Dadkii badna ee inagaga dhintay qaraxa xadhiga Allah kuma badbaadin miya ? Kadibna way dhinteen. Qadarka micnihiisa illahay BA og ee ha noo fasrin kaliya tiisan dhamayn kaga bax
Waa xanuun wallahi qofka inala jooga ee inala shaqaynaya ayaa dhagar kuu maleegaya bal naagtaas imisa naf ayay galaafatay dhalinyarooy aan kacno sirdoonka gala ciimada gala aan u kacno sidaan dadkan u dabargoyn lahayn 21 sanno ayaan jiraa wallahi meel aan ka gaadho garanmaayee sirdoonka Somalia ayaan xiisaynayaa inaan ka midnoqdo
Ayaanle, sln gobeed sxb...!!!🙏🙏🙏🙏 Bilad sharafta weriyeyaasha dalka iyo kuwa xaqiiq-baarayaasha waad istaahishaa, guul iyo horumar ayaan Kuu rajaynayaa....!!!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Keep up the good work... HA NOOLAATO
Inti dhimatay alaha u naxariista xaqooda Yowmal qiyame Ilahay ha siiyo ileyn sida Somali u dhaqmayso cadalad aduunkan kuma helayan, Alaha u naxariista uunba dhihi, labo casho kabacdi wixiba wa la hilmamay
Ayale waa ku hambalyeynayaa barnaajmiyada qiimaha leh ee aad dadka soomaalida uuga soo gudbiso channelkaaga.fadlan codka ayaa yar ee isku day inaa kor u qaadid dhanka codka.mahadsanid
Ayashaadu markay sondhamato ayad dhimanaysa ilahy ha u naxariisto inta badan dadka u sheegayo wabaa wada dhinteen Alshabab ummadu qiimaha lahyd way dhmaysey ilahow naga qabo adaan dacwo kaaga nahaye oo meel daran ka bxi kuwa qaraxyada soo maleegay aamin dhahaya inshallah sanadkan inay Somaliya ka dhamadan ilahy ka rajayna oo lagu diimo inshallah
Ayanle aad iyo aad aya u mahadsantahay, sida markasta aad noogu keentid dadka labeenta ah waxbadan iyo taariqo bdn oo la iloobay aya jiro aanse mudnen in la iloobo mar 2aad mahadsanid waxan jeclaal laha inaad war bixin ka raadiso qarixii shaamow
Ma tuulo yaroo 10 jibaarka Xamar gaareen loo guuri lahaa Mogadishu Qarax iyo calooyow dhaxal uma yeelan waa Hooyo Hooyaduna waa in dhib iyo dheef ku sabartaa so is qabooji Qofka Mogadishu horemarkeeda ka xunow
لا يغير الله ما بقوم حتي يغيرو ما بأنفسهم, alshabab kuma joogsanaayaan ilahow naga qabo, ee waxa loo baahnyahay very sophisticated strategy lagula dagalamo iyo ka daacad ahaansho
Aqontada saxafadeyd mid Somaliyeed ugu faaidee dadka & dalka . Dadkeyna somaliyed waxa u so jeeddin lahaa in Ayaanle la dhiiragaliyo si u dareemo dadka shacabka in u haayo shakho fcn !
Somalia should arrest this guy for high treason. Enough is enough. No more of folks holding office in Villa Somalia and then returning to SL whereby they now say “I’m for SL independence “. Secondly, Villa Somalia should quit this pathetic make-believe xildhibaans “representing” SL. Who elected them? Who do they represent when the the folks in the north didn’t vote for them. Thirdly, Villa Somalia should bring order to the south and quit pretending that SL is under their jurisdiction. I just dislike this make-believe behavior.
@@mombasa7 Hey bro! SL should stick to its new policy of arresting at the airport anyone who hails from the SL and who holds office in the south. It should serve both nations well because to be honest these dudes ain’t even loyal to anyone but to their pockets. Good riddance.
Dulmigii maatada laga galay 1991kii Mogadishu ayaa daba socota. Wax Sh la yiraahdaa ma jirto ee waa cuquubadi kibirka Usc gashay in 1991kii الله سبحانه تعالى العدل الحكم يأخذ الظالم ولو بعد حين، والله سبحانه وتعالى يمهل ولا يهمل، ونهاية الظالمين أليمة ويراها المظلوم في الدنيا قبل يوم الحساب. Allah subxaanahu watacaalaa, waa Qaadir, waana Caadil xukunkisu. Wuxuu u hiiliya la dulmiyaha waqti yar ka dib haba qadato ama dib ha u dhigo. Allah weyne, oo waaxid ahi wuu sugaa mana dayaco ama ilaabo. Ogow dhammaadka daalimiintuna waa dhib iyo xanuun badan yahay, kuwa dulman ee adduunyaduna way indhahooda way ku arkan iyada oo daaliniintii dulmigi laga jaray maalinta qiyaamaha kahorba.
@@prosl11 Walaal yaa kugu yiri? Kuma caayayo ee bal nala wadaag sida aad ku ogaatay arimaha Allah? Adigu xaggee tegaysaa? Already ma janadi ayaa ka so hadlaysaa? Bal wax noo sheeg. Siyaad Barre adiga adhi qale u ahaa marku noolaa, haddana ajar ayaad u shaqaysay. Is deji oo waxna fahansii?
Snm taarikh fiican bay leedahay mssha allah aabahay iyo adeerday alle haw naxariisto ana cuntadan la cuni jiray adeerday qaaali bay hayen kuligod 4 jirkaygi ma ilaabi doono aame yashay
Ina carti wiilkaas ayaanle gabadha xaamilada uahayd ma war iyo waaya uhaysaa wiilka kuudhintay ayaanle ahaa dad badan uu ku dhamaday xiliga xasan sheeq ay ahayd gabadhu uu qabay uu markaas guri qaalqaalsanaya allaha unaxriista maalinkaas dad badan ayaa kudhintay
Team Hanoolaato wad mahadsantihiin. Geesiyo qaran ayaa tihiin. Taariqdu wey idin xusi doonta. Bah weynta u midiiyey afka hodan ka ah e Somaliga, dunida daafeheega meshey doonaan ha ka joogaan, mahadnaq, maamuus, qadariin balaadhan iyo abaal weyn ayey idiin hayaan.Med from caasimada dalki ilbaxnimada iyo nabada e Djibouti.
Familly cumar carte wa reer dinta ama akhlaaq kuso barbaaray ,siyasadana caan ku ah xadhiga allah buu kubad baadey alxamdulilah.🤲🤲
💓💓❤❤💚💚THANKS!
Waa run ilaahay ha u naxariisto cumer carte
Maalintiisii Ilahay u qoray ayay noqon.
... .. .
Dadkii badna ee inagaga dhintay qaraxa xadhiga Allah kuma badbaadin miya ? Kadibna way dhinteen.
Qadarka micnihiisa illahay BA og ee ha noo fasrin kaliya tiisan dhamayn kaga bax
Ayanle hussien iyo tv hanoolato illah kheer ku sio inadeero mahamed cumar carte allah ku cafiido👍👍👍❤❤❤
Waa xanuun wallahi qofka inala jooga ee inala shaqaynaya ayaa dhagar kuu maleegaya bal naagtaas imisa naf ayay galaafatay dhalinyarooy aan kacno sirdoonka gala ciimada gala aan u kacno sidaan dadkan u dabargoyn lahayn 21 sanno ayaan jiraa wallahi meel aan ka gaadho garanmaayee sirdoonka Somalia ayaan xiisaynayaa inaan ka midnoqdo
Ayaanle aad ban ugu xiranahay barnaaminyada hanoolaato mahadaanid
Ilaahey dadka islamka ah ee dhiigoda la xalashadey dhibatada haka dul qaado oo daliminta qabasho daran haku qabto yaa rabbi amni sii dadka dhibataysan from burco
saacado uun ka hor baad soo gelisay wareysigan xiisaha iyo xamaasadda leh, waxaana ahay dadka ugu horhoreeya oo ku xiran barnaamijyadaada xiisaha badan, Mudane Ayaanle, @HANOOLAATO waa barta muwaadiniinta soomaaliyeed kala socon karaan wixii tacadiyo iyo sumcad dil ah ee dalka lagula kacay ah, ayna tahay in taariikh laga barto, Keep going bro
Thank you Mr ayaanle Hussain for your honest and effort I like your program.
Ayaanle, sln gobeed sxb...!!!🙏🙏🙏🙏
Bilad sharafta weriyeyaasha dalka iyo kuwa xaqiiq-baarayaasha waad istaahishaa, guul iyo horumar ayaan Kuu rajaynayaa....!!!!🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Keep up the good work...
HA NOOLAATO
Innaalilahi wainaa ileyhim raajicun allh unaxariisto intii kudhimatay qaraxas ax waa qiso xanun badan 😭😭ninkan runti waa gesi allow kudhawrn owaxi masibo wado hanaga hayo🤲😭😭waligay ma ilobi dooni qaraxi shan gani wiilashi lagu layay iyo kuwa badan oo murugo badan somali allow ugargaar somali🇸🇴🤲
amini yaa allah allah allah
AAAAMMIIIIN YAA ALLAAH.
Asc, maxamed cumar carte. Ilaahey baa ku xafidey. Alxamdullilah
Askari haddii uu ahaan lahaa kolka uu Jawiga salluugo wuu beddellan lahaa goobta.
Alle ha u naxariisto dhamaantood.
Qadarta ilaahey kama baqsan kartit sikastoo u dhiifontahay
Alx. Allah ayaa badbadiyey. Wax rabeen in ay dilaan Allow. Soomaali u maqan. Inti dhimatey Allah unaxaristo. Gacan kaxaqdaran ayaa dishey.
Thanks for your information Ayaanle.
Mahadsanid walaal igu qali Ayaanle
Barnaamijyada aad umada somaaliyed ugu baahineyso
Hore usoco wll qali.
In dadka dhan positive comments kaaa bixiyaan macquul ma aha lkn ayaanle adi dadka dhan waa ku amaanayan ManshaAllah wax fiican wadaa hor usoco.
Inti dhimatay alaha u naxariista xaqooda Yowmal qiyame Ilahay ha siiyo ileyn sida Somali u dhaqmayso cadalad aduunkan kuma helayan, Alaha u naxariista uunba dhihi, labo casho kabacdi wixiba wa la hilmamay
Inaalilaa wlhy waa sigtay
Sheekada Qaraxaan yar Sxbkey ah oo Shaqalaha Hotelka Kamid ahaa baa 2018 iiga Sheekeeyey dadkii Kudhitay waxaa Kamid ahaa Caano-Geel Allaha unaxariisto intii ku nafweysay Qaraxaas🤲
Mahadsanidiin Hanoolaato
Illahay hau naxaristo intii ku dhumatay tiisaaa wax ka dhamanayeeen mahamad cumar alle hau booga dhayo allow dalkeena nabad nooga dhig yaaa rabbi
Ayale waa ku hambalyeynayaa barnaajmiyada qiimaha leh ee aad dadka soomaalida uuga soo gudbiso channelkaaga.fadlan codka ayaa yar ee isku day inaa kor u qaadid dhanka codka.mahadsanid
Ayashaadu markay sondhamato ayad dhimanaysa ilahy ha u naxariisto inta badan dadka u sheegayo wabaa wada dhinteen Alshabab ummadu qiimaha lahyd way dhmaysey ilahow naga qabo adaan dacwo kaaga nahaye oo meel daran ka bxi kuwa qaraxyada soo maleegay aamin dhahaya inshallah sanadkan inay Somaliya ka dhamadan ilahy ka rajayna oo lagu diimo inshallah
Muqdisho dhiig badan ayaa ku daatay illahey nabad ha siiyo. AUN intii dhimatay.
Ameen yaa Rabi
ASC ALXAMDU LILLAHI HADU KA BADBADIYEY INTA DHIMATAY ALLA HA U NAXARISTO INAHA ALLA
Ilaahay umada dhimatay haw naxaristo dhamaan ee qaraxyada ku dhintay dhamaantood ayaanle adna halkaa ka wad hawsha
Ninkaan daacadnimo iyo diin ba ka muuqata
Waa doqonkii iska dheer
Nacas
Maxaad u caytamaysaa
Inta dhimatay Naxariis jano Allah Ka.waraabiyo
Intelligence Security-ga Somalia aad iyo aad buu u liitaa runntii.
HA DAWAANIN ITO SOO DHAWADA
Iwr ilaahay aa uu naxaristo intii dhimathay, khalif iyo ragiikalaba iyo hablahaba. Waxaa mahxamah inoosheegay WAA wax murugaleh. Waaka wax aayno filayno in aay marwalba oof shaqaystan khawaarijto. Doowlad adag iyo qaran mid ah. Ilaahay wadaankeena a xifdiyo. caasimadeeno mabadgalyo waarta a Ka dhigo. Amin yarabi
Allah haku xafido Ina Omer Arte. Somali Allah dhibta haka kor qaado
Allah ka badbadiyo ajashada djinayd alhamdulillah
Cabdi xamiid waan wada shaqayn jirnay
Smart like his father
Allaha u wada naxariisto.
Cajiib Cajiib Cajiib
Wlhi waa nin wanaag
Allaah ha u naxariisto Cabdixamiid iyo intii kale ee ku dhimatay. AAMIIN, AAMIIN, AAMIIN
Allahuma Ameen
Xanuunka somalia hasta Waxa waaye wali ma arag qof madax ah oo maxkamad lasoo taagay isagoo kulagleh faldambiyadad.. dastuurka somalia waxaa loo saraysiiyay abdi qabdiid oo wali jamacad tagin oo misana dilaaha oo somali xasuuqa dadki kagastay kamida.. somalia runta ha lasku sheego oo dadka dhimana Allah unaxaristo miyaan taagnaanayna. Isbadal waa in lasameeyo.
Ayanle aad iyo aad aya u mahadsantahay, sida markasta aad noogu keentid dadka labeenta ah waxbadan iyo taariqo bdn oo la iloobay aya jiro aanse mudnen in la iloobo mar 2aad mahadsanid waxan jeclaal laha inaad war bixin ka raadiso qarixii shaamow
Emotional Story 😪
ayaanlow qayb labaad ma leeyahay waraysigani?.
Bulletproof ayuu udhawaa ayuu ku badbaaday tiisana ma gelin
Somaalia qatar ayaa baa bi.say
Guuleyso wllkey ayaanle
Allah macanaa. Xasbiya Allah wa nicama wakiil
Ilahey ha unaxristo inti kudhimatey
Muqdisho waligeed qarax ka dhamaan maayo subxaanallaah magaaladaa halaga guuro
Ma tuulo yaroo 10 jibaarka Xamar gaareen loo guuri lahaa Mogadishu Qarax iyo calooyow dhaxal uma yeelan waa Hooyo Hooyaduna waa in dhib iyo dheef ku sabartaa so is qabooji Qofka Mogadishu horemarkeeda ka xunow
Allah bless you #ayaanle
Hanoolaato
Allah yarham qaraxaas waxaa ku dhintay aabahey xildhibaan maxamoud ducaale muuse xaaji coffee
Wll Alle ha unaxariisto amiin yaa rabi
Wariye Ayaanle waan kugu garab taaganqhay shaqada aad u hayso umada Somaliyed nolow nolow
Fadlan markaad wax duubaysan dhamaan codkiinu waa gaabanyahay kor noogu yara qaada mahadsanid HANOOLAATO
Wlhi malintas mel udhow ayn jogy marku qarax dhcy kadib hotel wan imdy wxn arky dad bdn oo dhinteyn allah unaxaristo gacan ka xaqdaran kudhinteyn
Ciyaalka lgu soo koriyaya lacagtii lagu gatay qaranka somaaliya waan ku faraxsanahay inay cabsidaas dareemaan waayoo in ciidanka somaaliya lakaladiro waxaa qarash ku bixiyaya sacuudiga waxaana sooqaatay cumar carte qaalib waa wiilkaan hadlaayo aabihiis oo markaas re,iisul wazaare ka ahaa dalka mudo 2 bilood ah ayuu re,iisul wazaare ka ahaa dowllladii maano feesto ee uu hogaamiye ka ahaa cali mahdi maxamed cumar carte waxuu ahaa tuug labo wajiile ahaa waan ku farxaa markaan arko ubadkiisii ocabsanaayo inuu ku naafoowo ayaan ka jeclaan lahaa si uu udareemo qayaanaduu aabihii dalka ka galay
Waa malinki guurkeygu dhacay waa malinan iloweyn murugo iyo farxadba wey wadata
Qaraxaas adeerkay ayaa ku dhintay xaaji kafee alle ha u naxariisto.
xiin finiin
Xajiga Allah ha u naxaristo
Alaah yarxamhu xaaji kafee iyo intii kale ee.ku dhimatay
ilaaaheyba ka nabad geliye raabigi àbihiba togashadi siyad bare ka bad badiye
Muqdisho 😭
Cabsi waye walalahi
Cajiib!!! Mhdsnd ayaanle
subhanallah sad story subhanallah sad 😢 sorry
Mahadsanid Ayaanle waa wareysi aad i sameyey .😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Allaha unaxariisto
asc ayaanle ilahey haku xifdiyo adiga iyo dhaman ehelkaga walaal adigu waxad ledahey hadawanina hadii ad cabsaneysin anagan waba sugi lanahay inta ad warbixinada ad soo gudbineysi nolow oo unolow cadalada ✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️
Waan Xasustaa Maalintaas
Umadan Imanla wayasha ah Ee u Shaqaynayo Gaal Cad Mid Madow ku Muslin ah ama walalka Adi kula dhasahyba ha noqde see layskaga qaban waayey? Sababta waxa waaye Qabiil Xuman Xiqdi Xasidnimo Nacay Dhexdena ah iyo Daacadi Oo meesha ka baxday Diinti Allaha Subxanu watacalka ah oo laga Jeestay, Allhu Akbar.Allaha Weyni Iimaanka haku sugo Qof walba Oo Somaali ah Amiin yaa Rabi Allaha Weyn baa kifaala qaday marku ku Abuuray wax Mudan la'hayd iyo Caloshada, waxadan Calaf ku la'hayn Cunimeydid.
Qarax Beled weyne ma kaso hadashan Ayaanle iyo Hanoolaato
لا يغير الله ما بقوم حتي يغيرو ما بأنفسهم,
alshabab kuma joogsanaayaan ilahow naga qabo, ee waxa loo baahnyahay very sophisticated strategy lagula dagalamo iyo ka daacad ahaansho
ayaanle waan kugu tagersanshay waraysiyadada xiisaha badan
Waa nin culus oo aan tageero.
Maalintaas qadan kulahayn hotelka maalin xasuus muden oo waligey qalbigeyga kageyn
Aad ayuu nasiib badnaa qatar bu galey waqti ba u dhimana
ash,hadu allaa ilaaha illallaahu
looma asha haato
laakin tawxiidku
waa
laa ilaaha illallaah
kaliya laguma daro
muxamadur rasuulullah
Ayaanle walalkey kaso diyaari barnaamij musiibadii haldoorki gobolka hiiraan inoga dhinteen qaraxii 2009kii ee ka dhacay magalada beledweyne oo ay inuga shahideen Jeneraladii sarakishii iyo Haldorkii O kamid aha Omar hanshi Abdikarem farah laqanyo AUN🤲😢😭🙏
Aqontada saxafadeyd mid Somaliyeed ugu faaidee dadka & dalka . Dadkeyna somaliyed waxa u so jeeddin lahaa in Ayaanle la dhiiragaliyo si u dareemo dadka shacabka in u haayo shakho fcn !
Anoo laato
Asc hanoolaato nollaada🇺🇳🇺🇳❤
cajiiiiiib
Shaqo adag ayaad bulshada. Somaliyeed ee geska Africa uhysaa
Kusoco wlle
Illahay dalkan fereg khayr qaba hawsoo diro
Somalia should arrest this guy for high treason. Enough is enough. No more of folks holding office in Villa Somalia and then returning to SL whereby they now say “I’m for SL independence “.
Secondly, Villa Somalia should quit this pathetic make-believe xildhibaans “representing” SL. Who elected them? Who do they represent when the the folks in the north didn’t vote for them.
Thirdly, Villa Somalia should bring order to the south and quit pretending that SL is under their jurisdiction. I just dislike this make-believe behavior.
No need to worry Mogadishu and the whole of Somalia is self distracting! SL should tighten its borders and not allow those 5th columns back!
@@mombasa7 Hey bro! SL should stick to its new policy of arresting at the airport anyone who hails from the SL and who holds office in the south. It should serve both nations well because to be honest these dudes ain’t even loyal to anyone but to their pockets. Good riddance.
Day dreaming
Ayaaanle Shaqo fcn heysaa
Ruux wanaagsan buu u egyahay. Reer Carte Qaalib hal nin baanu saaxiib nahay, isaguna waa ruux ehelu kheyr ah.
Qeeba labda malha miyaa
Alcadaala ahaa in aad shacabka la mid noqotaan
Kkkkk waa ashahaatay cml, bini Aadam waa daciif
Dulmigii maatada laga galay 1991kii Mogadishu ayaa daba socota.
Wax
Sh la yiraahdaa ma jirto ee waa cuquubadi kibirka Usc gashay in 1991kii
الله سبحانه تعالى العدل الحكم يأخذ الظالم ولو بعد حين، والله سبحانه وتعالى يمهل ولا يهمل، ونهاية الظالمين أليمة ويراها المظلوم في الدنيا قبل يوم الحساب.
Allah subxaanahu watacaalaa, waa Qaadir, waana Caadil xukunkisu. Wuxuu u hiiliya la dulmiyaha waqti yar ka dib haba qadato ama dib ha u dhigo. Allah weyne, oo waaxid ahi wuu sugaa mana dayaco ama ilaabo. Ogow dhammaadka daalimiintuna waa dhib iyo xanuun badan yahay, kuwa dulman ee adduunyaduna way indhahooda way ku arkan iyada oo daaliniintii dulmigi laga jaray maalinta qiyaamaha kahorba.
Siyaad barre cadaabtu kuu jira kalay kaa soo saar qabyaalist xun baad tahay
@@prosl11
Walaal yaa kugu yiri? Kuma caayayo ee bal nala wadaag sida aad ku ogaatay arimaha Allah? Adigu xaggee tegaysaa? Already ma janadi ayaa ka so hadlaysaa? Bal wax noo sheeg.
Siyaad Barre adiga adhi qale u ahaa marku noolaa, haddana ajar ayaad u shaqaysay.
Is deji oo waxna fahansii?
@@prosl11
Snm dadki dhamayse, oo ictiraaf ma so socdo, xaalkaagu waa if iyo aakhiro seegnimo.
Nacalla Gevin Williamson ku yaal
Ilaahay baa quranka kuu sheegay qofkii dad islaam ah layaa iyi ayaado quran ah beeniyo inuu cadaabta geliyo marka wuu kuu jira
Ina aumission baad tahay maxaa kuu sheegiya kikiyu iyi kenyatta idin kuu waso gobalka gedo maxaad wax uu qaban wayday inan gunmeed yahow
Sanadkee waxan dhecen?
20-02-2015
Raadi taariikhdii SNM codsi ka imi taageerayaashaada
Snm taariikh xun bay leedahay in laga shekeyo maha🔭🔭🔭🔑🔑🔑
Snm taarikh fiican bay leedahay mssha allah aabahay iyo adeerday alle haw naxariisto ana cuntadan la cuni jiray adeerday qaaali bay hayen kuligod 4 jirkaygi ma ilaabi doono aame yashay
Taariikhda SNM meel walba waa taala rag badana waa ka sheekeeyeen baahi hadda loo qabo in la maqlo ma jirto,
... ... ...
Sorry wlhi H. E Mohamed Omar Carta
Dalimiin Aya ku helay
Waxay inaad dhamays tirto waraysiga
Umadaan qax iyo qarax laga sheekeyo dhagohoodu way kaa daaleene dhan khayrka iyo saadaasha wanaagsan halooga sheekeeyo niyad jabka badana halaga daayo
Nooci is qarxin jirey ayaad tahay maxaad u diideysa in la sheego dhibta dhacday.
Centeraale Hotel. Cali jirde ayaa lahaa, Ahaana ENG. Kii somalia ugu horeeyey. Ee engineer noqda 1945 tii
ayaanloow qofkaad warysanysid
mikirifooonka uhagaaajiya wlll
waraysiya hore xitaa waa yara cod gaaban yahy
Mobile ka Chinese iska badal voice waa ok
Doqonkii ilaaway dilkii lagu xukumay aabihii iyo baha dilkii loo geystay Aabihii Cumar Carte Qaalib
Aabihii ma ilaawine Aabihii dagaal buu galay ciyaarna looma xidhine nin dagaalka dhiniciisa kaga jiray buu ahaaye
Aakhirkiina sime raggii xidhay
Tii Rabbina waa sugaysaa qof walba
*SHAQSI BAA AABIHII XUKUMAY SHAQSIGIINA WUU DHINTAY YUU KALUU COLAADIN*
Ina carti wiilkaas ayaanle gabadha xaamilada uahayd ma war iyo waaya uhaysaa wiilka kuudhintay ayaanle ahaa dad badan uu ku dhamaday xiliga xasan sheeq ay ahayd gabadhu uu qabay uu markaas guri qaalqaalsanaya allaha unaxriista maalinkaas dad badan ayaa kudhintay