Wareysi mahan bro qofka haduu suasha ka gaabsaday halkaas ku dhaaf Somali haday ogadaan jarer ama jeleec ka rabto ahoow marka as ayey qabiil ahan ku nacayaan mahan Shaq siyadada inay ku nacayaan dadka xanuu San somalida ku badan
war laba jareer tihiin ku faanaa Qabiilkiina waa ayaan daran rag waaweyn in ay podcast usoo fariistaan oo jareer ma tahay ma ihi ku murmaayo jareer iyo jaleec waa same jaleec inaa tahay iyo jareer aa tahay uguma kala xirno ilaahey Arsaaqadana xaga allah ayee ku xirantahay, Ragaan hada waxee isleyihiin hadaa hada qabiilkiina halkaan ka sheegtaan waa nigula faquuqaa oo la idinkugu midabsoocaa
asxabteyda jandar halo kaco ruclips.net/video/VTQmaMsUFrw/видео.htmlsi=6OM4RkwPvXv7npdJ
اللهم أحسن خاتمتنا و أجرنا من موت الغفلة ولا تأخذنا من الدنيا إلا وأنت راضٍ عنّا 🤍"
امين يارب العالمين
Beesha jareer wayne wabahdishen wax lagafana ka dhigten ilahay meldaran ha idin dhigee😢😢😢😢😢subxanallah😢
لقد خلقنا الإنسان في احسن تقويم
Al ajuuraniyah 🇧🇹💪
Ajuran ma tahay❤
shabalaza barnmijka wa hupa maclnkisa ina noqon doonto fadlan horey u soco ha joojin
Wasiir shabalaasa waxa uu noqday Ridwaan issack Mogadisho jooga😅😅
😂😂
😂😂 4:35
M.a horta waa mahadsantihiin Ajuuraan waa boqortooyo Magac LA heed xilli waana Qaran Maa Ha qabiil ❤❤❤
Wasiirka Waa Legend Wu ka baxsaday
Qadaafi anaga ku dhagan ha is cadeeyo ceeb miya 22:34💯
Absolutely wanso daaha y sxb horey u soco ❤
Wareysi mahan bro qofka haduu suasha ka gaabsaday halkaas ku dhaaf Somali haday ogadaan jarer ama jeleec ka rabto ahoow marka as ayey qabiil ahan ku nacayaan mahan Shaq siyadada inay ku nacayaan dadka xanuu San somalida ku badan
Classico waaye Ciyartu😂😂😂
Wasiirka waa rexaanweeyn
Bimaaal weeye ✅
Qawiil khalad
Qabiil ba sax ah
Haween khalad
Habayn ba sax ah
Azir sabalaze😊
Scw
Well done waziir😂😂
Baladul amiin gaaljecel tago
Barsane curudka
WaSiir niN Weyn wax bartAy😂
Keep going walaalkey ❤❤
Shabalaaza
Waziirka zalaan zare from hargeisa 👋
Wasiirka soo afjaray Podcost oo dhamaantiisa
Qadaafi waa nin legend ah
Jareer bidaar leh wuu jiraa waa xasan top
Qadaafi nin weyn keeb going
First comment
Dawaashada wlhi waan ka khasaarey jareertaan
Aniga jareer ayn ahy reer abtiyasheeda waa ogadeen marka soomaali oo dhan waa mid ee jarernimadina ku faanaa ee jan laga fanin
Akh jareeer tahy uraaysa😂
@calikoke5905 hhhhhh nacasoow qabiil qabiil ka fiican ma jiro jareer walaahi 100% waa naga sharaf badanyihin hadaan jileec nahay waa nasab jiro.
Aniga xamar ku dhashay ku noolahay 35 jir ahay waligey ma arkin jareer isbaro u taal ama wax dhacayo halka anaka oo sheeganeyno laan dheeranimo tuugo nahay
Weey kaa fiican yihiin jareer waa dad jira oo xoogooda maala @@calikoke5905
Dhiiga biyo m ahaan qadaa fadeys my dhiigaa legen nolow ❤❤❤❤❤❤
7:43
Wlh dadka caanka ah ee jareer waa la nacsiiyey jareernimadii
Qadafadez talentid poi❤
Qadaafi waa Jareer 😂😂😂
Yaah wajigan iyo ajuuran no no
Adima ajuran ah❤
Reer koonfur Xaraf B makaran miya
B waxa lobadala W yaab walaahy
Qawiil khalad
Qabiil ba sax ah
Haween khalad
Habayn ba sax ah
Shabalasa jarer weyne tahy nin landhere jowhar leh batahy team walalaha mrka wadatay xfda shamuuq jareer asal tahay i aamina
Waasax qabiilka waa waxa kaliya somalida maanta isku aqoon sato waligaa haqarin qabilkaaga adeer waxaa kadhalatay rer boqortooyo ah ajuuran viiva ajuuran zxp kulaandheeray mogadisho
Waxa aad tahay masheegin❤❤❤❤❤❤
Qadaafi lagend 🔥
Somali ugu imoow podcast qabiil laisku wareesanayo cilmigii iyo hadalkii ayaa si toos inooga dhamaday😂
Ka carar meesha kista yar ee kugu hartay yee ka dhumine😂nakeen
Subxana Allah
Horta jareer hdii qofki yahy maxa dhib ah oo jiro
Jareer yaa rabo 😅😅
Jarer goba nimada somalia ayaga keney
Labadanin waisrafafiyen
dagodia wa reerka ukufacaan mashaallah
Qadaafi bro jaaanis sii
Let's discuss issues that will bring together.
Labadiinaba jareer aatahiin.kuqanca walaalayaal ❤
😂😂😂😂
Ninkan. Wuu is. Qarinayas. Zxp.
Haaa wajira nin jarer ah oo bidaarleh
waa run shabalaza waa maqley qadaafina suaal fican sugaayay weydiyay!
Qadafi Waa elay
L x L wala quwata ilaa bilah
Jareer abo iska qacn galy wlahi
Jasiira
A tree will be judged by its fruits.
Baarazho zharci
Labadiinaba jareera tihiin ee anaga hanagu bashalina
Legend qadafades
Shabalaza waa jareer i aamina macala ehelkisa ayn aqaana aniga
Somalidu wa Somali jareeertuna wa jareer waxa keliya ka dhexayaa wa diinta dalka iyo Africanimada
Labadiinaba jarerr ayad tihiine kuqanca qabiilkiina walaalayaal
Qadafi waa ka raasi walaaahi
Jarer ana wasa😂
Wasiir eey eeydhale😂😂😂
Ljn qadaafi nin culus
Qabiilkaaga inad shegato waa sharaf
Agoran jarer Miya ama jilyc ????
War qadaafi damiin waaye wallahi wah
Ninkan waa nin Foojigan
First
Qadafi Ayuuran ma ahan 😂😂😂 waan ku dhagan nhy
Cafimatka aaniigu yar ee isbaara
Ah yaaa jareeeer 💔
2 jeer tihiin Jareer waa lagu fanaaa
Labadiina inaad jareer tiheen saad uhadleesan ayaa cadaynaya 😂😂😂
Waziirku caadi maha
war laba jareer tihiin ku faanaa Qabiilkiina waa ayaan daran rag waaweyn in ay podcast usoo fariistaan oo jareer ma tahay ma ihi ku murmaayo jareer iyo jaleec waa same jaleec inaa tahay iyo jareer aa tahay uguma kala xirno ilaahey Arsaaqadana xaga allah ayee ku xirantahay, Ragaan hada waxee isleyihiin hadaa hada qabiilkiina halkaan ka sheegtaan waa nigula faquuqaa oo la idinkugu midabsoocaa
Jarer iney yihin qadaafi horta sankiis ayaaba shegaayo
shabalaza qabilkee waaye talow
That's concept brother.
Qadafi nin weyn
Walaahi midkii caan eh RUclips lacak kala baxo jarernimada wow kabaxaa saaxib fasaxaa tihiin
My blood
Qadaafi jareer ma H
Wiltod oo arsenal u cayaari jirey oo jareer ah oo bidaat lahaa
Waa ku dhaganahay
Wardeey waaye
Qadaafi fadlan waceesle noqo kuwas boos badan ka banaan
Jareer bidaar leh way tuurayihiin.
Jareer walhi wareeriso lagu xidhey hada qofkan haduu yahy io.hadaanu aheyn maxy ka dhimaysaa waa beel sharaf badan karaameeyey
Gaotka ragga so qabo pls❤❤
Waziir shabalaaza SHIIDLE waye
😂😂😂
2 diina jareer matidiin daacadi😮😮
Next mursal nookeen jareerka
😂😂😂😂 qadaafadeys 😊
WASIIRKA WAXAA NOO SOO QABATAA MR CHAMPI0N
Jareer wayne 😂😂
Qabiil iyo Qabyaalad ayay kala yihiin
QADAAFI INUU JAREER YAHAY WEE ISKA CADAHAY EE MURUNKA MESHA KA DHAAFA
Hadii runta shegeysiid qabiilka Murzal no Shek
Asharaaaf
Jareer weyne wa bahdisheen wax laga ordaa ka dhigteen nacasiin yahee