Innaga ayaa ka Adag innagaa keenay gacmeheena ugu codaynay hadana innaga ayaan gacmo ku rideyn E Mudaharaado waaweyn intaynu Abaabulo ku ridi doona kuna khadbi doona in ay is casisho Xukumadda Cusubi Ibraahim Caydiidow indr inna Abaabula sii Eegasho inooma taale dhamaan goboladda waaweyn degmooyinka waaweyn Aynu ka Abaabulo mudaharaado waaweyn Oo Aan kala joogsi lahayn Ama asbuuciibs sadex jeer aynu ka qabano si aynu xukumaddan khiyaamada Qaran ku kacday iyadoon Sadex bilood ba jirsan Ama Aanay sadex bilood ba taladda wadanka haynin Guul iyo Gobanimo Jamhuuruyadda Somaliland ✅🙏💚🤍♥️
Kkk Adeer dad ayaa qabiil ku taageersan,oo xataa haday Somalia in geeyaan waxba odhanayn.Somaliland mar hore ayay maskaxda ka dhimatay ee maanta reer kastaaba deegaankiisa uun ha ilaashado.
@ahmedhersi9169 wallahi indr inaka ayaa fataaliinta magaceena ku qadhaabanaya Ee cadaw ga u Adeegaya una naagaynaya gacanteena wax kaga qaban kara fartaa ma mud na waanay iman dhawaan insha allah
@@CamuudAwed Sawdigii arkaayay tiiyoo dagaal cad somali oo dhan Laascaanood ku soo qaaday in Hargeisa laga taageersanaa. Anigu maalinkaa wixii Ka dambeeyay waxaan ogaaday in ayna jirinba wax Somaliland la yidhaahdo oo la isla yaqaano ama dadkan ku abtirsadaa ku midaysan yihiin. Waana astaan oo muujinaysa in ay Somaliland maskaxda ka dhimatay.
Waxaa dhacaday in bari ilaa galbeed waxa daarood go aamiyey in la ina weeraro garaciina wuxuu inagu sheegay sacgeeso weyn oo aytahay in lgawroco oo soomali laga qabto
Marka xaalku sidaa yahay ee khaa’iniin lacag la siistay doonayaan in ay 97% shacab madaxbanaanida doonaya ee Somalilaand gaadhsiiyey dawladaha waaweyn ee gobta ah ee dimuqraadiga ah ee horumaray muquuniyaan oo burburiyaan tacab, halgan, nafhur, dhidid, maalgashi, dhisid Qaran iyo himilo ummadeed, marka xaalku halkaa marayo ee khaa’iniin doonayaan in ay ummadan jebiyaan oo gumeeyaan oo markale u gacangeliyaan Hadhaa Faqash iyo Somaalia oo ummadan xasuuq kii ka 1988 ka xun iyo qax ku dhaco, maxaa ummadan khatartaa weyn ee xakuumadoodii u qoorshaynayso la gudboon ?
Umadu waa midaa qabyaaladu madax martay,waxaana dhici in qaybo badan isaaqa Somaliland ka mid ahi wax somaliland la yidhaahdo rumaysnayn waligoodba oo la qasbaayay.
Ninkan wa billa macne wa iska hadle Muxu Xukumada cusub waydiinaya 2weekba may Fadhiyine waar Xishood umada madaxda midowday Sida Eyga haka daba Qayline
@ haji ayaa kuu qoran waxa aad ku hadlaysana waa cay marka aad ibrahim hooyadii caydo, iyo aniga aad I magtaba, xaji xishood oo malaa’ig aya garbahaga saaran,ibrahim a waa nin wadankiisa jecel, xqna waa u leeyahay in uu u hadlo wixii uu Dan moodo, la dood hadii aad wax isla hayso,ee cayda daa
😂😂😂😂 Waar Hadii Aanu nahay sacad muuse kolba tuug ciidagale ah yaa naga qabta 😂😂😂 bal markii hore xaar mooge Ayaa sidan oo kale Nagu soo galay 😂😂😂 imi kana xaar caydiid Ayaa tab tii xaar mooge
Guuuuuul soomaliland masha allah Ibrahim guuuuul geesi guuul 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💯💯💯💯💪💪💪💪💪👍👍👍💚💚🤍🤍❤️❤️
Inshallah guul guul Somaliland
Ibrahim caydiid mujaahid qaran guulayso adeer
Ibraahim Caydiiid geeesi Xukuumdan jilicsan waxba ma so wada waa runtaa ha dhagaysan dadkan walan dalkaaga difaac ha ka aamusin i agree with you
ibrahim caydiid you are really moujahide inadeer qalie guul iyo goganimo 💚💚🤍🤍❤️❤️💪💪👍
Maraykan iyo yuruba waxay diyaar u yihiin Citiraafka Somaliland
Innaga ayaa ka Adag innagaa keenay gacmeheena ugu codaynay hadana innaga ayaan gacmo ku rideyn E Mudaharaado waaweyn intaynu Abaabulo ku ridi doona kuna khadbi doona in ay is casisho Xukumadda Cusubi Ibraahim Caydiidow indr inna Abaabula sii Eegasho inooma taale dhamaan goboladda waaweyn degmooyinka waaweyn Aynu ka Abaabulo mudaharaado waaweyn Oo Aan kala joogsi lahayn Ama asbuuciibs sadex jeer aynu ka qabano si aynu xukumaddan khiyaamada Qaran ku kacday iyadoon Sadex bilood ba jirsan Ama Aanay sadex bilood ba taladda wadanka haynin
Guul iyo Gobanimo Jamhuuruyadda Somaliland ✅🙏💚🤍♥️
Kkk Adeer dad ayaa qabiil ku taageersan,oo xataa haday Somalia in geeyaan waxba odhanayn.Somaliland mar hore ayay maskaxda ka dhimatay ee maanta reer kastaaba deegaankiisa uun ha ilaashado.
@ahmedhersi9169 wallahi indr inaka ayaa fataaliinta magaceena ku qadhaabanaya Ee cadaw ga u Adeegaya una naagaynaya gacanteena wax kaga qaban kara fartaa ma mud na waanay iman dhawaan insha allah
@@CamuudAwed Sawdigii arkaayay tiiyoo dagaal cad somali oo dhan Laascaanood ku soo qaaday in Hargeisa laga taageersanaa. Anigu maalinkaa wixii Ka dambeeyay waxaan ogaaday in ayna jirinba wax Somaliland la yidhaahdo oo la isla yaqaano ama dadkan ku abtirsadaa ku midaysan yihiin. Waana astaan oo muujinaysa in ay Somaliland maskaxda ka dhimatay.
Welee hadii arimahaas si khiladan ay u socdaan khatar weyn ba soo socota innaga gudeheena ayaabay ka bilaam maysa ilaahay ha inoo sahlo.
Problem is dhahabell and Hirsi he is protecting bank in Jabuuti we need wake out dhahabell and Hirsi.we have to put them jail soon both of them.
maxaan xirsi lugaha uga jabin waynay. wallahi wuu arkayaa ma jirto cid wax ka waydiisa.
In lugaha laga jabiyo ma aha, ee waa in la toogtaa
Walee Xirsi hadaan wadanka laga qaban meel ka dheer ayuu kala dhacaya.
SHACABKU WAA IN KACAA OO MUDAHARAD LAGU DIIDYOW WADAHZDALKA SHUFTADA XAMAR
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
HADII SHUFTADA LALA SHIRO MARKEYN AQOONSAN MAAYO DAD WADA HADLYAA
Ibrahim Caydiid wixi inoo sheegey agteena ka hordhacay maalinkasta
Khatar aya somaliland ku jirta
Shacabku fadhiga ha ka kacaan
Cadawga ugu xun ee dhirani
Waa inta la kulantay cadawga somaliland
Haday sidaas thy meleterigu ha la wareego waddan ka.
Ictirafkenii miyu borburey ?
Ilahayayow naga qabo Hirsi gaab Somaliland wuu duminaya kalaabku
Ibraahi caydiid waa geesi qaranka difaaca
Waxaa dhacaday in bari ilaa galbeed waxa daarood go aamiyey in la ina weeraro garaciina wuxuu inagu sheegay sacgeeso weyn oo aytahay in lgawroco oo soomali laga qabto
Idoor waa jabeen sanadkaan
Aaranjaanow yaa maxaad tidhi iidoor maxaan kuu kala dooraa ma subag mise saliid ilayn adigu caqli malihid ee kkkkkkkkkkkk
wallee somali baa jabtay mar labaad taariikhdu way soo noqnoqataa bal u fiirso
Uraaye ibraahin duufle tuug baatay
Afgaaga caano lagu qabay.
maqraatiga nool weeye ninkani waar iska qabta xirsi inagu ciraynu dooranaye
Ibraahinoiw dadka ninka ugu ildheer ayaa ugu ayaan daran. Laakiin noqon mayso taadu sidaa taladad ilaahaye reer sh. Isaaq hagarna siiyo madax sare nooliow inbadan
Marka xaalku sidaa yahay ee khaa’iniin lacag la siistay doonayaan in ay 97% shacab madaxbanaanida doonaya ee Somalilaand gaadhsiiyey dawladaha waaweyn ee gobta ah ee dimuqraadiga ah ee horumaray muquuniyaan oo burburiyaan tacab, halgan, nafhur, dhidid, maalgashi, dhisid Qaran iyo himilo ummadeed, marka xaalku halkaa marayo ee khaa’iniin doonayaan in ay ummadan jebiyaan oo gumeeyaan oo markale u gacangeliyaan Hadhaa Faqash iyo Somaalia oo ummadan xasuuq kii ka 1988 ka xun iyo qax ku dhaco, maxaa ummadan khatartaa weyn ee xakuumadoodii u qoorshaynayso la gudboon ?
Umadu waa midaa qabyaaladu madax martay,waxaana dhici in qaybo badan isaaqa Somaliland ka mid ahi wax somaliland la yidhaahdo rumaysnayn waligoodba oo la qasbaayay.
ADEEROY ADIGU SIIDHIGA NOO GARAAC MAALINTAAD BILAABA NATIDHAA WAANU BILAABAYNAA
Xirsi iyo inuu raaali galiyo reer somaliland waxaa kala wayn ictisaam wadankuna aflibaax buu galay laakiin waxaan kashalaynayn in inta badan dadku isku raacay
Midaw somalia waxaa kale oo jirta
In Ethiopia cadaw inooga sameeyay daroodna colaaadna kula jirna markaa adeer ruqa nin lahaa gawracayo makacdee qof danbe yaanu inagaga dhiman
Xiri..haqabsadaan.reerkoodu.hadiikalewaaladilayaa..hadhaw.hahadlinaa
Maxamed Xirsi m Ciro ayaa dirsadaye kalaxisaabtama inankayagu yaanu idiinmuunin
Waar nimankan aynu dooranay iskuulbay ubaahanyihiin meesha durba waxoodu duulduul iyo fudayd badow nimo uma taaghaynee
Waar nimanka Jabuuti tegey hala laayo marka ay yimaadaan
IBRAHIN CAYDIID NOOLOW ADEERO WAXAAN KUU SHEEGAYAA WALAAHI 14 SANO WAAN U HUB IYO RAGBA SAMAYSANAYAY
KOOXDAN MAAFIYADA AH
MAALIN DHAW WAAD ARKI DOONTAAN
Somaliland ILLAHAY ayuunbaa badbadinkara.
balaayo ayuu u gacangalay.
Xirsi dab kulula wuxuu ma garacba😂😂
Ninkani.manin.waalan.baa.marba.khayaali.buu.uga.sheekaynayaa
Cotirafkiiba.god.kudhay.marna.waa.layna.citiraafayaa
Ninkan wa billa macne wa iska hadle Muxu Xukumada cusub waydiinaya 2weekba may Fadhiyine waar Xishood umada madaxda midowday Sida Eyga haka daba Qayline
Beenaale tuuga oo munaafaq baatay beenaale ah
😂😂😂😂 Hooyada iyo doofar dhargaygad tahay waxad tahay nin kii ku dhaaranayay 😂😂😂😂 muuse biixi wuu guulaysanaya 😂😂😂 ciidagale waa noo ca Sacad muuse heesaha u qaadaya tab tii xaar mooge
Kan neefka ah ee Ciidagle iyo Sacad muuse ka hadlaya waa bahayin ayaad tahay Ibrahim kaa fiican ee Joe u bax Hooyoyinkana ha caayin,nasab ma tihide.
Jooji edeb darada yaanaan Hooyadaa caayine ?
@AhmedIsmail-x7g waar maxa dhacay Adigu ma tuuga ciidagale Ayaad tahay
@Shukri20267 Naa dhilayay mar kii hore xaar mooge wasayay imi kana xaar caydiid Ayaa ku wasaya
@ haji ayaa kuu qoran waxa aad ku hadlaysana waa cay marka aad ibrahim hooyadii caydo, iyo aniga aad I magtaba, xaji xishood oo malaa’ig aya garbahaga saaran,ibrahim a waa nin wadankiisa jecel, xqna waa u leeyahay in uu u hadlo wixii uu Dan moodo, la dood hadii aad wax isla hayso,ee cayda daa
😂😂😂😂 Waar Hadii Aanu nahay sacad muuse kolba tuug ciidagale ah yaa naga qabta 😂😂😂 bal markii hore xaar mooge Ayaa sidan oo kale Nagu soo galay 😂😂😂 imi kana xaar caydiid Ayaa tab tii xaar mooge
Habar walo ooyaysa oo cashuurtii umada kadhexaysay ku mamtay 30sano 🤣🤣🤣🤣🤣
Sacad Muuse ma tihid ee garaca aad tahay sheego.
Ibraahim Caydiiid waa runtii wuxu sheegaya cidna xoola kama doonaya la soco isku mid maaha maayir qiiiro
@sahrahassan3038 kkkkk Naa istaakh furulayso, ma ilaahay baa wax soo socda ilaahay uun baa garanaya, mida kale walaahi waa Tab tii xaar mooge
Ibraahi caydiid waa geesi qaranka difaaca