Ibrahinow dhaaxaad jalaadee dhegbaan jalaq laguu siinee nimankaa diinta inoogu gabanaye ee danaheena kala tuuraya dad dhoohan bay haystaan oo ama qabiil ku taageeraya ama afkaar in badanina way iska fiirsanaysaa markaa dalkan iyo dadkaniba Alay leeyyihiin
Waad ku khaldantah fasirka saca wuxu ka wadaa wa somaliland uu daan haber awal wa jiliib isaaqa dadkuna sada ayiyi uu fasiran habrjaclan gaar umu su qaadin fasiradadu wa khalaad
Ilahow noo daa ibrhim caydiid waxa uu ku jira goonyaha kajoog wadanka somaliland nooloow ❤❤ somaliland guul
❤❤❤ ibrahim caydiid gesi weeyaan Qaranimada Somaliland u dhimanayaa. Jir oo joog 🎉🎉🎉
Dhulmahante garaado maha ee waa garaadlaawayaal isaaq iyo s/lan way isku duuban yihiin waa midaysan yihi guuuul❤❤
ILAHAYOW shicibka Somaliland khasahan reer sheikh ISSAHAQ toosi oo midee oo tuus cadowga gudaha oo hegan difaac UU yel, amiiin ❤❤❤
Asc. Wadankiisa. Badbaado. Ayuu. U. Baahanyahey. Qoriga. Hala. Qaato. Soomaaliland. Guuleysta. Insha. Allaah. Inaadeer ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉. Guuleysta
Waa. Run
MAASHALLAH IBRAHIM CAYDIID ❤🎉😅
MUUSEBIIXI MA SAMRI WAAYEY HANTIDA UMMADDA KA DHACDAY MARBA NIN HA KU SOO HADLO FUDMO WALE UMMADDA KA DAA DHIBKA
❤❤❤❤❤❤❤
WAYNU LAYNAYNAA EYDAN HOOYADOOD WASOOYIN
Ibrahimow xajadadu waa gabaygi Timacadee anubadamqanaye dhaguhumadalola 😢😢😢😢
inta Aad is leedahay wadani ku xume iyo madaxweynaha cusub
Ayaad dalkaagii bur burinaysa
Waxaad ka dheefto ayaad leedahay
Dekedii jabuuti iyo maraakiibteedii ayuu sawiro ku soo galayaa isagoo mijaxaabinaya qaranimada somaliland iyo dekeda berbera.
Xirsi fircoon ...dambiile ..duli ah oo ixtisaam ah
ibraahin duufle waxba kaama gelin bariga SL ee adigu orod caloolaha la cun habar walo oo hooyadaa macaan muuse biixi dilay oo googooyay goor aroor ah 1994kii ✅💯⛔⛔⛔⛔
Waa ina layska qabta Ragga xumanta uu badhedhay ee huwanta iyo cadowga la shaqaysanaya Dalkan waa loso dhintay maha meel lagu qamaro
WAAR HAADHEEGAAYSAANIINAA IBRAAHIIN DUUFLEEHE
Berbera kadadeeda daadku ha qaado jabuuti ayaa dakadii leh xirsi fircoon laga yeelimaayo ..
Xirsi hadaan qaranka laga qaban walee meel dheer in laga dayi wallee in farta dhexda laga qaniini....
Maraakiibti dakadai Dooraale taagnayd ayuu sawiro dushooda ku soo galay isagoo dibindaabyada qaranka iyo ictiraafka somaaliland halkaa u jooga xirsi gaab.
Markale lama tegi karoo Djibouti hadey tegan Markale waxanu digi doona mudaharado baladan wadanka odan burco berbera hargeisa mel walba
Garaad kulmiye waa cadawga Somaliland
Odaygan Xasan sheekh maskaxduu ka xanuunsayaa Xirsi dowlada kama mid aha ee Cirro ayaa madaxweyne loodoortay isagaana lagala xisaabtamayaa
Ibraahin caydiidow hadalkaa dhamaa cidina ku dheysaymayso uraaye kaalay difaac fulaybaatee
Jabuuti baa dakadii leh berbera daadku ha qaado xirsi fircoon ka yeeli mayno
Habarawal yeeli meyso dekedoodi la qaado
Ninkasta xaaldan sii sugaa cawaaqibkeeda wuu ka naas naasin doonaa
Waxba Ku hadli maysid isaaq waa isaaq not kala qolo 👈👈👈👈
Anagu xirsi umaanaan dhiiban xil, waar Ciro iyo G36 sidey yeelaan ayaanu arkeynaaye, idinku cid u dira oo qabta
Asc waar saca la dilayaa isaaq markaa waxaa so noqotay dabar goontii isaaq ee hala diyaar garoobo si midaysan waar dalka iyo dadka hala difaacaya.
Somaliland duulanba lagusoo qaaday
Fuleybaatay faataa baqleh carkaalay qaranka difaac
Colaada UU Muuse biixi iyo kooxdiisu dalka ka wadan waxba ayey Naga siin
MUUNAAFAAQ MUUNAAFAQ DHAALAAY OO DAADKA ISAA SUUURAAYAA WAXAA WAX MA GAARAADKA AH EE AAD WAX UUUSHEGIIKAARTIID DUULII IBRAHAAN
hacaytamine hadan hadalkumeelkutaban kagajawab waxadkubeeninayso oqodobe
Ibrahinow dhaaxaad jalaadee dhegbaan jalaq laguu siinee nimankaa diinta inoogu gabanaye ee danaheena kala tuuraya dad dhoohan bay haystaan oo ama qabiil ku taageeraya ama afkaar in badanina way iska fiirsanaysaa markaa dalkan iyo dadkaniba Alay leeyyihiin
Waad ku khaldantah fasirka saca wuxu ka wadaa wa somaliland uu daan haber awal wa jiliib isaaqa dadkuna sada ayiyi uu fasiran habrjaclan gaar umu su qaadin fasiradadu wa khalaad
Gaws buu dhaafsanayaa ...wax walba ..ma jri doonto oday suldaana iyo saxaafad dheemaal loo qaybiyaa si loo mihaxaabiyo qaranka ...waraabihii garbahaaray waaagiibaa ku guduutay.
2.tuug..Xirsi.iyoxashi..gacanbir.ayaanu.kuqaban..han
@@CabdisalanDilaal Madaxda kaxishood naftaadana beenta kadaa
Xirsi hadaan qaranka laga qaban walee meel dheer in laga dayi wallee in farta dhexda laga qaniini....