Somalida iyo South Afrikaanka sidee ayay magta/ diyada u kala qaataan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Комментарии • 68

  • @abdifatah786
    @abdifatah786 Год назад +3

    Wariyaha kaliya ee somali meelkasto ay jogaan ka soo warama Guuleeyo abdisalam Herari

  • @africaismyhome723
    @africaismyhome723 Год назад +2

    Mashalaah Cabdisalam Hereri walal wad kumahadsantahay barnamijka qiimaha leh .
    Soomaalidii baad isku xidhay dhamaan dad anan aqon baad na bartay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +4

    Masha allah Informative topic good 👍

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 Год назад +11

    Somalidu luqad kasta way barane cajiib 😂

  • @iidyuusuf3120
    @iidyuusuf3120 Год назад +1

    Cabdi salaam abti libaax soomaliyeed oo agtayada ku wayiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw7304 Год назад

    Masha allah xalka xabad maaha ee waa wada hadal South African people are nice people

  • @maxamad11yare65
    @maxamad11yare65 Год назад +2

    Asc hereri qoraal ma qortaa socdaalka iyo xog ururinta aad samayso sida buug iyo wax la mida dhacdooyinka la yaabka leh

  • @osmanabdi8177
    @osmanabdi8177 Год назад +1

    waa barnaamijyo wax ku`oll ah. mahadsanid

  • @jamalhusienmahmud2927
    @jamalhusienmahmud2927 Год назад +2

    Ww herari heer calami tahay nio mahadsind wllky

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Год назад +2

    Waa cajiib Somali af aanay aqoon waa yar yhy

    • @yahyaruntasheege4526
      @yahyaruntasheege4526 Год назад

      Haa ,waxay ilatahay kraaifontein inay af Hollandes tahay ,waxaa laga wadaa tuke iyo il meesha biyo kasoo baxaan.

  • @Degaliah
    @Degaliah Год назад +1

    Masha allah horee usoco wariye qaaliya

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Год назад +1

    Walaahi waa muhiim in hadaan la is hureyn gudiga Soomaalida qofkii Soomaali ah OO ku soo kordha labaro Afka ugu horeyntaba si is faham ku u sahlanaado iyo is dhex galka

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Год назад +2

    Masha allah great program as always

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 Год назад +1

    Waaba Dad Hagaagsan Haday Mag Qaadanayaanba Mnsha Allh

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 Год назад +2

    Effective program 👍

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 Год назад +6

    dulqaad badanaa ninka afkaa bartay😳

    • @MohamedMohamed-hn2tb
      @MohamedMohamed-hn2tb 4 месяца назад

      Islaweeynidu ma fiicna. afku aayadaha Ilahay ayeey ka mid yihiin

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 Год назад +3

    Qofka bin aadanka ah wuu qaldami karaa, laakin Somalida south afrika weey ku qaldameeyn, sababto ah meel maalinkasto laguugu dilaayo lacag aad ka sameeysid waxaa kaaga muheemsan naftaada.

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Год назад +1

    Hereri💯💯💯💯

  • @bashiiryasin9463
    @bashiiryasin9463 Год назад

    M south African Diyo Siiya Somali Ayaa jirta waligayba Ma Aaminsaneen Midaa.

  • @guledmaxamed2529
    @guledmaxamed2529 Год назад +2

    Maashalah Waa Barnaamij Qiimo Badan

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 5 месяцев назад

    Dhallinyar badan oo Soomaaliyeed ayaa lagu laayey koofurta Afrika. Dukaamadoodiina waa la dhacay. Laakiin baryahan dhib wayn lagama maqal.

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 Год назад

    ogadenku luqad kasta way yaqanan bismilahi khosihin ma barateen zuluga johanis ayaga ku hadlo bismilahi

  • @gabijr5220
    @gabijr5220 Год назад

    Ogor somalidu maxuu ilaahay wx baray
    Bujuu bajaa 😃

  • @nrmohd2342
    @nrmohd2342 Год назад

    Amazing 👏 👏

  • @jaamacsiciid1191
    @jaamacsiciid1191 Год назад

    Aad ayuu uqurux badan yahy xidhiidhka somalida kkk aad ayuu uwanaagsan yahy dheh

  • @chelseakante5594
    @chelseakante5594 Год назад

    C salaaan 200 dal ayaad soomartay luuqadahooda inaad barato iskuday ha iloobin mahadsanid

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 Год назад

    mansha allah ninkas luqa wu iga yaqana ismalahayn ruux ba ka yaqano

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 Год назад +1

      War bal iska ilaali waa cadowe jadhiidhaasiye

    • @mohamudhirsi250
      @mohamudhirsi250 Год назад

      @@Aliinaliiban1780 hada ma jogi waxa joga USA 6 years ka hor ban ka so tagay

  • @iceplay18
    @iceplay18 Год назад

    somalis are hustlers everywhere, wallahi qoslka aya igadamadey maanta

  • @calimoha_official
    @calimoha_official Год назад +2

    Subscribes waaa iimuhiim

  • @mohameddahir8743
    @mohameddahir8743 Год назад +1

    Hello abgaal cida south africa share ka ku leh 🤣🤣🤣

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 Год назад +1

      Ya kudahay Somali idil waa abgal bes mise Abgaal bes ayaa ka joga SA ,Taas wxeey turjumeysa ciyaalnimadada ,igamaha in aan qabiil somaliyed necbahay but sidaas ufikrtay wa ciyaal nimo

    • @ibrahimhassen9450
      @ibrahimhassen9450 Год назад

      Xoolo,hal magaalo lee ka joogtiin South Africa,wadanka sagaal gobol waaye

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 Год назад

    Kan maxaad wax ka weydiin qoraana mzaaha?

  • @aligeedi2261
    @aligeedi2261 Год назад

    Waa dad aad u han yar kaliya in la aaso qofkii la dilay.

    • @MoKadir96
      @MoKadir96 Год назад

      sida soomaalida ma iimaan la'a oo boqol qof mag uma soo fariistaan. dadkaani dal qaniya bay joogaan oo waxaasba uma baahna

  • @DaroorDheere
    @DaroorDheere 3 месяца назад

    Afrikaans language miyaaa

  • @caaqilkakampala1448
    @caaqilkakampala1448 Год назад

    Noooso badi hareri

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Год назад +1

    Waar luqadu adagaa!!. Nabi Alloow ninba afkii kugu ammaan.

  • @Mass998
    @Mass998 Год назад

    Abdisalam Hereri can now speak Xhosa

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Год назад

    Mahad sanid wll nabad glayo

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Год назад

    Heey soomalidu dadku haday sadex kun joogaan umada gambay ka siinayaane

  • @abdullahimo
    @abdullahimo Год назад

    South africans are big people even abdi salan hereri become small or same hhh

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg Год назад

  • @Mass998
    @Mass998 Год назад

    Kraaifontein (Bloekombos) one of the worst places in cape Town.

  • @Dirir571
    @Dirir571 Год назад

    Luuqad adakaa reerku

  • @mohamedabdalleosmaanbaalle1889

    Hhhh abdisalan hereri waa funy, sidii nin luuqadda odayga fahmaya ayuu madaxa u ruxayaa si uu odayga ugu muujiyo inuu warkiisu kusocdo hhhh

  • @alicagjar1441
    @alicagjar1441 Год назад

    😃😃😃😃

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 Год назад

    Sarkaalka ciil baa hayaba oo dibnaha cunayaayaa talow ma kuwanu rabaa inuu qabto

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Год назад

    Kraaifontein
    Magacu waa dutch Jews name.

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 Год назад +1

    Axmed salax iyo comonatty kalafoten

  • @axmedweerar0078
    @axmedweerar0078 Год назад

    Luuqadan dhawaq aya ku jira cod gaara leh waxaad mooda in carabka iyo dibnaha "dhadh "jedh "tadh lagaga siinayo
    Cajiib!!!

    • @mohameddahir8743
      @mohameddahir8743 Год назад

      Sida loo quri donan la yabanahay. Luqadan xhosa ha ee qabilka mandela tooda

    • @axmedweerar0078
      @axmedweerar0078 Год назад

      @@mohameddahir8743 🤣🤣🤣 wa su,aal wanagsan

    • @mixedboy442
      @mixedboy442 Год назад

      @@axmedweerar0078 ninka bartayy dulqad badana 😂🤣😂

  • @muxudiinxasanraage4038
    @muxudiinxasanraage4038 Год назад

    Magax xumaa

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Год назад

    Sowd Afrikaanka Waa Dadka Kaliye Ee Caruurta Ay Dhaleen Kufsada. Taasna Waxaa Sabab U Ah Darookada Ayay Si Xadka Ka Baxsan U Isticmaalan.
    Waxaa kaloo Ku Badan Cudurka HIV Qaastan Dumarka South Africa.

  • @najaxbinu
    @najaxbinu Год назад

    Waar south africa luqada lagaga hadla mayna eglish hayn waxay taani

  • @eidbudin9062
    @eidbudin9062 Год назад

    Sout afrikanka dilka agtoda wa ka cadi that's why e dug bis ugu so kopeen afrika odhan na maxey keli ka lexdan ciyal nairobi kuwa gangizarada rasmiga ah not stupid gangistas ka isli hoyo canjero isi ku ah kuww birta qata e dandora kariyobangi iyo california 😄daga iyo dagmoyin kale Ana waqtiga isamaxeynin ina inta kuso kopo wayo hashis eba kala saxixden hadey keptown wax kaga sameyan kuwa nairobi joga logu ar guda

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Год назад

    gar cadaawo kama jirto miyaa leedahay s. Africa ee gar sokeeye ayaa ka jirto 😂

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Год назад

    This name must be changed because this is not African name.
    Kraaifontein????????? Change change change this is colonial name.
    All colonial names in Africa must changed.

  • @MUSLIMMEDIA..
    @MUSLIMMEDIA.. Год назад +1

    HAANEED MEDIA WALAAL SUBSCRIBE IYO VIEWS NOSAAR