxb waayo walaal keey aa ladardaray lacatana anaa sii 1000 doolar ayaa Ka dhimatay

    • @aminabulale4165
      @aminabulale4165 4 года назад

      Asc wll waxan raba inan bilabo gancsiga Forex maraka sidan idinlaso xidhidha?

    • @traderlii5475
      @traderlii5475 4 года назад

      @@aminabulale4165 warbixin Dhameestiran Anaa Ku Siinaya, Whats Appka Iga Soo Garaac.
      002765 924 3683
      Liibaan Dheere..

  • @siyadserbia5880
    @siyadserbia5880 4 года назад

    Thanks mr Sola that is very good idea

  • @mos1954
    @mos1954 4 года назад +2

    Macalin Sola Allaha kudhoowro

  • @anisahassan8236
    @anisahassan8236 4 года назад

    Good information! Thank you

  • @Abusalax8
    @Abusalax8 5 месяцев назад

    Yeah my brother past brokege tell us

  • @maskiinboy8778
    @maskiinboy8778 3 года назад

    bad badan wey qasaren dadna wey faideeen - taasi wa ganacsiga. huno dadaal.

  • @abdullahitahlil1412
    @abdullahitahlil1412 4 года назад +1

    Aqoonyahn sola runti wax bdn aya naga fahansiisay forex exchange wana sax oo wad qasaari kartaa oo in lagu dhaco aya macqul ah sax thnx mahdsanid ustad

  • @abdullahiabdisamad5951
    @abdullahiabdisamad5951 4 года назад +1

    masha allah wan ka sugaye wax qabadkas

  • @abdiwelimohamed1434
    @abdiwelimohamed1434 4 года назад +3

    Macalin Fx broker la aaaamini karo wakeee ??waxaan jogaaa Kenya thanks

    • @MuhammadAmin-so7gu
      @MuhammadAmin-so7gu 4 года назад

      @@bufiye3840 maolimo broker ma ahan😂

    • @daadirmaxamuud386
      @daadirmaxamuud386 4 года назад

      Fxprimus aya u gu fcn sxv

    • @traderlii5475
      @traderlii5475 4 года назад

      Waxaad Furataa ICmarkets Bro...ama Hadaad Warbixin Dheeri Ah U Baahan Tahay Iga Soo Qabo Whats App-ka
      002765 924 3683
      Liibaan Dheere

    • @marshaaldaadis8483
      @marshaaldaadis8483 4 года назад +1

      @@traderlii5475 ic markets maxay yihiin sxb

    • @traderlii5475
      @traderlii5475 4 года назад

      @@marshaaldaadis8483 Icmarkets Waa Brokerka ugu Fiican brokerada, uguna Spread-ka yar, hadii aad warbixin dheeri ah u baahan tahay, whats app-ka iga soo qabo, mahadsanid.
      002765 924 3683

  • @ebrahimchannel8283
    @ebrahimchannel8283 4 года назад +2

    Bank statemant iyo swiftt code ba somalia waa laga helaa
    Banks ka dhan wey bixiyaan ustaad
    Anigana ka shaqeesta
    Mida kale account management iyo investment kala saar macalin
    Waa labo kala duwan

    • @traderlii5475
      @traderlii5475 4 года назад +1

      Wax Badan Buu Isku Qasay, Wuxuuba Sola Taagan Tahay Brokerka Ayaad Percentage Ku Heshiineysaan Lol.
      Brokerka Akoon Ayaa Iiga Furan Comission Ayuuna Iga Goosanaa, Waxa Aan Ku Heshiineyno Aniga Iyo Brokerka Maxay Yihiin 😁😁😁.
      Wuxuu Kaloo Isku Qasay Stock Market Iyo Forex, Calaakuli Xaal Sida Ay Isaga La Tahay Ayuu Wax Weliba Ka Sheegay, Lkn Jawaabta Saxda Ah Anaga Oo Forex Traders Ah Ayaa Bixin Karna 😁😁😁

    • @ebrahimchannel8283
      @ebrahimchannel8283 4 года назад

      @@traderlii5475 aad io aad sxb
      Qofka wxa uu aqoontoda leeyahy ama uu si wngsn u soo baray ama dadka aqoonta wngsn u leh uu soo wiidiyo ayaa wngsn

    • @MohamedYousuf-zo2mt
      @MohamedYousuf-zo2mt 2 месяца назад

      Qofku si uu forex trader u noqdo passport noocee ah ayaa looga baahan yahay?

  • @traderlii5475
    @traderlii5475 4 года назад +2

    Cabdi Naasir Mahadsanid....Waxaad Tidhi Brokers-ka Percentage Ayaad Ku Heshiineysaan, Taasi Aan Kaa Soxo, Wax Heshiis Ah Oo Adiga Oo Soomaali Ah Iyo Brokerka Idin Dhex Maraya Ama Aad Ku Heshiineysaan Ma Jiro...
    Brokerka Suuqa Ayuu Ku Dhex Geynayaa Oo Koonto Ayaad Iyaga Ka Dhex Furanaysaa, Kadibna Markaad Hal Trade Furto Wuxuu Kaa Goosanayaa Comission( Oo Ah Lacag Qidmad Ah), Lacagta Qidmada Ee Brokerka Kaa Goosanayo Marna Wey Badan Tahay Marna Waa Yar Tahay, Waxayna Ku Xidhan Tahay Hadba Lot Size-Ka Aad Isticmaasho.
    Markaad Leedahay Brokerka Ayaa Kuu Shaqeynaya Taasi Waa Waxba Kama Jiraan, Brokerka Akoon Ayaad Ka Dhex Furatay Ee Kuuma Shaqeeynayo, Adiga Oo Soomaali Ayaa Shaqeysanaya Oo Suuqa Sarifka Sameynaya...Brokerka Shaqadiisa Waa Inuu Qidmad Kaa Goosto Oo Kaliya...Adiga Oo Soomaali Ahna Shaqadaadu Waa Inaad Suuqa Gasho Oo Kala Sarifato Lacagaha Fursadaha Leh...
    Lkn Inaad Xirfada Barato Ayaa Ka Horeysa Inaad Suuqa Faa'iido Ka Sameeyso, Caadiyan Qofka Sariflaha Ah Wuxuu Faa'iido Joogta Ah Sameynayaa 2 Sano Kadib....Waayo Badanaaa Suuqa Waa Lagu Qasaaraa Hadaadan Xirfada Soo Baran...
    Waan Ku Celinaa Markale....Brokerka Koonto Ayaad Ka Dhex Furan, Qidmad Ayuuna Kaa Goosan Mooyee Kuuma Shaqeynayo, Wax Heshiis Gaar Ah Oo Adiga Iyo Brokerka Idin Dhex Maraya Ma Jiraan, Kor Iyo Hoos Hadaad Faa'iido Iyo Hadaad Qasaarto Labada Jeerba Brokerka Qidmadiisa Wuu Kaa Goosanaa, Brokersku Kaala Tashan Maayaan Taasi...Lkn Shaqada Qofka Qabanaya Waa Adiga...Inaad Qasaarto Iyo Inaad Faa'iido Labadaba Waxay Ku Xidhan Tahay Hadba Aqoonta Aad U Leedahay Suuqa....
    Qofkii Warbixin Buuxda U Baahan, Ha Igala Soo Xidhiidho Whats App-ka....
    002765 924 3683
    #MahadsanidSolaPortal

    • @samiircabdalla7702
      @samiircabdalla7702 4 года назад +1

      numberkaga isoqor sxb

    • @traderlii5475
      @traderlii5475 4 года назад

      Commentigeyga Qeybta Hoose Ayaan Nambarkeyga Ku Soo Qoray Bro....

    • @ibrahimabdirizack6298
      @ibrahimabdirizack6298 3 года назад

      Sxb numbarka furaha kusoodar sida kayga +254742339738

    • @ugaaskacidda499
      @ugaaskacidda499 Год назад

      ustaadka brokar kama hadlaayo ee wuxuu ka hadlaayo waaa trader.
      trader waxaa la dhahaaa qof khibrad suuqa u leh oo adiga lacagtaada kuugu shaqeynaaayo accountiga aad broker ka ka furatay ayaa u dhiibeesaaa marka asiga lacagtaaada wuu kuu shaqeynayaa waxaad ku heshiisaan ayuuna ka qaadanayaa waa sidi adigoo qof shaqo u dirttay ka dibne aad mushaar siiisay.

  • @mohameddahir770
    @mohameddahir770 4 года назад +1

    Asc maseg Facebook aan kaga soo diray inshalh yara firi thanks Abdinasir

  • @faradheere20
    @faradheere20 2 года назад

    Maclin mahadsanid

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG 4 года назад

    Good job and I wil be with your forx Inshaa alaah we need you Bos

  • @wooddyjockly4183
    @wooddyjockly4183 4 года назад

    Mahadsanid walal Sola

  • @mohamedhappy8629
    @mohamedhappy8629 4 года назад +1

    Abdinaasir shp adi maxaa kuudiiday inaad kubiirtid maadaama aad garanaysid

  • @arwaaxcade5512
    @arwaaxcade5512 4 года назад

    Sola iyo barnaamijkii wada sugeenay

  • @بنالخير
    @بنالخير 4 года назад

    thanks mudane

  • @khairhesho.m6056
    @khairhesho.m6056 4 года назад +1

    Lacgtas wa Xaraan qofkii raba mar ka hore Ha iska baro ma xalal mise xaran
    Wabillahi towfiq

    • @mukhtaarcabdale555
      @mukhtaarcabdale555 3 года назад +1

      Haddaad xaaranlaydahay marks hore diinta sifiican ubaro laiskaga aamino shiikh yar kuleh waa xaaraan waa qofku waa billaadan

  • @ahmedgaas4373
    @ahmedgaas4373 3 года назад

    Adeega ganacsiga ee forever ka waran isaga saxiib

  • @madaalemedia3401
    @madaalemedia3401 4 года назад

    sola garabkaga allah galo waan kaa sugaynay masha allah

  • @xaalimaxamudxaalimaxamud3368
    @xaalimaxamudxaalimaxamud3368 4 года назад

    Asc walaal broker ka dadka lacagaha maka dhacaan mana kala fakadaan lacagaha dadka sida traderska lacagaha udhacaan

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 года назад

    Cabdi Nasir solo wey fiicantahy inad horta wax umadda faaido u ah aad noo gudbiso blse maxa ka jira wadaada soomaliyeed waxay sheegen iney xarantahaye

  • @hamdiabdulle3559
    @hamdiabdulle3559 4 года назад +1

    Akoonka ugu fican ma noo sheegi kartaa macalin?

    • @traderlii5475
      @traderlii5475 4 года назад

      Warbixin Buuxda Anaa Ku Siinaya, Oo Suuqaan Labo Sano Ku Dhawaad Ka Shaqeesta...Whats Appka Iga soo Qabo, Mahadsanid.
      002765 924 3683
      Liibaan Dheere.

  • @abuukaryussufali5684
    @abuukaryussufali5684 4 года назад

    Forex baad ku waalatene bitcoin maad ka hadashiinaa

  • @caliyousuf9614
    @caliyousuf9614 2 года назад

    Wa sax

  • @haniyusufilmi9754
    @haniyusufilmi9754 4 года назад

    Wa mahsantahay wan u bahna

  • @yusufidirismediapro2498
    @yusufidirismediapro2498 4 года назад +3

    bishii november 400$ isiiyeen bisha december waxan ka heley 250 $ waxay i dhaheen crismis waye bilaha soo socota 400$ ku siinaynaa

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 4 года назад

    Somaliyeey culumada ka hadashay dhagaysta way ka hadleen

  • @abdirizaktarabi6436
    @abdirizaktarabi6436 4 года назад

    Thanks Sola portal as to pass us your knowledge. How I can join your WhatsApp sir ?

  • @fatimaahmed7788
    @fatimaahmed7788 4 года назад

    Abdinasirow ka wrn Dalka Norway hadii uu Bankiga qasaaro dowlada lacagta ma ii so celineysaa war maka haysa
    Please jawaab

  • @mohamedfarah2921
    @mohamedfarah2921 4 года назад +4

    Qofka ugu wanagsan ee forex dadka bara waa wiil la dhaho Hussein Jama waakaas channalkiisa ruclips.net/video/KgZ1x2FxyNE/видео.html

    • @aliibrahimali2784
      @aliibrahimali2784 4 года назад

      Saaxib waa runtaa ninkaas wax badan baan Ka fahmay waxaan arkay kuwao kale soomaali ah Forex dad bara Voutubekooda qaybta comments waa xiraan laakin ninkaan waa furanyahay.

    • @Jacob-bb3tl
      @Jacob-bb3tl 4 года назад

      Kkk comment furan adiga waxba kaama galin ee meelaad aqoon saxsan ka helaysid baa muhiim ah, soomaalidu waa dad iska jecel hadalka badan iyo nac-nacda wallaahay.

  • @calimaxamudmaxamed9346
    @calimaxamudmaxamed9346 4 года назад

    Aad iyo Aad

  • @aweisahmedsabria4862
    @aweisahmedsabria4862 4 года назад

    Walahi warkaka hada uu joogaa

  • @ogaanshotvshow
    @ogaanshotvshow 4 года назад

    Forex anaa ubahaan

  • @ahmedsiciid1661
    @ahmedsiciid1661 4 года назад +1

    Saxiib sola portal dad somalida hadaa wax u sheegto maqataan maxaa yeelay waa jahiliin waxey arkaan wey isaga dhacaan marka usheeg inay shasaaro ku sugan yihiin

  • @bufiye3840
    @bufiye3840 4 года назад

    TALO WAANO RUclips KA AYAAN KA BARTAY SOMALI IYO ENGLISH AH CILJIGA OODHAN FREE AH

  • @fadumaj5011
    @fadumaj5011 4 года назад

    Oo xaraam maaaha.

  • @mofarah1291
    @mofarah1291 4 года назад

    Asc abdinasir korsoyinga ma ino bilaabi kartaa

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 4 года назад

    Qaybta pinary kasoo hadal

  • @abdulahijeegocj76
    @abdulahijeegocj76 4 года назад

    Mr soola

  • @saeedofficial
    @saeedofficial 4 года назад

    Sideen ku samaysan karaaaaa forex

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 4 года назад

    horta ma xalaal baa mise waa xaaraam?

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 4 года назад

      Waa xaaraan sxb

    • @samadoon313channel6
      @samadoon313channel6 4 года назад +1

      @@warsamaosman-Sool
      mudo ayaan baaritaan ku wadey inta badan waxaan ogaadey in aay xaaram tahay culimo badan oo aan la wadaagey baa igu dhaheen waa xaaraam waan iska dhaafey waad mahad san tahay wlaal

  • @kobciaqoontaada7826
    @kobciaqoontaada7826 4 года назад +2

    Asc dhamman
    Cashar kan waa HTML form | CS50 Web Programming | Practice
    Booqo link hoose:
    ruclips.net/video/H3e--gCL26I/видео.html

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 4 года назад +2

    Somaliyey war cad madoonaysaan forex waa xaaraan ee halaga fogaado.

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 года назад +2

      Yaa waxaa ku yidhi
      Waxa jira brokerada qaar Islamic ah iyo bangiyada

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 4 года назад

      @@AhmedMohamed-cn7xn sxb maaha broker'ku muslin ma yahay ama ma aha ee waxa weeyi qaab ganacsiyeedkani shareecada islaamka ma waaqafsanyahay jawaabtu waa maya.

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 года назад

      @@warsamaosman-Sool sxb waxa la yidhi qof gaajo usii dhimanaya bakhtigu waa u xalaal
      Waa aragta dhalinyaradii Africa gaar ahaan
      Somalida in ay shaqo la, aan baahsani haysato way u dhaantaa intuu tahriibi laha in uu forex Barto ka Dibna ku shaqaysto

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 4 года назад

      @@AhmedMohamed-cn7xn sxb maah-maah kalaa tidhaah waan baahanahay looma bahalo cuno. Sxb waxani waa xaaraan waxaad ka faa'ido hadaad midh nacnac ah ka iibsato oo aad cunto 40 cisho salaad iyo duco toona lagaa aqbalimaayo, hadaad ku godd gashona adoo xaaraantaa daaqayana siday u badantahay aakhiro lagama yaabo in aad meel roon marto.

    • @imranhassan7148
      @imranhassan7148 4 года назад

      Adiga yaa kuu sheegay maxaa dadiil ah oo u heeysaa inuu xaaraan yahay, meesha uu xaaraanta ka yahay tilmaam hadaa aqoon diin iyo maadi u leedahay Commentska haku dhax fadwooninee

  • @mohamedomarvlogs4522
    @mohamedomarvlogs4522 4 года назад

    $6.3T ayaan maqlay