Waa maxay Forex? with SolaPortal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Barnaamijkan waxaan ku eegi doonaa ganacsiga FOREX oo kusoo badanaya Somaliya iyo sida looga faa'iido.

Комментарии • 109

  • @abdulmoaw6333
    @abdulmoaw6333 4 года назад +25

    Thanks 🙏🏾 maclin sola walee waa lakala tagay anagana qabiil ayaa madaxa naga maray kkkk maantay ayaan waxaan is aragnay qof somali ah Royal London hospital mana garaneyn lkn waxa uu ahaa qof somali sidaa ayaan ula hadley aftar 2 minute he ask me which Bart of somali I come from waan ku qoslisay markaa ayaan ku iri xamar ayaan ka imid anoo ku qoslaya markaa ayuu igu yiri ok adeer xamar waa la buuxaa ee qolamaa tahay kkk adeer qabiil saw kii wadankan kii naga keenay marka somali qabiil ka ka kora waa maskax shisheeye???????? Thanks that’s my advice somali hanoolaato

    • @Omarmohamed-yp1ev
      @Omarmohamed-yp1ev 4 года назад +1

      thanks wll qli❤❤❤❤❤❤❤💪🇸🇴🙏

    • @ghuzalmaroun9476
      @ghuzalmaroun9476 4 года назад

      Sida ka muqata hadalkada waxbaa kaa qaldan sidas darted ayuu qofka suasha kuu weydiyay..sidas ayan filaya,

    • @Medibrahimabdi
      @Medibrahimabdi 4 года назад +2

      hadalkaga kama muqda in odeygaas uu tribalisim wadeey , illahey waxuu inuu shege in qabilka aan uisticmaalno garasho qofka , ee haka dhigin ninkii ku yirahdo kumaa tahay in uu qabilista yahe

    • @mohaaadam9335
      @mohaaadam9335 2 года назад

      Kumaa tahay caalamka lagama yaqaan jinsiydee haysataa ba laga yaqaan inaad fikir qabiil ama tuulo haysato maahan sola portal guide us advicement

  • @ahmedabdi319
    @ahmedabdi319 4 года назад +9

    Credit card isticmaal kulahaa,company international ha ayaa lagu xirtaa. War tan oo kale war company capitalist ah kanashaqeeysto ribo iyo xaraan oo dhan miyaa lacag xalaal ka faaiidi. Mida kale waxaan waa sarif diintana shuruud bay u digtay sarifka hadii hal shardi lawaayana ribo ayaa lagu dhici, dolar iyo istarlin pound waxay lamid yihiin الذهب والفضة wakhtigii nabiga. Marka macalin solar bal bukhaari iyo muslim translation raadi kadibna check what ribaa is. Walaahi hal shilin oo riba ayaa kadanbi badhan 35 zino oo kujirto hoyadii ku dhashay haduusan hadithka iga khaldaneen. War jooga ahlu suna ayaan nahay aduunyadeena anagaa umadax banaan waa secularism. Segregation of religion and state/ economy.

    • @simonkade7052
      @simonkade7052 3 года назад

      a trick: watch series on flixzone. Been using them for watching lots of of movies lately.

    • @jaxxgus6025
      @jaxxgus6025 3 года назад

      @Simon Kade Yea, been using flixzone} for since november myself :)

  • @cawaalecalawaash2332
    @cawaalecalawaash2332 4 года назад +4

    19 cashar oo forex qaybta iq:option ayaan soo galiyaa chanlkayga waa hadi aad rabto xoriyad dhaqaale inaad sameeso 2020 thanks

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 4 года назад +4

    Laba kun oo dollar ayaa lagu darsanayaa shan boqol oo dollar ayaa heleysaa everymonth Waa sarifleyaal this now is going on in Somalia dad badan ayaa hadal haaya lakin mala aamini karaa cabdinasir sola

    • @abdirahmannblue4891
      @abdirahmannblue4891 4 года назад

      🤣🤣🤣🤣🤣 eeboow ciyaalka xaafada maad biilkooda usoo dhigatay

    • @BAASAVLOGG
      @BAASAVLOGG 4 года назад

      The Phenomenon waxba kama jiraan waa jeeb baarasho ee yaan laydin gaadin

  • @ghuzalmaroun9476
    @ghuzalmaroun9476 4 года назад +2

    Ayaan daranidaa! Kishki ayaa shekh kuu ah
    Wallah wad khasaarty caqligadii laguu siyay in ad xaqq iyo badil ku kala garatid

    • @SharmaarkeLaShaqayso
      @SharmaarkeLaShaqayso 4 года назад

      Marka laga hadlayo forex dadka iyo culimada inta badan waxa ay khalad fahmaan micnaha dhabta ah ee ay ku salaysan tahay aragtida leverage: ruclips.net/video/kEbVITF5KhE/видео.html

    • @sharmaabdi1344
      @sharmaabdi1344 4 года назад

      Adna umal ayaa sheikh kuu ah ayaan darnidaa.

  • @mommo4127
    @mommo4127 4 года назад

    Macalin waa mahiim inaad dadkaagag isoo bandhigto forex,waana hubaal inaad ka heli doonto duco iyo karaamo aad filayn.....qofkasta oo somali ah oo anigu ka mid ahay,waan aaminsanhay hadalkaaga iyo odhaahdad macalin

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 4 года назад +17

    Wax lacuno lamawaynaayo ee xaaraamta halaiska ilaaliyo naar looma adkeysankaree hada diidaana yeelkiina

    • @hamdahassan6618
      @hamdahassan6618 4 года назад +1

      Shekh ya ka hadlay waa ok dhahay

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 4 года назад +1

      Sxb xaram maaha brokero Islam ah aya jira oo aan WAx ribo ah lahayn

    • @ahmedabdirahman82
      @ahmedabdirahman82 4 года назад

      @@AhmedMohamed-cn7xn kuweee ka mid ah brokeradsi

  • @feysalmohamed3599
    @feysalmohamed3599 4 года назад +2

    Macalin inoo soo gali cashiro tayo leh oo ku sabsan degital market please adoo mahadaan.

  • @mudughobyo4090
    @mudughobyo4090 4 года назад +2

    Casharo noo soo diyaari si aan u barano gacmaheena iyo maskaxdeena ugu shaqeysano

  • @ahmedkelif4590
    @ahmedkelif4590 13 дней назад +1

    Watching this after mr Sola Got Rich in Augs 2024😅

  • @abed7922
    @abed7922 4 года назад +2

    Culuumadu laaluushka carabtu bixiso ee Somaliya burburka ku keentay kama hadasho. Xataa Xajka ayaa la isku laaluushaa oo sanad walba dhowr kun oo somali ah sanad walba bilaash lagu qaada

  • @PlzSubscribe_Like
    @PlzSubscribe_Like 3 года назад +1

    Wadaadkaygu wA Sh.Xasaan 🙂🙂

  • @alimohamud1451
    @alimohamud1451 4 года назад +1

    Waxaan idinkaga digaayaa in aad sifiican usoo baartaan soona barataan qaabka u shaqeyaan. Aniga forex 3 sano ayaan istacmalayaa dhoor jeer waan ku qasaarey lkn hada xogaa waa yara fahmin waxna waa ka sameeyey. Waa sida qamaarka addict ayaad ku noqoneysaa mana deyn kartd

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG 4 года назад +2

    Truck driver da USA kasoo xamaala ee biilasha soo dira rarka ay qaadaan brokers ayey kala macaamilaan cidii lahaydna mayaqaanan rarka ay qaadeen lacagtana broker kale ayaa siiya oo u doonta kuwii rarka lahaa

    • @jebertihosh
      @jebertihosh 4 года назад

      Marka waxad leedahay broker waa xaaraanmiyaa mise xalaal Kuma fahmin una malayn maayo inaad aqoon uleedahay qaabka Aya ushaqeeyaan hadan wax Yar kaaga sheego brokerka aad sheegayso iyo kula rarka looqaadayo waxay leeyihiin akoon ama ajensi wax u iibiya marka kanbaniga uu rabo in rarka looqaado wuxuu udiraa broker ka isagaa raaidya cidqaada qiimahana kula hishiiya bixiyana lacagta qofka rarka qaada marka ayuu faa,Ido ka raadsada kanbaniga rarka iska leh sida 6% rarkiiba marka qofka truck laha ah iyo man leh waxba Kama dhexeeyan waayo midna suuqa ayuu wax gaystay midna ka iibsaday

  • @sadebashir1165
    @sadebashir1165 4 года назад

    Masuul waa kuqancay informationka nalawadaagtay. Mahadsanid!

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 4 года назад

    Macalin sola aad ayan ugu bogay wana ku mahad santahay wana sii wataa dhagesiga casharkaga shugran macalimuu

  • @subeydacadeeychannel2335
    @subeydacadeeychannel2335 4 года назад +4

    Masha Allah solo Mahad sanid walaal keen anigaa leeygu dhacay one life tuugada

    • @SharmaarkeLaShaqayso
      @SharmaarkeLaShaqayso 4 года назад

      Marka laga hadlayo forex dadka iyo culimada inta badan waxa ay khalad fahmaan micnaha dhabta ah ee ay ku salaysan tahay aragtida leverage: ruclips.net/video/kEbVITF5KhE/видео.html

  • @fahadhassan6549
    @fahadhassan6549 4 года назад

    Waayadan qofwalba wadaad qaasa ayuu leeyahay hhh although I am late but this lesson was awesome thanks solo

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa9608 4 года назад +5

    Forex culimada waykahadleen kuwa xamarjooga oo laba maalinkahor kahadlay haladhagaysto culumada

    • @SharmaarkeLaShaqayso
      @SharmaarkeLaShaqayso 4 года назад

      Marka laga hadlayo forex dadka iyo culimada inta badan waxa ay khalad fahmaan micnaha dhabta ah ee ay ku salaysan tahay aragtida leverage: ruclips.net/video/kEbVITF5KhE/видео.html

  • @geedibare7594
    @geedibare7594 4 года назад +1

    Sola ader aqoontaada nooga faa idee wlhi mudo aanada hadayna kabad nayn ayaan howashan kujiray qaabkaan u bilaabi lahaa RUclips,ka ayaan baadhay 100,soomaliya oo midba cayn kaaga doonayo lacag ayaan arkay ilaa hada oon ku dhagaysanayo waan baadi goobayay waayo 100dolarna ha ahaatee nimankaa waan aamini waayay xaga luqadana waan ku liitaa hadaan English ku dhagaysan lahaa lkn wll caawa wixii aan ka shikisanaa waad ii cadaysay intaas kaliya ayaa laga yaaba inaad wanaag sikale ugu hesho Insha mida kale isku sheekh baaban nahay kishki cid aan ahyn waxba kama dhagaysto iyo cabdi xirsi fagare. Marka wll hadaad si uun iigu soo jawaabi karto waxaad iisheegtaa afkeena hooyo sideen ugu heli karaa qolo aamina mise ma jirto inta hore ee barashada ayaa kawadaa hadaad iisoo jawaabto waa alxamdullilah hadiikalena intaa ayaa abaal kuugu hayaa mahad sanid wll.

    • @ustaadilyas
      @ustaadilyas 4 года назад

      hayaanacedemy.com

    • @noormukhtarfarah7276
      @noormukhtarfarah7276 4 года назад +1

      sxb ana kucaawinayoo hadaad kenya ama meel kale joogtoo si aad lacag oogasameysoo forex

    • @geedibare7594
      @geedibare7594 4 года назад

      @@noormukhtarfarah7276 sideen kuula soo xidhiidhaa wll

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 4 года назад

    Mashaa allaah sola wax baan kaa faa iideeysannaa allaha ku dhowro

  • @kaliilahmett5609
    @kaliilahmett5609 4 года назад +1

    Markaad hadleeso wxaan soo xasuustaa waanada aabaheyga😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢😢

  • @mohaabdirahman4765
    @mohaabdirahman4765 4 года назад

    Mahdsanid ustaad c nasir umul 10 waxyabood oo hada kahor fatwooday ka gadaalna uu kalaabtay marka fadwada umul waa volital

    • @Zyxgoof
      @Zyxgoof 4 года назад

      🤣🤣😂

  • @theak8954
    @theak8954 4 года назад

    Kheyr badn Alle hakusiiyo macallin

  • @abdifataahabdilaahi5273
    @abdifataahabdilaahi5273 4 года назад +1

    Codzi sola Wxa Aad noo soo Sheegta Sites Aad is Leedahay wxa laga Baran Karaa Forex 🙏🙏🙏

    • @axmeddaahir600
      @axmeddaahir600 4 года назад

      falconfx.com/#home this site is very useful if you know english

  • @HubaalMedia308
    @HubaalMedia308 Месяц назад

    Ustaad aad bad umhdsantahy

  • @prightonechenel9659
    @prightonechenel9659 4 года назад

    markasta o war xasaasi ah so dhaco waxan boqdaa sola portal RUclips waana ku kalsonahy inaan xogti oo sx ah kahelo hlkaaan lkn waxaan kukala duwanahy sheikhyada mas alloyinka ugadambeno kishki sheikh maaanee midkale maraadsatido walowba uu ahaado kan gaalkacyo heesaha kasoo qaado (culimoy xaalqaadoo kkkk)

  • @BAASAVLOGG
    @BAASAVLOGG 4 года назад

    Solo qasaaradeeda nooga waran faaidadeedana sheegtaye dadkiina waa la furtaa ayaamahan ee wax ka dheh siday wax u wadaan somalia se maka jirtaa

  • @hardlaughs8462
    @hardlaughs8462 4 года назад

    Sola aniga ahaan waan ka daalay forex inan dadka ka leexiyo oo ku qanciyo inu forex yahay ribo. Dadba ku dhibta ay shaqo u tahay. Dad bay xaqiiqda indha tirtay oo kula dagaalaya hadaad kala hadashid.

  • @Ridwan-Mohamed2023
    @Ridwan-Mohamed2023 7 месяцев назад

    thanks

  • @reegaaytube7982
    @reegaaytube7982 4 года назад +2

    Ustad Solar aniga waxaan rabaa in aan wax ka barto forex aqoona uma lihi sideen ku baran karaa

  • @xiisahadunida5991
    @xiisahadunida5991 4 года назад

    BROKERKA la dhaho ICM capital market yaa xog ka haayo

  • @abdirisaqali7002
    @abdirisaqali7002 4 года назад

    Solo inaan kula soo xiriran raba Telephankaga ma heli kara?Uk ayan kula degenahay

  • @cusmaanaadam6771
    @cusmaanaadam6771 4 года назад

    Mahadsanid Walal.

  • @ayatollahcalisomali3832
    @ayatollahcalisomali3832 4 года назад +4

    like ii Saar please

  • @ustaadilyas
    @ustaadilyas 4 года назад +1

    Thanks macalin

  • @abdullahiabdisamad5951
    @abdullahiabdisamad5951 4 года назад

    sxbow mad somaliya shirkad ka furtid dadka ku bartid ganacsiga online ka ah

  • @khuumproduction
    @khuumproduction 4 года назад +1

    macalin aad baanu ugu baahnayn

  • @timshow2240
    @timshow2240 4 года назад

    Mazhalah thanks wll video aqoonbaan kakorarsaday

  • @UrCristiano-x8v
    @UrCristiano-x8v 4 года назад

    Noo soo badi please casharada Forex iyo sida laysaga diiwaangeliyo brokerada.

  • @muusesiciidmulaax5767
    @muusesiciidmulaax5767 4 года назад +1

    Cashar qiiiimo leh shiikh khiskiina nagu salaaan waa shiikhaygeee

  • @halbeegtrading7632
    @halbeegtrading7632 Год назад

    20 sano aan ku Jiray Forex kaama Yeelin wallee .... si feylan kiin ki jeede ....

  • @hbcsoomaali43
    @hbcsoomaali43 4 года назад

    Shirkadahaa somali aqbali maayaan Ustaad

  • @intelligenceprimecapital9265
    @intelligenceprimecapital9265 4 года назад +2

    Waxaan ahay qofka kowaad

    • @SharmaarkeLaShaqayso
      @SharmaarkeLaShaqayso 4 года назад

      Marka laga hadlayo forex dadka iyo culimada inta badan waxa ay khalad fahmaan micnaha dhabta ah ee ay ku salaysan tahay aragtida leverage: ruclips.net/video/kEbVITF5KhE/видео.html

  • @cabdiwahaabcabduqaadir153
    @cabdiwahaabcabduqaadir153 4 года назад

    Casharo noo soo diyaari mudane si aynu ufahamno 🙏 🙏 thanks 🙏

  • @mohamuddemohamed6621
    @mohamuddemohamed6621 4 года назад +2

    Arimaha diinta markaan gashid 'Dhiiqo' ayaad galeysaa. Hadal munaasab ah mayahay ayaan is waydiin ilaa hada.

  • @adanguled5396
    @adanguled5396 4 года назад

    Sola wuxuu yiri aniga waan ka shaqaystaa inay xaaraan tahay iyo inay xalaal tahay makala aqaano oo sxbow maxaad baaritaan ugu samayn wayda xalaal ahaanshaheeda?

    • @cawaalecalawaash2332
      @cawaalecalawaash2332 4 года назад

      Soomaaliya hanoolaato shaygasta asalkiisu waa xalaal illaa loo helo wax xaaraantimeeyabwaa qaacido usuuli fiqi ah marka taasu qaatay
      كل شي اصله حلال

  • @mo5.555
    @mo5.555 4 года назад +2

    Sola like sola love me care fullu like

  • @UrCristiano-x8v
    @UrCristiano-x8v 4 года назад

    Qof caqli leh baad iila muuqataa sheekh kishkina waa taageertaa aam🙁

    • @hardlaughs8462
      @hardlaughs8462 4 года назад

      Ma Kaftamo
      Group ka forex ku qafiifay miya kamid tahay

    • @UrCristiano-x8v
      @UrCristiano-x8v 4 года назад

      @@hardlaughs8462 sabab hadaan barto maxaa dhibaato kuugu jira.

  • @kaliilahmett5609
    @kaliilahmett5609 4 года назад

    Xaqiiqda ayaa idareensiisay😢😢🙏😢🙏😢🙏😢🙏😢🙏😢🙏😢

  • @abdallaomar123
    @abdallaomar123 4 года назад +1

    Dadka been ayey shegan markii forex laga hadlaayo Abdinasir somali jacel nolaw abti

  • @SolaPortal
    @SolaPortal  4 года назад

    BEST AND TRUSTED FOREX BROKERS ARE: www.investopedia.com/best-brokers-for-forex-trading-4587882

  • @abdikarimdirie7179
    @abdikarimdirie7179 3 года назад

    2021 6tirriolion dollar

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 4 года назад

    Kishka sheekhayga kulaaha acuud minak

  • @maskaxgaamurtay8034
    @maskaxgaamurtay8034 4 года назад

    Very very very nice my teacher afkaga caano qabow oo dhaya lagu qabay

  • @SulE861
    @SulE861 4 года назад

    Nin walbo sheikhiisa ha soo weydiiyo hhhhhjj

  • @kaliilahmett5609
    @kaliilahmett5609 4 года назад

    Mcalin sool😢😢😢🙏🙏🙏

  • @maxamedsiciid1896
    @maxamedsiciid1896 4 года назад

    gmailkga iisheeg wll

    • @mamadaw
      @mamadaw 4 года назад

      Video-ga bilaawgiisa ayuu ku qoran yahay emailkiisa walaal riix meshaan 0:23

  • @SharmaarkeLaShaqayso
    @SharmaarkeLaShaqayso 4 года назад

    Marka laga hadlayo forex dadka iyo culimada inta badan waxa ay khalad fahmaan micnaha dhabta ah ee ay ku salaysan tahay aragtida leverage: ruclips.net/video/kEbVITF5KhE/видео.html

  • @Alhud6A
    @Alhud6A 4 года назад +1

    forex horu umal u xarantinimeeye mxaad nagaga so celinaysan 😂

    • @noormukhtarfarah7276
      @noormukhtarfarah7276 4 года назад

      sh xasaan ba kadanbeeyayayy oo xlaalleeyayyayy

    • @Alhud6A
      @Alhud6A 4 года назад +1

      zxb ninka xasaan wax ka dhigeesta waxa u dhaanta isaga oo an ka dhaggeesane ee iska. xalaashada isagu kkk sheikh iyo wadaad kala garo bro

  • @travelandnaturechannel5875
    @travelandnaturechannel5875 4 года назад

    Kkkk ashalama caleykum

  • @bilyhaji6208
    @bilyhaji6208 4 года назад

    🙏🏼🙏🏼🙏🏼❤️❤️❤️💯🕊

  • @Zuhuur476
    @Zuhuur476 4 года назад +1

    Wax aan xalaal ahayn haku baraarujin dhalinyarada, waxani ma cusba dad aad ubadan oo muslimiin mutacalimiin ah baa yaqaan oo cilmi uleh forex waxayna isaga daayeen xaaraan nimadiisa in la taajiraana keliya maaha in xaraam businesses la raadiyo lkn waxaa arimahaan xiiseeya cidii aan kala jeclayn xaaraan iyo xalaal , mida kale qofka isagoo jaahil ka ah galay forex hadana maqlay waa xaaraan wuxuu raadinayaa mar uun bal in uu helo qof sheekh sheegta oo ufasaxa kaas uun buuna sheekh uyaqaan waayo wuxuu kujiro ayuu ufududeynayaa, kan xaqiiqda ka hadlayana warkiisa ma qaadanayo lkn qofku diintiisa isagaa masuul ka ah inuu doorto xaaraan iyo inkale cidna dhibi mayso

    • @ismailhussein8157
      @ismailhussein8157 4 года назад

      Asc Ustad Mahadsanid mashalah,. Balse waxan kaa codsanaynaa inaad Ka jawaabtid E- mailada.

    • @hassandj133
      @hassandj133 4 года назад +1

      Xaraan maha ee aqoon uyeelo bahalka horta

  • @mohamednorhussein2613
    @mohamednorhussein2613 4 года назад +1

    second me

  • @kaliilahmett5609
    @kaliilahmett5609 4 года назад

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😢

  • @bufiye3840
    @bufiye3840 4 года назад

    Macalinkan kabarta ruclips.net/video/y3jHTtOjh7g/видео.html

  • @engosama7208
    @engosama7208 4 года назад

    Alx manta 850$ ka qabte

    • @hamdahassan6618
      @hamdahassan6618 4 года назад

      Nagu cawi qabka loo adeeg sado adoo mahadsan . Tnx

    • @engosama7208
      @engosama7208 4 года назад +1

      Wa laga dhisa diyaar waye igala so xiriir +22504863452 whttApp

  • @Yusufhalig
    @Yusufhalig 4 года назад

    Adoo wiilkaagii dafirey sideed Muslim ku sheegtaa. Adookale in la dhufaano ayaa waajiba

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 4 года назад

    Macalin sola aad ayan ugu bogay wana ku mahad santahay wana sii wataa dhagesiga casharkaga shugran macalimuu

  • @alibaana700
    @alibaana700 4 года назад

    THANKS