BARWAAQO QALANJO | MARKAAD TAAD UDANAYSAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 267

  • @sultantatiko2379
    @sultantatiko2379 Год назад +146

    Ax yaa hestan sidan Daren u wadagnay 😢 walhi waxan jcelan laaa waqtiyadaydi adkaaa 😢 inay soo baxdu hestan ina cadi mhn waxay ka hadalaysaa dadaka qabilyadudaaa
    Waxan is baranay gabar 😢 oo ad u wangzan lkn gadal ayey ka humatay aniga humantedaaa waxan ku ilawiyaaa jacelka ina dheex maray 😢 💔 waxan is baranay 2017/7/13 wwxan wada socono waxan kala harnay 2021/1/24😢 oo makhrib ah 😢😢😢💔💔💔💔🥺
    Naf jacel la dhibtonaysa hadana qofkii u jcela uu san ogayn Dhib aya ladhaha, bal kawaran naftii aad intaas oo dhan Usoo dhibtoonaysay owgeed oo bahdiL kala kulantay Waxay ahayd qayb qurex oo kamid ah nolashayda Iyadu lkn marnaba may dareensanayn , naziip -xumo Anon u mujin ayuu waqtiga nakala fogeyey muuqedo Mudo saddex sano aya igu danbaysay ,, Allah meshaad jogto Hakugu amansado (s) inan calafka isku began rajayniya Haddi kalena nin rageed ku dhaqda ku ilaliya sida boqoradaha Kugu Ducayniya ❤️‍🔥Jacel markad waydo xanun badana markaad haystana qurex badana 🥹🫣
    Zxpyal intaa hada soo akhrisay like dhac ku siyaa sidan Bari u arko commentigya 😢

    • @ismailaden7
      @ismailaden7 Год назад +3

      Taliye 4 sano qof markaa la soconaysay beer miyaa falaysay… sorry wxii kugu dhacay

    • @missmushtaq6566
      @missmushtaq6566 Год назад +2

      Alle hakuu sikhiro gabdh kale
      Oo wanaagsan iyadana iska ilow calaf Waa halkiise

    • @nasrawacan1768
      @nasrawacan1768 Год назад +3

      Qof kujecel lama cidleeyo oo markasta garabkaaga tagnaa duruufkasta kula qaybsaday allow calaf iskugu kaaya dar wilkaan is jecelnahay🤲😥

    • @missmushtaq6566
      @missmushtaq6566 Год назад +1

      @@nasrawacan1768 Amiin alle ha iskugu daro 🤲🏻

    • @indhodeeqhajji5078
      @indhodeeqhajji5078 Год назад +2

      Wll rabi haku siiyo boqorad fahanta qiimaha iyo qadarka rabi Ku siiyey idam Alle

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Год назад +102

    Heesaha waxaa ka macaan Qur.aanka Aleh yaa igu raacsan 👋 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminaAbdirahman-hv3fx
    @AminaAbdirahman-hv3fx Год назад +9

    Ilahwo barwaaqo qof aay ku naasto hesha❤️❤️🫶🏽😢

    • @NaxwoClaahi-px8uf
      @NaxwoClaahi-px8uf Год назад

      Saalax carab baa qabo .markii aan ogaa turkiga hadii ay kala boodeyn
      Tani dhul dhici meysee waaba bataati bislaaday

    • @hafsaahmed6678
      @hafsaahmed6678 Год назад +1

      @@NaxwoClaahi-px8uf wuu xumeeyay xitaa nijaaska😡

  • @theonlydiamondyouknow
    @theonlydiamondyouknow Год назад +23

    “Don’t let anyone make you feel like you don’t deserve what you want ...
    Leave him if he doesn't feel your energy.. what matters the most is your mental health 🤚

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama Год назад +8

    Joog iyo jamaalki o qof ah iyo cod talmoon ❤Masha allah

  • @laylamaxamed6189
    @laylamaxamed6189 Год назад +4

    4 eray oo dantiisa ah waad usheegty hore usoco qaali

  • @libanabdi6313
    @libanabdi6313 Год назад +6

    HeesTa 100%
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    EditinG 100%
    iyo codka 100%

  • @maxamedCumarr-jm9od
    @maxamedCumarr-jm9od Год назад +27

    HeesTa 100%
    Ereyada 100%
    Laxanka 100%
    Music 100%
    EditinG 100%
    WaQaL On Fire 100%
    AdiGaaGan Akhrinaya 100% 😂😅

  • @Dahabojano487
    @Dahabojano487 Год назад +10

    Riyada laysuma haleyo 🥲😪qofkan shalay cidwalba uga tagay een cidkaste ugu fani jiray inan dajiye helay maxan oran Waka qajila inan idha wakala tagnay😔

    • @zahroali
      @zahroali Год назад +1

      😢😢😢 abyo qofka saxad noloshad lagu Talagalay mah qofkas

  • @neimaelmi-te4kq
    @neimaelmi-te4kq Год назад +4

    ku sali nabiga Mahamed salalahu calayhi wasalama salalahu calayhi wasalama ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KokoBULLE-its1
    @KokoBULLE-its1 Год назад +11

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️🕋💯

    • @neimaelmi-te4kq
      @neimaelmi-te4kq Год назад

      salalahu calayhi wasalama salalahu calayhi wasalama salalahu calayhi wasalama ❤❤❤❤❤❤

  • @zuldanzakir7487
    @zuldanzakir7487 Год назад +6

    Qalnjo always qalanjo no one can stop us I'm your pig fanzz ❤

  • @samonaqrux1630
    @samonaqrux1630 Год назад +8

    Sidan dareen u wadagnay😢heestan waxa moda ina leya qaday aniga wiil ayaan isa barane isma lahena waa jecelane waxa kasto waa calaf jeceyl ii shegtay waan ka aqbalay 2 biloda isla socnay nolsheyda dhan ayaan ku aaminay💔 Cida walbo hadal i dhahdo dhego uma dhigo asiga lee i cada anigu sideye saas ahato nolol wadagnay isabuuc hadii aan isa dagalina isbuuc kale gacan isku qaadi jirnay😓 ugu dambeyna aniga uur yeshay waan bisha ugu horeysay waan isku qeline kadiba gacan ii qaade😢 nolol waxan ugu samray aan cida bina adim ahaa ku samri karina wlh ugu dambeyna dagaalki dhacay ayuwa iga soo dhacay uurkii🤰😭💔 saas ayaa thy ila Hada waan jecelhy asigan sido kale lkn isa fahan la.aan jirto nolshiisa ayuwa iska wata asiga kama qasano anigan meshan xanuunsanahay waa laga bax Insh allh xaq ma soo daaho ee uwa soo daahira hora loo dhahay marna wiil asiga la dhashay hadal isa dhaafsane anigo magaalka ka imday waan kala tagne waan isku laabne hadan marka dagal dhacay hada I fura dhahay my i leyahay😢 nolsha cariiri badan wuwa i tuse alle kuma tuso adigan nolshada hore u sii wado sidan dafuurta kugu dulaqtay iyo sida sameysay isma lahan waxa ku dhibo alle kuma tuso 😭💔🙌

    • @hamdahusein3589
      @hamdahusein3589 Год назад +1

      Aamiin hno adina dhibka alle hakaa dulqaaado

    • @hamdiahmed2237
      @hamdiahmed2237 Год назад +1

      Abayo qaali meesha iskaga taga waayo waligaa waada nooleeda mida kale nin aan hada kuu naxariisan waligiisa kuma naxariisan doona furiinkan waxa uu ku xiran yahay inta aad guriigiisa joogto go,aan khaado dhaqasan iskaga taga ninkasa inta adan qalbiga naafo kanoqon please

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 Год назад

      ax. wlhi. qalbI dumar. waa. muraayad. 😓 wllzheyy iska. samir. inshaha...

    • @MohamedFartaag
      @MohamedFartaag Год назад

      Wllo samir samra sadkii ma waaYo❤❤

    • @Fatuush364
      @Fatuush364 Год назад

      Wlhi qoralkaga hadan arkay xbbti waka xumhy waxaa kugu dhacay aniga io adiga waxaa dareemay xooga inaa isku qiiso nahay sikasto ahato Allah naga saaro dhibka hada dumar nahay 😭

  • @kherdoncabdi2288
    @kherdoncabdi2288 Год назад +5

    Miskiin wuu xumeeyay islaan wayn baa in giriiska keentay oo uu karaacay gabadhaa sidaa u eeg oo wali ba ilmo udhashay 😢😢😢

  • @ayaansomali1126
    @ayaansomali1126 Год назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ faan qimihees fananada kaliyah e taqaan barwaaqo sow matihid hes adan adiga qadeen miyey igu socotaba ❤

  • @abdirizakdiiriyee
    @abdirizakdiiriyee Год назад +1

    wadani dhabta allow dhor soomaliland allow dhor

  • @AlxaqiiqaMedia
    @AlxaqiiqaMedia Год назад +1

    WALAHI LAYSMA CAASIYEE
    ERAYADA =💯
    CODKA =💯
    MUSIC 💯
    MUUQAALKA💯
    Bravo barwaaqo 💚👸

  • @qadroalinur3463
    @qadroalinur3463 Год назад +1

    Omg hees iyo badh weeye 🥹

  • @momolulHasanAliabdi
    @momolulHasanAliabdi Год назад +1

    Qalanjo gobey liico hajabin guulbanku rajaynaya

  • @umuali261
    @umuali261 Год назад +3

    Barwaaqo qof qalbi wangsan hees iyo badh

  • @ismahancabdi7251
    @ismahancabdi7251 Год назад +23

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Mohamed scw❤🕋🥰

  • @fadumoguure8447
    @fadumoguure8447 Год назад +1

    absolutely 😢😢😢😢😢

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад +2

    Heestaan waxeey gaadheesaa 1 malyeen❤

  • @Zr-Muparik_
    @Zr-Muparik_ Год назад +1

    Ayy Fanaanadaydii Barwaqo Mahamed Haashi (Qalanjo) ❤❤

  • @Siciidiimaan
    @Siciidiimaan Год назад

    "Dad waa barashee wanaagsan "
    Heestaba eraygaas baa macno badan u yeelay waana Classic heestu dhan walba🙏.

  • @qaraf
    @qaraf Год назад +4

    Wxa ay ka tarjumaysaa heestan qofaa waqtiyo adag isla soo qaadaten dhib iyo dheef ba hadane intaas garan-waayay....
    "Dad waa barashee wanaagsan adkaysi lahaw danbeeto

  • @NajiipjamalHassan-ci5si
    @NajiipjamalHassan-ci5si Год назад +1

    ❤❤❤ barwaqo Qalnjo

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Hoortaa heestaa sooo gaaadh😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Jaaaceeelkaan daabiin kaaa lewxsheeey😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nagaad1689
    @nagaad1689 Год назад +4

    Sidaan u dareenl wadaagnay
    Shalayto u dedaal sinaanay
    Hadaad dayawdood il duuftay
    Aduun waa doorsamee
    Duunyada layskuma haleeyo 🎵💯💔

  • @yousephahmeth5461
    @yousephahmeth5461 Год назад +1

    Top song beats are something else🤩

  • @hothomoha7950
    @hothomoha7950 Год назад

    Barwaaqo qalanjo wle magacu ciyar uguma bixin mnshllh 🥺👸🥰

  • @abdiwaliadam1613
    @abdiwaliadam1613 Год назад +1

    Golden voice ✨️ barwaqo🎉

  • @user-hc6ux5cx1i
    @user-hc6ux5cx1i Год назад

    Scw Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

  • @HabhabHababa-eu5to
    @HabhabHababa-eu5to 10 месяцев назад

    heesta wakaa haya 🙆♟️🏃

  • @NaxwoClaahi-px8uf
    @NaxwoClaahi-px8uf Год назад

    Barwaaqo meqo sano ayan daawanayey wali wey yartahay mise markii hore miyey yareyd oo hilibkaa qof weyn ka dhigayey

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Boqrtooyo Niimoo waa saaan oo kaaleee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Qalii soo lovet❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @quenqadra2788
    @quenqadra2788 Год назад +1

    My qalanjo 2014_2023 wa kula socdaaa❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Anaa ii hees qaaali😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @munayusufodawa2282
    @munayusufodawa2282 Год назад

    Barwaqo qalanjo inthe building 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Qalii ii hees Anaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Kuu daayeey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllkllkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Haa weey noo daarthaay heestuuu❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @adnahasan1823
      @adnahasan1823 Год назад +1

      naa waxaagan reermiigaa comentiga ciyaarta kadaa xagaad ugu dhex waalatay

  • @sabircade5703
    @sabircade5703 Год назад +1

    Wooooow Heesta Waba The Best Song
    Cod Mcn
    Erayo Mcn
    Laxan Macn
    Music Mcn
    Video Mcn

  • @NastNast-k9l
    @NastNast-k9l Год назад +1

    Aduun waa doorsamaaye dunida la iskumahaleeyo😭😭

  • @ameennikke
    @ameennikke Год назад +1

    Waqal studio 2M wax ba kama dhina🎉🎉🎉

  • @deeganuur6997
    @deeganuur6997 Год назад

    Barwaaqo qalanjo fananad aan aad utageero 🤍 her voice is top 🔝

  • @islaam964
    @islaam964 Год назад +4

    barwaqqo qalanjo
    inantii hablaha
    beryahan fankina wad shiden😅😅😅

    • @abdifatahmohamed9418
      @abdifatahmohamed9418 Год назад

      Hjjughofpgjjjhhjjjjoopooppphjiiooouuujhjjjjhjjjhhhhjioooohhuugifujjujjhjioopooyhiooooiuhhjjoooooggjjkkoiiioooooohhjjjjjjjjjjjk

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Maarkaad boqrtooyoo taahaay waa saan oo kaalee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Год назад +1

    Dad wa barashee wanagsan 💔🤦🏻‍♀️

  • @ridwanabdirehman4489
    @ridwanabdirehman4489 Год назад +6

    Camerada iska hagaajiya qofka waad ku beegaysaan beryahanbee waqal
    Wixii waxa la moooda inaad mobilka ku duubteen inmada imika ka shaqayaa waa ciidinkii tiktocka 😮

  • @zuleekhaabdi6264
    @zuleekhaabdi6264 Год назад

    heestan wakhtiga u baahaan bay soo baxaday aanayba iga hadalaysaaa🥶😭😭

  • @cabaascabdi7743
    @cabaascabdi7743 Год назад +1

    Ax😢 waa hees dareenkeda wadata waxay aheed Marhoreh so baxdo waxanu is jeclen ruux aan halkan kuso kobi karin Erey ama amaan😢 waxana is baranay 2018😢 Waxan is fahanaba xidhiidh ma dhex maray 12/2019 wxan kala hadhnay 😢 2021 qof inta Waqti isaso wada qadaten si xun ukala tagtan was dhibaato 😢 nolosha sida uu jeclaaday waligay qof Uma jeclan balseh nasiipka iga Kaxeyey 😢 ila 3 sano ismanan arag maqal & muqalba 😢 dhibto hadii jacaylku Kugu danbeeyo lagu fahmi waayo 😢 nasiipka hadii isku keen qoray is arkayna hadii kalena farxad ku rajeen 😢dhamaan 😢

    • @sabirinmustafe8087
      @sabirinmustafe8087 Год назад

      Hadad calaf isku leedihin waad is helaysaan I.a🥰💔😭

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Boqrtoooyoo Niimoo waa saan oo kaaleee❤

  • @muniiraaxmed1090
    @muniiraaxmed1090 Год назад

    Scw scw scw Scw ❤

  • @queennabiila
    @queennabiila Год назад +1

    Queen barwaqo ❤❤❤❤❤❤

  • @aidarouzkassim4792
    @aidarouzkassim4792 Год назад

    𝙂𝙖𝙗𝙖𝙙𝙝𝙖𝙣 𝙖𝙣𝙤𝙤𝙮𝙖𝙧 𝙗𝙖𝙖𝙣 𝙩𝙖𝙖𝙜𝙚𝙚𝙧𝙞 𝙟𝙞𝙧𝙖𝙮❤

  • @mahaduk-rs8sx
    @mahaduk-rs8sx Год назад

    U nick voice barwaqo wax yar music in kor lo qaado ahayd sida kale the best

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Год назад +3

    Waxaan ahay qofkii 4 aad ee daawada heesta ee like i saar .
    4 : 31 15 may 2023 .

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Boqetooyoo Niimoo waa saaaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajmaMukhtaar-si9xn
    @NajmaMukhtaar-si9xn Год назад +1

    Ay heestan in ay iiso badaba moda waxaan isbaranay will xiligi schoolka ani class 9 ban ahaa jamacada waxan ku kumi jirnay wadad baska laga rooco laga bilabo 20219 asxp isku fcn bn aahen wada socod kadib sanad wuxuu isku maday xidhidh wan isku fcn xataa xafadu way naysku keen yaqanen ilaa asxpta jamacadu marku dhamayy wuxuu iga dalbaday guur wakhtagaa isagu kharash guur uu abooden ani wan ka diiday horta shaqaysaan dhahay igama aheen in aan faqriga uga foganaye isagan dhawrany in uu rag noqdo ma suuliyad qadaa
    Hadal dhamaan 2022 ayuu markale gacantadayda dalbaday wan ka ogoladahy hoyaday iyo isagan iska horkeen wuux dhahay waxaan siin farxad dhamaan in aan sii mahersadana wan doonaya ani isracis bn rabay oo man donen kale meel meel walidkagu waxay naga codsadeen in soo heshiino yacni is fahano wuxuu igu dhahay ani alaab kuma aboodo guuri kuma kirayn karo oo misharkaygu iguma filan kiro iyo biil ani dacad bn u ahaa qaxan dhahay walidkaygaa ikeenaya hantina anaba haytay ninkan u fudeediyy xataa aroos wayn kama dalban oo ducan ka dhigtay ayaba ikhiyamay markii lagadhay 15.12.2022 habeen jimco soo galayo wuxuh isoo diray fariin ah in uu guursaday gabadh kle wan naxay kadib salad bn galay si aan u walan😂 markan sppta waydiiyaya wuxuu igu jawabay wad ila baxsan wayday
    Bal hadan la baxsan lahaa muxuu isiin karayy ayo guri ma haysto shaqo joogta ah ma haysto hanti ma haysto alx ani intaa ba wan haytaa
    Manta reer buu leyahay anina waykanaa jacel dacad ah sabanka ma jiro ninkan dhaqayyba wakaa tagay ana dayyba 😢

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Boqrtooyoo maarkaad taahaay waa saan oo kaaleee❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Qalii hooree uu sooocoooo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Haa qalii asxbtuu weey kuu waataan😮

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад +1

    Waan kaa heeleey heestaaa😂❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Qalii asxbtuu weey kuu sooo dhaaweenyaaan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 Год назад +1

    Heestan tiktok ka qaraxdey halkan wali kama ay qarxine maxaa dhacey😮🦶💃❤️💯war heestu waa wax kale qarxiya 17 june

  • @FAAD21
    @FAAD21 Год назад +1

    Barwaaqo welcome back

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Boqrtooyoo mahdsaaniid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddahir2365
    @ahmeddahir2365 Год назад +1

    Axsan fanaanad taageero weyn u ahey 🙏

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Weey iiguu soooctaa heestuuu😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Waan kaa heeleey heestaa❤

  • @coonkacadde124
    @coonkacadde124 Год назад

    Fara dahab xamaada alcazal

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Waar asxb gaabdhaa soo dhaawweeeyaaa❤

  • @Shayma451
    @Shayma451 Год назад

    Heestan wxay ahey inay so baxdo 2020 🥺🥺

  • @hindaxasan2684
    @hindaxasan2684 Год назад +1

    ❤❤❤❤

  • @khadijoabdulle1707
    @khadijoabdulle1707 Год назад

    Heestan inan laygu tala galay moodo

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Soo baataa asxb l lovet❤❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Heestuu waa toooop

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Qali waan kaa heely heestaaa❤

  • @ApdysameHussien
    @ApdysameHussien Год назад +1

    Daadis iyo calaacal iskujira😊

  • @mohamedmohamoud1413
    @mohamedmohamoud1413 Год назад

    Aduun waa doorsamee aduun leyskuma haleeyo
    Hees iyo badh

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Waar boqrtooydaan waa toooop❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Qali heestuu waa tooooop
    Tooooop toooop toooooop❤😂

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Год назад

    Woooow ❤❤❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Heestaan waxy gaadheesaa 1m

  • @cabdaleherer8546
    @cabdaleherer8546 Год назад

    Saalax carab waxba ku dhacee

  • @ileyskacaasimadaent8309
    @ileyskacaasimadaent8309 Год назад +1

    Dunyada leskuma haleeyo

  • @ogowquruxiiwaadiine5640
    @ogowquruxiiwaadiine5640 Год назад

    Iskada allyleh ani ma dayan karo waa i wacan yahay hestan markan isku dhacnan dhagysaan❤😢😂the

  • @amiiroqurux4405
    @amiiroqurux4405 Год назад

    Hees iyo bar❤

  • @robloxmemes9465
    @robloxmemes9465 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤ war ma ila aragtan hestaan💜👍

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Waar gaabdhaan waa tooop

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Duunydaa laa iiskumaa haaleeeyoo

  • @madinabourhan1875
    @madinabourhan1875 Год назад

    Machallah super

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Hees weeey dhaaftaay😂❤

  • @nuuraquruxhaaweentubes8107
    @nuuraquruxhaaweentubes8107 Год назад

    Asxb waan iidiin jeclhaay soo lovet❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdifatahgentleman8421
    @abdifatahgentleman8421 Год назад

    What avoice 💥🥰❤️

  • @uptikaadirvaizalmohamet7032
    @uptikaadirvaizalmohamet7032 Год назад +1

    QᴀʟᴀɴJᴏ ɪᴢ ʙᴀᴄᴋ💯🥰

  • @aaminosaladmclin6757
    @aaminosaladmclin6757 Год назад

    Welcome back .my sister ❤