@@CumarAxmedCumar-p2r midh kuu tarimayso 😂 dadka muuqalad sameeya ayaa yiehaahda like iisaara SI uu dadbadan muuqaalku u gaadho, lmk aduu Waad qalad fahantay micnaha like ta 😂 waan kuu saaray legend lacagta wax iga Soo gaadhsii markay kusoo dhacdo 😂
Imisaa ayaga oo uurka ka gubanaya qosol iyo dhoola cadeyn iska raadiyay si aan loo dareemin xasan yare wll ader abti sxb meel sare ayan ku rajeynaya guuleyso somali ayad ka dhalatee madaxa kor uqaad
Masha Allah xasan yare waziir qof hadduu ku dhoho qofka dhibka iigaysty waa cafiyy lama waydiiyo dhibka ugeystay qof kaas hadii kle cajirka ayaa ka buraayo ka sheekaynta dhibka kaguu gaystey OK Mar kale ha u noqonin wll
XSN AYER HAYADIS IYO ALLAH HA NAXARIISTO INA AXAMAD IYO INA MAXAMED. XASAN HORAY UU SOCO GADAL HOW LAABAN. NOLOSHA IDIN MACIISHO CADE❤❤❤❤❤❤❤❤ 💯💯💯💯💯💯💯💯🤲💯.
Masha ALLAH Waa Wiil Iimaan Buuxa leh ALLAHA U Naxariisto Hooyo iyo Aabbo 😢😢
Amiiiiin ya Rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ameen ya Allah
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
:ilahayban kugu dharshe hayla dhafin liketa 😂😭
40 like ayaad heeshee maxay kuu tartay😂 lacag ma kusoo dhacday😂
@@Zaakir6 kkk haa lpx wax bey ii tartay tnxs for your like💖
@@CumarAxmedCumar-p2r midh kuu tarimayso 😂 dadka muuqalad sameeya ayaa yiehaahda like iisaara SI uu dadbadan muuqaalku u gaadho, lmk aduu Waad qalad fahantay micnaha like ta 😂 waan kuu saaray legend lacagta wax iga Soo gaadhsii markay kusoo dhacdo 😂
@@Zaakir6 kkkkk legend midas sharci ka yaalo lcgta diyar wye lpx😅🤣🤣🤣
Hassan yare waan kula darmeya dadaka kuu xiga po kuu xumeyo Waliba ano abo lahaana😢 allow uu naxriso dhaman waliditeen 🤲from djibouti 🇩🇯
Sorray xasan yare wiil aqli badan soomaalinimadu ku wayn tahay cuqdad lahayn aarsiga ugu wayn waa adoo kuwii kumeeyay cafiyay guulayso pro
Xasan yare si fiican uma fahmaayo wareysiga Waa yar yahay waxaan rajeynaa inuu habeenkaas uu guul weyn ku dhufto mustaqbal u sameeya
Sorry Aboowe Xasan yare Allah unaxariisto Hooyo iyo Aabo 🤲😭😭
Allow isha naga dhor ✍️🤳
Team xasan yare like saara 💯
🎤🫵✍️🤳
Wasir i amin podcast 🎙️ weey ku fadhida next shamuurey
Masha allaah horey usoco walalka xasan yare waan kuwataa ❤
Masha allah fariid xasan ereyadadu waay iqanciyeen wll good luck
Masha allah rabbi ha uu wada naxariisto janada haka waraabiyo Adna alla razaq waasac ah haku siyo insha allah
Waaiirka sharaf ayaad leedahay hadalaada iyo wiilka sidaa uga farxisey amazing ❤
Mashaalah Xasan yare Somaliya waxlaguyahay
Allah unaxariisto 🤲 aabe haddu ka dhinto ha sugin adeer rajo 😢
M.a waa will fariid xasan yare guleeyso wll
Masha Allah kan waa rijaal noloshu haku saacido sxb
Soomaaliyeey wiilkaan yar ee agoonkaa hadana rajaygaa habeenkiisa cimaamadka haloo kaco waxba yaan laga hagran xasan yare wll buuhoodle ayaan kaasoo salamaayaa habeenkaaga hadaanan dhiman garabkaaga iga filo isha allaah
Aniga garab. Maisine
Barnaamijkan wuu wanagsan yahay lakin shabalaza wuxu dadka weydiyaa sual qaldano ah qabiil mahan wax wanagsan
mnsha allah xassan yare imaan buuxa ayaa ka muuqda
Good geesey waa ragedi wlhi asaga gacanta ku haaayo landhere landhere dhalay wilkan kor ka ogaada shpyal
Imisaa ayaga oo uurka ka gubanaya qosol iyo dhoola cadeyn iska raadiyay si aan loo dareemin xasan yare wll ader abti sxb meel sare ayan ku rajeynaya guuleyso somali ayad ka dhalatee madaxa kor uqaad
Xasan yare manshalah Wlhi hadalkisa xataa waa hadal mizaaan leh Wlhi Kuwo badan ayuu ka aqli iyo garasho badan yahay wll guleyso inshalah
Hasaan illhy hakuxafidho
Maansha Allah zxp xasan yare guulaysoh ❤
Masha Allah wlhi hadal fcn ayuu ku hadlay allaha ku xafido bro
Xasan yare legend guuleyso❤👏
Masha allah saxan yare
Xasan yare guuleysa wll
Lipx Lipx dhalay inan ku taagera kufaraxsanahay sxb mcn guuleyso Xasan Yare Boqor Qlbi Nadiifa🦁🇸🇴🙏🏻
Masha Allah xasan yare waziir qof hadduu ku dhoho qofka dhibka iigaysty waa cafiyy lama waydiiyo dhibka ugeystay qof kaas hadii kle cajirka ayaa ka buraayo ka sheekaynta dhibka kaguu gaystey OK Mar kale ha u noqonin wll
XSN AYER HAYADIS IYO ALLAH HA NAXARIISTO
INA AXAMAD IYO INA MAXAMED. XASAN HORAY UU SOCO GADAL HOW LAABAN. NOLOSHA IDIN MACIISHO
CADE❤❤❤❤❤❤❤❤
💯💯💯💯💯💯💯💯🤲💯.
Reer aadani yewaal.❤❤.
Hassan yare nin adka weeye wllhi
Nin adag wa laku garatah hadalkiis ba culus iyo miisnka
M.a walahi waawil wanagsan waxan kale. Oo an umahadcelaa got gesey iyo bilal bulsawi oo garab istag umujiyeen
Sorry😢
Masha Allah Waa wiil yar oo fariida
Masha Allah
Hassan Nolasha Allaha kufududeyo wll Asaga usare Hoyo iyo Abo Allaha unaxaristo
Masha Allah guuleyso wllkei❤❤
Allah kucaafiyo wilkeyga
Masha Allah ❤❤
Ninkan wa legend ❤❤❤
Ilaahaay ha ugargaaro
M.a xasan yaree wlhi waa wiil aqlibadan
Allah u naxaristo dhamantodba
Mash allh walaal xasan yare waxan rajeya in lo kaco hawenkas hooyo iyo abe allha hunxristo
Walhi wa nin raged hurmar wacan sxb 🙌🙌🙏
Asc walal shabalaaza salaan kadib wllkey waxaan rabaa hal arin inaan kaa saxo markii wareysiga lagu jiro xeerkiisa waxaa ma mid ah qofka haduu su.aal ku weydiiyo inuu xaq u leeyahay adna aad ugu jawaabto amazing aad ka cudur daarato ama ka Gaabsato marka intaas waa fikir amazing sixitaan aad wax iska badasho ayaan rajaynayaa 😊
Xasan yare Allah aya dadka quluubtooda jecel ugu shubay wlahi hadalkiiza ufiirsazada wxa layabna sido qulubta dad ugu saaqi ileen wa agoon maba ogeen wxa ogadi Allah ino dadka qulubtoda jecel ogu shubay farxadiza waa ii farxad
Xasan yare hore u soco wll
Xasan yare sxb hure usoco yey kusamen dadka kale waxey kudhahayn hauqaban🎉🎉🎉🎉
Maasha alah
Masha allah guleyso
Maasha allha ❤❤
Xasan Yare waa aqli miidhan markaan arkay qaabkuu su'aalaha uga jawaabayo🙏
Ala muxu nin rag yahay Hassan yaree wlhi gifter maihii lkn habenkaa xiniyaha is qadhana wabalan ano somalinimo ujedho qabil madoranayii 🩸❤️
Horay usoco wll
Ridwaan Issack ayu is moda lkn ma.ahan
Masha allha
Sorry 😢😢😢 habo wllhi calosha ihurtay
Wazir shabalaza bulshawi soqawo
Asc wallow Saku radinayey wandaley Ina kula soxirira raba sen kugu helikara wllow Ina isojawabtod aya rajeynaya
From xasan yare ka socdaa❤🙌
Keep up great work
Ma sha alah waa nin raged
Alle ha unaxariisto
Xasan yare keep going zxp❤
Wllky Xassan Allh haku xafido
Hassan yare fadlikisa ayan ku arkey youtubekaga wan ku sare susbcribe
❤❤❤❤❤ Xasan yare hooro soco
Xasan yare difaac adag aa noo gashay sxboow see camal😂😂😂 isfur fur nooh😂
Keep going pro xasan😊
War ninkan waa libaax runtii❤
Hassan yare guleyso sxb
Xasan yare Hore usoco
From hassan yare❤
Xasan yare intaa u fiican
Aabhy malinku dhintay schoolka waxn kujirey calasska f4 weliba teramka dambe weak kadib schoolki wa layga rebey ,sxbyal intey abayshin idin noolyihin wax qabsda anu hda wax camal ah o lataabn karo mahyo aadbn uga xumahy
Xasan dartiis 🎉
M.a amiinaka alle siiyey m.a
Mashallaah
🎉🎉🎉
Shpkie xasan yare guleyso
Xasan axmed xuseen wllkey iga yar guuleyso
Soomaalinimo ayaa i deeqdo,hadal qiimo badan
Xasan yare sxp waan kula dareema lkn aduunyo mar uun bey kuso martaa ka faaideyso
M.alaha
Talent aan ka raadaaye 😂😂😂
Jcel mba garin cunugan
mshlh
M.a xasan yare
Xasan yare respect
From Hassan yare🎉🎉🎉
Kabtan baara noosoqabo wasiir
Xaax walahi waresigii ugu xanun badnaa ayad so galisay ilahi ha u na xaristo walal hoyo iyo abo
Waziir lambar 1 ani❤
Plz qofna hku dhihin agoon ama rajay😢
Inaad ilmo yar soo qabato oo aad tidhaa waan ku waraysanayaa niyow waa laguu dhaamaa ilmahaa yari caqli ku filan maleh wuxuu doonuu iska sheegayaa
Ehelkiisii markay daawadaan muuqaalkan way ka xumaanayaan
Waayo maanta hadaad qof wayn waraysato xataa haday xigtadisa isku dhacaan ma sheegayo oo wuu ka xishoonayaa inuu yidhaa ehelkaygii way i jareen lkn #xasan #yare wakaa markiiba yidhi qaar baa block isaaray faamilkayga ah
#xasan yare uma baahna waraysi ee wuxuu u baahanyahay in si hoose wax loogu qabto iyadoon muuqaal laga duubin from #hargeisa #somaliland
Cunuga qabiil mayaqan waxan bidaarta baaquliga leh yaa u balamiyy
Wlhi soomaalinimada ayaa ka weyn ✅️qabillka❌️