Safaarada Somaliya ee Kenya.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024
  • Waxaan booqasho ku tegay safaarada Somaliya ee Nairobi, iyadoo ah meel aad u baaxad weyn oo shaqooyin aad u farabadan loogu qabto muwaadiniinta Somaliyeed.

Комментарии • 30

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 11 дней назад

    Maansha Alaah Safaaradeena soomaaliyeed aad bay u weyntahay una qurux badantahay waa wax lagu faano aan ilaashano guul guul safiirkeena 👍👍👍👍keep going

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 11 дней назад

    THANK YOU, BROTHER ABDINASIR FOR YOUR INFORMATION AND NEWS ABOUT THE SOMALIA EMBASY COMPOUND IN NAIROBI KENYA I PRAY TO ALLAH TO UNITE SOMALIA AND TASTE THE FREEDOM AND SOVERISITY OF THEIR COUNTRY IT IS TIME FOR SOMALIA TO ALLAH FOR FORGIVENESS AND FOR GIVENEESS AMONG THEMSELVES AND UNITE TO RECOVER FROM FAILED STATE TO DEVELOPMENT NATION

  • @hosein700
    @hosein700 11 дней назад

    Masha allah ustaad walahi wa wax lagu faano safaradan wadna ku mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad noogu so gudbisay video gan safiirkana iyo dhamaan howl wadeenada alle ha u fududeeyo shaqada ay dad weynaha ay u hayaan

  • @omarjeylan4113
    @omarjeylan4113 9 дней назад

    The Somali embassy in Cairo is the best because the staffs are respectful and welcoming unlike those in Nairobi, to be honest the services we got from somali embassy in Cairo made me feel proud to be Somali alhamdulilaah, the most important thing is the akhlaaq behaviour of the staffs and not the building or the land,.

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 11 дней назад +1

    Soomaalida masaajuda dhisida iyo faafinta diinta ha u istaagaaan

  • @popular7493
    @popular7493 11 дней назад +1

    اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴

  • @FartunK
    @FartunK 8 дней назад

    madaxweyne farmaajo qeer allaha siiyo is xilqaan baa lagu dhisay

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 11 дней назад

    AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 11 дней назад

    Solar portal Question.
    1. Ganacsatada Somalia warshadaha ma maalgashadaan( means of production or vendor services merchants bes unbay joogaan iyo real state)
    2. Safaarada ma suubisaa business research ideals that business can invest increase revenue

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 11 дней назад

    WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO. HADDA JOOGA. CASIIMADA WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 11 дней назад

    ZAYLAC IYO.LUGHAYA STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 11 дней назад

    Wcs warahma Abti qali sedtahay

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 11 дней назад

    Sola we love brother

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b 11 дней назад

    No1

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 11 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 11 дней назад

    HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. DANJIIRE. HEENAA. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴. AMB. JIBRIIL. AMB. SOMALIA 🇸🇴. TO. KENYA 🇰🇪

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 11 дней назад

    Solar portal map somalia 7 waa qalad TPLF kudhigay malaha

  • @Heimatar
    @Heimatar 11 дней назад

    Ibroow magac tuni uu ugyahay

  • @popular7493
    @popular7493 11 дней назад +1

    🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴

  • @bashirabdi3799
    @bashirabdi3799 11 дней назад

    Safaarada ma register garaaysaa dadka muwaadiniinta Somalida aqointa kala duwan sida ay u anfacaan dadka iyo dalka iyo diinta

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 11 дней назад

    Halke ayan Kala so xariraa please 🙏

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 11 дней назад

    Qof Cuqdad qaba daawo uma hayno

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 11 дней назад

    ANIIGA. WAXAAN. JOOGA. CASIIMADA WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯. WA. ZAHAL ABDI BOULALE. OO. KA SOO. JEEDA QABIILKA CIISE. EE. DEEGAA. GOBOLKA. AWDAL STATE.OF.CIISE. SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @shlmhd7386
    @shlmhd7386 10 дней назад

    Solo siyasada somaliya wa jahawareer wad is bahdishay cimaamada ka dhacday vedeo kan ka horeeyey suda u hadashy walaga fiicnaa

  • @Hornscope
    @Hornscope 11 дней назад

    Waad isaga camiraysaa safiirka, ee horta ma u qalmaa inuu safiir noqdo?
    Horta waa maxay his educational background and his past work experience

  • @msa_1439
    @msa_1439 6 дней назад

    day dreaming, Hargiesa is not Somalia, I am telling you